Qaabkii itoobiya Loogu Wareejiyey Dhulka Soomaalida & Marxaladihii Lasoo Maray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 238

  • @adamibrahim8411
    @adamibrahim8411 5 лет назад +31

    Anigu waxaan Ku dhashay soomaali galbeed

  • @m.digaale4190
    @m.digaale4190 5 лет назад +11

    Marka Hore illahay baa Mahad Leh
    Maanta Waxan Si gaar Ugu Mahad Celinaya Walal Xaashi & Walal Yaasiin
    Bahda #HM
    Waddaniyadu Waa Dhiiga Xalaasha Ah Eeg Muwaadin ka
    #VIVA_SOMALIA YAA QAWMII.✌❤

  • @mustafemaxamed2090
    @mustafemaxamed2090 5 лет назад +19

    🇸🇴 CALANKA SOMALIYEED WAXAA SAMEEYAY MAXAMED CAWAALE AADAN MESHA UGU HOREYSAY LAGU TAAGAYNA WAA HARGEYSA MID KA HOREYAYNA MAJIRAAN 🇸🇴

    • @dersohnvonpiraten2267
      @dersohnvonpiraten2267 5 лет назад +1

      Maxamed Cawaale Liibaan🇸🇴

    • @mustafemaxamed2090
      @mustafemaxamed2090 5 лет назад +3

      @@idontcare6856 qof dhintay baa tahay waryaa tariikhda been masheegto waryaa

    • @mustafemaxamed2090
      @mustafemaxamed2090 5 лет назад +3

      @@idontcare6856 MAANGAB AQLIGU KAMARAN YAHAY QABIIL LAGU GARDAADSHAY BAA TAHAY BIIXI SOWEYDII WAXAAD RAADINEYSO OK

    • @maxamadwanagsanenuurwehan3983
      @maxamadwanagsanenuurwehan3983 5 лет назад

      Calaka nika sameeyay ayaan kasoo jeedin uqooyi miyaa, qabyaalad ayaa kuu urisa eree galbeedka

    • @ayaanlemusechannel506
      @ayaanlemusechannel506 5 лет назад

      @@idontcare6856 wax waalan nooca dalka qasaya

  • @abdihalimyusufmohamed8903
    @abdihalimyusufmohamed8903 5 лет назад +10

    maanta kahor maan maqal waxan oo taariikh ah, alx HM shukran. khaasatan macalinkan na baro taariikhda saxan ee xaqiiqda ku salysan kana madhan caadifada.

  • @abuukarnuur7321
    @abuukarnuur7321 5 лет назад +3

    Masha allah ad baan idinku mahadcelinaya horufadhi media wax badan ayanu idinka faideysanay horey usocda 💖💖💖

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 5 лет назад +2

    MARMAAMUJAN WAA MID XIISAGUUDLEH HURUFADHI MEDIA TV WAN IDINKU FAANA RUNTII BULSHADA SOOMAALIYEED AYAAD UFURTEEN WANAD KUMAHAD SANTIHIIN WAXAAD DIIRKA KACADAYSEEN TUSALOYN MUGDI KUJIRAY AYAAD SOOMAALI NIMADA KUCADAYSEEN WAN IDIN KUFAANA GUUL HURUFADHI MEDIA TV 🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋🇸🇴💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @the90skidk22
    @the90skidk22 5 лет назад +5

    Laguu tashay waryaa soomali waxba indhaha hays qaban intan kalena waa loo soo socdaa hadii aaney dadka soomaliyeed hurdada katoosin

  • @ahmedadenhassan8323
    @ahmedadenhassan8323 5 лет назад +4

    Allaaahu akbar wlh kalimadahaa waa kuwo iqiiro galiyay oo jidhkeyga jariiraco kakiciyay sidaan ujecahay Somali oo midowda

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 5 лет назад +5

    That true ask muse biixi waxuu kamid ahaa dawladii mohamed siyaad bare maba ahan in uu. Madaxwayne idin noqdo asagoo dawladii hore katirsanaa

  • @youngyusuf1745
    @youngyusuf1745 5 лет назад +6

    Su'aal ayaan qabaa hadaad igu dhaantaan majiray Calan ka horeyay kanhada kajira Somalia 🇸🇴 Blue su'aasha 2 Tarikhda Somalia Kahor Gumaysigii iyo asal ahaan qaradii Hore e Somalia

    • @youngyusuf1745
      @youngyusuf1745 5 лет назад +2

      Thanks gud ahaan Bahda HFM

    • @soomaaliweyn8376
      @soomaaliweyn8376 5 лет назад +2

      Young Yusuf salaam su’aasha 1baad, kama jawaabi karo.. lkn taarikhda Somalida waxaad ka heli kartaa Google

    • @youngyusuf1745
      @youngyusuf1745 5 лет назад +1

      @@soomaaliweyn8376 Mahad Sanid Akhi Lkn Imad fahmin Tarikhda Kahadliyo ayaa ah Mid kahoraysay gumaysigii wakhtigii kharirada Somaliwayn jirtay Calenkale oo 4 midab lahana wu jiray 2009 ayaan mar Amin Arts O sobandhiyo dawaday lkn mawada dhamysan iyado waliba Sawiro kasameyay

