Aduun Wallee Xumaan la soo mar hadana Gumaysiga inta dhiman Allah Hanaga Dulqaado. Lkn Calan Soomaaliyeed Wax lug ku leh ma yeelo meeshan, dhulka heestan ay maraysana waa dhul Soomaaaliyeed. Free Ogadenia Insha Allah..
Ala hestan adunka ujeclahay dhib ban uso boqday cawa o ah sacadu 3:11 tariqduna 4/20/2024 calanyahow hajabin wad na cawiso kugu cilbaxne cimrigawo jog❤
Bisinka allah maxa meesha virus taaganyehe ma calankii ethiopia ayaa u heeseysaan alxam maanta mar hadii calankii onlf iyo kii somalia ogadenia lagu wada heysto allah ayaa na dhaafiye daba dhilifyada
waa caln aad u nasiib badan waayo waxaa iskaleh dad af somaliga murtidiisa dhaqan uleh lagana soo garay so malinkasta waxaa loo qaadaa hees aad u macaan
walahi umada somalida galbeyd illaah ba u maqan calan bey u hesayan aqoonyahana bdan oo kaso jeda ogaadeeniya aya xabsiyada isaga jira oona cidna ka hadli karin ayay leeyihiin calan calankee?
2024 hadad jogtid like ha ila dhafin
2012 lasosaray 2020 dawnaysa kawarama ogadeenia tolkay gabadh darwishada💚💙❤
Wakhtiga wu is laba roga😙mantana ogadeeniya ugu dabal dagayna💚🇸🇴❤️
@@najmanalka5762 sooo dhawada inaderayal
Alow daa tolkeen 2021 dawanaya kawrn like saar hadad igaga danbayso
Who else watching 2024😂❤
Maalmihii wacnaa💔
Meee😅😅😅😅
Me😂😂
😂mee just watching 15 /12/2024😂😂😂
waaa heestii dunida intaan hees arkayay iigu macaanka badnayd runtiina aan ladhacay midhaheeda waana hees uu dareemi karo uun qof wadani ah dalkiisana jecel runtii waana hees wadani ah tan ugu sidata heesaha wadaniga ee abid afka soomaaliga lagu qaaday
Waa runtaada wll
Ilaahay baan ku dhaar horta waxaan ahay nin dhulbahante ah misana hees taas Abid waan jeclaa weliba si xad dhaafa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
hada ma nooshahay pro😢❤
Heestan yaa dawanaya 1/5/2023 malin isniin ah time 13:22 😊❤😂😂
ceeelkii afdheer cambarkii libaan
caaasimada fiiq Dhagaxbuur u Curo ❤🙌
Hadaad dawaneysid 2022 Oo Aad iga Danbeysid like Isaar 😎👑
2008 ayan Wil Wal ku dhagaysan jirnay Marka nusasaca noloso fasaxo adna 2022 maad dawanaysa 😂
@@kayseamin9452 hhh 2013 Ayan dhageysan jiray markan fasalka 8 aha School Ayanu ku qadi jirnay Saxib 2022 dib ayan u so xasusrtayna 😎🤔
Still watching in 2023 after 11 years. Old is gold 😩😩🥵
Wagas waa loo xisay walhi
Haa memories
dadka saxda ah oo dhan waxeey ka soo baxaan ismaamulka ksoomalida Ethiopia maansha'allaah
Calankan Dunidu Ceeb Ku Sheeginoo Cisigaagi Baa Caafimad Ku Helay Guulaysta Ogaadenia Hmplyana 15 August Shaqsi Ahaan Waxaa Tihiin Dad Aan Jeclhy ❤
Aduun Wallee Xumaan la soo mar hadana Gumaysiga inta dhiman Allah Hanaga Dulqaado. Lkn Calan Soomaaliyeed Wax lug ku leh ma yeelo meeshan, dhulka heestan ay maraysana waa dhul Soomaaaliyeed. Free Ogadenia Insha Allah..
