Anigu 26 sana ayaan jiraa walaahi wax aan qoraheeyo yacni aan dusha iska saaro ma jiraan siduu ilaahey qadarey noqoneysaa ayaan ku socdaa wax walba hamiyana horaan ka helaa
Dadki hore waxay ahaayeen dad la ogyahy waxay taraan iyo waxay gudaan lkn maanta hadii aan guur kudagdago oo aan qofka iska hubinin hubaal qofkaan filaaye mahanee qofkale ayaan la aqal gali Waxaan qabaa ani in sfcn payku barto xitaa baritaan cafimaad laysmariyo ayadoon laga gudbayn xeendaabka diinteena suuban inoo dhigtay 2qof oo ajnabi kala'ah That's my idea 💡
walahi waxan xasuusta markey cidi isbido awood fircoon iyo ciidankiisa waa koox yar waaneynu soo qabqabaneyna marka mar walba waxaynu wax ku wadna alle ogolaanshihiisa alle wax walba oo wanaagsan alle haynugu garab galo
Wan dhagaystaa mawduucyadada badana hal maalin ah kuma dhex arkin adiga o xata war kuleexinayo argagixisada umada xasuuqday misne maalin walipo waad caydaa ciidamada difaca dalka adiga oon wax tale ah kudarayn shame on you fulay
Nio horta marar badan arkay dad badan soo qoraayo adi kamid tahy alshabaab maad kahadashid marka hore ma aragtay qof shabaab kahadlaayo oo youtuber ah mise ma aragtay xildhibaanada badankooda oo shabaab kahadlaayaan marka ninkan shabaab haduu kahadlo familkiisa adi badbaadinee marka hadaad shabaab in laga hadlo aad rabto adi youtube furo vidoes soo duub adi maxaa ugu hadli la'dahay?!!
mar kasta adkee xiriirka Alle SWT la leedahay, talo saaro hubaal waxba kaa xumaan maayaan inay wax kuu hagaagaan mooyee.
The cecret ❤
Wan aamini la ahay in aan dhagaystay 102 xalqadood oo fandhal podcast ah wlhi I cant believe it mansha alllah
Wllahi wad iga nasiib badantahy wll
Like i saar hnoyal😢
Maxa ay like kuu taree?
@@Abdisamed_ adi saar un
Agtiisa Ayey Wax Ka Tahay@@Abdisamed_
Lk.n like hadà lagu saro maxa kuu ratee wll ❤
dhiiri gelin u tahay❤
Cumaroow wllo xikmadihii noosoo galli OGAANSHO inshallah mhdsnd
Noloshani waxay ku dul socotaa giraan qadar rabi swt
Maalmahan waa shidanthy 😊macalin saan ku soco yqy i.a sidas Ayan rajeyneynaa I.a😊
Kusali xabibkena maxamed scw
جزاك الله خيرا ❤
illhayow mu'miniintaadi u denbi dhaaf. Walaalayaal ii soo duceeya cidhiidhi ayaan dareemeyaa inuu illahay iga dulqaado🤲
Ustaad Omar waad ku mahadsantahy sida wanaagsan aad noogu soogudbineeso fandhaal podcast waana kaaga mahadcelinaa 👍
thanks wllo cumar iinshaar
من لا يشكر الناس لا يشكر الله
Mahadsanid Ustaad
Jazaka Allah
اللهم بلغنا رمضان لا فاقدين ولامفقودين .🤲
M.a waad mahadsantaxay
يا أستاذ عمر نرجو منك في رمضان أن تبدأ لنا برنامج لتدبر القرآن
Jacaylka mudada dheer ah inuu burburo guurka kadib waxa keenaya dadkaasi xaqiiqda usuma sheegan wax yaabo badan oo markii xadhiidhki socday laysu sheegayay ba meesha ka baxaya qof walba dabeecadiisa saxda buu la soo bixi markaa wixi la isaga bartay baa meesha ka bixi halka labada aan yado wax xidhiidha uu san ka dhaxayn markay is guursdan dabeecad dhaqanba marka isla kow sanayaan sida dhabtaana jacaylku guurka dib buu yimaada
جزاك الله
قال الله تعالى: الله خالق كل شيء وهو على كل شيء وكيل.
