Hoodo, Khaliif sh. Maxamuud Siciid, 1980

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 17

  • @kalaxpro4660
    @kalaxpro4660 3 года назад +3

    Alle ha unaxariisto abwaan khaliif an mohamoud siciid fay halyey qaran

  • @abdirizakfarah960
    @abdirizakfarah960 4 года назад +4

    Alla ha u naxariisto khaliif halyeey qaran buu ahaa.

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 4 года назад +2

    Marxuunka allaah haw naxariisto laakiin soomaali xagay taal.maanta

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 года назад +3

    The King

  • @mahdicarab7653
    @mahdicarab7653 3 года назад +1

    اللهم اسكنه دار الفردوس الا على رحمه رحمة واسعة

  • @ishakasmada3077
    @ishakasmada3077 4 года назад +3

    Maamuusnid walaal Cabdulaahi, tixdan wax badan baan raadiyay iyadoo maqal ah.

  • @beenxaliye4962
    @beenxaliye4962 4 года назад +2

    Wll nin gabayadisa waan taageera waxan ka codsanaya inaad marwalba nooso galiso janalka

  • @mustafedurun2576
    @mustafedurun2576 4 года назад +6

    Lengend ninkaas in talo loo dhigo buu ahaa

  • @Shaakiryare690
    @Shaakiryare690 2 года назад +1

    Abwaanku taariikhda xageen ka helaa

  • @beenxaliye4962
    @beenxaliye4962 4 года назад +1

    Ilaahay ha unaxariisto khalif

    • @mohamedibrahim-ir8oh
      @mohamedibrahim-ir8oh 4 года назад

      allaah ha u naxariisto abwaan khaliif sh gabayadiisa illa mar aan dhowayn ayaan dhegaysanjiray hadana waxaad moodaa inaan weligay maqal markaan shito

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 года назад

      @@mohamedibrahim-ir8oh gabyaa wuu ahaa laakiin waa gabayo maag guubaabo cay hor illaahay hadaynu eegnana wax fiican maaha laakiin hadaynu cudurkan soomaalida ku dhacay ee qabyaalada hadaynu eegno waa gabayo fiican waayo maanta soomaalida ninba ninkii xigay ayuu taageeraa

  • @ahmedaliwaqooyi6053
    @ahmedaliwaqooyi6053 4 года назад +4

    Raba jannadii ha ka waraabiyo

  • @Gloriouslyupright324
    @Gloriouslyupright324 3 года назад +1

    Gabyaagani goormuu dhintay? Ilaahay ha u Naxariisto!

    • @abdiwalidalmar1911
      @abdiwalidalmar1911 2 года назад

      Waxa uu dhintay 1982. Eebbe jannada fardawsa ha dejiyo aamiin inshaa Allaah.

  • @abshirabdijama5508
    @abshirabdijama5508 4 года назад +1

    Sxb gabaygi cara soo gali