Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Hada ka Hore aya walashay oo iga weyn 2 wil ayey dhashay markay uurki 3 ay qaday ayumbay qof kasta ku dhahaysay iduceya inu ilahay gabadh iga dhigo ad ayey uu jeclayd inay gabadh Dhasho ilahay gabadh ayu siyay balse 3 bilod Kadib way dhimatay cunugti yared walashay way walan gadhay hoyaday aun aya wanisay oo uu aqli celisay waxay ku dhahday marwalba ilahay Waxad waydisata ilmo kheyr iyo cafimad qaba marki dambe wil ayey dhashay balse ilmihi ku si xigay ayu ilahay gabadh siyay hada 3 wil iyo 1 gabadh ayey haysata allaha uu barakeyo marka hadalada gafku maficna wil iyo gabadh midku Allah ku siyana wa lagu xamdiya
Maasha laah ilaahay hawdaayo wlll
@@Hamda-s8d amin walal
Haa walahi
Wale waka gafki ka so baxay siday wil Ugu washeen inta la tusay la qaaday ilahay awodisa wa in lagu cibro qato oo lagu ducaysto ilahayow cunug kheyr qaba isii
Haboon waa iga qoslisey😂😂😂😂
Wa warey
Wa waxa dhacdo ah
maxaa ku dhace maba shaqeynaye
Hada soo labo