    • @youngyusuf1745
      @youngyusuf1745 5 лет назад

      @@soomaaliweyn8376 lkn Aad Ayaan kaga mahad celiniyaa sida igu so jawabtay Merci

    • @djrastaremix8575
      @djrastaremix8575 5 лет назад

      Majirin calan kale ki horeye

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 5 лет назад +2

    Waa markay islahayeen shanta somaliyed ayaa israaci lkin waay ku khasareen slmaliland

  • @abdirahmaandacwi
    @abdirahmaandacwi 5 лет назад +4

    Taariikjhdu waa muhiim

  • @rodaabdi890
    @rodaabdi890 5 лет назад +2

    WAXAA LAGAGA BAHANYAHA IN AAD KA SHEMAYSO DAGALADII LAGU KALA GURAY. IYO SIDII SOMALIA LOO MIDAYN LAHA SOMALILAND WAY TAGTAY OY TASHATAY. MESHA BUGTA WAA SOMALIA EE UU GARGARA QOLYIHINA KU WASHAY SOMALULAND.

  • @soomaaliweyn8376
    @soomaaliweyn8376 5 лет назад +1

    HFD. Thankz For The Good Job. Guul Ayaan idiin rajaynayaa

  • @jamalxaashi2711
    @jamalxaashi2711 5 лет назад +5

    Waa la ogyahy taase waxkale kashekee malintaasna anakaa kudarsany maantana anakaa ka go nay warkale mahaysaa ninkaw

  • @halloyeelo6480
    @halloyeelo6480 5 лет назад +2

    Horufadhi wa mahadsantahin fadlan ino badiya barnaamijyan taariikhda

  • @faysalcumar5967
    @faysalcumar5967 5 лет назад +7

    Calankii hargeisa laga taagey wuxuu ahaa calanka blue ga ah goobtuna intaan lagayn beerta xoriyada waxaa lagasii taagey oo laga qaaday area gargaar ee badhtamaha hargeisa khaasatan masjidka ibraahim dheere dabadiisa ubax2 hotel ee hada loo bixiyey nasiimba ee aadan siiro galay imika.

    • @abdihalimyusufmohamed8903
      @abdihalimyusufmohamed8903 5 лет назад +1

      hhhhhh sxb maxaad isku dhex walaaqaysaa, nasiiba iyo masjidka sh ibraahin dhere waxoogaa ayay isku jiraan.

    • @faysalcumar5967
      @faysalcumar5967 5 лет назад +1

      @@abdihalimyusufmohamed8903 sxb adiga goormaa kuugu danbaysey meesha nasiimba matii istaanka idacada uunbaad aragtay .bal orod soo arag aroorta nasiimba iyo ibrahimdheere cidi unadhaxayso eh

    • @abdihalimyusufmohamed8903
      @abdihalimyusufmohamed8903 5 лет назад +1

      @@faysalcumar5967 faysal sxb hadda ma joogo dalka waxan joogaa turkiga lkn haday wax iga danmbeeyeen waad iga saxantahay, anu waxaan ogaa kii astaanka idaacada kuyaalay.

    • @faysalcumar5967
      @faysalcumar5967 5 лет назад

      @@abdihalimyusufmohamed8903 haa anba hada waan kamaqanahay lkn wuu kaadanbeeyey waa halkii hotelkii ubax2 ee masaajidka dabadiisa kasoojeedey ayaa Aadan siiro kiraystay qaybtii gargaar buu sooraray

    • @abdihalimyusufmohamed8903
      @abdihalimyusufmohamed8903 5 лет назад

      @@faysalcumar5967 haa wll mahadsanid maan ogayn, hye wll khayr ayaan kuu rajayn.

  • @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb
    @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb 5 лет назад +2

    Asc mansha allah bal noo sharax qeebta kenya see loo qatey maxasa keney in hal reer la qebiyo waxaa malahas uu badan hal reer

  • @farhanaynab4890
    @farhanaynab4890 4 года назад +1

    dhulka somaliyed ma ahan dhul baadi ah lkn anaga ayaa dayac nay qaririda somalia ma ahan mida eey inoo xariiqeen wadamada galbeed ka ah dadka somaliyed ma ahan dad fakira meshe lagu tirsho ayeey uhogaan sadaan waxa iga yaabi yay nin somali ah igu na dhaar in uu yahay kenyaan waxa aan ku iri gowalkee ayad ka soo jedaa suu iyiri nfd waxa aan ugu jawaaway waxa atahay qoof dhoohan somalia somali baaleh🇸🇴🇸🇴

  • @wabari1chanel814
    @wabari1chanel814 5 лет назад +4

    Asc dhaman bahda Horufadhi Media aad ayaad umadahsan tihin.
    Su aal ayaan qaba taas o ah hada wakhtigan lajogo malasoceshan kara dhamanba dhulka somali kamaqan haday Haa tahay sidee mahadsanidiin

