Sacad Muusoow Hargeisa Arab ayaa leh Maayir Mooge Hadaad Dayn Weydan Waan Idin Rarayna. Ila Meerayso

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 янв 2025

Комментарии • 347

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 Месяц назад +15

    Dhamaanteen aan aakhiro ushaqysano adduunyo waa maalmo koobane. هيا تسعي إلي نجات الآخر بدلا الدنيا التي لاتبقي الدا

  • @abdikarimhashi2607
    @abdikarimhashi2607 Месяц назад +1

    Af nooli wuu hadlaa. Waar nacaskan nacnacdiisa isaga uu. ku kooba Af reer sharaf badan oo Arab la yiraa ma matelo yaan Arab loo caayin. Calaacalkiisu waa dawarsi waana la yaqaan.

  • @JonathanCkay
    @JonathanCkay Месяц назад +6

    SPSA MAGALADA LEH😂😂😂

  • @SuleekhaWarsame
    @SuleekhaWarsame Месяц назад +1

    maanshaalah alla runbadanaa mooge 50 ayuu u dhigmaa

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Месяц назад +12

    Waa ilameerayso.
    Laandheere arab, abtiyaal inaguun baa xishoonayne waanu yaabanay reerkii maxa kudhacay.

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj Месяц назад

      Waxay uu barteen oo baryahaan la wayay ayay radiniyan heego

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Месяц назад

      @@Abdul253dj yaa is gaadhayba waxay la wada waasheen ayaa lala yaaban yahay

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj Месяц назад

      @@samowsamale3490
      Waxa la yidha qiiq isku qaris iyo case iska Waal!
      Si Ann Lola xisabtamiin aya qaylo iyo qufaac dhuus isku wada dareen!!
      Saxiil dib aya lo furaya oo gobol gacan libaax la yidha laga samayn dona

  • @SacdaBuraale
    @SacdaBuraale Месяц назад +14

    sacad muuse cid kale inay noolaato ma rabaaan

  • @Abdinasirramlitv
    @Abdinasirramlitv Месяц назад +5

    Arab Arab dhalay cabdi ibrahim laandhere ladheera dhalay.❤❤

    • @Cajabo
      @Cajabo Месяц назад +1

      Yes Yes

  • @museadan9335
    @museadan9335 Месяц назад

    Libaax kusoco

  • @MadarXasan-k7b
    @MadarXasan-k7b Месяц назад +5

    ARABOW MIYANAD OGAYN XAFADA CUSUB EE GAACMA DHEERE INAYTAHAY DEGAN HABAR JECLO MA BALOODHADA MARKAYAHAYD AYEY MOODEEN LACAGTII WAA NAGA HAYAAN

    • @Cabdi-w8w
      @Cabdi-w8w Месяц назад +1

      Ma baloodh lagu siiyey baa lagu noqdaa,reer hargeysa,beenaale

  • @sophiaahmed9991
    @sophiaahmed9991 Месяц назад

    Yoomul gaah fii bu ku jiiray

  • @AwillYeey
    @AwillYeey Месяц назад

    Weliba da gal ayay kudarayan.waxa iska celiya.

  • @AbdirahmanMohammed-p3z
    @AbdirahmanMohammed-p3z Месяц назад +2

    Ila meereyso mujaahid dhab ah waar runta ayuu usheegay ku xun ee cuqdada ka buuxda

  • @Lightyagami560
    @Lightyagami560 Месяц назад

    Xaduudayadii waa in lagu celiyo suuqa waaheen halkiisii waaheen waligiiba waxa uu raacsan yahay garxajis iyo arab bal eega dadka cigaal reer aanu qalinka ku xaday eega ee wali askar cusub ka dhiganay arab arabow xaqaaq la cunayo ee waaheen inagaa leh waligaygan anagu raacsanaa maantan waaheen ogaan baa loo gubay

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Месяц назад +8

    NIN ADAG ARAB WAA MATAANKII GARXAJIS ❤❤

  • @hoygamurtidamadadaalada6140
    @hoygamurtidamadadaalada6140 Месяц назад +6

    Kkkkkk, ma waxa ku gubey Subeer Awal iyo Sacad Muuse sow ma nihin ma reerkayagaad nagu heysataa, cashuurna Bixin meyno kaaley xoog ku qaada,

