MUUQALADA UGU CABSIDA BADAN 😱 #4 |Scariest videos

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024
  • follow my instagram👇
    ...
    اللهم صل على سيدنا محمد ❤
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 735

  • @ashqarboy
    @ashqarboy  2 года назад +188

    Jumca mubarak ❤️

  • @maamejr936
    @maamejr936 2 года назад +16

    My brother 16k🥳🥳 hanpalyo hanpalyo I.a wxaan sugnaaba waa 50k🥳 100k🥳 500k🥳 iyo waliba 1m😱 I.a waan hubaa inaad gaadhi doontid

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 2 года назад +38

    Boowe gacaliye hprey usoco waxaannahay garabkaaga dhiigayagiiyoow adaa ah soomaali saa darteed waxaad naga mudan tahay inaan kudhiiri galino Saad nooga farxiso ilaahay hakaaga farxiyo wall qaali from dhulka uduga ❤

  • @abokorcr7867
    @abokorcr7867 2 года назад +9

    Zxp soo badi Resident evel village hadalka badan zxp waa caadi ee hays canaanan🤗

  • @hodanizha6003
    @hodanizha6003 2 года назад +15

    Ashqar hor mar wacan ayan ku rajeynaa ina ka gaarto RUclipska 🖤🥰

  • @HamdaHusen-e1b
    @HamdaHusen-e1b Год назад +5

    Ashqarow wan ku tagera walhy lkn waxan ku layahy keep going pro ashqarow😂😂❤

  • @zeiroboy5686
    @zeiroboy5686 2 года назад +9

    Legend sacada mataqaniid Miya 😂❤️🙂

  • @زيكوجامع
    @زيكوجامع Год назад +7

    نعوذ بكلمات الله تاماّت من كل شر ما خلق

  • @AnfanAbdullahi
    @AnfanAbdullahi 4 месяца назад +5

    Waxaanmacabsiyaa Ashqar boy😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤😊😊😂😂

  • @rahmaabdi8144
    @rahmaabdi8144 2 года назад +17

    Wn ku salaamay the best somali youtuber

  • @natalie3223
    @natalie3223 2 года назад +17

    Haaye maad aamustid aan daawana film kee wan kula kaftamayay wll 😄😄😄😄😄

  • @zuzanwarsama8506
    @zuzanwarsama8506 2 года назад +15

    You’re funny 😆

  • @bisharoahmed2359
    @bisharoahmed2359 2 года назад +2

    Walahi ashqaro waad horta I gaa qooslisisa walal keep going never given up

  • @aswaaancabdilahi5798
    @aswaaancabdilahi5798 2 года назад +4

    Pro ashqar muuqldii adi iyo anas nooso gali wllhi idin xiisne♥️🥺 keep going✊🙈

  • @elexsandarorj8602
    @elexsandarorj8602 2 года назад +23

    👑😂Kadaa walal Game kas Lo.xiisay

  • @AmiinXuseen-c5j
    @AmiinXuseen-c5j 2 месяца назад

    Tytyrtr, waa gobol taariikh weyn leh, ee Kismaayo iyo 😊

  • @cabdiqanisaleban3890
    @cabdiqanisaleban3890 2 года назад +5

    Ashqarow sxp jumma Bubarak waxan kuu Rajaynayaa guul isha Allah 50k Subscribe Coming soon isha Allah sxp waa u qalantaa waa gaadhaynaa intaa iyo ka badanba thank you bro I.am from Hargeisa somaliland