  • @gombiss2476
    @gombiss2476 5 лет назад +2

    Masha Allah guuul insha Allah dhulka somaaliyeed

  • @nuurcabdiraxmansayid7185
    @nuurcabdiraxmansayid7185 5 лет назад +2

    Wargeyska Business Daily Africa ee kasoo baxa Nairobi, ayaa qoray in Kenya ay ku guul-darreysatay in Soomaaliyaay heshiis kala gaarto muranka xuduudda badda ee labada dal ka dhex-oogan.
    Wada-hadallo uu dhex-dhexaadiyey ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa madaxweynayaasha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta shalay ku dhex-maray magaalada Nairobi.
    Si kastaba, wargeyska Business Daily Africa, oo soo xiganaya diblomaasi Soomaali ah ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku adkeysatay in ay sugi doonto go’aanka maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee ICJ.
    Wargeyska waxa uu sidoo kale qoray in Soomaaliya ay diiday soo jeedin ka timid Kenya oo ahayd in labada dal ay ka wada-hadlaan sameynta qariirad xuduud oo cusub oo labada dhinac ay isku raaci karaan, haddii Soomaaliya ay ka laabtao kiiska maxkamadda.

  • @mustafemaxamed2090
    @mustafemaxamed2090 5 лет назад +4

    Mahadsanidiin

  • @mi6443
    @mi6443 5 лет назад +1

    Walaal dhalinta soomaaliyeed waxaa marin habaabiyay Madax iyo Siyaasiyiin danahooda gaatahaaneed eeganaya,
    Oo waliba jecel in ay wadanka kala jar jaraan,
    Laakiin dhalinyaradeenu waxay u baahan yihiin qof xaqiida dhabta ah ee jirta u sheego,
    Waxaan illaahay ka baryayaa in ay ahaadaan dadkeyga soaaliyeed dadka ugu sareeya dunida oo dhan allow aamiin.

  • @firdawsmohamed2691
    @firdawsmohamed2691 5 лет назад +2

    asc waa tariiiq wa malintan
    gumaysiiga itoobiya gacanta
    ugalnay

  • @mohedshirwnjye8273
    @mohedshirwnjye8273 5 лет назад +2

    Nin kamid ah inu sidaas yiri ban maqlay mx MX kajiro warkas wllo HM

  • @AliIbrahim-lw5xy
    @AliIbrahim-lw5xy 5 лет назад +3

    Wlahay chanelka iyo barnamijka waan jecelahay lkn ninkani waa caadifi somalinlnd wuu yasayaa ader Somaliland waa wadan jira badahaa kabax

  • @Storyteller151
    @Storyteller151 5 лет назад +4

    Horfadhi media hory uu socdaa ilaahy ha ina garab galo

  • @abdiamoud2203
    @abdiamoud2203 4 месяца назад +1

    Waarutaa calanka soomaaland sadexda midaba waxaa sameeyay sheekh axmadnuur
    Kii hore wuxu ahaa kanbuluuuga
    Ah eesoomaaliya..

  • @Warsame-pp2zx
    @Warsame-pp2zx 5 лет назад +2

    Inta aad sheegtay ee ah inuu calanku ahaa kan soomalia haysato aadan cabdule cismaana uu goob joog ahaa lkn suasha wax iska waydiin leh waxa weeyaan aadan cabdule cismaan ayaa calanka kala wareegay
    Lkn suaasha aan ku waydiinayaa mahadiyo waxaa weeyaan midnimada soomaliwayn ee ay somaliland kula midowday ma in labadaa gobolka uun midowbaan mise dhamaan dhulkii soomalida ee gumaystuhu haystay ee shanta ahaa

  • @allawiabdala1944
    @allawiabdala1944 5 лет назад +1

    Aad baad u fiicantahay professor pleas taariikhda raaci sheekada si waqtiga u ogaano tusale xiligas 1984illa 1985 January mudadi dhereed u socday shirki barline conference

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 5 лет назад +1

    Thanks hurfadhi media

  • @leylahilowle2168
    @leylahilowle2168 5 лет назад +3

    ABWAAN CABDULAHI SULDAAN TIMACADE. WAXAAN KA XUSUUSTAA ( SAREEYOOW MA NUSQAAMOOW AAN SIDUU YAHAY EEGNEE ,KANA SIIB KANA SAAR, KAN INGIRIISKAA LA SIIBAAYEY, KEENAA LA SAARAAY HABEEN LEX SAAC HABEENIMO MAGAALADA HARGEYSA, ). 26/6/1960, KOFUNA 1/7/1960.

