Aad iyo Aad yadoo waliba Xoogaa yaroo dalkii lagu dago oo lagu Bilaabo nolosha dalka ama Business lagu furo lawato, qofkii Hanti kudiyaarsaday ama ay uga horaysana Fadhi uma yaalo horay ha usoobaxo Nimcaa taala dalkeena
Dadkan Hotelada ku tartamaya ee aanan lahayn in aay la yimaadaan figrad ka duwan qofkii ka horreeyey yaa u saaxanaya?! Lacag ugu yaraan ah 5m dollar marka aay Hoteelo ku dhisayaan sow may ogo in aay lacagtaasi u dhisi lahayd, Wershado yar yar oo ka faa'iido badan oo Dabooli lahaa, wax badan oo baahida gudaha ah?!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Aad iyo Aad Waa in aan wacyi galinta iyo Usheegista Fikradaha badan ee dalka kabanaan usheegnaa si ay uga faa’iidaystaan,Waxyaabo badan ayay qabataa sidaad sheegtay Warshado iyo Shaqqo abuurbadan
Welcome to “Cawale Blue Hotel”
Garowe Puntland Somalia 🏢🏘️🌇🌆🛏️
Maansha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hotel Casriya Weeye MashaAllah Hala Maalgashado Dalka ❤
Aad iyo Aad
Masha Allah tabaraka Allah, cawaale blue.
Waa hambalyeenayaa.
Muqdisho waa diiday dawladnimo ee Puntland neey tasho oo horay usoco.
Woow Mash allah🥰
It’s gorgeous walahi
Maasha Allah waa horumar fiican
Horumar wacan wllhy reer garowe❤❤❤
Wa qurux manshahiiiii Waku farayaraysten
Aad iyo Aad
MAANHA ALAAH TABARAKULAAH WAKILAN WAA HOTEL QURUX BADAN MANSHA ALAAH
MashaAllah Soodhawaada
Magacaanba lahelikarin, good job❤
Aad iyo Aad 🇸🇴
Masha allaha tabarak allaha ❤❤❤❤❤guuuuuul iyo gobanimo ❤❤❤
Guul iyo Gobanimo 🫡
Masha Allah guul hartinimo ❤❤❤hawaarto
Guul iyo Gobanimo inadeer qaali
Manshallah thanks wlkey ❤
MAASHAALLAAH CAWAALE BLUE HOTEL
Mashaallah walalayaal dhulka uduga dhir hagubeero
Aad iyo Aad
Dadkeyga waxan urejaynayaa horumar iyo nabad guuleysta dadkeygoow😊
Maasha alaah waad mahadsantihiin shaqo fiican baad qabateen. Waan imaanaynaa insha alaah❤❤❤❤❤❤❤
Soodhawaad inaadeer gacfuran kusoodhawaada 🫡🇸🇴
Waa hotel cajiib ah aabahay baan u qabtay aad bu uga helay
Aad iyo Aad Si heersare ayaa loogu adeegayaa Goob fiican Oo dagana uu kuyaalaa mashaAllah
Manshaalaah slaha u barakeryo hotelka amin❤❤❤❤
Ameen wll thanks
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
masha allaah waa qurux allaha idiin barakeyo laakiin hotelada kadhisa xeebaha gobolada bada saaran si dalxiisayaasha u imaadaan magaalada waa looga baahanyahay laakiin xafadaha meelaha kabaxsan guulaysta
Talo wanagsan in laqaatana mudan Shakran wll mahadsanid 🫡
Masha allh
❤❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ninka hotel kaas isle waxaan lenahay ilaahay hakubarakeeyo oo waxaan kuguduceynenaa in aad madaxweyne kanaqoto puntland 🦁🇸🇴🦁🇸🇴🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥰🥰
MashaAllah Waliba Madax wayne Dadkiisa iyo Dalkiisa Udaacada
Waxaa ad iga qosliya mar kasto oo meel qurux badan soo kororto dadku nah wey sii qurux batan ❤❤❤❤
Hahahaha Aad Iyo Aad Noloshaa isbadalaysa Muqa saree isbadalaya Hormarka dalkaa kordhaya
ALOW GAROWE KA DHIG MID SOMALI ISU KEENTA, XAMAR DIIDEY DOWLADNIMO, NABAD IYO CADALAD, 33 SANO DHAC,UNUGA ISKA LEH DOWLADNIMO KU WEYNAY, GUUL PUNTLAND IYO SOMALIDA SAMAHA JECEL,AAMIIIIN.
Allah Hakadhigo Puntland Mid Somali oodhan Iskukeenta Iskuna wada Siday horayba iskugu waday Ameen
Qurbaha halaga tago hala aado dhulkii Hooyo
Aad iyo Aad yadoo waliba Xoogaa yaroo dalkii lagu dago oo lagu Bilaabo nolosha dalka ama Business lagu furo lawato, qofkii Hanti kudiyaarsaday ama ay uga horaysana Fadhi uma yaalo horay ha usoobaxo Nimcaa taala dalkeena
Meesha dhir badan ku beera dhirtu megaalada way qurxisaa
Aad iyo Aad Waa muhiim Bilicda iyo Deegaankaba ufiican
In ay Beerweyn u sameeyan ayaa fiican, Geedo waaweyn ku beeran. Somalida dhanka musqulaha waaku xun yihiin, musqulaha halayska hagaajiyo
Aadiyo aad Waa Arin iyo talo wanagsan Xaga Suliyada Maraan Dagay Waa Top
Why have Canada flag? We in Somalia not Canada
It’s intentional Hotel
Dhiraynta ku yar
Dadkan Hotelada ku tartamaya ee aanan lahayn in aay la yimaadaan figrad ka duwan qofkii ka horreeyey yaa u saaxanaya?!
Lacag ugu yaraan ah 5m dollar marka aay Hoteelo ku dhisayaan sow may ogo in aay lacagtaasi u dhisi lahayd, Wershado yar yar oo ka faa'iido badan oo Dabooli lahaa, wax badan oo baahida gudaha ah?!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Aad iyo Aad Waa in aan wacyi galinta iyo Usheegista Fikradaha badan ee dalka kabanaan usheegnaa si ay uga faa’iidaystaan,Waxyaabo badan ayay qabataa sidaad sheegtay Warshado iyo Shaqqo abuurbadan
Maansha Allah ❤❤
Waar inaadeer sowtan nabadgalyadii inadiyaano iyo raga gobolka qaar xamar lacag uga soo qaateen caqligu hashqeeyo hadii kale quruxdaani shaqayn mayso
Aad iyo Aad Hormarkaan haysano iyo Xasiloonida waxaan kuhelnay waa dawladnida iyo Sharcigu inuu sareeyo, Puntland Hal system ayaa kajira waa System ama Dawlada uu hogaamiyo Saciid Deni
❤❤❤❤