Qaraam- Heellada Hinqad: Xuseen Cali Kaahin| Lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 янв 2025

Комментарии •

  • @togdheer-man8588
    @togdheer-man8588 3 года назад +3

    Xuseen cali kahin fanka wu uga horeeyey kuluc lakiin wu iskaga baxay..1980"s kii ayu dib u qaaday dhawr heesood oo qaraami ah. Wuxu aha bani aadam wanaagsan oo gob ah oo wuxu aha halgamaa. Ilaahay naxaristiisa janno haka waraabiyo.

  • @calaydhchannel2541
    @calaydhchannel2541 4 года назад +1

    Ilyaasaw sxp waan ku salaamay ee Ninkan Qaaliga ah ee Xuseen Kaahin Aun ee Heesahan uu u tumay cabdinaasir macalin soo badi sxp tiraba 4 xabo ayaa isoo galay oo Qaraam kan ah balse mid gacantii go'day ayaa iga masaxeee

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 4 года назад +4

    Qaraamkan waxaa la yiraahdaa Horseed waxaa u sareeya
    1- Tubeec Aun
    2- Cumar Dhuule Aun
    3- Salaad Darbi
    4- Xuseen Kaahin Aun

    • @ismaildoubad9007
      @ismaildoubad9007 4 года назад +1

      Khabiir Harnendez mahadsanid sxb shey mire dacar isna wuu Qaaday (aun)

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 4 года назад

      @@ismaildoubad9007 adaa mudan sxb Ma haysaa Markuu Qaadayo Shey mire Dacar

    • @ismaildoubad9007
      @ismaildoubad9007 4 года назад

      @@khabiirqaraam7935 waan hayaa sxb

    • @ismaildoubad9007
      @ismaildoubad9007 4 года назад

      @@khabiirqaraam7935 sxb ma i aragtaa waan kusoo qabtaye

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 4 года назад

      @@ismaildoubad9007 haa sxb

  • @ismaildoubad9007
    @ismaildoubad9007 4 года назад +2

    Laxankan haddii uu San ahayn aroor2 magaciisa halaraadiyo ma aha (Hinqad)

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 4 года назад +2

      Sxb laxankan magiciisa aakhir waan helnay wuxuu noqday Laxanka Horseed

  • @abdullahisaleh8974
    @abdullahisaleh8974 4 года назад +1

    Ax yaa qaraaaaaam

  • @sahrobilan6025
    @sahrobilan6025 4 года назад +1

    Cajiib cajiiib ❤❤❤

  • @cqanioomaar4489
    @cqanioomaar4489 4 года назад +1

    Xuseen Cali Kaahin AUN

  • @yeswecan.8379
    @yeswecan.8379 4 года назад +1

    Hoobal

    • @heellolyricsqaraamyahan4174
      @heellolyricsqaraamyahan4174 4 года назад

      Qaraamkan magiciisu sidaas buu ku saxan yahay aroor2 wax layidhaahdona anigu ma aaminsani inay jirto
      Lkn laxankani maaha aroor xitaa isku Muusig maaha oo isku luuq maaha oo isku habdhac maaha maxamedow

  • @cqanioomaar4489
    @cqanioomaar4489 4 года назад +1

    Halkaa ka wada Hawsha