Iskuflin walaal intan arkayay qof xalwad sameeya waxad tahay qof kii u hureeye ee sifiican oo fudud xalwa helaal qurux badan Allah farsamada ha kuu siyaadiyo
Maashaa Allaha abayo cawa xalwa iqabatay bari ban sameyn marna wey itosta marna wey iga halawda inshaa Allaha bari ban isku dayi shukran abayo gacanta alaha ku xifdiyo aamiin
Salaamu alleikum sister, salaan ka dib, aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay marka hore. Salaan ka dib, sida aad wax u sharaxeyso waa qatar, maasha allah, laakiin adigoo raali ah, time table instructions maku dari kartaa for none somalis? For example: Add 6 cups of sugar, stir for 25 minutes until so and so... sidaas oo kale. Dadka somalida ah wey ku fahmaayaan, laakiin dad badan oo ajnabi ah ayaa jira. .Kudos for letting everyone know that it is not healthy to eat on a daily basis due to high level of sugar. Salaam
Sid Bare waxyalo badan is not good health ah xalwada sanadkii halmar waaye sonkorta jirka waa ubaahan tahey bariiska iyo baastada la cunayo mar walba sonkorta wa kiciyan good health hadii La rabo qudaar Kaliya la cuni lahaa salata iyo yoghur ayaa la
mashalah abaayo ilah ajir iyo xasanaad haku siiyo wlh zaid ban u radin jiray inaa barto sida xalwad losameyo alx manta ka fa ideystay CALEENTA ama Lepton ka hadi ladoono maa lagu daraa mise waba wax an laga maarmeyn mahadsanid inbadan abayo qali ah
Abaayo xalwo wan ku salamy,hadal aad ku hadashay,cajilka ,isbaleyasha ,ayaan u aqaanaa .barkee ,Ex.banadir waaye,waxaan ku leyahay, xalwo gendershe,mataqaanaa,xawaashkii heeyl ,kumaad darin waayo,sidan adi miyaad usameesaa?
Meeqo daqiiqo ama saac ayay saarneed dabka abayo ani 45 mnt cml ayay sarnaata sometimes jileec ayay iga noqota sometimes na adeeg marka ila inte daqiiqo ayay sidan kugu noqotay jazakallahu kheyran abayo wan ka hela cuntoyinkaga ❤
Wow, i love this. It’s so sweet and tasty! First time i eat this was 2001-2002 i think. Wish i could do it self.
Du bodde kanske testa de
pro tip : watch movies at KaldroStream. I've been using it for watching all kinds of movies these days.
@Finnegan Zahir Yup, I've been using kaldroStream for since december myself =)
@Finnegan Zahir yup, have been watching on kaldrostream for since november myself =)
Theres translated videos on RUclips , I must admit this is different mmm
Soo Dhawow Ma aqaano haddii aan haysanno mid ka mid ah waxyaabaha ku jira Xalow 👍🏿💘💘💘💘💞
احب الصومال جيراننا في اليمن
عماد الدين
عماد الدين A وأحنا كذالك نحبكم يا أهل اليمن
ايو يااهل يمن بحبكن كتييير😘😘😘
Mansha Allah walal waad mahadsan tahay Allaha ku siiyo waxa jeceshahay, markii igu horeysay weye aan sameeyo xalwad waana ku gulaystay alhamdulilah
Ma kaligaa ba damaystay xalwada mise Dariska wax ka sisay ??😁😁😁
Dad oo dhan baan uu qaybiyay Alhamdulilah
asc walshey macaan adbad u mahasantahy xalwo ka qurxbadan never see before thank u so much . I appreciate for u share your cooking .
Iskuflin walaal intan arkayay qof xalwad sameeya waxad tahay qof kii u hureeye ee sifiican oo fudud xalwa helaal qurux badan Allah farsamada ha kuu siyaadiyo
Mashallah tabarakalah Jzkr for sharing mcn, made today Alx, came out wonderful ❤️👍🏽
Using Teabags very smart move, reduces how much food coloring you use. Very nice!