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 года назад +6

    Keep going pro
    Jimce wanagsan

  • @mascuudqullateyn7627
    @mascuudqullateyn7627 Год назад +1

    🤩🤩macaan badanaa oo cabsi badanaa

  • @boojaal3098
    @boojaal3098 2 года назад +1

    Sxp noo soo badi video yaasha hadalkaada iska wado waad ku qurxoontahay

  • @Abdisamadtomas
    @Abdisamadtomas 2 года назад +4

    Funny 🤣🤣 keep going my brother ashqar boy

  • @juweeriyomaxamuud4259
    @juweeriyomaxamuud4259 2 года назад +4

    QURAN AYAN AQRISAN LAHA WAYO ILLAHEY WAX WALIPA WUNO AWODA ☝️

  • @ayanerobleh-dm6xd
    @ayanerobleh-dm6xd 2 месяца назад +1

    Wadcabsi badan tahay ashqar ❤❤❤boss

  • @Hinda-ig1oe
    @Hinda-ig1oe 3 месяца назад +1

    Qaremeshlakudhufto
    Wakudhuturu

  • @XamuudiYare-xr9lx
    @XamuudiYare-xr9lx 2 месяца назад +1

    Waan carari lahaa 😂
    Adigane 😂

  • @masnacali4830
    @masnacali4830 2 года назад +2

    waa suu xilahaa😵🤣🤣

  • @Kokobllue
    @Kokobllue 4 месяца назад +3

    😢😢😢😢😮😮😮

  • @SabiriinmustafMaxamad123
    @SabiriinmustafMaxamad123 Год назад +1

    Ashqaroow war badanidaa😂

  • @CabdiqaniMuuse-s1i
    @CabdiqaniMuuse-s1i 7 месяцев назад +1

    Waa caralihaa😂😂❤

  • @المغامراتالمنصور
    @المغامراتالمنصور 2 года назад

    Xagee joogtaa zxp ashqar boy

  • @park_linda1
    @park_linda1 2 года назад +1

    Gabadha baran filimka aydawanayso I liked wallhi

  • @Najah-Moha.7.
    @Najah-Moha.7. 2 года назад +1

    Horor ma hdu qurxan yhy io hdu folxunyhy danka gle waba idilayaye😂😂🤩 wax walan bd thy wlh

  • @yahyeahmed8989
    @yahyeahmed8989 2 года назад +23

    Pʀᴏ ᴀɴᴛᴀ ɴɪɴ ᴡᴇʏɴ ᴡʟʜɪ 😂♥️

    • @yahyeabdi5994
      @yahyeabdi5994 2 года назад +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @MaryanCagey
    @MaryanCagey 4 месяца назад

    Wallahi filimada horarka. Waan jeclahay❤ waana kabaqayaa😮

  • @mabruukohaaruunlaaska2790
    @mabruukohaaruunlaaska2790 2 года назад +1

    huno wlhi waa ku tagera marka muqalkaga arko waa farxa alle ka farxiyo🎉😊❤

  • @QadroCaliabdi
    @QadroCaliabdi 6 месяцев назад +2

    Waayaabee yaaduuwooya😂

  • @faadumoabdillahi150
    @faadumoabdillahi150 2 года назад +1

    So badi wllo muqalada 👀

  • @inahusein__1665
    @inahusein__1665 Год назад +1

    waan carari lahaa

  • @cabdibarre2768
    @cabdibarre2768 2 года назад

    War waan ku wataa sxp halkaa kasii wad nio insh allah meel dheer baynu gaadhi

  • @Amiira7764
    @Amiira7764 Год назад +1

    Allah ayaan talo Saaran laha

  • @Swifttravelcargo
    @Swifttravelcargo 4 месяца назад

    Waa carar lahay🏃‍♂️🏃‍♂️

  • @natalie3223
    @natalie3223 2 года назад +8

    Wllkey wan ku sugaayay wadba soo dhigtay thanks 😊

  • @raxmuushabdallah5548
    @raxmuushabdallah5548 2 года назад +1

    Legend Resident evil village qeybtiisa 4aad kaa sugeena ee noogula soo dhaqso 👏 🙌

  • @asmaaxmed5211
    @asmaaxmed5211 2 года назад +1

    Quraan baan akha rislaahaa wll🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @amaalcqadir6093
    @amaalcqadir6093 2 года назад +1

    Marwalbo Vedio cusub oo game ah noso gili oo funny 😆 adi iyo sxbka ah 😌

  • @deeqamuusemuuse
    @deeqamuusemuuse Год назад +2

    Waa ducesalaha

  • @RamlaAhmed-z8c
    @RamlaAhmed-z8c 4 месяца назад

    Anigu ilaahay ayaan tali saaranlahaa 😢😢 cishe ayaan tukan lahaa quraan ayaan akhrin sanlahaa😢😢😢😢😢❤❤❤❤🤲🤲🤲😇

