Hurbad Courses

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 34

  • @idirisguudle4323
    @idirisguudle4323 3 года назад

    Mansha allah

  • @fatimajama6441
    @fatimajama6441 3 года назад

    Keep up

  • @mohaamdoi1614
    @mohaamdoi1614 3 года назад +1

    Wow it's my pleasure to learn brother

  • @hamzamohamedngit1275
    @hamzamohamedngit1275 3 года назад

    masha alah ustaad

  • @abdallamohamed9414
    @abdallamohamed9414 3 года назад +1

    Cybersecurity professional-ka ee 10 ka courses ka kooban sida loo kala horeysiinayo marka la dhiganaa mowduuc kasoo diyaariya waa muhiim

  • @Awaale
    @Awaale 3 года назад

    Hurbad markasta oo aad qiimaha qaaliyeysan macmiil baad lumineysan markasta oo aad qiimaha dhintana macbiil cusub baad sameyneysan wcs

  • @suub879
    @suub879 3 года назад +1

    Af somasli cidlo ah ayaa meesha ku haysaa nio
    Hadii aad wax isku hayso markii aan isdiiwaan galiyo ayaan kaa arki doonaa bal waxaad ii sheegeyso

  • @bukhari_abdisalan-65
    @bukhari_abdisalan-65 3 года назад

    Wow

  • @gureycali2407
    @gureycali2407 3 года назад +1

    Oky pro inte ka barana course marka

  • @maslahabsh5372
    @maslahabsh5372 3 года назад

    M/A

  • @Worldnewertv
    @Worldnewertv 3 года назад

    keep going bro

  • @maxameddeeq2124
    @maxameddeeq2124 2 года назад

    Ustaad wixii IT Quseyo oo Gooni loo sharxaayo iyo Sida ey isku Xigaan

    • @Hurbad
      @Hurbad  2 года назад

      Videos ka cusub ee channel lasoo gali yay daawo walal

  • @ahmedabdinazir9194
    @ahmedabdinazir9194 3 года назад

    M.a 🥰❤

  • @ahmeddaacad7241
    @ahmeddaacad7241 3 года назад

    Siden ula soo xiriiri kara wll hdi aan u bahahy inan ka mid noqdo ardeyda wax ka barato hurbad jwb wcn i.a

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 года назад

      Asc walal, +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @AbdullahiYasinAbdiID
    @AbdullahiYasinAbdiID 3 года назад

    Saas waaye ingineerkeyga hori usocd wanaagsan

  • @cadaaniCaalinmedia
    @cadaaniCaalinmedia 3 года назад +1

    Ustaad qiimaha koorssooyinkan waxa ku qoran websiteka 7$

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 года назад +1

      Discount waaye hada ee Ka faaiideyso

  • @abdikhaliqfaisal5050
    @abdikhaliqfaisal5050 3 года назад

    The price is not important but I want cyber security and how to learn from start to finish how they are connected if you see my message answer me

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 года назад

      Wcs walal, +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @amiinahaji6140
    @amiinahaji6140 3 года назад

    Xaruntiina inte Ku talaaa Mise online le wax Ku bixisaan

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 года назад

      Waa e-Waxbarasho

  • @suheybiiofficial5151
    @suheybiiofficial5151 3 года назад

    Xageee ku yalaaa hubad

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 года назад +1

      Hurbad.com

  • @bulshosports0014
    @bulshosports0014 3 года назад

    Inteh laga helikaras

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 года назад

      Hurbad.com

  • @mohamedmohamud7117
    @mohamedmohamud7117 3 года назад

    Mahad sanid

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 3 года назад

    Hurbad Courses Runtii Hordhaca Aan Idinka Arkay Wuu Fiican Yahay Lkn Su'aalo Ayaan Jeclahay Inaan Idin Waydiiyo.
    1: Xagee Ku Yaala Xafiiskiinu? Mise Online Uun Baad Ku Shaqaysan?
    2: Hurbad Courses Qof Walba Ma Course-ka U Rabo Ayaad Ka Iibisan Mise Si Aqoonta Cyper Security Ee Ardayda Aad U Dhistan Courses-Yadu Sida Ay U Kala Horeeyan Baad U Kala Bixisaan?
    3: Courses-Ka Ma Video Duban Baa Mise Waa Toos Ayaa Macalinku U Bixinaya? Muddo Inte Le'eg Baa Courses-ka Lagu Baranaya?
    FG: Hadii Aad Xooga Saartan Inaad Dadka Wax Iibisan Ganacsato Ayaad, Hadii Xooga Saartan Inaad Dadka Waxbartana Idinka Iyo Dadkuba Waad Guulasan Doontaan.

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 года назад

      1. Goob waxbarasho oo la tagayo malahan hurbad.com
      2. Hurbad.com waa Elearning oo ah iskaa wax isku bar,
      4. Koorsooyinku waa muuqaalo iyo qoraal.
      5. Koorsooyinku waa lacag,

  • @malizahsultanmalizahdiamon2495
    @malizahsultanmalizahdiamon2495 3 года назад

    Mahd sanid maclin

  • @civilengineering1965
    @civilengineering1965 3 года назад

    Labada dislike xaaka qaldan caafimaadka tamam miyaa horta?