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 Месяц назад

      Waxaad doontaan ahaada…edeb yeesha
      Cashuurna cid aad ka badisaa ma jirto…
      anagoo madaarkii iyo seyladihii ama suuqyadii ilaa waheen oo tariikh diisa shiraaqle cidagale iyo arab u badan yahay la ogyahay baan niicdinii ka fadhiyi weyney
      Hadeer ganbadh baa la isugu soo fadhisan hadaad edeb darada joojin weydaan reer dawlad ku naaxow
      Siduu odawgu sheegay xaqayagii oo idinku maqan baad na dawakhiseen

    • @june6206
      @june6206 Месяц назад +1

      Mayee walydin yaabay muuse dhac oo oohinta marka sad Halma soo tagantiin anagoi reer hebela Ma waxasaa dal noqon Kara Maya reer tolkood wax u quudhila cid kale Sami kabelinternet guul ciro

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Месяц назад

      @@june6206halkaa waxaa ka cad dawladuba inay Subeer Awal ahayd haddase Somaliland la wada leeyahay ayaa dhalatay

    • @hoygamurtidamadadaalada6140
      @hoygamurtidamadadaalada6140 Месяц назад

      @@june6206
      Waar anagaa yaab aragney waar reer hebelku waa kaayagii ma cid kale ayaanu wax ku heysanaa adigu maxaad qoonsatey, odeygan afka cadle waan gartey oo waa kuwii cashuurtayada laga biilin jiree

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Месяц назад +4

    magacaa dhibay odayga hadaanu sacadmuuse nahay siduu ugu celcelinayo sheekadu ha hadlina miyey maraysaa maxaa sacad muuse ciil loo qabaa lacagtoodaa lagu haystaa aduunyo dee way shaqaystaane shaqaysta dee gaajo yahay ururtay😂

    • @AsmaAlicigal
      @AsmaAlicigal Месяц назад

      Kkkkkk lacgtu xagay idiin soo martay 100 masaxtooydaa idinka goday ee baroorta yaraysta reer abaariso hadii kalle xasiidii baad dib ugu npqonaysaan 😂😂😂😂😂

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj Месяц назад

      Adigu maxad ka jaqaysa, 3 wasaradod ayad masax da ,
      hoyoda dhulka mafoxtotada ayay fiiqda, abaha bariiska cidanka ayu kariya!
      Hbr awal waa caydh dowlad ku nool oo cashurta umada laga so guro lagu biliyo. 😂😂😂

    • @user-vc1pp9bx9y
      @user-vc1pp9bx9y Месяц назад

      😂 wllhi waa runta Alla maxa sacad muuse dad ciilay

    • @mahdiyamaxamuud4789
      @mahdiyamaxamuud4789 Месяц назад

      @@AsmaAlicigal yusra hartiyeey adigu hilibkaan kugu ogahay iyo dufanka iyo lafaha habeenkii inaad karsato maalintiina dufan kaasoo shiiro

    • @HilaacR
      @HilaacR Месяц назад

      ​@@Abdul253dj marka tahay nacas weynaday waa iska nooca waxad doonta ku hadasha doqonow adiga waxba lagu weydine maayo laguma weydiyo xata baadi.waxad sheegtay waa shaqo shaqana sharaf leh hadad shaxad yare aad kaso daanta h awal ku faanayso ee 2000 iyo 5000 lagu tuure aaf kuso gasho xaadke weliba aad ku caydo kuwi kuso siiye eyga cadka la tuure marku helo aamusa ka liita wax liita.ta labaad xaaladaha lagaso gudbiye iyo ta lagu suugan yahayba daanyer ba loo badan yahay qaani lama wada ahoo qofkasta waalidki intasay kuso koriyeen adna waa sidasuun marka waxad tahay ruux madhan,gudhan waalidkii aboolkoofu inkiraya oo deedafenaya

