HOBOLLADA QARANKA WAABERI | DHEGTA DHIIG HALLOO DARO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
    SomaliSwisstv.com #Somali #heeso #somaliculture #somalientertainment #somalimusic
    #SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss

Комментарии • 43

  • @maanka48
    @maanka48 9 месяцев назад +19

    Waligay hees ma jecleyn laakin best hees dhagtayda kusoo dhacda waaye. Ereyo, laxan jilid wax walba walo dhamestiray. Qiirada ay igu qabatay ma umalaynayo hes aan ayada ahayn inan dhagaysan doono. Well done my fanaaniin😘🙏

  • @mahadak3452
    @mahadak3452 7 месяцев назад +3

    Geesiyada dhulkeenow ku dhiirada jihaadkow kuwa nolasha nagu dhibabay far waawen wax ugu dhiga ❤❤❤❤❤

  • @suldaanofficial9245
    @suldaanofficial9245 8 месяцев назад +4

    Kuwa nolosha nagu dhibay far wa weyn wax ugu dhiga ciidanka xooga guul insha allah ❤❤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 9 месяцев назад +10

    INAY NABADI DHALATAA
    WAA MIDAAN DHACAYNE
    GEESIGADa DHULKEENOOW
    KU DHIIRADA JIHAADKOO
    KUWA NOLOSHA NAGU DHIBAY
    FAR WAAWEYN WAX UGU DHIGA.

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 4 месяца назад +2

    Ajaaniibta muslimaka waxaa ugu fiican pakistan muslims.moroco iyl aljeeriyaan.

  • @user-gw1el5um1h
    @user-gw1el5um1h 9 месяцев назад +3

    Dhagta dhiig haloo daro mujrimiinta allah allah waxu waa wadaninimo hees weey dhaaftay❤p

  • @sabdownur8650
    @sabdownur8650 9 месяцев назад +5

    Dhawaqay maqlan iyo hadalkay dhagaystan dhigta qoriga weeye dhimbilaha rasaasta iyo ka warabsha dhamacdoo dhegta dhiiga haloo daro

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 7 месяцев назад +1

    Runty waa hees waddaniya oo erayo iyo laxan macaan oo murti badani kujirto lagasameeyay.guul somalia

  • @Kabtan_Xoog
    @Kabtan_Xoog 7 месяцев назад +2

    Jabkii khawaariijta Ayaa soo dhow

  • @cabdiraxmaancabdilaahi3442
    @cabdiraxmaancabdilaahi3442 9 месяцев назад +5

    Dhagta dhiig haloo daro m a hees macaan

  • @qaaliibrahim1103
    @qaaliibrahim1103 9 месяцев назад +3

    Wow waxan hobalada qaraanka lesamen Karo Adeer💪💪 jah dhagata dhiig halodaro nacalaqabo yiinka

  • @youngfamilycooking2651
    @youngfamilycooking2651 9 месяцев назад +3

    M.a hees iyo bar iga dheh dhagta dhiig haloo daroo xaraanta

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 4 месяца назад +2

    Walaal siyaasi xukun raadinayo qaabiil ha ku support aaqirada ka fikir.dhamaan madexda soomaali waan taageeraa.shalay farmaajo waan la jirey hadan hassan waan la jiraa markasta waxaan lajiraa qof wax u qabanayo diinta dadka iyo dalka.xasuusnow walaal waad dhimaneysaa oo kaliga ayaad god galeysaa.

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 9 месяцев назад +1

    Waaaaaw iga bareejeeya onkod waaberi askar teedi halla yiraahdo

  • @user-vl6kp6ck5x
    @user-vl6kp6ck5x 8 месяцев назад +2

    Dhagta dhiig haloo daro 😊 xaaraanta

  • @Bagagac
    @Bagagac 4 месяца назад +1

    Somaliya matahy ,😍😭

  • @MasnamaxamedMacalin
    @MasnamaxamedMacalin 4 месяца назад +1

    Soomaali guul guul is 💪💪🇸🇴👍🫶

  • @AxmedFoden
    @AxmedFoden 2 месяца назад +1

    Dhegta dhiig ha loodaro

  • @WarsameMoon-do8uo
    @WarsameMoon-do8uo 6 месяцев назад +1

    Asxaaveey Yaa iska le midhahan

  • @hinda4361
    @hinda4361 9 месяцев назад +2

    Cajiib far wawayn wax ugudhiga❤❤❤❤.koxda.wabari guul❤❤❤

  • @saahilabdullahilastman4812
    @saahilabdullahilastman4812 9 месяцев назад +3

    ABEAAN GIURE HADAAN U QIRAY IN UU YAHAY ABWAAN HALKAA KA SII WAD DHEH

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 9 месяцев назад +2

    Dhagta dhiighaloodaro Qawaarijta.

  • @abdiqani33
    @abdiqani33 9 месяцев назад +5

    Good song 1984😢

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 9 месяцев назад +1

    Good song ❤❤❤❤❤

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Месяц назад +2

    Madaxwan us dhgta xabad uga taray

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 9 месяцев назад +3

    Sas ku wada wac galinta

  • @abduwahid3088
    @abduwahid3088 7 месяцев назад +1

    Farwawena waxa Ugo dhiga

  • @maxamed104
    @maxamed104 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tp7eb3gf7z
    @user-tp7eb3gf7z 7 месяцев назад

    dhagta dhig halo daro nejasada

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 9 месяцев назад

    Asxbta kale dharka halloo libiso kkkkkk

  • @zeitunabdi5468
    @zeitunabdi5468 9 месяцев назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴gul ia😢

  • @abdikadirmohamed-bn6vh
    @abdikadirmohamed-bn6vh 9 месяцев назад +2

    🥺🥺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️👍🫡

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Месяц назад

    Truma dhagta dhiig ha lo daro kkkkkkk

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 4 месяца назад

    Marka xusuusnow aniga caawimad u baahan dad igu qabiil ah ayaa ii diidaye gabdho ooaan isku qabiil ahayn ayaa ii caawiiye.marka aniga dhamaan soomaalida waa walaalahey.walaalayaam caqliga ha shaqeeyo.yaa lagu isticmaaliin .

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Месяц назад

    Naagaha wasaqda alshabab e dhalan xabsi keya mahan ku jirkoda ka ganacsad farxade ku jiran guurso

  • @CabdirisaaqMaxamuud-lb7hc
    @CabdirisaaqMaxamuud-lb7hc 9 месяцев назад +1

    Alafanan shaafici qandala

  • @AbdullahFormalmuhammad-kg5on
    @AbdullahFormalmuhammad-kg5on 9 месяцев назад

    Dayib cabdiĺaahi

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Месяц назад

    Xamar abowe iyi abaayo wa maxay dagal abgal saara cafimad kina waya

  • @nemsaasmen9381
    @nemsaasmen9381 7 месяцев назад

    filmka sifiican uu jilaa dadkana been ku maweeliya

  • @abdelgadirabdollhi3760
    @abdelgadirabdollhi3760 7 месяцев назад

    Waxaani heeso ma aha ee soo saara heesihii 77-ka

  • @aisha665
    @aisha665 7 месяцев назад

    DUMAR SOMAALI LEE WAXANO DHAN ISKU SAMEE KARTO