4 Qiso oo kusaabsan DULMIGA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 сен 2018
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 55

  • @geeljire395
    @geeljire395 5 лет назад +3

    الله اكبر.
    Maxaa soomaaliye jooga daalim mujrim ah oo dhiigyacab ah.
    Walee Aakhiro warbaa yaala.
    Allow na bad baadi.

  • @qodarabdulahi6620
    @qodarabdulahi6620 5 лет назад +2

    Duliga ma ahan mid wanaagsan waligaa ha dulmin ruux walaalkaa ah ama nin gaaal ah

  • @naftayartaa8081
    @naftayartaa8081 5 лет назад +6

    Ala xanuun bdnaaa 😢😢😢 waligaa iska ilaali dulmiga dadkana kaqabo markhaati beena ha noqon qofka ladulmiyay ducadiisa ilaahy dagdag ayuu u ajiibyaa

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад +1

    Painful painful story very sad 😢

  • @queenmoon6999
    @queenmoon6999 5 лет назад +5

    جزاء جنسي العمل
    حسبناالله ونعم الوكيل
    على كل ظالم
    اللهم عليك كل ساحر وكل حاسد آذاني وعيالي
    اللهم سلط عليهم مرض السرطان ينتشر أجسادهم وفتت عظامهم وشتت عقولهم اللهم آمين يارب العالمين
    جزاك الله خير

  • @pepperedice9461
    @pepperedice9461 5 лет назад +5

    الظلم ظلمات يوم القيامة

  • @CabdiSalaan-zg3rg
    @CabdiSalaan-zg3rg 2 месяца назад

    Qofka.kudulmiya.maxaalagu.aqriyaa

  • @abdinoorahmed5688
    @abdinoorahmed5688 5 лет назад +1

    walee waa run waligaa iska ilaali xoolo dadoow

  • @abdihakimwarsame8728
    @abdihakimwarsame8728 5 лет назад +1

    Subxanalah wlh wa arin cajiib

  • @abaalimoalim9748
    @abaalimoalim9748 5 лет назад +1

    Somali Dulmi Kama dhamaado .

  • @cabdiqanimaxamed2184
    @cabdiqanimaxamed2184 5 лет назад +1

    جزاك. الله. خير

  • @abdirahmanm0hamoud996
    @abdirahmanm0hamoud996 5 лет назад +1

    allaHu akber

  • @ifrahwehliye6746
    @ifrahwehliye6746 5 лет назад +2

    سبحان الله 😭😭

  • @aishohaji8130
    @aishohaji8130 5 лет назад

    Allah walle dulmigu waa xunyhy

  • @canabali4449
    @canabali4449 5 лет назад +1

    Xasbuuna laah wanimcawakiil Allahu minajeyna caasi cawaan ah

  • @Ibnucajaib
    @Ibnucajaib 5 лет назад

    mansha allaaaah Culimadeena Ilahooow cimrigooda Inoo waari

  • @hiyaabamiir1075
    @hiyaabamiir1075 5 лет назад +1

    Subxanallaah

  • @kaltunajama3712
    @kaltunajama3712 5 лет назад +1

    allaahu akbar

  • @fali4527
    @fali4527 5 лет назад

    Jazakalaah Shiiqow shekadan waxa ku fiican dadka umadda dhacayo o dowladda ah inloo sheego life is short xaq islam ninkii cuno allow na badbaadi

  • @azoow
    @azoow 5 лет назад +2

    Asc wr wb inta jecel qeeyrka channalka igu taageera subscribe jazakallahu qeeyr

  • @zahrabeauty4083
    @zahrabeauty4083 5 лет назад +7

    Mashaa alaah shiikh alaha kubara keeyo

  • @naeimaali2100
    @naeimaali2100 5 лет назад

    wcs

  • @aminafarah6138
    @aminafarah6138 5 лет назад +2

    Asc subxaana allah

  • @madiinocali6666
    @madiinocali6666 5 лет назад +1

    Allaahu akbar

  • @ubaxiina196
    @ubaxiina196 5 лет назад +1

    😭😭😭😭😭

  • @naeimaali2100
    @naeimaali2100 5 лет назад +2

    saax weey dhaacdaay arintaasi ninkaa beertaa ku diilaay

  • @fowziamohamed8295
    @fowziamohamed8295 5 лет назад +1

    Kamaa tadino tudan

  • @naftayartaa8081
    @naftayartaa8081 5 лет назад +1

    cafwan shekda beerta iyo qabriga mafhmin kan ladilay waa kee yaa wax dilay koley dulmiga dhiniciisa mrkn ka eegy wxay ila noqoty ninkii intaas oo sano beerta dhaqaaleenyey oo wnaajiyey in ladilay oo xaqii kasoo ifbabxay kii beerta asalkeda lahaa!!!

  • @xassanabadir5597
    @xassanabadir5597 5 лет назад

    Dulmi qofkisa ka adag

  • @hasanguregure8061
    @hasanguregure8061 5 лет назад

    *i don't believe whole you said*

    • @runsheege9680
      @runsheege9680 5 лет назад +5

      No one is forcing to believe in anything the sheikh is saying. U visited this channel by yourself, plz have some descency and respect towards the scholars.

  • @abdulkadirmohamedahmed6858
    @abdulkadirmohamedahmed6858 5 лет назад

    Qisooyinka mid ka mid ah waa been, waa midda Beerta iyo qabriga ah, waa been, culumadane waxa habboon waxa ay sheegayaan ineey iska hubiyaan.

    • @jerrypelter
      @jerrypelter 5 лет назад

      Abdulkadir Ahmed Qisadaas waa sax saxiix ah

    • @jamachussein9027
      @jamachussein9027 5 лет назад +1

      Alaah kacabso oo afkaaga kadaa culimada hadaanad cilmi garanayn afka dheer culimada galagalin

    • @AliHassan-nw3hx
      @AliHassan-nw3hx 5 лет назад +1

      Sheikha dhaliisha ka daa neefyahow. Asaga qof ayaa ii sheegay ayuu dhahay oo waliba goob joog ahaa. Adiga mxaa ku beenisay oo aad ogtahay?

    • @ruqiyaabdulkadir9788
      @ruqiyaabdulkadir9788 5 лет назад +2

      Abdulkadir Ahmed Adeerka muu ahaa markaad dhaheyso waa been Somaaliya dhan ayaa laga ogyahay

    • @jawaahirabdifarah5535
      @jawaahirabdifarah5535 5 лет назад

      Oo yaa kuu sheegay iney been tahay