Video Universal looga eryay Wariye Cawke

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 ноя 2024

Комментарии • 411

  • @tayibabdirahiim6219
    @tayibabdirahiim6219 2 года назад +15

    1) Kuleel
    2) Kaneeco
    3) Koronto la'aan
    4) iyo keli talisnimo 😅
    CAWKE LEGEND BUU AHAA

  • @khalidxashi4366
    @khalidxashi4366 6 лет назад +106

    allaha ku naxariisto
    cawke
    janadii fardawsa
    ilaahow ku gee

  • @sangeofficial2543
    @sangeofficial2543 8 лет назад +122

    illaahaybaa runta jecele saddexduba way yaalaan jabuuti

  • @ismailahmed2418
    @ismailahmed2418 5 лет назад +22

    Allaah hakuu naxariisto cod dahable cawke aamìiiiin aamiiiin

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 лет назад +11

    Allah ha kuu naxariisto
    Ahmed Hasan Awke
    Run ayuu sheegay intaas iyo in kabadan ba way ka jiraan

  • @hamza-fk3is
    @hamza-fk3is 9 лет назад +5

    dareenka murugada iyo ilmada indhuhu maanta way tirra beeleen
    cawke ilaahay meel ka khayr badan meeshaadii allah ha kuugu badalo

  • @ibrahimabdi4636
    @ibrahimabdi4636 5 лет назад +8

    Alle hakuu naxriisto oo kuwa laxureeyey oo Illaahey iska daa’yey Alle kakugu daro ‘ aamin!!

  • @doomsdaystrugler
    @doomsdaystrugler 13 лет назад +4

    this man is infamous from bbc radio mogdhishu back in the day. i,m 32 and been living in uk for 20 years and i can remember my dad listening to him at our goat and watermellon farm in guri ceel. AMAZING. miss my country

  • @nayruuscadeey255
    @nayruuscadeey255 9 лет назад +8

    yaa allaah allah kuu naxariisto waxaa thy wariye aan marnaba qalbiyadeena ka go'in

  • @Sheekh13
    @Sheekh13 13 лет назад +2

    Ahamed xasan cawke waa wariye buuxa universal oo shalay soo baxaday waxba u sheegi mayso wuxuna ka hadalay waa run ah jabuuti lama caayin ee run ba lo sheegay ahemd xasan waan ku salamaya waxan shaqsi reer somaliland ah gaar ahaan ka soo jeeda gobalka awdal waxan kugu dar darayaa inad u shaqayso umadada wakhti ha ku lumin somalida kale

  • @AhmedIsmail-kn5ue
    @AhmedIsmail-kn5ue 4 года назад +7

    Anigu Wxn ka Mid Ahay Dadka Aan iloobin Ninkan Ogana Inuu Ahaa Qof Qaliya Una Duceeya Markaste yaa ila Mid Ah oo wali Xasuusan 2020

  • @shako7423
    @shako7423 7 лет назад +8

    Ilaahay hakuu naxariisto abwaan majaajilayste saxafi iyo hadal aan gabasho lahayn ayaa lagugu xasuusan doonaa

  • @nafiisaabdiomar1448
    @nafiisaabdiomar1448 3 года назад +1

    Allaha raxmaankii naxariistii janonhaka waraabiyo Wariye Cawke waa wariye rug cadaa ah oo aan qalbiyada somalida ka bixi doonin.🤲🥰

  • @yahyeilkacaze8583
    @yahyeilkacaze8583 5 лет назад +10

    Allow kuu naxariiso mar kale 2019👍

  • @fartunismail5546
    @fartunismail5546 6 лет назад +1

    Run badanaa masha allaah. Illaahoow una xariiso oo janatul Fardowso geey Aamiin Aamiin Aamiin

  • @abdi22
    @abdi22 13 лет назад +7

    He hasn’t said anything wrong for him to get sacked; cawka is the best Somali representer and his legend

  • @haboon222
    @haboon222 10 лет назад +10

    Scw all Djabouti stand by side by side to all Somalian weather they are from north or South most of us appreciated jabouti's warm hospitality for the last two decade. Djabouti wouldn't stand with one leg without her siblings and vas-versa.
    Please there is no need abuse (cey tan) to anyone and if you do you are almost same as ignorant.
    The 3 points cawke mention .....
    1: kuleyl- if cawke had any few dollars he wouldn't notice the heat, living accommodation with Ac and driving modern car with Ac.
    2:koronto ama kooran - depend on where mr cawke was staying
    3: keneeco mosquito - again depend on which hotel or areas he was staying.
    Djabouti is one of most expensive city in the world as well as being poor however cawke must have known this unless otherwise he was skinny.
    I'm not from Djabouti nor somaliland but proud to be makhirland lad.

