Ciidankii Itobiya Matabaan laga Eryay ma Q/ qoor ayaa u Yeedhay mise Xasn

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Комментарии • 29

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 3 месяца назад +7

    Asc Dal jire TV jamac gaalaad guleesoo kusoocoo Somalia haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 месяца назад +2

    Welkom 🤗 Jaamac Galad!!!

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 3 месяца назад +2

    Wariye jaamac galad mahadsanid. Sida hufan e barnaamijkaga .itoobiya wa cadaw umad somaliyed...

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 3 месяца назад

    Bismilah sow ma Ogidin maamulgoboleedyada gebigood iney wada yihiin klinka Abiy ciidan ogeyn hadda ha ogaato In dalkani❤😂I gumeysi heysto Qeyb xorana jirin warqabyaaladan iskadaaya soomaliyey dalka ilashada masha Allah jaamac gallad

  • @shibis100
    @shibis100 3 месяца назад +1

    Qoor qoor haddii uu u yeeray cadowga xabashida waa in qoorta la soo qabtaa oo xabsiga la dhigaa.

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc 3 месяца назад

    SOMALIA INTI XASAN SHEEKH MAMULKA U HASTO SOMALIA MA HA GAAGAYSO DAWLADNA MA NUQUN DOONTO ETHOPIAN KU ISKODI MA IIMAN KARAN HADDI LO YEEDHIN

  • @GaariAli
    @GaariAli 3 месяца назад

    Walaahi hg saying welcome 😂 🗡 I.a we are not raxaweyn ama 🥥🛢

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 3 месяца назад

    Q qoor itopiyana wataa raxanweenta itopiyanay watan dani imaarad iyo abbiye buu wataa axmed madoowe itopiyan iyo kenyan bay watan muuse juudan itopiyan buu wataa yaan ilaaway xagee loobaxsan abbeye hadii wadanki lawareegay

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 3 месяца назад

    Dalkeena hooyo waa ineeynu difaacnaa mar haddii xukuumada maantay dalka kataliso aaney haba yaraatee wax dan ah kalahayn jiritaanka soomaaliya.

  • @abdihussein1179
    @abdihussein1179 3 месяца назад

    Jaamac wax kale no sheg QorQor aya itobiyan wacday ta cida ad ka dhalatay waydi

  • @hhmdasuna8290
    @hhmdasuna8290 3 месяца назад

    Jamac lkn maashu. Wa hirshabeele

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 месяца назад +2

    Waa tee Jaamacow Dawaladu

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 3 месяца назад +1

    Ciidamada Itoobiya dhoolatus Somalia inay siday doonaan usoo gali karaan ayey kumuujinayeen maantana way isaga laabteen Xasan Sheekh oo Itoobiya dalka waan ka eaarayaa yiri inuu eber kudheggan yahay ayey kumuujinayeen ee cid qasabtay ma jirto

    • @saidmohamed5501
      @saidmohamed5501 3 месяца назад

      ADIGU MA ITOOBIYAANKA TAAGERRDAN TAHAY

    • @fardowsaabdi334
      @fardowsaabdi334 3 месяца назад

      Dalka waa lagu soo duulaye shacabku waa inuu difaacaa ileen dawladii amar baa kudhacye

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 3 месяца назад

    Xasan sheik waxbuu la aamusan yahay

  • @hodanaskar2089
    @hodanaskar2089 3 месяца назад

    Xagay usocdeen

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 2 месяца назад

    Jaamac galad

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 3 месяца назад

    Machallah inchallah guulastay midnimo musulmans somalies

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 месяца назад

    Ciidanka meesha marayey ee Ethiopianka ah waxay gaadhayeen baa la yidhi ilaa 4.000 kun oo askari

  • @saidmohamed5501
    @saidmohamed5501 3 месяца назад

    SOMALIDU WAA INAY ISKA CELIYAAN XABASHADA SIDAY DOONAAN ISAGA SOO GALAYA

  • @bashirsheikabdibashircabdi2559
    @bashirsheikabdibashircabdi2559 3 месяца назад

    Warkaas usheeg axmed madoobe iyo laftagareen .dalka somalia ma aha uun dhulka hawiyidago intaad caadi iska dhigtaan sheekoyinka maraxa ah baraha bulshada kalabaxa.

    • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
      @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 месяца назад

      Hawiyo meeshuu dego sow soomali ma aha waa weden baylah ah sababtuna waa raga soomaliyeed ee qabiilka iyo qudhunka walaaqanaya

    • @abdirashidabdullahi-x7j
      @abdirashidabdullahi-x7j 3 месяца назад

      Inta warlords somaliya dowlad goboleedyada xukumaan gumeysi kama foga

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 3 месяца назад

      Ciidankaas dalkaaga soo galaya wuxuu ka kooban yahay tobanaan qoomiyadood hadana kuu midaysan adna adoo hal qoomiyad baad is kala gureysaa bala bala bala alla dadka qaar maxaad la yaabeysaa😒

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 месяца назад

    Weden bay lah ah ish

  • @LibanNoor-t8b
    @LibanNoor-t8b 3 месяца назад

    Asc wariye jaamac waxaa jirta arin itoobiya kafaaidaysato oo ah khilaafka iyo kalaqeybsanaanta Soomaalida waxaa maalin hore tagay matabaan Hirshabelle mudane Cali guudlaawe waxaa damcay iney hor istaagaan reer hiiraan state way usuurtagaliwayday itoobiya waxey aragtay khilaaf udhexeeya hiraan state iyo Hirshabelle hiraan state dowlada Soomaaliya ma ogale itoobiyo oo taas kafaaideysaneysa ayaa xiriir lasameysay hiiraan state waxey kuheshiiyeen iney isgarabsadaan sidaas darted xagee idiin daran bey yiraahdeen hiiraan state waxey dheheen ordaha laamigaan qaada oo matabaan taga waxey aheyd tijaabo laakiin reer matabaan iskuduubni iyo midnimo ayeey kalahorysgeen sidaas ayeey wax ujiraan wariye jaamacow

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 3 месяца назад

    Hawiyow waxaad la dhaleteen Oroma. Etoobiya yaan laydinku dirin..
    Bixiyow xaal qaado....
    2000 km siii etoobiya....
    Daaroodka waa siyaasi weyne waxey iska dhiyaan kuwa wadeniyiin ah oo dalka ka jecal dadka intiisa kale...
    Hawiyow ka fiirsada goaamada aad gaareysaan...

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 3 месяца назад +2

      Meshan somali baa ku wada hadleysa shisheeye iyo oromo iyo itobiyan halkan loogama baahna adeer danahaaga raaco hawiye iyo daarood leyne naga dhex bax😡shaqo la,aan baa ku haysa shaqo yeelo