Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Ma namber 6 baa dawanaysaaa🤣
Subxanalah Allah ☝️☝️☝️ Scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
GuriBarwaaqo marka lagayiimado qosolkaga waxaan kuğu jecelahay dar illahay dhaqan yaqan nimadada iyo diin jacaylkaga qoys wanagsanba kuso koriiyay 🎉🎉🎉🎉🎉
Ina cabdi lahi cali inaderr🎉
War guraw ragu ayaga sikale u xifaltamaye nin diinta kabaxay rasuulka scw kuma unan salliyen
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه و سلم ❤️❤️❤️❤️💜💙❤️🧡
Scw scw scw
Ismaciil abdillahi cali Guribarwaaqo legend
Sxp gurow timaha iska gaabi saatani si maahee nin muqdara baa tahaye❤
𝑎𝑙𝑙𝑎ℎ 𝑎𝑘𝑏𝑎𝑟 ❤❤❤
Wal ciyaadu billaah naarta
Oomaar anigu waaba ka dhacay inuu faaruq yahay waa arkay waxuusan waxba ka ogayn iyo buuq samayso intuu is leeyahay buu dhiiqo galayaa ninkaas Ani kuma banbaabi karo lkn lkn lkn diinta kaftan ma gasho
IsmaaCiiL ApdiLaaHi Ali Gurayy nin weYn Oo lawayaya❤🎉
First comment Gb drama❤🙌
Guroow burcadaadii kusoo noqo❤❤❤
Wuu joga shb cawa suuqa ku arkayay
Guriyow isoo Salaan anaa usoohoreye
Hadaan uhoreeyay guroow loveta dhac iigu sii nio
Masha allh abti hore usco brnamijka todobadlaha vedoe arxisabaan weeye
𝑀𝑎𝑎ℎ𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑎ℎ
Goat sheekoyin kama hayno❤😊😅
Waa sax diinta yaan laga kaftamin
Ismaaciil cabdilahi cali❤🎉
Meel libaax Soo Gallay Lo' Ma Joogeysee, Iska dhaha 😂😂😂😂😂😂😂
Guri barwaaqo Nin adag
Adke adke🙌
3:38 3:41 3:41 3:42 3:42 3:43 3:43
Ciyaarihi meeye guriyoow
Isaga dali hadu Dintena mcn qofki dida e ka kibra Mel bu Allah u diyaritay
Waa leyskala miirayaaye xejiso diintaada diintaada .
Scw scw scw ❤❤❤
Ma lambar lix baad daawanaysaa gurey 😂😅
Shaydaanka nuur lagama sameyn ee naar ba lsga sameeyey msiigtana nuurkaa lha sameyey
😂😂😂😂
Tani waa waali cas
War walal alle ka cabso qof gaal bad tahy haku odhnin oo ninka ha u tuunba raacin
Haaye ciyaarihee meeyeeen😢
Mxaa habeen dambe ii dhigya cawa beerka kala baxyaaye wixii dhacya ha dhacaan
Guri barwaqo adi ree magaal ilbax thy lahjad walbo yaqaano waku salaamaaa wllkey xamar kaala socdaa tan iyo 2016 ilaa hada waku daawadaa video walbo Ku jirtid
thanks pro
@guribarwaaqotv guuleyso wllkey
Maxaad ka tirahdey Adiga comati akhrinaysa 😅😂🫡
❤😊
Izmaacilow filimkii meede😂
Warun diinta lguma kftamo
13:35
Waree guroow filimkii hadaan soo daynyn maxaad nooga macaanynysy nio waxay abwaan cadiyaad noqoty
Ciyarihi kama hayno taliyeh
Dhaqan xumada somalida weeye waxaasi
May waxy caajilaysa nag ninkeda kaqaadaysay
Ismail abdilahi ali ku slmy zxp
Gaal masters 😂
#Guri #barwaaqo ciyaarihii maxaad isaga daysay sxb Habeen danbe #manchester #united iyo #xarsenal baa wada ciyaarayee Kasoo hadal intaad soo daawato waa ciyaar dhamacee
First com.😂
Lakiin de ciyari wad naga dayse😂
Waa ciyalki hore iblis kulahaa 😂
Kkkk guri barwaaqoow anaku afsomaliga dhabta ah iyo xikmadaan ku hadalnaa ew ma waxad rabtaa inaan iska xaraabaysano oo afsomaliga budh la dhacno 😂😂😂😂
Qadan Maxay ku tahay ma xaaskaga mar kasta qadan maxad kuso qada 😅😅😅
Nio video yada naga Soo Badi waa kugu heesanahee 😂
Gurayoow waxa xun maxaad ula soo habsaantaa horta 😂
sorry sxb
😂😂 markan inan qoslo rabo reer burca radiya sida Jawan io soran io guribarwaqo wa dadka iga qosliya 😂