  • @MohamedRadhiid
    @MohamedRadhiid Год назад

    Waa run Ashqar 😮😮

  • @Lii___maliza_
    @Lii___maliza_ Год назад +1

    Waa carari lahaa anoo aayad kursi aqrinayo🤣🤣🤣

  • @aali7359
    @aali7359 2 года назад +23

    hope you’re doing well! 🥰

  • @V5gamingAmir
    @V5gamingAmir 2 года назад +2

    😭 Ashqarow 2 room o Aperment ah ban daga nahay naxdin wallahi from USA

  • @SaidSalahShire
    @SaidSalahShire 6 месяцев назад

    Ilaahay baan baryi lahaa

  • @Pubg_cobra959
    @Pubg_cobra959 2 года назад +1

    isoo jawaab allan kugu dhaarshee

  • @Suleqa-w6o
    @Suleqa-w6o 2 месяца назад

    waa wiil qosol badn fani wlhi 😂

  • @biyoodahmedkarshe1697
    @biyoodahmedkarshe1697 2 года назад +12

    Keep goin ashaqar 🙈🥰

  • @LeilaHassan-wn2rf
    @LeilaHassan-wn2rf 4 месяца назад

    Miyaad zexan lahayd kulahaa😂wlhi funny baad thy😂

  • @abuukarmuuse8366
    @abuukarmuuse8366 7 месяцев назад +1

    Intaan ayad kursiya aqristo ayaan g'o ahoostiis galila aa😊

  • @haashimaxmed2965
    @haashimaxmed2965 2 года назад

    Zxp ashqar EVIL VILLAGE PART4 SOO DHIG

  • @xamdiabdisalaan4239
    @xamdiabdisalaan4239 Год назад

    Alaah ayaan talasaaran lahaa waana seexan lahaa

  • @IdilAbdi-r1e
    @IdilAbdi-r1e 29 дней назад

    Ashqaroow roblokis soodeel😢😢❤

  • @FadumoXusein-d4m
    @FadumoXusein-d4m 3 месяца назад

    Ashqar. Boy. Adaa Baan kuu Tamera giim. And uc
    Ab
    S
    I bad
    An soo dhiig😂😂😂😂😂❤❤❤😅😅😅

  • @mukhtaarfeko5302
    @mukhtaarfeko5302 2 года назад +2

    Asqar legend wlhi funny tahay

  • @maidoshine1312
    @maidoshine1312 Год назад

    waa gbr buurn😂 so funny wallhi suu udhahy😂😂

  • @mohamedmuktar5591
    @mohamedmuktar5591 2 года назад +3

    Ashqar wll wax badan looso dhig

  • @ibrojr-wq1pd
    @ibrojr-wq1pd Год назад

    Xiniyehed xage kuaragtey😅😅😅

  • @cabdishakurmaxamed4328
    @cabdishakurmaxamed4328 2 года назад

    Hadal ayaakufiican tahay ha aamusin wll ashqar🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sucaadoxussen5233
    @sucaadoxussen5233 Год назад +1

    walah wa ooyilaha😂😂😂

  • @MaariaMohamoutt
    @MaariaMohamoutt 4 месяца назад

    Ilaahay baa talasaaranlahaa

  • @Maarishppe-e7f
    @Maarishppe-e7f 2 месяца назад

    Waba isaka sii jivana lahay hhh wayo waxasa kama baqano hada somali nahay wllo❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hinda-ig1oe
    @Hinda-ig1oe 3 месяца назад +1

    YaksubayaASHQARBOY

  • @MssPear_001
    @MssPear_001 2 года назад +1

    Ani horaa u carari lahaa😂😂

  • @momfadumo1533
    @momfadumo1533 2 года назад

    ash qarow walaahi waa ku wataa saaxiib soobadi vidiow yaa sha bro

  • @aaminaqare9595
    @aaminaqare9595 Год назад +1

    waa tukanlahaa😅😅😅

  • @hilmanweyn1427
    @hilmanweyn1427 День назад

    Waan cararilahaa😂😂😂😂😂😂

  • @abdishakuurahmed4563
    @abdishakuurahmed4563 Год назад

    Asc salaamay ashqar boy filaysanida niyaw waxan lagama boqo hhhhhhhhhhh😂😅😆😂😂😂😂😂😂

  • @missjihope2167
    @missjihope2167 Год назад +1

    Siuuuuuuuuuuu😢😂

  • @taamfilmsaction1254
    @taamfilmsaction1254 2 года назад +7

    ashqarow waxan ka baqanaya sidaad cabsi cabsi udaawanaysid in hawada sare lagu la galo 😂😂😂😂 ee waxan iska daa dumarka loo gu talagalee yanad cabsi darted habeenki kuriyone🥰😇🤣