Kaftan qoftaan waa reer magaal.lkn meel xalwo lagu koray uma hadal ekko lkn waa ciyaalka xaafada macnaha qof wanaagsan oo reer ilbax ah waxwalbana isku dayda nooloow 👉😀
NaimaAli I like this sheet Somali Chi
Mashallaha tabarallaha mcnto
MASHALLAH very simple and easy thank you so much
Waaaw
masha alaah quruxey ilaahey hakufido adiga iyo fimilkaaga sidaad noogu faa idiiso markasto xawadana caadi ma eheyn waa baroobeeyay xalwa macaan ayeey igu soo baxday ilaahey haku siiyo aduun iyo aaqiro taama in sha alaah quruxey
waaw ifrah cadi maaha mansha allah dhareera iga imaaday waan jeclahay xalwada casharka manta caadi maaha shugran xabiibtii
😆😆😅inoo kari qaali
Allaha barakeye waxa ibartay mama rer xamar ah oo xlawada sameysa oo rer xamar weyna ah sida lo sameyo doolsaha keega xalawada shushumowga iyo balbalowga iyo keega masha allah ano yar oo ciiyaal school ah bartay xiliyada khamiista tagi jiray xafadoda iyagu wa rer leh tukaman waweyn ee xamar weyne kuyala ee xalwada iyo waxkasto mac macana lagu iibiyo markasta on wax mc macana usameyo gurigena iyo guryaha kale walalaheyga rerha leh walhi wn uduceya mamadas ibrtay wxas odhan allhow xafid oo cimrigeda cafimad ugu dar amin ❤️❤️abayo dina gcantada allha kubarakeyo ajarna hakasiyo sidad wax walba nogusogud biso ❤️❤️
Maashaa Allaha abayo cawa xalwa iqabatay bari ban sameyn marna wey itosta marna wey iga halawda inshaa Allaha bari ban isku dayi shukran abayo gacanta alaha ku xifdiyo aamiin
Masha Allah baeutiful Abayo
This easy I can get all the ingredients masha allah tabarakallah and JazakaAllah keyr habibti
shukran xabiibti jisaklaha qeer kiilada sonkart biyo meeqo bakeeri aa lagu shuwi kara
Nada Ahmed anaga kiilo ma isticmalo
Asc,Shukran walaal. Wixii hada kadambeeyo waa inaan karsadaa xalwada anigu. Macalimad wanaagsan baad tahay.
shukran walaal saliida meeqa saac kadib ama daqiiqo kadib ayaa lagu daraa qiyaastii
How long can you keep Somali Halwa at room temperature before it gets bad?
Xmasha Allha waan jecelahay xalawad
qof sirtiisa sheegaya majiro illaaa imanka ma arag Si saxan oo qiyaastii dhamaystiran qof usoo gudbinAyo
Salaamu alleikum sister, salaan ka dib, aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay marka hore. Salaan ka dib, sida aad wax u sharaxeyso waa qatar, maasha allah, laakiin adigoo raali ah, time table instructions maku dari kartaa for none somalis? For example: Add 6 cups of sugar, stir for 25 minutes until so and so... sidaas oo kale. Dadka somalida ah wey ku fahmaayaan, laakiin dad badan oo ajnabi ah ayaa jira. .Kudos for letting everyone know that it is not healthy to eat on a daily basis due to high level of sugar. Salaam
Sid Bare yes walalkiis laakiin waa another time in aan galiyo insha Allah waan I will thank you
Sid Bare yes walalkiis laakiin waa another time in aan galiyo insha Allah waan I will thank you
IskufilanCooks manshaalah
Sid Bare waxyalo badan is not good health ah xalwada sanadkii halmar waaye sonkorta jirka waa ubaahan tahey bariiska iyo baastada la cunayo mar walba sonkorta wa kiciyan good health hadii La rabo qudaar Kaliya la cuni lahaa salata iyo yoghur ayaa la
Xalwo subag
abyo waxaa ficaan iin dadka aad tuustiid caabiirka sababtoo aah laama fahamaayo iin aad naatuustiid aayaa ficaan aadiigo mahad saan abyo qli
Fadumo Hassan
Fadumo Hassan sh
Shukran abayo sual xage kaso ibsatay nutmeg Walmart ka mise? Meqa sacadod bey igu qadaneysa karinta plz reply.