  • @jonasmk8231
    @jonasmk8231 Месяц назад

    Arab ma matalo odaygan

  • @YaasinMaxamud
    @YaasinMaxamud Месяц назад

    War waxba ma lihid e adeer kadaa afkii arab na ku hadlimeyside afkii ilamareyso ayaad ku hadleysaa ee kadaa adeer hargeysa waa la wada leeyahay

  • @Lightyagami560
    @Lightyagami560 Месяц назад +1

    Adeer cimriga iyo caafimaadkab ilaahay ha kuu raajo sirobadan ayaad qaxisay noolow adeer geesiga arabow

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 Месяц назад

    Kani waa xaasid waar muxu madaxu kaaga xanuuni xaasidyahow soo taad ogolayd hadanu garxajis nahayba eed magayada kula baxday alla muxuu
    Xaaraan cunay bal siduu u eekaaday erg waar anagu adiga oo kale waxba kama qorno illaayn xaaraan baa ka hadlaysee e waxaan uun ku odhan lahaa adksyso waar markayagii eh wixii nala baray baa nu soo saarayna e

  • @McIbrahim-o1h
    @McIbrahim-o1h Месяц назад

    Waar oday waynbaad tahee ogaadeen aynu iska celinee intaada habar awal iyo sacadmuuse ku meeraysanayso " ila merayso "

  • @omaradam5242
    @omaradam5242 Месяц назад

    Xaafad bu hargeisa ka degaa waa arbaca nafar kkkkkkkkk

  • @Lightyagami560
    @Lightyagami560 Месяц назад

    34years aya cunayeen cashuurta dhamaan umada soomaaliland maantay la xumaatay cashuurtii ay intaa cunayeen arab ayaanu wadan arabkan u dhimnaya ee iska daba socnay halkuu joogaa sankaa u dalooka moogen waxa ay kula dul dhaceen dhacitaankii adeerkoodii dhacay

    • @LilyR-sd1lt
      @LilyR-sd1lt Месяц назад

      34 years h/awal ba lacagteeda Ku dhistay.

  • @JibriilMahadCismaan
    @JibriilMahadCismaan Месяц назад

    Arabaw ina afka nagu soo tagtaan waa idin doqoniimo subeer awal sheekh isaxaaq waa kii codkaa ku siiyay Naga xishooda bilaa abaal baa tiihin wax ba ha noo abaal gudine af dhagadhiga ilma adeerayaal

  • @hah7064
    @hah7064 Месяц назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkklkkkkk
    Kaallooo kkkkkkkkkkkkkk

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed Месяц назад

    NOOCA ARAB SHEEGANAYA DAY SAWKII SUULIYADA QODAN JIREY KKKKKK

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl Месяц назад +5

    Mujaahid nimankaa aad sheegayso akhlaaq xumo halkay ka gaadheen waxay yidhaahdeen habarjeclo hargeysa haka guurto
    Hargeysa yaa leh anigu waxaan u aqaan in hargeysa ay leeyihiin Arab iyo ciidagale markaa reerkan sacad muuse runta u sheega

    • @sayidcisee5600
      @sayidcisee5600 Месяц назад

      iyo habaryoonis isxaaq care yaad utaqaan nimanka ugu xildhibaanka badan golaha deegaanka

    • @Yusufliban-ty2tl
      @Yusufliban-ty2tl Месяц назад

      @sayidcisee5600 haa inaadeer waa runtaa iyo isxaaq waan ilaawey sorry

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 Месяц назад +1

    Odayga hawareerin waad ogtahay ciduulahadlaayee adaaban caadi ahayne makuwa uu sheeayaa tahay