Omar waxba kulaban
Ameen yarabi 🤲
Una Bouna Fortuna, 😂😂😂😂 legend 🙌 👏
Waxa baraha bulshada dhaqan xuma jooga iyo inta telegramka daadsan dhamaan tood waa wada reer xamar niyow horta maxaaa dhaqanka ka xumeeyay dhalin yarada reer miqdisho
Abaroh man to man.ka kama warheysid miya quruxeet😂😂😂
Beenaala tahay nio mee filmki
Waar oomaar caawa godadkuu kasoo wadabaxay dee inakstoonu wxaa soomaali unahay oo aan shishe ka fahmayno inagu hadana wx magaratiibuu daaha uuga qaadey
😅
😂😂😂😂😂😂
Ma namber 6 baa dawanaysaaa🤣
Subxanalah Allah ☝️☝️☝️
Scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
GuriBarwaaqo marka lagayiimado qosolkaga waxaan kuğu jecelahay dar illahay dhaqan yaqan nimadada iyo diin jacaylkaga qoys wanagsanba kuso koriiyay 🎉🎉🎉🎉🎉
Ina cabdi lahi cali inaderr🎉
War guraw ragu ayaga sikale u xifaltamaye nin diinta kabaxay rasuulka scw kuma unan salliyen
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه و سلم ❤️❤️❤️❤️💜💙❤️🧡
Scw scw scw
Ismaciil abdillahi cali Guribarwaaqo legend
Sxp gurow timaha iska gaabi saatani si maahee nin muqdara baa tahaye❤
𝑎𝑙𝑙𝑎ℎ 𝑎𝑘𝑏𝑎𝑟 ❤❤❤
Wal ciyaadu billaah naarta
Oomaar anigu waaba ka dhacay inuu faaruq yahay waa arkay waxuusan waxba ka ogayn iyo buuq samayso intuu is leeyahay buu dhiiqo galayaa ninkaas Ani kuma banbaabi karo lkn lkn lkn diinta kaftan ma gasho
IsmaaCiiL ApdiLaaHi Ali Gurayy nin weYn Oo lawayaya❤🎉
First comment Gb drama❤🙌
Guroow burcadaadii kusoo noqo❤❤❤
Wuu joga shb cawa suuqa ku arkayay
Guriyow isoo Salaan anaa usoohoreye
Hadaan uhoreeyay guroow loveta dhac iigu sii nio
Masha allh abti hore usco brnamijka todobadlaha vedoe arxisabaan weeye
𝑀𝑎𝑎ℎ𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑎ℎ
Goat sheekoyin kama hayno❤😊😅
Waa sax diinta yaan laga kaftamin
Ismaaciil cabdilahi cali❤🎉
Meel libaax Soo Gallay Lo' Ma Joogeysee, Iska dhaha 😂😂😂😂😂😂😂
Guri barwaaqo Nin adag
Adke adke🙌
3:38 3:41 3:41 3:42 3:42 3:43 3:43
Ciyaarihi meeye guriyoow
Isaga dali hadu Dintena mcn qofki dida e ka kibra Mel bu Allah u diyaritay
Waa leyskala miirayaaye xejiso diintaada diintaada .
Scw scw scw ❤❤❤
Ma lambar lix baad daawanaysaa gurey 😂😅
Shaydaanka nuur lagama sameyn ee naar ba lsga sameeyey msiigtana nuurkaa lha sameyey
😂😂😂😂
Tani waa waali cas
War walal alle ka cabso qof gaal bad tahy haku odhnin oo ninka ha u tuunba raacin
Haaye ciyaarihee meeyeeen😢
Mxaa habeen dambe ii dhigya cawa beerka kala baxyaaye wixii dhacya ha dhacaan
Guri barwaqo adi ree magaal ilbax thy lahjad walbo yaqaano waku salaamaaa wllkey xamar kaala socdaa tan iyo 2016 ilaa hada waku daawadaa video walbo Ku jirtid
thanks pro
@guribarwaaqotv guuleyso wllkey
Maxaad ka tirahdey Adiga comati akhrinaysa 😅😂🫡
❤😊
Izmaacilow filimkii meede😂
Warun diinta lguma kftamo
13:35
Waree guroow filimkii hadaan soo daynyn maxaad nooga macaanynysy nio waxay abwaan cadiyaad noqoty
Ciyarihi kama hayno taliyeh
Dhaqan xumada somalida weeye waxaasi
May waxy caajilaysa nag ninkeda kaqaadaysay
Ismail abdilahi ali ku slmy zxp
Gaal masters 😂
#Guri #barwaaqo ciyaarihii maxaad isaga daysay sxb
Habeen danbe #manchester #united iyo #xarsenal baa wada ciyaarayee
Kasoo hadal intaad soo daawato waa ciyaar dhamacee