maasha allaah walhi waa xalwo quruxbadan alaha kuu barakeeyo gacantaada xabiibtii adigo mahadsan si fiican waad noogu sharaxday jasakallaahu kheyr lakiin koobka ayaan ku wareernay pls koobka noosharax waa nucee qeyr alaha ku seeyee
Mashaallah ❤
mashalah abaayo ilah ajir iyo xasanaad haku siiyo wlh zaid ban u radin jiray inaa barto sida xalwad losameyo alx manta ka fa ideystay CALEENTA ama Lepton ka hadi ladoono maa lagu daraa mise waba wax an laga maarmeyn mahadsanid inbadan abayo qali ah
layali mohamed waa qasab
MashaAllah si aad u fudud baan noo tustay waan skudaya laakiin walal looska iyo iyo geel ba ma laga darikaraa
MashaAllah walaal you make the best xalwa and easiest one walaal thank you jazakaAllah khyr i try to make it
Masha allah uqtiii aad baan uga helay waana tijaabinayaa in sha allah
Abaayo xalwo wan ku salamy,hadal aad ku hadashay,cajilka ,isbaleyasha ,ayaan u aqaanaa .barkee ,Ex.banadir waaye,waxaan ku leyahay, xalwo gendershe,mataqaanaa,xawaashkii heeyl ,kumaad darin waayo,sidan adi miyaad usameesaa?
Mashallah it's look yummy thanks so much
wow looks delicious pls state ingredients and quantities in english pls my sister
Thanks xbbti shugri waan ku gulysty xalwadaa allle haku barkeeyo gacanta
Beautifulmashallah ilahey aqontada haku barakeyo inshallah
masha Allah khaiyr qabto janadii allaha ku geeyo 😚😚😚😚😚
abayo mcn janadi ale h aku gayo lkn cabirka na tus
Masha allah abayo iskufilan shukran qaali 👌👌👌👌🌺🌺🌸
Walaal waa maxay warango iga caawiya waan fahmi waayay kalmadaa warangaa lagu darayaa
macaan daremahayaa quraxey allayaxafid kum qacmo quraxey
ماشاءالله حلوى هلال جزاكي الف خير اختي
ندى محمد لوسمت فهمني وارانغا يعني نشاء؟
@@اناهيالحزينة نعم نشا الذرة
waa shaah bigays ah oo la fariisiyay saliidna lagu daray
Masha ALLAH Walaalo waa marki igu horsay bagekaada waanse ku taxnaan doonaa walaalo insha ALLAH
abaayo shugran lkn cobka ad wax ku cabirayso maxaa notusiwaysay??
Masha ala
Wll halka warangada Daqiiq ma u isticmaali kara
Do you have to add tea or is just your style please explained thanks.
masha allah iskufilan quruxeey mahadsanid xabibti
🙂🙂🙂🙂
Msha allah taxn abyo wn isku daye weyna ihagagtay
Mashallaah Xalwo macaan 😘❤️👍🏼
Wll mhdsnida may tusi kartaa koobka aaad ku qiyaasatay mhdsnida
mansha allaha abyo Wan kafaidnay
masha Allaah abayo.
shugran jasakallaah qeyr
abäyo Bakeriga aa kucabirtey
biyaha sokorta iyo warangada
hal bakeri miyaa cabir ahaan yacni.
Asc wabA ismaysniwayday Waa IgA qasarobAy subag sokar iyo lab badan xat warngo Waa KU daray
H. Sharaf haa 1 cup Ayaan kuli kuqabilay
IskufilanCooks
Abayo calenta lix xabo oo xiran miya mise wa lacabiri. tnx
Quresho Lak waa 6 xabo
Mansha allah abaayo allah ku barakeyo inyar hadan rabo 3 bikeri biyo 3bikeri sokor warankada seen uqayasa
Sahroguul4 sahro haa wax kastaa haf kadhigo
IskufilanCooks please show us how you measure is best that way qiyasta Naga daa .
Wll warango waa mxy mida kale hargaysa ayaan jogaa waxkale magu badalan karaa
Walal Hal fikrad an kugu darso adigo mahadsan.
Waxa jiro dad an wax maqlin marka muqallada qorl usoyell sida kuwa wax maqlin uga faidestan.
Mahadsanid
Masha allh wll ilaahy gacnta hakuu barakeeyo
Masha'Allah I love it 😋. Thank you for sharing abaayo macaan.