    • @taenatae5369
      @taenatae5369 2 года назад +1

      Oo dumarka yaa ugu talagaly 😂😂

    • @taamfilmsaction1254
      @taamfilmsaction1254 2 года назад

      Hhhhh Dee qof ki cabsida meeaha kenay aya ugu tala galay 😉

    • @taenatae5369
      @taenatae5369 2 года назад +1

      @@taamfilmsaction1254 ma tiri hadaa Ragu Waa fuley right 😂

    • @taamfilmsaction1254
      @taamfilmsaction1254 2 года назад +2

      @@taenatae5369 right waxan wan iska ogahay de

    • @taenatae5369
      @taenatae5369 2 года назад +1

      @@taamfilmsaction1254 legends tihiin Nio Ee Isasoo adkeeya😂😂😂

  • @jinkahaplahagala560
    @jinkahaplahagala560 2 года назад +2

    Wlhi waxan kamah helin ashqarow next game capsi capzi ah😭😂☝

  • @luqman9735
    @luqman9735 Год назад

    Isleham baan baryihi lahaa

  • @abdirashiidmohamed5714
    @abdirashiidmohamed5714 2 года назад +2

    Dawashadiis habeen ayey ku macan thy🤣🤣🤣

  • @MaxamedXasan-b1y
    @MaxamedXasan-b1y Год назад

    Habluu xillimay yeesheen xiniinyahana😂😂😅😅

  • @mohamedyusuf-io7yr
    @mohamedyusuf-io7yr 2 месяца назад

    fatakax ayaan dhihi laha xataa gadaal masoofiirin laheyn👻👻👻

  • @Nimcohasaneyyy
    @Nimcohasaneyyy 8 месяцев назад +3

    Adu horor kashekenayaaye anu adan kabaqaba ashqarow😂😂😂😂❤

  • @threebrothers-vc8zm
    @threebrothers-vc8zm 10 месяцев назад

    Maanad kacab sanin walaal❤❤waakacabsadee habeen kiimaamaa nad koriyoon

  • @CabdiReermagaal-k4m
    @CabdiReermagaal-k4m 3 месяца назад

    Ashqar wll waxaan filayaa sidayda in la gu gu diray gemamka horrarka sidoo kale aad jeceshahay kalinimada😮😮

  • @NoraizarafaT.
    @NoraizarafaT. 2 года назад +3

    War legenow muqaladada waxa xamasada uyelaya waa hadalka👀muuqaal aad iska aamusan tahay muxu taraya🤭

  • @Arisakhassanahmed
    @Arisakhassanahmed 4 месяца назад

    Waan carari lahaa😂😂

  • @hudaabdifatah9649
    @hudaabdifatah9649 Год назад

    Waan seexan lahaa😬😩

  • @ibrojr-wq1pd
    @ibrojr-wq1pd Год назад

    Ilahey batawakasha saranlahaa😢😢😢

  • @5msharma962
    @5msharma962 2 года назад

    hambalyo ashqar boy

  • @parkasaam8230
    @parkasaam8230 2 года назад +1

    Ashqar boy 😊😘😘

  • @barkhadmohamed1727
    @barkhadmohamed1727 2 месяца назад

    AshQaroow pupg ma ila ciyaari😢😊😊😊please please please please ❤❤

  • @Pubg_cobra959
    @Pubg_cobra959 2 года назад +1

    wan daawaday

  • @anassaydcali314
    @anassaydcali314 2 года назад

    Sxb muqalkaga xanaqaba wow iga bi iyaa qosolka kujiralee😂😂😂 zobasi

  • @aadanwaliCabdiwali
    @aadanwaliCabdiwali 2 месяца назад

    hororadada.waa macaan kusoo dar

  • @HodanmahamedHodanmahamedabdi
    @HodanmahamedHodanmahamedabdi 2 месяца назад

    waxaan cabsi wuu dhafaay walhi😯

  • @SAYKO222
    @SAYKO222 2 года назад

    Muqaalada soobadi zxp♤

  • @YayaChannel-r1i
    @YayaChannel-r1i 10 месяцев назад

    Ses bons viedeo thanks you bro😂

  • @CawoHassan-d5u
    @CawoHassan-d5u 4 месяца назад

    Waan oo yilhaaa😢😅

  • @mustafmoha9810
    @mustafmoha9810 2 года назад +1

    Ashqar sxb mcn nosobadi oo lasoo dhaqso sxb plz 🙏🥺👈😍