Habaryar soo dhawow waynu daalay ana abtitaday waan jeclshay ,xsgaynu kala asdnaa, hooyo iyo ilmaheedii waad iga oohisay, dadkaa is dhalay way dhiban yihiin❤❤😢
Run ayey lkn isaaqa in badan oo ka mid ahi runta ma jecla waxbarasho dibadeed iyo caafimaad iyo xaj waxaynu u qaadanaa waa basaboor somali hargeysa laga diiwan galiyo xaqiiqada aan ka hadalno hadii kale sodon oo kale aan isla meeraysano
war dad isaaqow ma casri jaahiligii baad joogtaan diibiiwool xiligii hore ee madaxweyne xasan shiiq ayaa saxiixay soomaalila fan xasan shiiq baa idiin saxiixay war riyada ka baxoo runta raadiya dadku haduu wareero maxaa run maxaase beena ayuu yiraahdaaye riyada ka bax cawaan yahay jaadka ka dheregtay
Kkkkkk war cadow kuma nihine dagal sokeye somli o dhana gashay dowladi siyad na majertenbo wa lesay kaligin mahan ila celasha lo somey xolaha iyo dadka
Faaduma ibraahiney cid madaxwaynaha soomaaliya kaa xigta malahana soo soco sidaad doonta waad heliyee soo soco
Habaryar soo dhawow waynu daalay ana abtitaday waan jeclshay ,xsgaynu kala asdnaa, hooyo iyo ilmaheedii waad iga oohisay, dadkaa is dhalay way dhiban yihiin❤❤😢
Walal fadumo waan Ku salaamey ilahaay hakuuugar cafiyo m as diin kartaa An labar kaaga taleefoon ka
Soomaali.diidow.dadkiinii.sooraaca.amxaaro.yay.idin.bahdilin.walaalaheen.baatihiin.maamul.goboleed.ayaadtihiin.soomaaliya.katirsan
Amxaaro.waacadawga.soomaaliay
Faadumo caqliga allaha kuubadbaadiyo
Faaduma love love love love love ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xaqiiqda ayaad ka hadashay SL waa ganacsiga SNM
Waligaaba faqash baad ahayde bagaad caddaysatay !!
Bila Adabaatahay,waliga hoyoo lamacayo amba aa ximaato amba aa saxsanaayto
Ciriiri baan ku jirna hadaan reer soomaaliland nahay
❤❤❤❤❤❤❤
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guul faadumo ibraahin
Goobey gabar caqli maskax leh gobey walalo waxa tahay gob guul walalo❤❤❤❤❤❤❤❤ dadka waxa ku jira gadha c liga badan caqliga anku dalano cayda maxba masuubiso guul gabar gobeed❤❤❤❤❤❤
Bravo !! Runbaad sheegtay MAMA. Runtu cidba m'a disho waase laga naxa. Cida sheegtana waa la necebyahay. Noolow MAMA !
Shalay oohintii baa waxba kuu qaban weyday,taywaan goorma ayeey la shaqeysay !!!
Walalaahi.faadumo..dadka.kalabadhbay.ka.aqlibadantahay..abey. ayaa.ina.aqiin.sanaya.dhaxaan.kahadlay.
Koloba gabadhaay waad la talisay reerkiina
Habaray bakhlay
Ka daa cayda dig in lagu caayo ma jeceshay ka daa cayda Subxaanallaah 😢ka xishoo Allah
Caqliga.hawaayin.faadumo
Run ayey lkn isaaqa in badan oo ka mid ahi runta ma jecla waxbarasho dibadeed iyo caafimaad iyo xaj waxaynu u qaadanaa waa basaboor somali hargeysa laga diiwan galiyo xaqiiqada aan ka hadalno hadii kale sodon oo kale aan isla meeraysano
Somaliland waa burburtey beentii dhamaatey 32sano wataa la soo afjarey Ethiopa waa ogabaxdey Ciise Keyd Sarqaankii ayaa biixi dictatorship beenta u sheegey hadda ayuu cayrinayaa
Faadumoy waa iney soomaali weyn kuu gormataa gurina laguu gadaa
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waa runteed faadumo waayo buntilandba dawladda fadaraalka iyo ciidamada fadaraalka iyo maamulka fadaraalka waligood ma arag sida soomaaliland oo kale
Biixi Dictatorship waqtigiisa dhamaa somaliland waa burburtey beentii dhamaatey 32sano wataa la soo afjarey passport somaliga ayey 500$ uu biixi lacag guranyo iska qabta tuuga
Kkkkk?