  • @iskuxirkabulshada2672
    @iskuxirkabulshada2672 5 лет назад +5

    Fadlan susbcribe ee saara hala soo boqodo Tayo media

  • @cabasaxmad8912
    @cabasaxmad8912 5 лет назад +2

    Dhowr baramij ayaan kafiirsaday ninkaan baramijkiisa waxaan soojeedin lahaa inLaga badalo booska ow uga jiro horfadhi miday
    Loona badalo booskale e ow kufiican yahay

  • @abdirizakhassan3668
    @abdirizakhassan3668 5 лет назад +1

    Aad ayaa u mahadsantihiin taarikhaha aad inoo kenteen waliba ayadoo jiran dhalinyaro badan aan lasocon tarikhda dalkena barnamijadaan oo dhanwalba ahna inoo soo aruuriya insha allah

  • @nabadoonhussein2665
    @nabadoonhussein2665 5 лет назад +2

    waxan uu arkaa iin oogaden qiil aad uu radiin hadaladada tasa ku jiirta lkn waxan modayaa iin horufadhi media kaa madax banana cadifad iiyo kala qoqob

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar8710 5 лет назад +4

    Waa arin dhaba
    Cida diidani waadad
    Aan taariikh hayn

  • @abdirizakali4621
    @abdirizakali4621 5 лет назад +1

    Soomaliya allow miday oo noosoo celi haykal nimadaan aduun kulahayn

  • @bilowilaadhamaad7648
    @bilowilaadhamaad7648 5 лет назад

    marar badan baan maqlaa in hargaysa ahayd magaaladi ugu horeysay ee calan somaliyeed ka babto iyada oo xora

  • @financialrevolution5560
    @financialrevolution5560 5 лет назад

    Aad baan uga xumahay HD media in ay ka qadeen wilkii aan u baranay codkiisa oon alanays garenaynin barnamijkan

  • @خليلالرحمن-ك6م
    @خليلالرحمن-ك6م 5 лет назад +2

    Sax allow calankeena iyo diinteeni noisku sii celi umadii somaliyeed

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 5 лет назад +1

    👉WAN DHEEGTAY 👈☝🇸🇴👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂👂💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zebraasali4828
    @zebraasali4828 5 лет назад

    wafdigii ingiiriska xassan kayd kuma jirin ee waxa ku jirey axmed qumane robleh.

  • @atofagad3695
    @atofagad3695 5 лет назад +1

    waa runtaa calan kii ugu horeyay waxuu ahaa calan ka balugaa.

  • @cabdikariinjaamacsaad7311
    @cabdikariinjaamacsaad7311 5 лет назад

    ufuf somliya ufuuuuuuffffuuuff qudhun waan necbahy somliy olol

  • @hassanyool4172
    @hassanyool4172 5 лет назад +2

    Xoog baa dhulkeena lagu qaatay Xal aan xoog ahayna laguma soo celin karo nin aan shantaadu kaa reebin sharci kaama reebo

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 5 лет назад +2

    Kaabada cumar ku joog ee dacarbudhuq ku xigta ayaa ku xasuusinayaa
    Cumar ku joog wuxuu hogaaminayay ciidanki somalida ee ingiriiska taagerayay talyaanigu berbera muu gaadhin oo halkaas ayaa lagu jabiyay

  • @halimamohamed2987
    @halimamohamed2987 5 лет назад

    War kan wax badan buu laqaya adeer tariikhda anaguba waan haynaa

  • @mustafemaxamed2090
    @mustafemaxamed2090 5 лет назад +3

    Wlhi was 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mustafemaxamed2090
    @mustafemaxamed2090 5 лет назад +1

    Tariikha waa muhiim wana ubaahanahay

  • @cumarcali7662
    @cumarcali7662 5 лет назад +1

    Somalidu waxay uqaateen calanka Shanta somaliyed waxa she dhaba in arinku ka duwanyahay waana Sudan waxa uu ahaa calan ay lahaayeen south floradida 1861 markii danbena waxa loo bixiyey calanka aan guulaysan waana sbabta uu gumaysigu shaadhka Shanta somaaliyeed ugu galiyey waxana lava aar goosanayey jawaabtii ahayd markii markii afartii guulaystay ruus ingris faranis maraykanku gudida u soo Doreen waxay somalidu dooratay in talyaani oo laga adkaaday gaadhsiyo gobanimada halkaa waxa ka dhashay masiibada ilaa maanta socda

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 5 лет назад +2

    masha allaah

  • @use_996
    @use_996 5 лет назад +1

    Anigu sual ban ka qaba siday Ethiopia ku qadatay dhulkaas wayn e somaliyeed. Maxa kajira in dadka dhulkas dagan aftin laga qaday ah ciday raacayan kadib rerka ugu badan dhulkas o ah ogaaden uu u codeyay inay ka mid noqdaan dawlada Ethiopia?????