    • @yaxyemiiney4702
      @yaxyemiiney4702 9 лет назад

      Alle ha u naxariisto isaga iyo intii muslim Allahuma Amiin

  • @Abrahan-biihi
    @Abrahan-biihi 8 лет назад +25

    Allaa Yaa Rahma Yaa Cawkaa

  • @zeynabshekhzeynabshekh4924
    @zeynabshekhzeynabshekh4924 8 лет назад +1

    Xamdi Amina qofka wataa waxan leeeh illaaaah ka xiisho oo illaaah aye kuli xiisabtamii doona oo wad ixitiiraami weyde marxuum oo manta dhabta jiiro YAAAA ALLAAAAH QAABRIIGA U NUURI AMIIN

  • @abdulkadirmohamed6992
    @abdulkadirmohamed6992 4 года назад +2

    Allaah ha u naxariisto saxafi sare ruugcadaa waa tiir ka baxay saxafada somalida

  • @abdisalammaxamud8970
    @abdisalammaxamud8970 3 года назад +1

    Allah haw naxariisto qabrigna haw nuuro wariyahenii ruug cadaaga axmed xasan cawke amiin amiin

  • @anhaarkashkaash9844
    @anhaarkashkaash9844 5 лет назад +3

    Rabi naxariisti jano hakawaraabiyo qabriga ha unuro cawke

  • @Mrshayou
    @Mrshayou 13 лет назад +2

    Caawkoow horta wan ku salaamayaa,ta labaad anigu nin reer Djibouti ayaan ahay,imikaane ku nool Somaliland,Gabiley.
    Waxaan ku sheegayaa in Cadaalad daro lagugu eryey,lakiin adigu waad ka sareeysaa TV universal o shaley ayaan baraney.
    War noolow Cawke mel ka sareeysaa ayuu ILLAAHAY ku siin,UNIVERSAL NE waxba kumaa haysoo.

  • @mahadqaasim.3499
    @mahadqaasim.3499 9 лет назад +8

    dee ma maanta ayay reer jabuuti ka xanaaqayaan kulayl iyo kaneeco ilaahay baa dhigay labadaas dalkoodee..

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Год назад

    Allaha u naxariisto reer universal way ku qaldameen axmed oo may ahayn dad ehel u ah saxaafada!!axmedna wuxuu ahaa iyo rag ninkuu ka haa godka lagu jannee soomaali guud ahaan way taqaaney!!

  • @Hamda_Aseyrrr
    @Hamda_Aseyrrr 5 лет назад +15

    Labada qof ee aduunka ugu Qaalisan
    Ilaahey hakuu naxariisto Cawke
    SidookaLe bushaaro Ali Ilaahey haku shrfO wll mcn♥️
    .............
    Sanad kadib waxan soo booqday Vidoe-gan
    2021
    ALLE hwanaxariisto Cawke
    Busharana ALLE hasharfo🌹💫
    Iga dambeyow u ducee Cawke💫❤

  • @aasiyadaauud7191
    @aasiyadaauud7191 6 лет назад +1

    illaahow kuuu naxariisto cawke wariye kula mida la helo maaayo😓😓😪

  • @munaistahil9985
    @munaistahil9985 8 лет назад +2

    ilhy naxariisti jano haka warabiyo axmed cawke
    allahuma aamiin

  • @walalkante5710
    @walalkante5710 3 года назад +2

    Allah ya rahma warye qaali uu ahaa🤲

  • @onlydestinations2887
    @onlydestinations2887 9 лет назад +4

    Cawke Runta aYuu sheeGaY
    and hargeisa is the best

  • @ahmedmaxamed1570
    @ahmedmaxamed1570 6 лет назад +1

    Dad badan oo iska bila caqliya lama waayo alle ha unaxriuste cawke mucaayin jabuuti ee wax jir ayu sheege ruuxa idinka hoseeya aflagadad kadayaa caqliga alle haidin koriye

  • @hamzeksmart8953
    @hamzeksmart8953 5 лет назад +8

    Allow ku naxriso 2019

  • @mohamedceegaag7064
    @mohamedceegaag7064 6 лет назад

    illahay how naxariisto wariye cawke qof umada somaliyed kuqaliyu ahaa illahow kunaxariso aaaaaaaamin

