Asc aboowe aniga waxaan ku dhashay dagmada yaaqshiid xamar balse hada waxan joogaa uk ok waxaan is weydiiyaa maxaa loo xaaqi la yahay magaalada maxaa qaldan qurux kasta iyo dhisma kasta waxaa ku dheelaayo oo xumeynaayo qashinka please isku daya in aad xitaa dhiiri giliseen ciyaal tictok war sitiman ma idinku qaadaneyso ok please saan isku dhaama nadaafada waa caafimaad waa iiman ka barkiis waa na qurux ❤❤
Sidee ku dhacday in dadka somaliya jooga ee qorax jooga loo yaqaano aysan aqoon Burjiko Iyo dabqaat maalin walba ayeey ku shaqeeystaan Afsomaliga halagu dadaalo in la barto
Muuqaalo noocee ayaad jeclaan laheyd inaad channel ka ku aragtaan? Comment hoos inoogu reeb wax walba oo talo ah. ❤
please inoo soo duub suuqa adeegiisa cunta aan karsaneyn
Please put English captions. Just started to watch your videos and I am enjoying. Keep up the good work. 😊
I’m gonna keep putting English captions i promise. ♥️
He was exploring the old destroyed towns of Mogadishu
Keep the energy man. In addition to learning my mother tongue, I am also learning the culture of the country.
Bro you’re one of the best content creator in somalia keep going.
Superbly done. So much quality and a good storytelling bro. WE NEED TO SEE MORE!
Asc Adeer waa Oday Somaliyeed oo kugu soo biiray hadda kuna salaamaaya waxaanna ka helay muuqaalladaada ee Vlogga ah Adeer waxaan ku raaxeystay muuqaallada sida Dabbaasha Vloggii muqdisho Warshiikh iyo guud ahaan Dalkeenna guuleyso Adeer
Waad mahadsan tahay Adeer ♥️
Mash alah ilmaa igatumid anoon waligay xamar arag illaahaw dalka noohagaaji
From Borama
Amiin walaal
Awesome content bro keep it up but please add English captions
Asc aboowe aniga waxaan ku dhashay dagmada yaaqshiid xamar balse hada waxan joogaa uk ok waxaan is weydiiyaa maxaa loo xaaqi la yahay magaalada maxaa qaldan qurux kasta iyo dhisma kasta waxaa ku dheelaayo oo xumeynaayo qashinka please isku daya in aad xitaa dhiiri giliseen ciyaal tictok war sitiman ma idinku qaadaneyso ok please saan isku dhaama nadaafada waa caafimaad waa iiman ka barkiis waa na qurux ❤❤
Amazing inoo soo badiya❤
Ma sha Allah, thank you for the experience!
Nice old town of the city
The best video I watched from xamar
Interesting video brother. New Subscriber.
Hey afric NW
Kootka 😩😩😩😩😩😩👀 I miss my favorite spot
i love this channel
Waa xaafadeyda waxaana kadeganahay odayga feerada aktiisa dabaqa weyn
Maasha allah muuqaaladaada waan jeclahay, xamar wayne waa magaaladaydii, guuleyso bro
Nuuraay ciyarta naga dhaf dee mufa lagu sameenaya kulaha 😂😂😂
Somali people are beautiful.
The balance 260 is 260,000 shillings right?
Warshiiq qaxii ayaan joogi jiray waana jeclahay ❤❤❤
12:34 waxay aheed inaad gurigaa naqshada albaabka lagu sameeyey natusto waayo waa farsamo cajiib aah oo 800 sano ka hor la sameeyey aad u taariikhiya ah oo aad u qurux badan! Albaabadda dhismaha tariikhiga daaqadaha/dariishadaha inaad natusto ayeey aheed because Xamarweyne iyo Reer Banaadiriga waxaas ayeey caan ku yihiin taariikhdooda iyo farsamadooda iyo xadaaradooda.
ياخي شكرا والله ❤
Thank you guys
Love the video.
Background soundtrack
Caadi Ma ahan
Maxa keenay kaligeyga in aa noqde waa kadeed adunyo
Big up my G wax badan naga tustay dagmadan fican
Xamarweyne waa in la dacaytiro waa tariikh in la ilaa liyo u baahan
brother, can you make a video where you can show us 1 day worth of groceries for a 4 people house? how much does it cost monthly to live in Mogadisho
I will do it soon. Thank you!
Adeer waxaan jeclaan lahaa in aad vloog nooga soo sameyso muuqaalkii Somali miusim Curuba iyo deegaanka Qululumta Badweynta Jindiya iyo guud ahaanagagaarka Bangigii ganacsiga illaa shaneemo shentaraale iyo waddadii Via Norwey
Hiiran B.weayne Kaso samay vidio yaal walal
huro usoco pro waan ogahay malin ina hankaga garisid vedoshadana aad uqurxbdn yihiin❤
Masha alaah wllkey Shug ran
Sidee ku dhacday in dadka somaliya jooga ee qorax jooga loo yaqaano aysan aqoon Burjiko Iyo dabqaat maalin walba ayeey ku shaqeeystaan Afsomaliga halagu dadaalo in la barto
Wayo wayo 😂b4 after 😅
Zxp waan ku taageeraa horay usoco
10:10 Tinaar raa la dhahaa.
Aad iga weenyahay, Kan Soorta lagu kariyo.
3:00
Maxaa-keenay, Kaligeey-inaa noqdee ..
Yaa Cajiib.
Muuqaal cajiib ah mnshallah
Masha Allaah 🇸🇴 ❤
This is what I call homboys and homgirls ❤
Xamar weyne maa taqaanaan waa umad jabtay amxaaro u timid
Dabaqaadka uunsiga la dhahaa
Cayuush😂😂❤
❤
😻😻😻
❤️❤️❤️
Kuwan waa oromo
p̷r̷o̷m̷o̷s̷m̷ 🔥
Hhhh❤❤❤
Meel ka wasakh badan xamarwayne ma jirto
😢😂
Must be cheap living there.
Deslike
Nuuraay ciyarta naga dhaf dee mufa lagu sameenaya kulaha 😂😂😂