TRUMP 12 Maalin oo xukunka hayo dagaal dhaqaale ayaa furmay, damaca cusub & Xasuuq u diyaarinta Qasa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • TRUMP 12 Maalin oo xukunka hayo dunidu dhaqaale ayey gashay, damaca cusub & Xasuuq u diyaarinta Qasa
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Комментарии • 29

  • @AbdulHassan-o5f
    @AbdulHassan-o5f 6 дней назад

    Waaaw❤❤❤❤❤❤weriye calamiya guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid 6 дней назад

    Reer phelestiin waa ay guulaysanayaan xaqiiqdii yuhuudna waa ay burburaysa sanadkan waa ay og yihiin in ay qarka uu saranyihin babii iyo kaba kabadii burburka yuhuuda waa dhawaan

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 6 дней назад

    Wuxu u danleyahay wa qasa Allah ha ilaliyo

  • @daadirmacatow1077
    @daadirmacatow1077 6 дней назад

    Good news

  • @AminaAli-q8z
    @AminaAli-q8z 6 дней назад

    Kudaafadaa madaxda carabta ah ayaa israaiil dad kadhigaysa walee maraykan xaarkiisu waxba kamaqaadeen qasa

  • @BarkhadYare-x5c
    @BarkhadYare-x5c 6 дней назад +1

    Asc gaylan media

  • @AdemBarre-f3c
    @AdemBarre-f3c 6 дней назад

    Second comment

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 6 дней назад +1

    NACALAA KUTALA TRUM

  • @sharifmaxamed3649
    @sharifmaxamed3649 6 дней назад

    Somalaay dalkina imaan SADA dal an dalkada eheen wa Daren ku joog donal taraam kuwa qowlud soomalida ah ku hayyay xabsiga kuwaas ha nugo Soo celin

  • @abdishakurkala6554
    @abdishakurkala6554 6 дней назад

    Ameerika maweyna waxaa weey oo kaliya waa illahey

  • @Mohamed-ww9ml
    @Mohamed-ww9ml 6 дней назад

    Iska sax macluumaadka tirada dadka la tarxiilay
    1.45 milyan mudda sanad ah buu rabaa inuu ku tarxiilo
    Ilaa hada shan kun xataa ma gaarayso tirada uu tarxiilay

  • @mahadhasan5315
    @mahadhasan5315 6 дней назад

    Waligay wariye ka been badan ma arag 7800 qof ayay ICE shaaca ka qaaday in la qabtay lana geeyay goobaha lagu hayo dadka isaguna wuxuu leeyahay 1.4 milyan afar boqol ayaa la tarxiil warbal warbixinta dib ugu noqo

  • @AbdinasirXared
    @AbdinasirXared 6 дней назад

    Asc wll faarax watsaabkaaga ayaan ubaahnaa inaan kula sooxidhiisho ayaan ubaahnaa

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 6 дней назад

    Cagmadhige 2 gaylan manshallah

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule 6 дней назад

    Gaylan sow ma han ninwalbow ama qofkastow madaxaga mayrax ku duubo baryo badan iyo bugto badan waa laysku naca mid galna kaba sii xun

  • @muktarige9966
    @muktarige9966 6 дней назад

    TRUMP WAA NIN WADANKIISA JECEL YAHAY, IYO HANTIDA WADANKIISA. MAXAA MADAXDA AFRICA EE DAWARSANAYA,ANAGANA TRUMP NABADEY.

  • @AsafaGirme
    @AsafaGirme 6 дней назад

    Sisi iyo Jordan Been ayay sheegayaan wayna ogol yihiin !!!!!

  • @QardhoAaboexchange
    @QardhoAaboexchange 6 дней назад

    Firs

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 6 дней назад

    Amanta galada maxad ka fa,iida

  • @Luhaya832
    @Luhaya832 6 дней назад

    Azc gaylan midhia Éthiopie iyo kiniya tamacoodu ma qarsano ee dadkeena maxaa uga qorshaysan waba argna meesha dawlad kuma haynee

  • @Muzamil9337
    @Muzamil9337 6 дней назад +1

    Niyahow Trump muu somalia qaato shidaal na waa kabuuxaye wax kuqabsanaya malahane .

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr 6 дней назад

      gadaal rabtaa in wadnka qaato ku xukumo

    • @Muzamil9337
      @Muzamil9337 6 дней назад

      @AliHusseinMohamed-ig3qr oo wadan maalinkasta dhiiga islamka lagu daadinaya inuu illahay jecelyahay miyad Moday, maalin hore qof dhan ayay naftiisa kubaxday maxad musqusha iga hor gashay, . somali hadan nahay wadanka waxbo nooma taraya ee Trump haa iibsada kadib somalida dhan gobol haa isku geeya.

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr 6 дней назад

      @@Muzamil9337 Nabada alle haayo somalida wxa ka maqan diinta sheegayan in heystan in ka been sheegen mesha ka cad
      Dalkan Wxa ka socon la yahy Hawiye& Darood

  • @mahadhasan5315
    @mahadhasan5315 6 дней назад

    Waligay wariye ka been badan ma arag 7800 qof ayay ICE shaaca ka qaaday in la qabtay lana geeyay goobaha lagu hayo dadka isaguna wuxuu leeyahay 1.4 milyan afar boqol ayaa la tarxiil warbal warbixinta dib ugu noqo