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 Месяц назад

    Magacii subeer awal ee sharafta lahaa ayaa wax ma garato iyo qaar aan is leeyahay waxbaa u dhiman oo aad moodid in ay dalka doonayaan in uu dumo ayaa dhulbahante jiidjiidaaya Waa subeer awal sacad muuse Waa muraayadaa Somaliland ee magaciin baye reerka karaa maad ha ka qaadona oo joojiya qabyaalada waxse aan idin waydiin ayaa salteco markuu maxay arka ahaa ilaa habanero idinku dhaarta hee muxuu qabtay markuu mise u ololaynaayay miyaad aragteen cid ka daba qaylinaysa waxaas oo waylay ah ma waxaa idinka keenaya muuse biixi Wuu dhacay Waa ilaahay baa qoray ee ilaahi Ina ka baqa oo dalka Iyo dadka ka xishooda Waxaan arkay odoyaal xildhibaano agaasimayaal ka Dana qaylinaaya maayarka bal dib u xasuusataa markuu ina vitaal ayaa madaxwaynaha maayarkuna maxamed xaashi buu ahaa ina mooge haddii xusbigiisa u ololeeyay Waa xusbiguu ka soo baxay khaldan a ma aha ee dalka iyo dadka ka xishooda oo NIM aynu ku jirnaaye yaan shaydaan idiin hargo tumin waxaad u ordaysaan ee aad la qaylinaysaan ma garanaayo Waa suaale ma waxaan dadka kale ku qabin ayaydin ku qabteen bal hada eega madaxwanaha muse biixi maaliyada sacad Cali Shire maxkamada ciidamada agaasimayaasja maareeyaha biyaha maar erya ha madax tooyada waar dadka moyadin ka fiican tihiin cid idi tidhi ma yeelayno ma jirtay waar Guus ha ilaa Haa bixiya guul dar Adana ilaahay baa bixiya ee balaayo ha u yeedhanina iyo guri ba ay iyo qax iyo hooyo goblanta dalka wuu ina deeqaa ee xishood a ilaa iyo salaadiintiinii ayaa qaylinaaya sow dalka aynu Lee ahay busaarad baa ka jirta Waa dal aad dhawaalihiisa qaadanayseen wax ma garatadana waxaan leeyahay waar reerka naanays iyo magac xumo intaasi ugu filan ee joojiya calaacalka iyo waxbaad samaynaynaa haddii kale dee aynu u colaad galno dal kuna ha baabao mar aad qaylisaan mar calamiteit buluuga aad la soo baxdaan miyaa aril ii u cadawgii Somaliland waa idinla yaabanahay yahay wali xilkii lagama kala warergin oo jeebkiinii ayaa sii qoyan markaad Aad qaylinaysaan maxaad yeelaysaan marka uu jeebkiinu qalalana dee malaa waydin is deldeli waa xishooda oo isla yaaba

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed Месяц назад

    KKKKKK ADIGU KII AN XAARKA U DIRSAN JIRNAY MIYAANAD AHAYN MA HADAY KU GASHAY NAF KALE

  • @MmiMmi-ih7hh
    @MmiMmi-ih7hh Месяц назад +3

    Mida kale anigu tala ahn wxn usoo jeedinlaha dawlada hose hargeisa in degmo kasta cashuurtayso xareyso iyada wxlogu qabta si ay mesha uga bxdo cashuurtaydiba meelo kle lagu dhisa iyo cashuur ma idnka soosara anaga soo saarna iyo sheekoyinkan wajiyada bdnle degmakasta wxylasoo bxdo hka muuqdo tii wxba soo sariweyda iyo ta soosartaba aragedaa laga garandoona muran dnbena jirimayo insha allh

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj Месяц назад

      Cashurtu umada ayay ka dhaxaysa hadi Daan kasta cashurteeda qadato, qaran ku maxu taraya marka sow mamul goboleed la noqon mayo!!

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Месяц назад

    Arab bow kani wuu dhaqaaqay Oo miyir ma qabo e qabta markuu Ninku heerkaa gaadho waa la qaban jirey in la waraysto daayoo 😂

  • @Muktar-o1g
    @Muktar-o1g Месяц назад +1

    Mujaahid ila meerayso nin wayn oo aan u hanwaynaa ayaad tahaye Subeer Awal ayaan ahaye dad cawday qabiil haw rogine ka kor taa mujaahid waanan ku salaamay

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig Месяц назад

      MARDUUF ILAMEEREYSO WAA NIN MAR WAASHAY ILAAHAY CAAFIMAAD HA SIIYEE

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv Месяц назад

    Doqonkan yaa yidhaa iska aamus

  • @banadir5032
    @banadir5032 Месяц назад

    Waar yuu yahay reerka co, laad aad uqota dheer buu uqabaa cidna wuu u hadlayaaye waxna way ka guuxayaan

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Месяц назад +5

    Habar Awal way kubreen runtii.
    Wallee waaa lagu toosay.
    Waaa laysku soo toosay.
    Waaa in saami qaybsi la sameeyaa.