Jazakallah wll cumar maalmahan casharada joogta nooga dhigtay
Mashallah ayantan wad ku dadalesa podcastiga ustad
أستاذ في وسائل التواصل الاجتماعي، شكرا جزيلا لك أستاذ ❤
Mahadsanid wllky ustaad cumar❤
Jazakumulaahu qaryr masha Allah
جزاك الله خيرا
Mashallah wll cumar thanks for talking truth
Mahadsanid ustaad cumar inshaar ❤
Xalaqooyinkano kale noso badi teacher Allah haku sharfe❤❤❤❤😊
Fandhaal ayaa ka mucweyn Ogaansho i aamin cumarow
Jazaka Allh Khayr walaal
waxyaabaha nolosha ugu liita waxaa ka mid ah in aad faraha kula jirtid shay aad aduun iyo aakhiro-ba aad ku seegaysid balse dhibtaadu tahay in aadan ku baraarugsaneyn.
Mowduucyo dhalinyarada khuseeya kasoo hdl wll cumarow thanks❤
Mahadsanid cumar inshaar waxabadan baadno iftiimisay
masha allah , mawducan aad bu umuhiimyahy casrigenan qofkasta modayo in uu waxkasta awoodo hadu raco qorshahisa
Thanks alot wll
Mànsha alah wll omar noso diyaari podcast Kusabsan Ramadanta
حسبنا الله ونعم الوكيل .❤🙏
Sidoo kale waan jecel nahy
Ustaad cumar inshaar guuleso
Siwalbo wax nooga qaldanyihiin cumarow marnaba Ethopia baahasha hadii ay tagto marnaba hadhayalsan ciidamadeena soomaaliya sababtoo ah waxad soo xasuusadta kuwii 77 dagalamayay dowladda soomaaliya matawabarin waxa noo tababaray ciidamadaas 100%70 Ruush inta kalena quwado kale Marumaysankartaa hadana waisla ayagii jabiyay Ethobia + Cuba +Ruushka nasoo tababaray yaabay kadhacday😅 Marumaysankartaa Kuwanne kuwaas 77 tii kama duwana Waxa kaliya an hubno hadii aan iskuraacno nona fudud inan kuguulaysanayno waa Dagaal🇸🇴😊
Keep goin cumar inshar
Mahadsantahay
Omer, you're wahel friend invisibly.
I followed you since 2018 and I greet you from jabuti.🎉
Khyr allaha ku siiyo
Waa cajiib inay nu wax waliba aynu qorsheeno lkn aynu alle ayna talasaaran
Cadaalada ha jirto masha allah
Mowduucyadaan cml soo badi laandhere😊
Anigu 26 sana ayaan jiraa walaahi wax aan qoraheeyo yacni aan dusha iska saaro ma jiraan siduu ilaahey qadarey noqoneysaa ayaan ku socdaa wax walba hamiyana horaan ka helaa
😂 waxa dhici kara cudur dadka dhan ay geso yeelan karaan cumar in.a akhi filah wad iga qosliday laxdadaas احبك فالله
Cumar inshar wllky guulayso waxbadan ayaad noo faaidaysay runtii 🖐
Jasakumulah wll ❤
Manshallh lakiin waa inaad timadaa hargeisa
Allah kubarakeeyo ustad waligay podcast kamacaan kanaxaqiiqsan ma arag
Umar inshaar Adiga bini aadam matihid, Caaqil mashaalh.
