DAG" ETHIOPIA OO KU DHAWAAQDAY SOMALIYA TPLF IYO DAGAALO CULUS XAALKA OO CIRKA ISKU SHAREERAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 24

  • @CountryCountdown
    @CountryCountdown 2 месяца назад

    Insha Alaaaaah somali Ayaa guuleysan Axmaar iyo oromo waana ka guuleysan ❤❤❤

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali 2 месяца назад +1

    Waxba yaa cabsan itoobiya hadey soo dasho soomaali tii dheerayd ayaa ka dhacayso geesta afrika

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 2 месяца назад +1

    Microphone-ka haggaaji.
    Codka wannaajiya.

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 2 месяца назад +1

    Sowtan ITOOBIYA NOQOTAY CADDOW Naqabsadey?

  • @AbdirisakosmanIndhayare
    @AbdirisakosmanIndhayare 2 месяца назад +1

    Somalia illah baa u maqan hadiiba iyaga la isku laynayo😮

  • @AbdullahiAli-pn8kh
    @AbdullahiAli-pn8kh 2 месяца назад +2

    Alhayow baabi I galadan

  • @SiyadCabdi-v7q
    @SiyadCabdi-v7q 2 месяца назад

    Bada somaliya waa qadhaad kasoocabdhe abiya

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 2 месяца назад

    DAGAALka DHEXDEENA ayaa MUSLIMIINTII iyo SOMALIDEE ku JABEEN!

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 2 месяца назад

    Lacag baad dhaqatay!
    WADDANKAAGII waad Baqtiisay!
    CIIDAMADII waad Baabi siay

  • @HusseinDaahir-yw3pw
    @HusseinDaahir-yw3pw 2 месяца назад +1

    Gudaha itoobiya kusoo laabteen kulahaa oo adinkaaba itoobiyan iska aaminsan .

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 2 месяца назад

    SHARCIGA ADDUUNKAwaa ku XAARAAN,in 2ba WADDAN oo ay TAARIIKH XUNI ka dhaxayso, ay NABAD ILAALIN ISU NOQDAAN! laakiinse NACASNIMDDA KUWA
    MADAXDA INOO ah ayaa inagu TOOGTEY!

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 2 месяца назад

    Haddii aan Anigu TALADA HAYNLAHAA?
    ASta iyo MM-Qabiileedyada oo dhan,
    WaanLA HESHIINLAHAA! Si ITOOBIYA laisaga DHICIYO!

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 2 месяца назад

    MAAMUL QABILEEDYADA iyo DAWLADDA ABAYDINKA rajo kama MUUQATO!

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 2 месяца назад

    SOOMAALI oo NABAD ah
    Iyo ADDUUNKA oo NABAD ah!

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 2 месяца назад

    Ma fahantey in NINKII
    XOOGLE oo keliya ayaa
    NABAD GELYO HELA?

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 2 месяца назад

    ABAALKAAGU waa in ASKARTII WADDANKOODU DHISTAY ay GURGA kuugu soo Galaan! oo ay LAAD FEER kugu DILAAN!wixii aad GURUBSATAYNA ,iska GURTAAN!

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 месяца назад +1

    Aabihiin wasa xabashi xabashi dhashay. Waryaada ma xasan dhiiqo ayaa somali iska leh hadeydnaan somaali aheyn noo daaya luuqadda. Hadaad somaali tihiin maad dhulka ku jiidaan abyi iyo birhano jula markaad xasan heysataan. Waryaa wecello baad tihiin nacallaa aabihiin ku yaal.

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 2 месяца назад

    NABAD baryo laguma BEECSADO!

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 2 месяца назад

    Maxay AStu UQALDANYIHIIN?
    Sowtan kuwii DHAHAYEY NABAD ayaan IDIIN SUGAYNAA, Siyaasaddii SOMALIYA ku DHEX FAA IIDEYSTEY?

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 месяца назад

    Oromkan waalan maxaa ka galay baba mandab ma isaga ku shaqa leh

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 2 месяца назад

    Ma fahabtey iminka?
    Subabta uu MUHIIM UYAHAY MILITERIGU?

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 2 месяца назад

    isaaq haduu Oromo noqday maxey soomaalidu ugu diidan tahay? Daarood markuu tigreega noqday sow looma ogolaan ilaa ay ragoodii Tigray kufsatay! Hawiye maa amxaaro noqdo

  • @ziyadmohammed7335
    @ziyadmohammed7335 2 месяца назад

    Beenale