  • @abdiazizhadhiye587
    @abdiazizhadhiye587 6 лет назад

    Kulayl
    Kaneeco
    Koronto la aan
    Kitabkoo la xooray
    Kaligii talisnimo
    Runtu shegay alle ha u naxaristo saxafi cawke

  • @Habbon1257
    @Habbon1257 7 лет назад

    Illahay ha unaxariiisto Illahow Qabriga u waasici oo janadii kawaraabi aamin Illahow booskisa mid sidiisa codkara noogali

  • @abdisalamamin4416
    @abdisalamamin4416 8 лет назад +5

    asc: waxaa uu marxuumku ka sheegay waa run absuletly lakiinse somali ma

  • @shankaroonrahma2918
    @shankaroonrahma2918 5 лет назад +6

    😭😭😭😭🙏alle how naxariisto cawke

  • @TheRahmaeg
    @TheRahmaeg 13 лет назад

    i love cawke wax kale kuma jecli shaqadiisa ayaan ku jeclahay
    waa wariye sharaf iyo mudnaan kuleh saxaafada soomaalida
    djabouti iney diintu ku yartahay waa lasheegaayeey aniga ma arkin
    lakin cawke been masheegin waxaa uu ka hadley waxuu soo arkey

  • @daauudmaxedxbulaale6607
    @daauudmaxedxbulaale6607 6 лет назад

    Kulayl iyo kaneeco kooran la,aan iyo kaligii taliye kabash kabashi u danbeeyso ayuu kobtaa kula kulmay geesi geesi dhalay o an cidna runta uga hamran RABIYOW naxariistada jano ka waraabi Aamin Alahayaw

  • @qader1519
    @qader1519 2 года назад +1

    Cawke . A legend we lose 😪.
    Raximahulah

  • @wadani412
    @wadani412 13 лет назад

    Cawke waa halyey waaana Wariye aan jecelahay hadaan nahay mada soomaliyeed,
    nacaskan cawkaan u jawaabayaa ee i barta leh baan la yaabay calool wayne cawke u jawaabe,loooooooooooooooooooooooooool
    Viva cawke nooloow.

  • @yousufabdiofficial7864
    @yousufabdiofficial7864 6 лет назад +2

    AllaH Yarxam Axmed Hassan Awke Nin jira aYuu ahaa

  • @nafisoosman5279
    @nafisoosman5279 9 лет назад +2

    Allah ha u naxaristo cawke amin 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @nuraadan4236
    @nuraadan4236 9 лет назад

    ilahay hakunaxaristo wariye an marna an ilaa bay batahay janatu far dusa alaha kugeeyo amiin yaa rabii

  • @laylaidiris9295
    @laylaidiris9295 5 лет назад

    Ale hakuu naxariisto axmed cawke aaamiin yaarabiii

  • @abdullahihussein2511
    @abdullahihussein2511 6 лет назад

    Alla ha u naxariisto cawke ku taageeraa wllhy

  • @fadumolibax9627
    @fadumolibax9627 5 лет назад

    illaahy ha u naxriisto cawke rabbi jannada ha ka waraabiyo

  • @maryamali4707
    @maryamali4707 5 лет назад

    Allah haw naxariisto marxun Ahmed Hassan Awke qof kaqalisan saxafada man ku arkin
    Allah yarxamak

  • @jamalali5422
    @jamalali5422 10 лет назад +13

    Viva hargeysa baba

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 4 года назад

    Allahayow u Naxariiso Aqli iyo xikmad iyo Runta oo uu ka Hadlo wlhi Halyeybuu Ahaa cawke ilaahaygii Ifka keensaday ayaa naga jeclaaday.
    Janadiisa Allah Guri hakaaga Dhiso

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 6 лет назад +6

    cabdi ilay waa dhiigyacab ummadda somaliyeed xasuuqay waa dambilee waa sharciga la horgeeyaa

  • @nabihasalah6690
    @nabihasalah6690 9 лет назад

    inaali laahi wa inaa ilahi rajicuun ilaahay ha u naxariisto marxuun ahmed hassan cawke inagga samir iyo iimin haynaga siiyo ummada ku hadasha afka somaliga meel kastaynu joogno dal iyo dibad ilaahayna jannatu fardowsa aclaa hageeyo aamin yaarabi