  • @AsmaAbdixakiin
    @AsmaAbdixakiin Месяц назад +5

    Hee ku shuboo adeer nama matashid intaad qandhiidho soo qaadataad wallaalahayo iska kaaya hor keenaysaa taas waloo baanay shaqaynayn ina mooge waxay kala yeelayaan waa maayirkoodii hala xisaabtamaan yaanu adiga kusoo adeegsan adeer fadhiiso

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 Месяц назад

    Odaygu wuu waashey quraan ayuu ubaahan yahay

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 Месяц назад

    Hodan hiil kaguura deegaankiinii maha wasakh yahay

  • @rudwaangoodofficialchanel9084
    @rudwaangoodofficialchanel9084 Месяц назад

    Cirobaaqatey orodo masajidka galo cibaadeyso

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h Месяц назад

    7 sano ayaad laheydeen waxbaa lacunaa.
    Maxaa xisaabta aad ku diideen.
    Walee maantuunbaa loo yaabaa somaliland.

  • @hodancige7233
    @hodancige7233 Месяц назад

    Ilko dheerow sacad muuse miyaad gaadhaa akhas cirro baaqatey,meel baa ku ku damqaneysa kolkaad magaca maqsho laangaab maxaad tahay

  • @hamdi16ali87
    @hamdi16ali87 Месяц назад +3

    WAAR ARAB AYAAD TAHAY IYAGUNA WAA SUBEER AWAL OKY ISU MEERAYSTOOW ALLAH AYAA SUBEER AWAL U DOORAY DON'T BE JEALOUS 😭😭😭😭

  • @jamafarahhersiqolqol3049
    @jamafarahhersiqolqol3049 Месяц назад

    Waar nacaskan ciyaya .
    Arab ma matelo kuna hadli karo magciisa.

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 Месяц назад

    Faduul baa keentay odaygan

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh Месяц назад +1

    Sacadmuuse dowlad ethopie ayay u shaqaynayaan

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww Месяц назад

    Beenle beenle oo ciilqabe ah

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg Месяц назад +1

    WAAR. ARAB. MA. MATALO.

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 Месяц назад

      Wuu saxsan yahay nin cashuur bixinaya oo deegaankiisii joogaa loo kala abtirinaya from seylac

  • @Cajabo
    @Cajabo Месяц назад +2

    Libaax libaax dhalay Arab geesiyaal baadtihiin run badan sheegtay ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IbraahimEgaal
    @IbraahimEgaal Месяц назад +2

    Yaan Laguu Kireysan Reer Aad Tolkaa Adigu Kii Moyer Ka Ahaa Matihid Kii Wax Diidanaana Matihid
    Godob Arab Aanu Lahayn
    Haw Keenin Adeer Hawkeenin Garxajis Iyo Awal Midna Matihid

  • @KuKuwait-i4n
    @KuKuwait-i4n Месяц назад +1

    Ciidagale wuxuu burburiye jeegantii Hargeysa ee Awal iyo Garxajis.

  • @afrodir4828
    @afrodir4828 Месяц назад +1

    Cashuurtayada wanu iska goosanaynaa ee idinku mushahar waxba hana siinina 😂
    Reer Axmad dhagax waa dad isku filan ee waxba yaan laceebeyn. 😅

  • @moh4127
    @moh4127 Месяц назад +1

    Dadkii waal waal naa baa warbaahintii lasoo fadhiisinayaa.
    Adeer masaajidka iska 80 baad jirtaa sacad muuse iyo Arab toona kuu shafeeco qaadimayaan.
    Ilahayna ka baq oo qabyaalada iska daa