Ceelkii afdheer cambarkii liibaan
Caasimada fiiq, dhagaxbuur u curo
12 sanno kahor😮
Ax yaa xasuus jigjiga iyo Estv 2012 😢😢 eesh calaa hees iyo fananintii hore ee jigjiga
1 yurbo genyo
2 Khadro silmo
3 kafeeya
4 Ahmed daahir
5 Ali dhaanto
6 Najiib dad waqtigu kala kaxeyay marby jigjiga u shidnyd ❤😢
2024 watching old but gold 😁
2022 baan heestan daawanayaa, Ilaa 5sano baan heestan aqaanaa.
Waa hees Ereyo iyo Laxan ahaan-ba aan Caadi ahayn.
Dawlad Deegaanka Soomaalida, Nabad waarta iyo barwaaqo ayaan u rajaynayaa. ♥️💪
2020 dwwanaya miss my home DDS from fik and puntland
2012 jigjiga
2013 jigjiga
2014 adis ababa
2015 Nairobi
2016 Berlin
2016 munchen German
2017 liyon France
2018 Paris
2019 Belgium
2020 Berlin
Xasuus dheer heestan iledahay tolhi
Ilaahayo noo daa SOMALIGALBEED
still wan dhagaysanya 2023 7 23
hestan aad bn u jecelhy jira oo jooga wlalahy d.d.s from somaliland guul iyo gobanimo
23.06.2023 germany
16:50. ap. jimce
xasuus 12 sanno kadib ayaan dhageysanayaa marlabaad ,
Jigjiga iyo wardheer wow heestu weyshidantahay, Geesiyada Liyuu.
Stil ma ilopin hestan schol ka qadi jirnEyy🎉❤
Ala hestan adunka ujeclahay dhib ban uso boqday cawa o ah sacadu 3:11 tariqduna 4/20/2024 calanyahow hajabin wad na cawiso kugu cilbaxne cimrigawo jog❤
I love this song soooo Much 😢😭🙇
2024😂
Bisinka allah maxa meesha virus taaganyehe ma calankii ethiopia ayaa u heeseysaan alxam maanta mar hadii calankii onlf iyo kii somalia ogadenia lagu wada heysto allah ayaa na dhaafiye daba dhilifyada
Alla maxaan dawladayadii u xiisay qabiil iyo qabyaalad manan aqoon😢😢😢😢
Cidii wardheer Wiil Bicidyahan from Gallaadi iyo Bookh dhulka intiisa kale Tollkey absame leh 😂😂😂
Asal calankaan dunidu ceebkusheeginow cisigaagibaan citiqaad kuhelay viva cagdheer
Only Jijiga lijooj 😭♥️
aloow 5ta somaali isu keen heshiis dhax dhig yaa rabi noolada kooxda liyuu baand
Waa waxn dhacyn
Yaa daawanayaa 15/6/2024
Miilaadi
Itoobiyaan 8/10/ 2016
Hijri 11/12/1445
Habeen Eid dii arafo
Habeenka ciida carafo
😂
guul ayan u rayeynaya marwalba .calan yahow wad nacawiso kugu cilbaxnaye waligaaba jog o jir
Mid kamida heesaha wadaniga ah ee calan loo qaado ta ugu fiican midho ahaan iyo laxan music
2024/July/21
2022/11/25 ayan dawanaya magalada aabahey kudhashy ii awowgey insha alh wardheer markey iisamaxdo waan tagayaa
2021 ban wadawanaya viva liyu police
Still 2022. 🥺❤️Miss yh Jig’Jiga
10 Sano Kadib Maanta Ayaan Daawanayaa Taariikhduna Tahay 15/11/2022
Hees Xusuus Gaar Ah iile
rabow nafta hayga qaadin intaan dhulkayga kunoqonayo😢
Amiiin amiiin🤲🤲
wwwww DDsi nolaada idin jecelahay I am somalilander
Wayo waayo ala mxn estv dawaday oon jecla dhantoyinka manta jigjiga WA nabad madaxweyne cusub masha Allah Alle haydin kuwado we love you
ogaada dadow iyaga unbaana itobiya ladagalamaya somali intii kale wataas isu dhibty oo wada hos fadhida itobiya..