  • @zakariyemohamed4131
    @zakariyemohamed4131 5 лет назад +1

    *Mahadsaniidin* *Walaalaha* *HM*

  • @cumarcali7662
    @cumarcali7662 5 лет назад +1

    Dhalinyarada waxan kula talinayaa in tariikhda laqaldo iska ilaaliyan calanka LA taagay was kan buluga ah waxanu ahaa calanka Shanta somalida ee maaha calanka somaliya leedahay ninkana wax badan wa qaldayaa qaladkaasina was waxa halkaa dhigay in tariikhda been lava sheegaana waa waxa maanta halkaa dhigtaysomali wali half non baan arkay non Somali ah oo run ka sheegay tariikhdaas waana nin sigil iyo midhifle ah Hakka aan anigu somaliland ahay waan u qirayaa in uu run ka sheegay waxana LA yidhaa prof mukhtaar haji maxamud markaa eega you tube iskuna Sega warka ninkan iyo ka ninja dabadeedna qiimeeya

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 8 месяцев назад

    Thanks

  • @sidiiqqaasim5706
    @sidiiqqaasim5706 5 лет назад +2

    Wlo magacaag ma ii sheegi kartaa

  • @allawiabdala1944
    @allawiabdala1944 5 лет назад +3

    Een dagalki u ku qabsaday talyaniga itobiya wuxu ahay 1936 sanadka ayu talyaniga itobiya o dhan mamulkeeda ula wareegay wuxuna qaaday dagal cajiib ah o u ku magcabay front désuet yacni labo wado u kaso duulay mid muqdisho midna eritarea dhan ka muqdisho wuxu kaso dulay wabiga alto juba iyo alto shabele sidaas ayayna defashtiyaashi talyaniga ku qabsadeen itobiya waxana geeska afrika somaliya iyo éthiopien iyo eritrea gacanta ugu gashay talyaniga wuxuna isku diyarinayay dagalki labad ee adunk o bilabmi rabay marka dhulalkisi ayu rabay in u isku daro

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 5 лет назад

    calan somaliland laheyd wu jirey blue calanka isgiriisku kaga yaalo
    noobiyada iyo masajidka xaga hoose madaxa hore kaga sawiran yahay ayay
    somaliland lahayd oo u muuqal eeg calanka australia new sealand
    cidii u baahan sawirkiisa waan u hayaa

  • @AbwaanMoArabiltire
    @AbwaanMoArabiltire 5 лет назад

    Asc horfadhi ugu horay aad baan idiin salamaya salaan kadib macagaygu waa maxamed carab hadii aan inta salanta iyo magacayga kagaga soo gudbo
    Horadhi media waan ku xidhanahay wanaan dhagaysta wanaan idiinku hanbalyeynaya shaqada aad qabataan balse
    Anigu intaan jiray waxaa kaliye een barta waa taarikhada somaliya iyo somaliland iyo waliba somalida oo dhan balse waligay intaan taarikh wakhti bixiin jiray waligay man arag qof ka taarikh xun ninkaan waxaan sidaa u leyahay iga mahaa wax aan isaga si gaar ah u ataagayo balse waxaa sida u leyahay ayaa ah tarikhda wax badan ayuu ka qaldaya ee idiinka oo raaliya tarikhda uu ku tumanayo taalo dhanta ninka siya waxaanan ku dadaali donaa inaan tarikhda idiinla wadagi doono iyada oo sax ah mida

  • @fouedahmad9778
    @fouedahmad9778 5 лет назад

    dhul rag ayay
    ayu ingris
    u saxexay Ethiopia
    lkn midas ma
    socon donto oo walahi ah
    somalia dadkeda illahy
    ha u so jeediyo

  • @ubaidofficial4196
    @ubaidofficial4196 5 лет назад

    Mahadsanidiin Horufadhi media

  • @AliOmar-is1vc
    @AliOmar-is1vc 5 лет назад +2

    horfadhi media waxad tihiin reer xamar reer xamarkuna somalilnd wy ka xun yihiin horumrkeda wanageeda iyo wax qabsigeeda horta midban idiin shegayaa somaliland ayaa waliged la yaqanay iyo dekada barbara iyo saylac xamarna lamababa yaqaanin viva somaliland jamhuriyada baakaysan alow dhawr

  • @faadumoahmed9972
    @faadumoahmed9972 5 лет назад

    Asc Alle haa'iidin dhowro dhamaanten meelkasta aad joogtan waad dadalaydan annaaguna waan idiin garabtaganahay

  • @mustafemaxamed2090
    @mustafemaxamed2090 5 лет назад +2

    MAHADSANIDIIN QEEBTA KEENYA SIDII LAGU BIXIYAY AYADUNA NOGU SODARA SIDAAN WAX UGA FAHANO

  • @use_996
    @use_996 5 лет назад +10

    Somalay. Miyaynu is haynaa? Maxaynu se isku Haynaaa??
    Hada ma heshiin karnaaa???
    Mise wali?? ila goor ma baynu is haynana? Imisa ino hadhay??? Isbucyo mise bilo mise sanado mise qarniyo???
    Hada ma heshiin karno Miya? Maxa didaya inaynu wada heshino??
    Adi maxay kula tahay????