    • @khadraali1706
      @khadraali1706 Месяц назад

      Had u u runta sheegay miyuu waalan yahay odaygu

  • @Lightyagami560
    @Lightyagami560 Месяц назад

    Cigaal uu ciilanaa siro badan ayuu qarxiya geesigan arab cigaal ilihii dhaqaale iyo kastamadii iyo dekadii berber xookahii burco intab qalin buu ku dhacay umada tuugaasii waxa uu dhacayba waa inay sidoodii ku noqdaan burco xaqeedii ay rabtaa berber garxajis intiisii ayuu rabaa habar hecelo oo lab dafiray inay berber leedahayna xaqii ay berber ku leeyihiin hadii aad in badan xookaha umada cunayseen ka isku toos arabna intiisii badanayd xaqeeday ku tooseen

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj Месяц назад

      Absolutely 💯
      Reeking washay ee beenti cigaal faqash uu sheegay runn moday wax haa la qabto!!
      Isla xisabtaan ayay afka ka baratsy haa lala xisabtamoo! Heego@

    • @HilaacR
      @HilaacR Месяц назад

      Labadan nacas isku camiraya isma dhaamane isma dhaantiyo dhaashed waa laba madhan,guudhan mayti ka hoosaysa cayaya.ragganimadi sanadkan way dhimatay

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj Месяц назад

      @@HilaacR
      Cigaal waa ehlu naar umafi amintay uh ksla eexdsy !
      Qaarna gobol cusub siyay qaarna uh diday!!
      Qaarna dakad iyo custumka uu fursy qaarna ka xidhay!!
      Maxad ku hadli dee qabyalad aya ku washay!!

    • @HilaacR
      @HilaacR Месяц назад

      @@Abdul253dj somalidu waa hore kala dhigdhigtay doqonka iyo ka liita ana waxan ku biiranaya mayti caaye.ta labaad adiga cid ka qabyaladaysan addunka kuma noolaba xaata carabti jahaaliga adaa baro dhaafiye bahasha adiga addunka lagaga qaybiya.waxan ku haysata uun intu h awal ahaa bes

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Месяц назад +1

    Odayga wey lugooyeen

  • @IsmaaciilHaye-j5e
    @IsmaaciilHaye-j5e Месяц назад +1

    Maad xildhibaad kula soo baxdid hargaysa

  • @mahadcabdiraxman5363
    @mahadcabdiraxman5363 Месяц назад

    Hushus kushuboow yaa taqaana xishood adiga waxba kaama galine ille Ilahaay ayaa nagadhigay sacad muuse iyo subeer awal adeer taada kahadal

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Месяц назад +3

    JUNE SOLTELCO ayay dooratay kulahaa 😂😂😂😂 walee waa libaax mujaahidku .ARABKU waa niman hadal cad oo niicda aqoonin 😂😂😂

  • @CheifIbrahim
    @CheifIbrahim Месяц назад

    Waar runbadanaa xaro dhiigtana ku dar

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil Месяц назад

    Waar sawkan ilameerayso qoortay kaga wareegaysaa naftu

  • @HebelShow
    @HebelShow Месяц назад +1

    Laandheere buufi oromada wixii ay u barteen ee ay xadi jireen ayey u xiiqsanyihiin. Cali Awal kudaafad weeyaan.

    • @hodanahmed5937
      @hodanahmed5937 Месяц назад +2

      Gudaafad iyo wasakhba adaa leh xero dhiigtu ha ku qaado gar ku xajisow

    • @Mohamedali-c6p
      @Mohamedali-c6p Месяц назад

      Garac

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj Месяц назад

      Absolutely 💯.
      Awsl oromo qudhunki ay dhex sexaan jirtay ayu mayor mogee xaqay , urti iyo qadhmunki no daya ayay leyihiin!!😂😂😂😂

  • @Abdicilmi-j3t
    @Abdicilmi-j3t Месяц назад

    WAARYAA. WAXAAD. TAHAY NIN LA GUMAYSAN. JIRAY. GUUN. CIIDAGALE AH AYAA. KU DHASHAY. WAXAAD. U XIISTAY DHEGII. LAGU JARI JIRAY