dowlad canoo calan leh ba nahee allow cafimaad naga yeel inaba caadi maaha waa hees shidan
8 sano ayan ka so maqanahay ciidii hooyo reer faafan gaar ahaan tulli guled sanadku 2022 tarikhdu 13/5 maalin jumca ah saacaduna tahay 8:25 subaxnimo qaahira ayan joga alaw i nabad gee
aax aaax allaa qiiroodaay heeska calaankayaga 💚❤💛 allow codowgayaga shaanshada ka jaabi allow somali shanshada ka jabi waa codowgayaga kobaad allow allow Ogaden kor kayeel allow shacaabkayaga iyo degaanka yaga nabaad aan dhamaan nasii allow wilashayada naftaa noo huraay libaax yada DDSI isha codowga noga qabo allow iney guleystaan Mode yaan laga guleysaan allow waan ku dharanaa cidanka yaga allow wan ku dharana degaanka yaga 9 gobol allow nabada nosiyadi fck rer somalia viva Ogaden
wfk is wrong with you 😂 ?🤯
wooooooooow
woooooow
hees tii qarniga
ee wadani ka hadlaysa
viva DDDSI toolaada
wooooow dhulkayga hooyoow allaw kaadhawr darxumiyo dhibaatada ......jigjigadii cadeey ciidii wardheer ceeshkii godey...qoraxay u curo..............
Abtii yoow Allah haku so daayo in Shaa Allah 😣❤
baba heskan maxan dhagaysay viva yurubgenyo viva silimo wadaniyiin dhaba viva liyuband
allow i dhowr calankeyga iyo dhulkeeyga hooyo jigjigadi cadey cidi war dheer ax
Masha Allah afkina cano lagu qabay
DDSI nolodaa
heeskan gabadha majeer nteen goonadaqabta sinimoo geenyo way masaxday iiddoor maqaangaadhaan sida daarood ugu xisaabtamo somali aga
Walahi wan xasuusta 2014 dhaqay sanjiray barigu wadanka kali talisku haystay
waa caln aad u nasiib badan waayo waxaa iskaleh dad af somaliga murtidiisa dhaqan uleh lagana soo garay so malinkasta waxaa loo qaadaa hees aad u macaan
2021 inta ila dhagensaneysa waa idinsalaamay😍😍😍
Jigjigadi cadayd cidi wardheer ceshki goday qoraxeey uu cugo. Viva DDSI somali ethiopa. Ka timi walaalhina Somaliland!
Mahadsanid Sulekha
maahadsanid.walaashay.suleekha.itoobiya.ha.noolato
Lauryn James 😍😍😍dad dhiig iyo dhaqanba wadaaganune allh isku kaaya dhowro somalilnd and ddsi😍😍😍😗😗😗
Somali ethiopia kuye hadana waa Walaalihiin somaliland kuye hhhhhhhhhh afka dhagax kaaga dhac af adkaaaa
Viva somalia. soomaali soomaali ayaa leh
axyaaa hees qaali ah JIGJIGA caddy ciidiii wardheer Daadax
Like isaar hadad hada dawanaysid
Dhulkaa ay tiriyeen oo dhan waa iga balan inaan maraan dheerayn soo wada maro sinabada can’t wait August
How it went?
16/08/2024 still whachting 😥😥😥
Mnsh allh heer ogadeeniya viva ogadeeniya viva cabdi maxamuud cumar guul guul iyo gomanimo 🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊🕊💐💐💐🌹🌹🌹⚘⚘⚘⚘⚘🌷🌷🌷⚘⚘🌷🌷🌷🌷🌷⚘⚘🌷🌷🌷🌷🌷🌷🍀🌿🌿☘☘☘🍀🍀🍀☘☘☘🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🍅🍅🍉🍉🍉🍉🍉🕊🕊🕊🕊🌱🌲🌲🌲💋💋❤❤❤💖💖💖💖💚💚💚💚💞💖💖
Jigjiga cadeed allow kaa jir balaayada
Hadad dawanaysi 2023 /5/14 kii 😢😂 like isaar😅
Aya dawanaya hestan in 2019😂
mansha Allah allow noo daa wadanka naga
26 12 2023 oo maalin talaad baan daawanyaa 😂
Shiniladi Cudon Canaykastaba adaa Jire CalanYahow Cimrigaba Jog 31/5/2023 mudo 11 Sano Ayaa igu Danbaysay Hestan wana Taaab Inama Cadi mahaa
Heesta ila markay sobaxaday kama cajiso waan dhagayists dhulka ayaa marayiso jigjiga ayan arkay wlhi wan jecelay
Kafeeya iyo geenyo iyo kgadra salimo iskumar hadlaya cod mcn ah wlhy
2022 wali yaa ila dawanaya
Heesta erayada ka helay anigu wlhi 😂😂😂 abwan baa helay
Jig jigadi cadded calamka xabshida ciil igu diay
ciidiyo dhulkiyo cadawgi hantiyay lacarabiyay wow hees iyo badh
I love this song 🎵 ❤️
Hees maaha tani waa heeso.