Wuu yhy 100%anaa kaa huba lkn haka badbadin wllo😊
Cumar inshaaar aad ayad umahad san tahay fadlan noso badi podcast ka
Walaal Cumar waad mahadsan lkn mid naga dhaaf Shaaxa Aad meeaha ku dhex furuuruqsanaysid dad waxaas Neceb baa jiro nagadaa fadlan horay kuguma aqoon inbadan ayaa kugu xirnahay xumaane igama ahan wall❤
waa dhab aniga ayay ugu dhacday go. aan aanan ka fikirin oo samaayn fiican igu reebay taasi waa qorsha ale I believe that
Next video xaqiiqo macaan soo dhig❤
😂😂
❤
Aduunkaan hada si fiican ugu fiirsado murugo iqabato waa wax hawo ah oo la ceyr ceyrsanayo waxba laga qaban karin illahow khaatumada ino wanaaji 😢
❤
Dadki hore waxay ahaayeen dad la ogyahy waxay taraan iyo waxay gudaan lkn maanta hadii aan guur kudagdago oo aan qofka iska hubinin hubaal qofkaan filaaye mahanee qofkale ayaan la aqal gali
Waxaan qabaa ani in sfcn payku barto xitaa baritaan cafimaad laysmariyo ayadoon laga gudbayn xeendaabka diinteena suuban inoo dhigtay 2qof oo ajnabi kala'ah
That's my idea 💡
qayr allaha kusiiyo
👏
Dumarkii horaa U tanaasuli jirey Ragii Hore Sababtaas baa furiinku u yaraaa
Mansha Allah wll omer waxad tahay qof aan aad u jeclahay dhiiri galintaada.
Lkn wll waxadka so hadasha sida luuqadaha loogu barto si dhib yar please wll kaso hadal
walahi waxan xasuusta markey cidi isbido awood fircoon iyo ciidankiisa waa koox yar waaneynu soo qabqabaneyna marka mar walba waxaynu wax ku wadna alle ogolaanshihiisa alle wax walba oo wanaagsan alle haynugu garab galo
3.3.2024😊
Nabiga ku salli oo kaalay nasoo booqo oo nala dhagayso buug cod ah, guulayso labada daarood.
Podcast maalin leh ka dhig wall omer inzhaar
Mida dhacday dagaalkii xuneyn oo kle , waxay ku dhacday tataarka waxa jibiyey niman adoomo ah
walaayaal noqda kuwo runta lasaaxiiba
First one 🎉🎉🎉
guur kaasi waxa uu ahaa cadaab ta dumarka lkn hada hadii lakala tago wax dhiba maale hadii lawada joogana si fiican loo wada joogo lkn kaas gabadha waa laiibsadey markaa reer kaa soo doontey ayaa lahaan jirey hadii xataa uu dhinto odeygeedu khasab ayey aheyd in la dumaalo ileen xoolo ayaa ay siisteene
dadka wax qora waxaan ku boorin lahaa inay Podcastiyadaan Qoraal u badalaan si haddii ay dhacdo inay hawada ka baxaan dib loogu helo.
Sida Caydiid okale
Waxan xasuustay GOO,JACADE Mar na Niyada Dad Aan kujiro May galin in Lasoo jiidhayo ciidanka S/LND
Waxay u fashilman in aan sii qorshaysano wax aanan ogayn in ay dhici doonan inago iloobayno qaddarta in rabbi hayo
❤I'm first veiw your vedio
kabacdi nah
@@ahmedfarah1258😊😊😊
Goatka ciidanka jilicsan😂
Taliye iga daba gee ciidankaas 😂
Iga dabageey maa itiri😮 😂😂😂😂 maxa lagaa dabageya wll❤😊
@@inDiviDuaL_Unknownwaxaa ciidanka dhaho beesha caalamka ayaan kaashanaa oo nataageerayo😂😂
@@inDiviDuaL_Unknown waa ciidamada stateska somalia leeyihiin ee daraawiishta iyo magacyada badan loo bixiye
@@abbaskhan5405 haah saas miyaa 😂
Qorsho samaysata umada ku haysana😅hdan qorsho leheen nolosha waa sas cml
.............
..............
😂😂😂
Wan dhagaystaa mawduucyadada badana hal maalin ah kuma dhex arkin adiga o xata war kuleexinayo argagixisada umada xasuuqday misne maalin walipo waad caydaa ciidamada difaca dalka adiga oon wax tale ah kudarayn shame on you fulay
Nio horta marar badan arkay dad badan soo qoraayo adi kamid tahy alshabaab maad kahadashid marka hore ma aragtay qof shabaab kahadlaayo oo youtuber ah mise ma aragtay xildhibaanada badankooda oo shabaab kahadlaayaan marka ninkan shabaab haduu kahadlo familkiisa adi badbaadinee marka hadaad shabaab in laga hadlo aad rabto adi youtube furo vidoes soo duub adi maxaa ugu hadli la'dahay?!!
جزاك الله خيرا ❤