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i Месяц назад

    Waar qofkaani wariye maahane waa qalbi caruur

  • @hamdi16ali87
    @hamdi16ali87 Месяц назад +1

    WARYAA MADAXAY WAREERAY WAAN ISU MEEREYSANAY WAA ARAB NINKOW DON'T BE JEALOUS AWAL AYAANLE WE LOVE SUBEER AWAL ❤❤❤❤

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg Месяц назад

    Waxb.laysma yaqaan nin waliba.xaafadiisa.ha ku xisaabtaman axmed dhagax ku eegow

  • @Waano-x9
    @Waano-x9 Месяц назад

    Geesi geesi dhalay Arab wlhi waa laan dheraha isaaq ❤

  • @roodamahamed6138
    @roodamahamed6138 Месяц назад +1

    Megena waa halyeey anoon reer lawadagin waan tageera❤ hanoolado waa nin waxtarle iyo edaab ku filan

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed Месяц назад

    KKKKK ADIGU SOWDIGI JEEMBARADA CAKIRMAY XAARKA KA GURI JIREY KKKKKKK XAARCUN

  • @WarsameCabdi-xt9ii
    @WarsameCabdi-xt9ii Месяц назад +4

    Xaqiiqadu waasidaa uuodaygusheegay

  • @muhyadinabdiad2303
    @muhyadinabdiad2303 Месяц назад

    Fariidnimada iyo indha la'antu intey isu jiraan .

  • @majkaxoghaye7064
    @majkaxoghaye7064 Месяц назад

    Reerka qudha ee shanta degmo ka daga magaalada hargeisa arabna maka masayray sacad muuse😂😂😂

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el Месяц назад

    Mr ila meereyso Waa Fariid waana.Qosol very Funny..kkkk

  • @Ahm3dGahayr
    @Ahm3dGahayr Месяц назад

    Horta waxa noqo xolokenadtay dabadhilif lagama saran

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 Месяц назад +1

    😅😅😅😅😅 isdajiya reer jigjigayar

  • @abdisalaanabdiqadirsh3077
    @abdisalaanabdiqadirsh3077 Месяц назад

    Bal waxaad haysaan haysta oo aynu xisabtano nin kasta hadhisro dantiisa

  • @somboi71
    @somboi71 Месяц назад +1

    Subeer Awal hawal bay kuwasheen arab iyo garxajis

  • @alleyaqaan
    @alleyaqaan Месяц назад

    Huuraale haku qaadu meeshaadu

  • @faisogdoeigejusufsisjeifjr7633
    @faisogdoeigejusufsisjeifjr7633 Месяц назад

    Adeer miyaad kamuraara dilaahday

  • @cadomedia
    @cadomedia Месяц назад

    Duufle waa 80 jir data lagu shubto intaad munaafaq wadid maad iska cibaadeysatid kan oo miidhan ayaa reer sheeganaya oo reer kale aflagadeynaya markasa la odhanayaa reer hebel ayaa reer hebel caayey waana inta la rabo ee munaafaqu ku shaqeysto

  • @abdirasheedwarsame5876
    @abdirasheedwarsame5876 Месяц назад +4

    Adeer Subeer Awal waa dad ilaahay hanti siiyey dad cashuur ku nool mahaa ,shaqaalani iyadoo aan mushar ayey tabaruc ku shaqynayeen ,ganacsatadoodu bixin jireen mushaharka ciidan ,markaa waynu joojinaynaa cashuurta waa la arki kii u dhinta baahida ,Subeer awal iyo garxajis ,adigu waxaad tahay codbaahye.

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj Месяц назад +1

      Been fakatay runn ma gadho!
      Beenti iyo propaganda di aad 30 sano fidinayseen waa la baryay!!
      Imika mutadawac ku shaqee oo mushaharaka iska ilow Ann ku aragnee,
      ileyn 16.000 shaqalee oo reerkina kaliya mushahar loma heelsyo, adeerka muse judaan aya lacagti cunay😂😂😂

    • @abdirasheedwarsame5876
      @abdirasheedwarsame5876 Месяц назад

      @Abdul253dj adeer keenii cashuur ku noolaa ha dhinto e waynu joojinayna,dawlada hantidayada ayaanu kusoo dhisney ,ibraahin dheere ciidan musharkii isagaa muddo bixinayey,.mida kale aad ila xisaabtantide maxaad igu darsatey.

