Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Jubalad ilahay haguuleyo Aamiin❤❤❤❤❤
Waa laxansixiyey Firimbi,waalaxirayaa kan hsdaayo waabeen wuxuu buunbuuninaayo waa cadowga,dalka tuug beenaale ah waaba,la,xansixiyee uuwax usheegaa Kan xiyaal weerada ah waalasoo,xirayaa Nabadsugida ayaa kumaqan
Jubbaland ilaahay garab hasiiyo Axmed hadii laisku dayo in la qabto waa somaliya oo sagaal dib ugu laabata xasan haka fiirsado ninkani waa libaax ma cabsado
Firinbigu waa dagaal qabow mida kale Cabdirashii Jire oday haduu yahay dulmiga inuu isha ka dhowro miyaad rabtay???Mudanayaasha sharafta leh ee reer jubbaland difaaca gobolkiina ✅✅✅🥰🥰
Ninkaas askariga miskiinka .ah sidaa feedhka ugu garaacaya hadii waajibkiisa la marin waayo ha toogto maydkiisa haka talaabsado kibir ayuu .u feedhay sharci ma jiro
War xasan baraf markuu qabsado xukunka dagaal buu umada geliyaa Soomaali wuu isku diraa dadka walaalaha ah qabiil qabiil buu ku kala dilaa illashow naga doo gaadh oo umada ka qabo.
Jubalad ilahay haguuleyo Aamiin❤❤❤❤❤
Waa laxansixiyey Firimbi,waalaxirayaa kan hsdaayo waabeen wuxuu buunbuuninaayo waa cadowga,dalka tuug beenaale ah waaba,la,xansixiyee uuwax usheegaa Kan xiyaal weerada ah waalasoo,xirayaa Nabadsugida ayaa kumaqan
Jubbaland ilaahay garab hasiiyo
Axmed hadii laisku dayo in la qabto waa somaliya oo sagaal dib ugu laabata xasan haka fiirsado ninkani waa libaax ma cabsado
Firinbigu waa dagaal qabow mida kale Cabdirashii Jire oday haduu yahay dulmiga inuu isha ka dhowro miyaad rabtay???
Mudanayaasha sharafta leh ee reer jubbaland difaaca gobolkiina ✅✅✅🥰🥰
Ninkaas askariga miskiinka .ah sidaa feedhka ugu garaacaya hadii waajibkiisa la marin waayo ha toogto maydkiisa haka talaabsado kibir ayuu .u feedhay sharci ma jiro
War xasan baraf markuu qabsado xukunka dagaal buu umada geliyaa
Soomaali wuu isku diraa dadka walaalaha ah qabiil qabiil buu ku kala dilaa illashow naga doo gaadh oo umada ka qabo.