  • @Sheekh13
    @Sheekh13 13 лет назад

    Ahamed xasan cawe waa wariye buuxa universal oo shalay soo baxaday waxba u sheegi mayso wuxuna ka hadalay waa run ah jabuuti lama caayin ee run ba lo sheegay ahemd xasan waan ku salamaya waxan shaqsi reer somaliland ah gaar ahaan ka soo jeeda gobalka awdal waxan kugu dar darayaa inad u shaqayso umadada wakhti ha ku lumin somalida kale

  • @shaficiomar3584
    @shaficiomar3584 6 лет назад

    muwadin dhaba run bow kahadkey wariyaha weyn naxariistii jino alaha siiyo

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 13 лет назад

    Universal TV lacagta xayeysiika ugu badan wuxu ka hella sharkadaha somaliland, sida: Ambassodor Hotel, Safari , Dahabshiil, Daalo iyo qaar kalo badan. Hada waxaa lasoo sheegay in sharkadaahaas oo e-mail badan ka helay tageerayaasha B&C ay ka tashanayaan sidii heshiiskii xayaysiiska ay lagaleen Universal ay uga noqon lahaayeen. Good job!

  • @abdirahmanawil7096
    @abdirahmanawil7096 10 лет назад

    Cawke universal uu kusoo noqday hadana isaga iyo hereribsy kactgeen universal baana u baahnayd

  • @sharmaarkexiir6715
    @sharmaarkexiir6715 5 лет назад

    Alle ha u naxariisto weriye axmed xasan cawke

  • @khadarmoxmed.4906
    @khadarmoxmed.4906 4 года назад

    Bushaaro baanday waa naag taariikh leh masha allah wll hore usoco.

  • @abdimohamed4730
    @abdimohamed4730 12 лет назад

    Cawke is the man...... he is legend man.... hes true Somalian

  • @siciidqaasin5872
    @siciidqaasin5872 6 лет назад

    alle hakuu naxariisto lama arki doonaa qof sidaada oo kale mya aniga

  • @Geelwanaaje
    @Geelwanaaje 13 лет назад

    Wax khaladan ba ma sheegine ma kulka, kaneecada iyo koronto la'aanta uu sheegay baa lagu eryey..Horta Universal TV ma ciyaal baa leh waxa maamul sax ah ma leh miyaa waa is waydiine????

  • @MrGuugaalre
    @MrGuugaalre 13 лет назад

    qabyoland qeyloland , qiyaamoland, qaad land ,qololand
    waa xeriyinka edoor
    LONG LIVE DJIBOUTI

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 5 лет назад +2

    Ilaaahow janadiiH kaa waraabi cawke wariye waa dhafay nio gabadhan yar cod wacanaa......😂

  • @mrqalaaye1
    @mrqalaaye1 13 лет назад

    viva cawke ..waa nin muhiim ah cidi eryatayna ayada unbaa ku dhib qabta

  • @yurubahmd2619
    @yurubahmd2619 9 лет назад +1

    allah naxariistiisa janno ha ugu deeqo

  • @axmedmohamedgure22
    @axmedmohamedgure22 8 лет назад

    Allow kuu naxariiso
    KKKKKKKKKKKKKK
    kul kaneeco koronto la,aan
    cowke Allow u naxariiso.!

  • @abdilaahiaxmed2653
    @abdilaahiaxmed2653 4 года назад

    alle ha kuu naxariiso marxuum pulshadu jeclyd

  • @Faarax96
    @Faarax96 10 лет назад

    Cawke was nin jira, runta ayuu ka hadlay, ina cumar gheele iyo abtigiiba dictators waaye, wadanka djibouti 40 sano bay madax banaanayeen hadan laba madexweyne oo isku family ah baa ka taliyay, universal tv ma codka dadka soomaaliyeed baa misse wa cod dawladeed? universal ayuunba ku ceeboobay oo ku kashifmay sheekadan, cawke iyo bushaaro kumay sharaf dhicin, freedom of speech bay mujiyeen, i salute them.