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj Месяц назад

      @@abdirasheedwarsame5876
      Beenti iyo propaganda waa la il baxay hadeed!
      Ibrahim dheere bariss dhacay ayu djibouti ku ibiin jiray !
      Lacagti dowlada cisse ee djibouti ayu 1 million kaso amahday!!
      Xooli Nola ee la dhifiin jirsy aya lagu bixiysy daynti djibouti, xolaha na dee garxajis iyo hbr jeclo aya laha!!
      Adigu Been abuur ayad is ledahay wax ku boob!
      Hadi aad hanti leedahay maxad uso barorateen xayiradi covid 19, reerka kaliya ee deeq rashin Nala so gadha yidhi waa hbr awal gabilay.
      3 cisho Nolan maysid hadi cashurta la jojiyo!!
      Jaqalee dowladeed oo cashurta umada laga so guro lagu biliyo ayad tihiin , dowlad ku nool!
      Cashur dambe oo la idiin sinaya majirto!!

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww Месяц назад

    Ina mooge waa inguumeed inguumeed beenle beenle oo ciilqabe ah

  • @sophiaahmed9991
    @sophiaahmed9991 Месяц назад

    Odaykan aya so kiciyaaaay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 Месяц назад

    Maayir mooge guul ❤❤❤

  • @AbdirahmanMohammed-p3z
    @AbdirahmanMohammed-p3z Месяц назад +2

    Nooloow mujaahid waxay doonayaa lacatii layska cuni jiray. Waa qaar tuug ah oo solteegaa samaystay

  • @faisogdoeigejusufsisjeifjr7633
    @faisogdoeigejusufsisjeifjr7633 Месяц назад

    Waa oday xusuriya

  • @xamudcali778
    @xamudcali778 Месяц назад +1

    Mujaahid ilameerayso

  • @caydaruusibraahim4395
    @caydaruusibraahim4395 Месяц назад

    u sheeg sac afuufyada

  • @monaallin6022
    @monaallin6022 Месяц назад

    Odaaygan ma abiihibay diilen

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 Месяц назад +1

    Huuno inay cidkale noolaato doonimaynodee

  • @abdirahmandiiriye8861
    @abdirahmandiiriye8861 Месяц назад +3

    waar cabdi kariim waa inankayagii awowbaanu u nahoo waanu iska heshiinaynaaye haku hafanin garashada

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 Месяц назад

    Baroorta kadaaya s musow caasimada

  • @amalmohamed7062
    @amalmohamed7062 Месяц назад

    Odaygan. waa. ku. wii. lacagtaqatay. cajuskan. ciirabaqatay.

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 Месяц назад

    Waa xisaabtan ee qabyaalad maaha .

  • @Happy_dude007
    @Happy_dude007 Месяц назад

    Faarax Nuur 2

  • @ahmednuur8799
    @ahmednuur8799 Месяц назад +1

    Inaad la hadasho nimka 80% hargaysale adigoon xildhibaanba lahayn miyaanay denbi ahayn

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Месяц назад +2

    Sax alelleh libaax noolow ❤

  • @mohamedhashi2726
    @mohamedhashi2726 Месяц назад

    Adero Damac yeelo , oo 5 sanadood ee soo socota Madaxweyne ka noqo dalka iska dhaaf reerka aad ka hadlaysoo

  • @MohamedAli-sn3st
    @MohamedAli-sn3st Месяц назад

    Abdikariin waxa uu sadqwwyey kursigiisii Ciro inuu tas ogaado ayaa wanaagsan

  • @Hiil1242
    @Hiil1242 Месяц назад

    Wadiyahan waa khatar wllhi 😂😂😂😂😂
    Waa wada qac kulahaa dadkii golaha deeganka lahaa ayaa wada hadlaya 😂😂😂😂😂

  • @omeradan5805
    @omeradan5805 Месяц назад

    Cabdaw hadalka iska hubso sxb