    • @z.zulthan3252
      @z.zulthan3252 5 лет назад

      Wayn is haynaa waxayna isku haynaa waxaad diidan tihiin inaan idika goano

    • @use_996
      @use_996 5 лет назад +1

      Zakariye wan kusalamay.... inago an kala go,in ma heshiin karno miya

    • @z.zulthan3252
      @z.zulthan3252 5 лет назад

      Saaxiib xaqiiqda ma isu sheeganaa soomaali meel ay iskugu laabato ma joogto mid kaliya ee soomaali is jeclaysiin karta walaalay n karta iskuna kaashan karayaan waa iyagoo noqda shan dal oo siman
      Waana aniga fikir kayga zhp

    • @z.zulthan3252
      @z.zulthan3252 5 лет назад

      Midna tusaale iiga qaado zhp maanta laga yaabaa magaaalada aad joogto inay laba ama sadex qaybood uqaybsanthy oo ay colaad sababtay xil iyo hebeloo reerkayga waa inuu na hogaamiya dhex taal markaa say soomali u heshiin karta

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 5 лет назад

      أبو عالية الحادي
      Asalaam Caleykum waRaxmatullahi waBarakaatuhu
      Waxay markasta ay dantutahay in umadda Soomaaliyeed hishiyaan, oo wadanka oodhan u hogaamiyo Hal Madaxweeyne/RW, Hal Ciidan oo Quwad leh oo dhamaanteen hogaamiya uah Hal Calan 🇸🇴 oo keliya (calamada kale ee yaryarka ah miisaska gobolada ha iska saarnaadaan, waxay matalayaan gobolkasta includding Hargeysa.
      Insha'ALLAH Umada Soomaaliyeed way hishiinkaraan, waa haddii dhamaan madaxdooda iyo shacabka iskuduubnadaan oo runta isusheegaan wixii ciil ah ee isuqabaan, oo iscafiyaan isunaduceeyaan, Midnimadooda Xoog saaraan, waayo waxaa ilatahay QOFWALBA oo maanta nool ee Soomaali ah, wuu arkikaraa wixii qasaaro ah iyo dibudhac dhulka Somaliya ee (30-ka Sano) noogeystey gaarahaan iyo guudahaanba.
      *Iskukeenida umadda Soomaaliyeed* wuxuu ubaahanyahay in Soomaalida ay iska joojiyaan Qabiil iyo qabyaalad ee dhiiga iyo lafaha kagaleen intoodabadan (90%) Iney dhaafaan Xaqdarada, Boobka, Xaaraan cune, Qiyaano, Beenta, Yasidda, Qarxinta, Sacabka iyo durbaantumis ee Qabiil-Qabiilka ah ee dumarka utumaan raga soomaaliyeed, Kibirka, Xaasidnimada dhexdooda, Naceebka, Doqonimada iyo Caydabadan. Oo ay kubadalaan ama bartaan sidaa laisku ixtiraamo, Kaladambeen, Ismaqal iyo midnimada dhamaan Umada Soomaaliyeed iyo Dhulka Soomaaliyeed, Iscafiyaan oo isuduceyaan, ileen aduunkaan qof kuwaaridoono majiraan, markastana intaa aduunkan lagajoogo Waxaa markasta imandoonaan Generation Cusub oo wadanka utalindoona Insha'ALLAH kuwii qeerqabo hanoqdaan, waayo kuwii hadda waynadaaliyeen, meel ay kayimaadeen iyo meel ay usocdaan lakalagaran waayey, ileen waa umadd iyo madaxdooda oo Jahwareersan dhulka Soomaaliya oodhan.
      Marka haddii awooweyaasheena ay xornimada iyo calanka/dhulka Soomaaliyeed ay dhiigooda iyo Naftoodaba uhureen, Miya lawaayey qof Soomaali ah oodhaama qofkale ama Madax ah oo ushukriya Xornimadaas iyo Calanka 🇸🇴 ? 🤔
      Soomaalida iyago XOR ah oo loogu deeqey Dhul barwaaqo/Badd Macdan leh iyo CIR Quruxbadan, ayey haddana xornimakale dhexdooda karaadinayaan, oo ay wadanka kalagooyeen xubin xubin iyo 20.000 oo Madaxweeyne/RW/Wasiiro iyo calamo kalanooc ah, Marka walaal Waxay arrintaas kutuseysaa Iney weli Soomaalida ay jaahilnimo iyo Hurdada dheer kujiraan, and until/ilaa ay hurdadaas dheer kakacaan and Smell the coffee ☕️, oo ay ogaadaan in aduunkaan hore usocda, when Soomaalida gadaal usocdeen muddo (30-sano ah) haddii sidaas weli kusiisocdaan after (30-yrs) Waxaan ugabaqaya in (40-50 yrs from now) ay Soomaaliya dhulkeeda udhamaatey oo gumeesiga runta ah ee hore qasab ay wadanka ulawareegidoonaan ama ay siiyaan dadka jaarka la ah Soomaaliya (Kenya/Ethopia) The History will tell 👉 Mark My Words .
      Igaraali noqo qorista dheer walaal, waxaase Iga keentey jacaylka aan uqabo MIDNIMADA dhulkeyga iyo dadkeyga Soomaaliyeed.
      Thanks 👍🇸🇴👍

  • @samowademohamed404
    @samowademohamed404 5 лет назад +2

    Somaliland wa wadan jira lkn warsame adigu waad mahadsatahy wllo waxaad tahayna qof aqoonyahana lkn kuwa warka so tebiya somaliland iyo somalia dhex kama aha