Ayan Nura Cooking thanks abaayo
Masha allah
Ayan Nura Cooking wow
Ayan Nura Cooking mahadsanid abaayo
shukran abaayo jazaakalaah allaha kubarakeeyo
Warango waa daqiiq uun saw maaha
Meeqo daqiiqo ama saac ayay saarneed dabka abayo ani 45 mnt cml ayay sarnaata sometimes jileec ayay iga noqota sometimes na adeeg marka ila inte daqiiqo ayay sidan kugu noqotay jazakallahu kheyran abayo wan ka hela cuntoyinkaga ❤
si fudud o qurux badan ayad u sameysay mahad sanid abayo💖
q
MASHA ALLAH QALIYEY JASAKALA KOR ALLAH HAKA DHIGO SXB DHADHAMO SHIFOLEH
Argo miya lag mari kar wlloh💕😍🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Olive Oil haddii aan ka dhigo ka warama? saliid caddeyda waa cudur badantahaye?
Gacal Canada saliid saytuunka waxba haku karsan kalastarool ama subag sida utaqano ayaa laga qaada abayo
Man
Waa Toro sax ah alaha ku barakeeyo
Manshaallaah abayo hormar wacan isoboqo waan kusoo boqday
masha allah wll aad ayay uficantahy xalwadaada waaw waxkasta wad taqana ifraax alle haku xafido wllshy inan jaar kula ahaday wacnan lahyd hhh 😀😁
ifraax Mohamed samiday shugran
ifraax Mohamed msha allah
IskufilanCooks Kalarka muhim miya???
Muna Abdi haa
Z
iskufilan masha allh waxan ku waydiinaya sadax saaac maad karinaysay in sadex saac lala suugo miyaa wll ????
man. sha alaah. wll. aad. ba. u mahad san tahay. aad. banu. kaa. ga. faa. iid. nay. wll. koobab. ka. aad. son. korto. aad. ku. mii. sa say. say. ma koo. bab.dha xaa. mise. waa. koobab. waa. wayn.
mashallah caleenta hadn haynin caleen kale maku dari karaa
queen xamda channel haa calenta shushubka haadaheysato kaari kadib mir biyaha isticmal
Wakhtiga maad sheegin. Waxaad samaysay lama garanayo. Video yada mustaqbalka wakhtiga xus.
wcsm abayo masha allah badalkeyga adiga icun kumaso gaaro alle haku xafido waa xalwadi aad ufican abayo
m.A waa xalwo qurux
abaayo koobka inaad natusto ayaa fiicneed oo aad kucabireysay because xalwada inay halawdo ayay ubadantahay cabirka dartiisa jazakallah xayaatii
Suhayma Ibrahim walal 1 cup kaykuqorantahay ee loogutalagalay in waxlagu cabiro
Masha Allah xabibti ilaahay ha idiin daaweeyo
Masha allahaa xalwo waa karis taqana. Qatar sis👌
Jizaa ka Allah kheyr
masha.allaah Allah hakuu barakeeyo gacantaada
Sister love the way you cook food I have not seen you for a while cook galamudho pls I enjoy to c you cook
Walal xalwo ino sogale
isku filan abaayo sokorta hal bakeeri makari karaa iyo halkoob oo biyaa sis kiligeey aa cuno guriga
Sonkorta iyo shaaha mooyane inta kale ma maqal markaa seen KU hela Mana kamaarmi karaa
Asc abaayo aad ayaa u mahadsantahay ee Waxaan jeclaan lahaa in aaad natusto koobabka aad ku cabirtay sojorna iyo waraankaga ilee koob kasta islams eka Mahadsanid
Mansha allah it looks yummy
Mashs Allah.Iskufilan 😘😘💛💗💚💙❤
Asc wlo xalwad waxyalahayaryar aad kudartay ee cagadaha yaryar kujiraa maxaytahah
mash Allah a baby on keep it up
Maryan Abdikadir
Waraangada soo laagma marmi karo
saliid iyo sokor 3 saac lakarinaa somali maxaa bur buray gabar iyo wiil ayaa laleyahy waxan ayaa dilay war iska yareya sun waye waxaan
Maxaad ka hadlaysaa
Wiilka iyo gabadha aad sheegi waayo?
Xalwo subag la aan iyo sisin la aan qeshwye 😯😯
shukran jizakalaha kheeran uqti
asc waad mahadsanthy waxbadan saliida meeqa koob ayaan ka dhigi karaa iyo subaga waa marki iigu horeysay qayaas la aata waan ka baqaa allaha ku xafido
Aloow Anaa ba ay kkkkk caag saliid gab 😱😱😱😱
You can do also
muna abdi abayo markad sameyneyso qof aya qadka logala xawlada waxey u bahantahy waqti ila 3sac illa 2sac
maasha Allah shugran abaayo qali
Masaha alalaha