dunida waxan ugu necbahay Ethiopia waxan kasiinecbahay qofka somaliga ha oo Ethiopia daba dhilifka u ah miyadan ogayn inay kadhashayn dadkii baray cunida hilibka cayriinka oo ay kamid yihiin sayid Maxamed cabdule xasan Lkn manecbi dhulka iyo shacabka kunool ee waxan necbahay xukumada meesha kajirta oo uhorseeday guumesiga ay manta kujiraan Lkn culees walba fudeed Aya kadanbeeya waxa leeyahay dhalin Yarta adkeesta waxa dhaw xiligii guusha xiligan kaxuroobi lahayn guumestaha Ethiopia waayo dhibka laguma waaro Dhaxal loma helo waa waa laga dhamadaa
wan ilmeeyay
Intii tarbuunkii scholka ka qaadi jirtay farta taag
Rubrik heestani wa mid ka turjumaysa horumarka dawlad deeganeedkeena iyo sida wacan ee hananka dawlanimo uga curtay
Heestan wan jacelahay
masha allah najiib yare allaha ku dayo waa hesta calanka leyu band
masha alah alooow cafimad cirk nika yelll
Viva ddsi love you forever my beautiful city #Jigjiga#
Ifrom Hargeisa Soomaaliland ilove ubo
hehehehe walahi waad iga qislisay
Hhh bru onlf dheh ubo waa lagu caayaye magacooda caadiga waa onlf
shaqsi kasta inuu garto dantiisa aad ayey u fiicantahay mardanbe dhici mayso in umadan dalkoda u arkaan cadaw guuuuul ddsi
Jigjiga wagaas bay dhul Somaliyeed ahayd hada Xabashi ayaaba xoog inagu haysata ilahayow Somali midee oo cadowgooda tus
caadi maha heesta waa ka helay ciidayda hooyana wa alagu qday
Bah ayeyday allah ha idin dhawro♥️💯
Fov wadani song 🎵❤️😍
Calankaan dunidu ceeb ku sheeginoo,Cisigaagii baan Caafimaad ku helay,inaba caadi ma'aha.Viva Liyuu Band,Viva DDSİ.
walee intaa ragiii dalkaa lahaaa xoraynayaa habashida iyo daba dhilifku has iska siii heeso shacabkaan Waa shacaabkii ogadenia oo dulman balse markaas kaa hoos baxaysan cabsidaaa
15AUGUSt Hamblyoh
Aabo Abdi gizee, Turu gizee💔😭
war dadku cadawga wadan ay kacaraabiyee maadgaran wayeen waagumaystihii dhargi gizee
dawladani wax kamaqan oon ka ahayn inla aqoon sado majirto waxa 9ka gobol iyo 68damo kashaqaynaya wasaarad walba waadadkii udhashay eesomalida ahaa dhargi gizeena hal qof oomushaar qaata majirin onlf ma aha cadaw eemaa wadani udhashay oofikir qaldan aaminsan
nice song wadani waxasaa lagaa dhahaa
Heesii gumaystaha looqaday
Waa hees aad iyo aad u qiima badan viva ddsi
walahi umada somalida galbeyd illaah ba u maqan calan bey u hesayan aqoonyahana bdan oo kaso jeda ogaadeeniya aya xabsiyada isaga jira oona cidna ka hadli karin ayay leeyihiin calan calankee?
My country❤❤
Anigo d.d.s u dhalan oo somaliland u dhashay ayan walahi heesta erayada ku jira ilmo igu so istagtay
Wooow nice soing
cidii wardheer wwlhi wan u xiizay