Naa fadumo waalidii meel walbaa ma kuu gelisaye fadumo ciibadayso oo ninkaagii ku noqo.waar yaa alle yaqaan waxwalba waad geelaysa
KII WAX KULA SAXIIXDAY KII DEKEDA KAA QAATAY LABA DUBA WAY KU KHAYAAMAYEEN WAA CADOGA SOMALIDA ADNA SOMALI BAA TAHAY LAAKIIN JEEDAL BAY KAA DHIGTEEN MARNA HARGEEYSA LAGU GARAACO MARNA MUQDISHO CAWLKII LA DILEY EE BIRTII DABAXDA LOOWAAYEY EE QODAY MIDII LAGU DEG DHABAY KUUGU DUUR XULE
30 sano maa riyo lagu jirikaraa?
Allahu akbar.
Farxada cadawga somalida waa imisa ayaa kadhimatay somali
Wan so dhoweyneyna hadi shacabki Runta ogaaday beenti so gabageboday
war dad isaaqow ma casri jaahiligii baad joogtaan diibiiwool xiligii hore ee madaxweyne xasan shiiq ayaa saxiixay soomaalila fan xasan shiiq baa idiin saxiixay war riyada ka baxoo runta raadiya dadku haduu wareero maxaa run maxaase beena ayuu yiraahdaaye riyada ka bax cawaan yahay jaadka ka dheregtay
Cadkeeni baa hawada lagucunayaa ayaa cirka roobku sheegay
Doqon waynastay naa cadawga ha noo jabin lax
Kkkkkk war cadow kuma nihine dagal sokeye somli o dhana gashay dowladi siyad na majertenbo wa lesay kaligin mahan ila celasha lo somey xolaha iyo dadka
RUNTA. ALAA. JRCEL
WAXA KUTALIYA BOQOL JIR BEEN LANOOL 34 SANO SOOMALIYA BAATAHAY😂😂😂😂😂
Tuugtu.raslikama.aha.runta.somlland.sixirbaraka.cirkamaray.maatida.gaajadu.dishay.ganacsiga.xidhmay.busaarada.waxa.uguwacan.kulmiye.oodhiigakajaqay.dpw.iyo.cashuur.cirkalamariyaay.shidaal.kooto.lagu idhay.dadku.way.iibsan.yihiin.maaxa.dalka.ukordhay
Bal dhilladan faqash halagu noqdo leh eega naa siilkaaga gee xamar adigu
Allaha ku soo hadeeyo haweenka ka xishoo
Naayaa dhilo afkaaga qadhmuun xidh
Hoyada Masida bad uu caydaa.
Sharbi way fekeraysaa.
Runtu waa kharaar
Kulu shey yarjacu cala asli
Sirbeeb muse shaani fircoon inuu u egyahay ayey noo sheegeysaaa kwrn 😅😅😅 aad bey iskugu ogyhn labadaas sheydaan
Runtaa marwo
Somalipassport
You talk to mush with out sense only for show
Fadumooy Guri iyo Jako aya lagusiin
Maa. qaraax. baad. Uugu. yeedhi.iyo Aminson yaaney. Nagaa. Saasin. Mama fadomo
Waar habartan jeelka ha loo diro xadkeedi way dhaafte
Cidii runta idiin sheegtaba xadkeedii bey dhaftay miyaa hadalkiina idoorow War 34sano been iyo waxàan jirin laguma noolankarò dee passpor malaeedhay horta
Wan so dhoweyneyna hadi shacabki Runta ogaaday beenti so gabageboday