  • @micnahaa3569
    @micnahaa3569 5 лет назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭dal ba oow yaakule somali xaar wayn ilaahada way hurdaan dhul dad nool leh lama qaadankaro ee Somalidu waa xaar mandheer ah aqli aan lagu arag 🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧

  • @barkhadhusseinmohamed8677
    @barkhadhusseinmohamed8677 5 лет назад +1

    Waanu garanaynaa in calankii 1960-26-june lkn waxaanu kugu haysanaa in calankan buluuga ah la isku ogaa been baad ka sheegtay ilaahay ka baq oo sooyaalka ka daa gafka arintaana dib isugu noqda. Anagu waxaanu rumaysanahay jirtayna in uu anaga gaar noo ahaa calankaasi.

    • @Siciid-Somaliland
      @Siciid-Somaliland Год назад

      Taasi waa cadahy sxb waana muran ma doon in calanka somaliland gaar u kahayd
      Lkn wllhi kuwani waxay been ka sheegeen taariikhda
      Weliba ogow dadka koonfurta dagani marnaba waxba kuuma ogola
      Middaas laabta ku haysta haddaad tihiin somaliland

  • @cumarcali7662
    @cumarcali7662 5 лет назад +2

    Calanka somalida xqiqdiisu waxay ahayd iyo soda somalidu u haysato ayaa kala duwan

  • @amaleyabdi8859
    @amaleyabdi8859 5 лет назад

    asc dhamaan umada somaliyed.
    aniga waxaan heclaan lahaa somaliya oo dhamaanteed midowda isjecelata cadawgoodana gacan bira kaga hortaga gobolada maqana soo cesha/xoreeya .shidaalka iyo nimcada dhextaal kafaa iideysta.
    hada fekerkaas ila qabto qasatan dhalin yarta somaliland dheh Yes😊😊😊

  • @moassir3787
    @moassir3787 5 лет назад

    Waxba haku cel celin Somaliland maanta maaha Somalia hore uga soco

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 5 лет назад +2

    Adeer adigu bax masjidka kusoo cibaadeyso. History. Waxba kamaogodide. Baxmeelah kasoo cun sab ooquraanka uaqri gueyaha!!!!!¡!!!!!!!!

  • @malaboa591
    @malaboa591 5 лет назад

    WADANKA KALIYA EE AFRIKA OO AAN LA GUMAYSANIN WAA ETHIOPIA.

  • @maxameddauud5230
    @maxameddauud5230 5 лет назад +1

    ✔✅✔🇸🇴🇸🇴

  • @mypocketmoney2753
    @mypocketmoney2753 5 лет назад

    Good

  • @koosmoha4638
    @koosmoha4638 5 лет назад

    Jadii Somali lad Calanka buluuga ahaa.Somaaha taamicnaheedu in uunoqday inter natiotnal . Hadaba wax uukamd yaha waxyaabaha loonacay koofur ahaykamidyahay Calanku murananka majjro Calan gaarana.waanuleenay iyo.Hakal dawladnimo.

  • @NasirHaji10
    @NasirHaji10 Год назад

    Waigayo kama Dalayno inaan difaacno diinta islaam Ka iyo Jinsigeena Somaliyeed aduun kodhaan haduu isku yimaad xoog Waa lagu haysan kara Ogadenia lkn quluubtena Ma badali karaan kasoo ah somali baan nahay ahaan donaana insha allah ❤

  • @mubaarikcabdiraxmaan4782
    @mubaarikcabdiraxmaan4782 3 года назад

    Baladwayne ayuuu ku sugaayey
    C/laahi ciise maxmed xibraahim cigaal iyo waftigii kaso day
    Markad xamar kumu sugayen
    Dadka ha jahawareerin nio

  • @taiseermohamed1419
    @taiseermohamed1419 5 лет назад +4

    Isaaqan ad cayayzanah waaki dawlada ku dhizay ee ugu abaal guday inad diyaarado ku duqayzo magaloyinkizi isaaq la’aanti wadiga eberka ah ee 30 sano dawlad dhisan kari wayay isaguna dawlad dhistay

  • @XawiiwoMowliid
    @XawiiwoMowliid 7 месяцев назад

    Yaa saxan shekhow

  • @fouedahmad9778
    @fouedahmad9778 5 лет назад

    Italy waa sxpka somaliyed
    runtii

  • @abdihamidaden3106
    @abdihamidaden3106 5 лет назад +1

    Su aal bahda horfadhi media marka hore wan inii salamayaa salan ka dib maxad igu hadli weydeen dhulka somali galbeed ee canfartu haysto iyo magalada somali dhiridhabe ee cadawga itoobiyaa ku dhibateynayo dadka somali

  • @kaafitotallogisticsservice7447
    @kaafitotallogisticsservice7447 5 лет назад

    Horufadhi miidiya waa arin xun in nin caadifad hadlaya fursad u siisaan channalka plz adoo shafta chnnalka ilalinaya ka saar waxan