    • @karimaalisalah
      @karimaalisalah 10 лет назад +1

      huno adigu matihid reer jibuti beausse of that kama hadli karaysid politic jibuti tasii wa wihi somalia burburiyey ee afkina deer heysta reer somalia isku deroyin bad tihin
      i hope that u will understand becausse i can't write somali verry well

    • @Faarax96
      @Faarax96 9 лет назад

      +karima ali salah So you're telling me that a Country that has been independent for over 40 yrs , but has only had 2 serving presidents (which are blood relatives) is a free Democratic country ? Can you not see there is something wrong with that ?? . It doesn't matter if i'm not from Djibouti , i can still express my opinion on it and just because i don't hail from that country doesn't mean i cant see it's faults , also this has nothing to do with that failed state of Somalia , so just leave it there , and for Universal TV to fire journalists over indirect criticism of a Politician is a betrayal to the people of Djibouti , Journalism and Freedom of speech.

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 года назад

    Allah Yaa-Raxma Aamiin.Cawke Legend Man thanks.

  • @Faarax96
    @Faarax96 9 лет назад

    Ilaahay ha u naxaristo cawke.

  • @abdisamadtayoabdisamadaxme9143
    @abdisamadtayoabdisamadaxme9143 6 лет назад

    illaaahay hawnaxariisto umamalynayo inuu wariye gaadhi doono halkuu gaadhay wariye axmed xassan cawke

  • @najiibahmed572
    @najiibahmed572 5 лет назад +1

    illahaw u naxariiso cawke

  • @hiigsimedia8620
    @hiigsimedia8620 5 лет назад +1

    Alle ha unaxariisto

  • @ugasbashir3492
    @ugasbashir3492 7 лет назад

    Allaha unaxariisto
    Inaalilaaah
    Qabriga allaha uwaasiciyo
    Aaaamiiin yaarapi

  • @yoboman4806
    @yoboman4806 8 лет назад

    run waye cawke alle haku naxriisto

  • @samirakeyse2315
    @samirakeyse2315 4 года назад

    Allah huuna xariisto Auukee ammmiin 🤲🤲🤲

  • @أمسارة-س9ح
    @أمسارة-س9ح 6 лет назад

    Oo waayo maxaa looga eryay Tvga ma jabuuti baa lahayd

  • @khaliifkhafka5652
    @khaliifkhafka5652 6 лет назад

    Allow unaxariiso cawke rugcadaa wariyaha heer ka gaaray

  • @hazanahmeth
    @hazanahmeth 5 лет назад

    Ilaahy ha unaxaristo cawke

  • @ahmedkaled6359
    @ahmedkaled6359 9 лет назад

    Geesi naga baxow Guul hayuu ahaa illahay naxaristisa jano fardawsa haka warabiyo marxum ahmed hasan cawke

  • @maxamedyare7011
    @maxamedyare7011 5 лет назад

    Alle ha unaxariisto cawke

  • @kawtherable
    @kawtherable 13 лет назад +1

    TO UNIVERSAL TV: You are losing more audience and revenue to fire these highly talented reporters. You need them more than they need you. Cawke has been and will be on the air for decades and Bishaaro is one of the best in the industry. Universal needs to put both of them back on the screen if they want to grow and become a big TV station.

  • @AkoTube4
    @AkoTube4 12 лет назад +1

    idoorow djibouti waa tad uso tahribtin eed jariyadaha ka wada tixin gabadh ciise hargeisa jariyan kama noqonayso waliged cawkena jalesnima ayu u cayey djibouti marku arkey nabadeda iyo horomarkeda waligin cagaha no maydha markad djibouti jogtin tahrib markad yurub ku timadina

  • @abdirisakabib4633
    @abdirisakabib4633 2 года назад

    Allaha Kuu Naxariisto Mr Cawke

  • @cawoabdi8666
    @cawoabdi8666 9 лет назад +3

    ilhay haku naxaristo oo janada haka warbiyo waxad aheed werishaaa aan ku tamo inaan heerkay saxafada katagnayihiin yaraabi unaxiso oo suasha haw fudeeyo ilhay janada hka warbiyo FMLGAN samiir iyoiman haka siyo yalllahal

  • @dascas2211
    @dascas2211 5 лет назад

    Kul kaneeco waa alaah samee ee univeral maa dad sameegau aamin sanyiin iyo nonlosha aduunyee ciyaatya iyo lahwoga ah bay aaminsanyiin waasidee

  • @rashiid187
    @rashiid187 12 лет назад

    kkk qosols waynaaa cawke wa riwayad inantuna waaa quruxley

  • @abdisalamamin4416
    @abdisalamamin4416 8 лет назад +1

    somalidu ma jecla runta djibouti clan state waaba ciise oo kaliya inta kale awood kumma lahaa runtii

