Thanks so much Suldaan Media, with mufakar a sheikh Abdulrahman, wax kasta oo kasoo baxa khaaliqa ( waa ALLe swt) soona gaadha makhluuqa ( la abuuraha ) waa suuragal in la ogaado ama la odoroso .( ereyga SAADAAL iyo ODOROS ,laba macne ayey kala huwan yihiin, macnawiyan wey ku kala duwan yihiin lkin luqawiyan wey isu dhow yihiin, sida: HAN iyo QAB ) erey bixinta aan waayey ee aan ka bartey macalinkeyga sheikh Abdulrahman oo aan odhan karo afsomaaliga balaaqi kuma aha ,waa aqrinta ( SADARKA HOOSTIISA ) inaad isku daydo inaad akhrido ama aad fahamto si xeel-dheer wax qoran ama la yidhi , waxa ku lamaan, ( ujeedkeygu ma aha shaki ee waa cilmiyan )
Ethiopia waxan ku qadana clandarkan oo hada ah 2017 oo isna ay leyihin wa dhalshadi ciise oy dhxayso 8 sano 2025 ka marka ka rer yurub kuma qatan bal hda shekhu taas muxu kaleyhy madama oy labduba dhalashdi ciise shegayan
Sheekhu tafsiirka ma halkuu daanayo ayuu la marayaa 309 sano ayuu quraanku sheegay, bal noo sheeg dhe halka 9 sano oo dayaxa ay ku qoran tahay quran ama xadiis mid uun
Sheikhan wax badan ayuu aqoon baan Lee yahay laakiin Maa waxaa ii cadaatay in ay aqoontiisu sidaas u sii wey neen. Waayo markuu dhulkaa ku wareega qoraxda he is just parroting the fake sudo scientific ideas that is totally false. Please tell Sheikh to do an investigation on the working of our world in depth. Its the Sun that circles around the north pole star just as Muslims do dhwaaf around the Kacba

MaanshAllah. Sheekh Abdiraxman. Alle ha ku xifdiyo....
Thanks so much Suldaan Media, waa dhab ereygaa dambe ,aad baanu isoo jiitey runtii (waxaa idinka yeeley ummad dhexdhexaada ) macnayaal badan ayaa saaran lkin waxaan odhan karaa MASRAXA DUNNIDA, ( World stage ) soo gaabin .
Thanks so much Suldaan Media, with mufakar a sheikh Abdulrahman, maalmaha 50,000-sanno iyo 1000-sanno, ALLe swt wuu inoo sheegey in caalamkani isku duubnaa oo laka fujiyey , aqoonta cusubina wey aragtey ma odhan karo wey waafaqdey, ( kuleyl,kala bixixin,qaboojin ilaa 70% brarfin (baraf) dhalaalin barafkii ilaa caalamku noqdey 71% biyo , annigu waxaan qaatey 50,000-sanno maalintii, isagoo ALLe swt awooda ereyga ( kun faya-kun ) hadana xigmad ayaa ku duugan marxaladahan sameyska kowkabka ,
Masha Allah cheikh Abdirahman Bachir qu’Allah te préserve
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤
Sh. Abdiraxmaan bashiir allah ku xifdiyo
Allah Cimriga ku barakeeyo Shiikheeygiyow.
Thanks Suldaan Media, with mufakar a sheikh Abdulrahman, ( ka baxsan mowduucan) waxaan maqley sheikh Abdulrahman in ALLe swt afar shey gacmihiisa ayuu ku sameeyey, 1-qalinka 2-carshiga 3- kursiga 4- Adam cs ,( Adam halkan ii dhig sharfid iyo qurux (as a designing) ALLe-na swt wuxuu inoo sheegaa wax aynu fahmi karno, (Carshiga kursiga iyo qalinku ma madaxtooyada iyo (sida qalinka) ALLe swt uu ka maamulo Caalamkaa, ( waan jeclaan lahaa inaad mowduuc ka diyaariso) dadka qaar ayaa ila yaabi doona .
😊😊😊😊😊
@farahomar9961 miyaad yaabtey farah 🤣
❤
*Een shta aan la,ogaan karin waxaa sheegay waa ayad quran ah ee ma,ahan xadiis { إِنَّ ٱللَّهَ عِندَهُۥ عِلۡمُ ٱلسَّاعَةِ وَیُنَزِّلُ ٱلۡغَیۡثَ وَیَعۡلَمُ مَا فِی ٱلۡأَرۡحَامِۖ وَمَا تَدۡرِی نَفۡسࣱ مَّاذَا تَكۡسِبُ غَدࣰاۖ وَمَا تَدۡرِی نَفۡسُۢ بِأَیِّ أَرۡضࣲ تَمُوتُۚ إِنَّ ٱللَّهَ عَلِیمٌ خَبِیرُۢ }
[Surah Luqmān: 34]*
Asc sheekh noo wad. Markasta cilmiga waayo wax badan baanu kaa baranaa marka Mar kasta wax aad soo daraasaysay nooga waran inta badan waayo array baanu nahay isnha allaaah
Masha ALLAH walal
Asc allow noo badbaadi dalka dadka dalka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