  • @z.zulthan3252
    @z.zulthan3252 5 лет назад +1

    Wax kale ma haysaan slnd way idika tagtee

  • @user-yh8de4ww7s
    @user-yh8de4ww7s Год назад +1

    Ar talyaanigi ban la jabnay iyo jarmalki sidasanu wadankeni kuwaynay😅😅

  • @hoobaanhawd
    @hoobaanhawd 5 лет назад +1

    Ogadenia maxad ka wada?
    Haduu dhagaxbuur noqday ogadenia
    Haud and reserve muxuu u noqon waayey isaaqland
    Adeer qabyaalada inaga daaya hadii kale nin walba dhulkiisa waa la yaqaan

    • @gombiss2476
      @gombiss2476 5 лет назад

      Saxiib miyaad taqaanaa dhulka ladhijiray Hawd iyo reserve area
      waxaa kamid ahaa
      Gobolada kala ah
      Wardheer
      Qoraxay
      Jarar
      Soo baro taarikhda marka hoore

    • @soomaaliweyn8376
      @soomaaliweyn8376 5 лет назад

      الجمهورية Republic go and
      Check google

  • @mohamedgas7067
    @mohamedgas7067 3 года назад

    waxaa kaa maqan xaga ogaden intay kakoobneyd Degmooyin ama distrikt Qalaafe ceelkari waa koofurta ogaden bayna kamid ahaayeen waxaan tariikhda

  • @mohamedfiqi5822
    @mohamedfiqi5822 5 лет назад +1

    Playlists haloo sameyo parnamijta gaarka ah ...mahadsanidiin

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 5 лет назад

    markaa reer xamarku waa inayi soo celiyaan calanka Somaliland ay muuden in aabbohod leeyahayi waa inayi diric shiida ka dhigtaan calankooda

  • @museibrahim8517
    @museibrahim8517 5 лет назад +3

    Nin wayn oo been
    faafinaya, sida kan !
    ku lahaa waxaa S/land xornimada loo siiyey inay koofur la midoobaan !! ?
    .caqligaagaad ciday,
    Lkn cid kaa aqbasha waalida uula tag.

    • @abdirahmanfarah4834
      @abdirahmanfarah4834 5 лет назад

      Nio idinkuna waxa amin san tihin waqoyiga ina kaligi dagdan

    • @museibrahim8517
      @museibrahim8517 5 лет назад

      Abdirahman Farah
      Inaanad fayoobayn,
      waxaa lagu garanayaa meel aan loo joogin ayaad garaacaysaa !!!

    • @soomaaliweyn8376
      @soomaaliweyn8376 5 лет назад

      Muse Ibrahim 🤣🤣🤣

  • @mohedshirwnjye8273
    @mohedshirwnjye8273 5 лет назад

    S/galbed Awoowyashood baa ku wareejiyey gaalo madowda Ethiopia. Wxn maqlay dadki ku wareejiyey nin kamid ah inu yiri war nagadaaya gaalo madow. Gaalo cad ba dhaante. Marki layiri kaladoorta UK & Ethiopia inay sidaas yirahden ban maqlay

  • @aminacalihodan3180
    @aminacalihodan3180 4 года назад

    Belayayahay xabeebta wayni maxaasidnimada somaliland baad halkan usoofariisatay waar garacyow waxba kamasoojeedid finixaarkastaa oo danlihi wuxuuyiraahdaa halkaasaan kasoojeedaa hadaad dhab ugasoojeedid sidaa umahadasheen

  • @abramjeylani2462
    @abramjeylani2462 5 лет назад +2

    Meesha ma lasii seexdaa

  • @ibrahimjama5860
    @ibrahimjama5860 5 лет назад

    Calanka lasaray kabuluug ah ayuu ahaa ka layskumahayo calanka buuga ah makonfur balahayd mise waqooyi

  • @siciidibrahimali5612
    @siciidibrahimali5612 5 лет назад +2

    Waar adigu waxaad noo sheegta goorma koonfurtu xornimada qaadatay

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 5 лет назад

    Walaal makasoo hadli kartaa gobalka waqooyi bari ee kenya iyo sida ay keenyatigu uqaateen please

  • @خليلالرحمن-ك6م
    @خليلالرحمن-ك6م 5 лет назад +1

    Mawduuc aad uwayn

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 5 лет назад

    Asalaam Caleykum waRaxmatullahi waBarakaatuh
    Maanta Somaliland waxay diideen oo tureen calankii xornimada Somalia (🇸🇴) oodhan oo awooweyaasheena dhiigooda iyo naftooda uhureen dhulka Soomaaliya oo gumeesigi ladirireen.
    Waxay Somaliland ay sameyeen calan iskujira (Saudi Arabia 🇸🇦) iyo (Ghana 🇬🇭) Oo weliba ay aaminsanyihiin Iney Carab yihiin balse Xidig Madow calankooda kujiro 🤔 Cajiiiib.
    Shugran walaal Mahdi Warsame iyo H M Tv. waa barnaamij aad uwanaagsan.