  • @kawtherable
    @kawtherable 13 лет назад

    We Salute both Cawki and Bishaaro. I am saying this from personal experience..Djibouti is damn hot like hell...Temperatures get to 130 F (50 C)
    and it feels like the sun is sitting on top of your head. People pass out because of the heat. It is extremely dangerously hot, period. Djiboutians leave their country during the summer to neighboring less hot areas (Wey xagaa tagaan) . Mosquitoes will suck your blood like hell and leave mosquito marks all over your body. Electricity is very bad

  • @liibaan1990
    @liibaan1990 13 лет назад +1

    QALDAAMIIN FOOQUL QALDAAMIIN.....

  • @Milifes1
    @Milifes1 13 лет назад

    Cawke uu jiraa, wuxuu yahay ayuu yahay, Universalna waxba u noqon maayo haduu ka tago, dadkuna waa abuur ilahay, lkn waxay iska dhigaan ee ay cadaystaan ayey noqdaaan sht.

  • @mahadgrofficial5554
    @mahadgrofficial5554 3 года назад +1

    Ape Caw ke alle Ha unaxaristoo🤣🤣🤣🤳

  • @abdihussein9067
    @abdihussein9067 5 лет назад

    Ilahy hakugu gargaaro janadiisa fardowsa....

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 6 лет назад

    Djabouti dhowr qof oo ka yimi oon arkay runtii weey xanaaq dhow yihiin. Cali Kamiin ee leh Baraka Garaash iyo walaalkii oo ganacsade yaal ah hadana aad u xanaaqi ah. Waxay joogaan Minneapolis, MN.

  • @mubarakmohamed3447
    @mubarakmohamed3447 5 лет назад

    Alle hakuu naxariisto, cawke \>> ruuxan. Wariye maahan. Hadal xanafleh waydiinaysaa . Kuwaa oo kale ayaa kaa qaadin wareysi markaasay. Umada Kugu soo jeedin:... intaa ayey rabtay in laga dhawaajiyo. Hhh

  • @3starsasa355
    @3starsasa355 10 лет назад +27

    xaaasidnimadu ma fiicna u ogolaada inay hargeisa tahay the best ani waxa an safar ku maray jabouti,jigjiga,garowe intaba dadka jooga waxa ay ku fikiraan inay hargeisa iska dagaan oo ay guryo ka dhistaan kana shaqeystaan halkaa

    • @newage1393
      @newage1393 7 лет назад

      waa waxeey kuu shegeen, intaad heeysato in lamideey iyagana heeystaan dunidu waa balance meeshaad ka xuntahay baa walalkaa ku fcnyahay ee lix jecleeysiga iska dhaaf waa taa muqdisho maantay africa ugu fcb dhibka ka jiro.

    • @asmahodan3207
      @asmahodan3207 7 лет назад

      Adil afrah huuno wixii yaala ha yaalaane hadana hargysa is the best of somali town

    • @aamad6950
      @aamad6950 6 лет назад

      hhh Alla faan waynaa war saa odhan ha garsin wa laga yaba inay hargeisa uga wanagsan thy cimilada lkn wx kale oy dhaanto kuma arag magaaloyinka somalidu way isku so dhow yihin

    • @shaymaalishabel6217
      @shaymaalishabel6217 6 лет назад

      3 stars asa waaa Runtaa wlhi

    • @zaxarlazz6777
      @zaxarlazz6777 5 лет назад

      Hargaysi has 5stars in everything it is the best place on earth 😍😍😍

  • @khader2641
    @khader2641 9 лет назад +2

    Anigo reer jibouti aah waxan cawke hadalkisa ka odhan laha, Marka aad
    niin weyn tahay eed intaso sanoo
    Idacaad shaqo aad ka haysey,
    walaga fican yahay mushtamac somaliyed inad aflagadeyso, waxey wax uu dhimeysa magac iyo mamuus
    waxad ku laheyd. Wsc dhamantin

  • @munadiriye2559
    @munadiriye2559 6 лет назад +1

    Allah ha unaxariisto

  • @AhmedYakub-y1t
    @AhmedYakub-y1t 5 месяцев назад

    Allaah. Yaa. Raxmo. Wariyahenii. Samigey. Axmed. Xasan. Cowke. Ilaaheeyoow. Janatul fardowsa. Ka waraabi. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cawildiiriye6826
    @cawildiiriye6826 3 года назад +1

    4:6