Abdisalan Hereri iyo Abwaan Abdi Gaas Maxaa kala qabsaday Wareysi Xiiso leh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024
  • Abdisalan Hereri iyo Abwaan Abdi Gaas Maxaa kala qabsaday Wareysi Xiiso leh waa duubsitii iyo farsamadii Mohamed Muse Noor "Deeq Darajo"

Комментарии • 144

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Год назад +4

    Masha Allaah tabarakaraxman waa abwaan asal ah oo comedian ah 🤣🤣👍💕

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 5 дней назад

    Odey ciidagale Fariid. Nin soo jabey. 👍 great

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 3 года назад +3

    Mashallah waa abwaan qaliya.waa abwaan fariida. Dumarku waa masakiin waa hooyoyin. 😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃

  • @Million-yp2td
    @Million-yp2td 2 года назад +3

    Tyson company of meat at Nebraska right work am doing now...🙀🙀🙄

  • @suldaanka7576
    @suldaanka7576 Год назад +1

    Wlh intaas usheegay oo biro ah wa laii xiray wagan company Tyson kasheqeynaye

  • @abdiibrahim814
    @abdiibrahim814 4 года назад +2

    Wallahi Saan uqoslaye calashaa ixanuuntay koos lacag ayaan iskugeeye kadibna America ayuu amaanay

    • @Mohamedabdimalik72
      @Mohamedabdimalik72 Месяц назад

      Because of humanity, markii busaaradii kujiray baraf cagaha lagalay buu dhahay markii lacag helayna waa maraykanoo waa maraykanoooooooo kulahaaa

  • @sagalxamaraf2575
    @sagalxamaraf2575 3 года назад +1

    whli mantu qosolka iga dhameeyay masha allah alle cimriga hakuu dhereeyo

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 3 года назад +2

    2017 baan daawadey barnaamijkaan waan usooxiisey!!!!!

  • @hamsegolde9473
    @hamsegolde9473 5 лет назад +8

    adaygani waxuu uuka cod wacan yahay qaarbadan oo manta dhalinyaraa oo fanaanin sheeganaya

  • @haldooruniversity1132
    @haldooruniversity1132 4 года назад +3

    Abwaan cabdi gaas warsame waa nin hal abuur leh xaqiiq kane sheekeyay xaaqiiqada taala dalka North America.
    He is multicultural and poet, get different terminology, cultures and communication.

  • @MahamudHagimuse
    @MahamudHagimuse Год назад +1

    Waa very Funny Abwaan A Gaas Ciidagale Ragedii. Kuus Yar baan isu Geeyey kuye. Iyo barwaaqo Hees. MAXAA NAAG CAD QAAWAN IYO Eygii idaafadeeyey. Wlee waa Qosol. 🤣🤣 gurigiibaa qayliyey hhhhh Allaram kii
    Moobadhar Gaariga Waa afsomaligiihore

  • @martinereg2528
    @martinereg2528 5 лет назад +8

    Great voice. This guy should be in the AGT show.

  • @abdishakurismail8739
    @abdishakurismail8739 5 лет назад +3

    xaajigu runtii cod buu leeyay ma sha allah...

  • @Burco.
    @Burco. 2 года назад +2

    Afar sano ka hoe baan daawaday caawo ayaan soo laabtay si aan u qoslo inkasto ay xaqiiqo tahay

  • @fadumohassan1540
    @fadumohassan1540 5 лет назад +3

    abwaan Gaar alaha
    ku xafido maansha allaah👍👈👌

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 6 лет назад +10

    Abwaan Gaas Waa Funny wlhi hhhhhhhhhh

  • @abdallaosmaan5500
    @abdallaosmaan5500 2 года назад +1

    Abwaan abdi gaas alla haku sharfo 🥰💯

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 2 месяца назад

    ❤A🎉sha Allaa❤

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 6 лет назад +10

    KKKKKKKKKK Maalintaa iyo wixii xigayba waxaan moodayey wixii BIIQ BIIQ yiraa, in aniga lay doonayaan moodaayey! Runta ayaa iga qoslisay! Abwaan Gaas, iga gadan! Waa Riwaayad gebigii. Caafimaad ku noolow.

    • @MoKeynan
      @MoKeynan 6 лет назад

      ABDI-GAREEN PAGE Zssws

  • @AM-dt3pf
    @AM-dt3pf 6 лет назад +5

    I can't talk bro thk for uploading 😂😂😂😂😉👌🏾 this is feinaminatnt....

  • @sahrasahrasheikh3676
    @sahrasahrasheikh3676 5 лет назад +1

    Aaamiin waatixjidha abwaanka allaha xifdiyo

  • @CabdisamadRashid
    @CabdisamadRashid 2 года назад +1

    Abwaan cabdi gaad abwaan reer hargaysa iyo saxafi reer hargaysa
    Lagan horumar

  • @qaradd4265
    @qaradd4265 6 лет назад +3

    masha allah waa abwaan qaaliya

  • @saadaabdikarim1757
    @saadaabdikarim1757 6 лет назад +3

    Maansha Allah cod wanaagsan

  • @zalmanhashiboy2746
    @zalmanhashiboy2746 5 лет назад +1

    Masha Allah abwanku wa funny qosol iguma harin

  • @haboonadan
    @haboonadan 6 лет назад +5

    Kkkkkkk Masha Allaah tabarakallaah

  • @dahirofficial6814
    @dahirofficial6814 6 лет назад +5

    Dad waa dadkii hore

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 6 лет назад +3

    Maanshaalah waa abwaan asal ah

  • @mohamedabdullahiyusuf224
    @mohamedabdullahiyusuf224 6 лет назад +5

    Xaqiiqdii abwan abdi warsame waa majaajilayste wayn hhhh

  • @dareenkashacabkamedia2048
    @dareenkashacabkamedia2048 5 лет назад +3

    Manta ayanu isku argny magalda hargeisa waliba xafda masalha abwaan cabdi gaas warsame walahi wa funy

  • @midkuudaranmidkudooranalla4734
    @midkuudaranmidkudooranalla4734 5 лет назад +3

    elh waan lu celceshaday ilaa dhwr jeer
    buuraha haday saarntahay iyo
    badaha hoostoda nabsi kama
    galoo rijaal baafiyan ahay 😂
    ragedi 100

  • @cladiifcabdilaahi5253
    @cladiifcabdilaahi5253 Год назад

    Ninkii ugu doqonsana ee la waraysto

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 5 лет назад +2

    odayga waa iga qosliyay wlhi dhulkaan raftay HAYAAY HAYAAY WAR SOOBAXA KKKKKK OO MAXAYNU UGA BAXAYNAA

  • @qaradd4265
    @qaradd4265 6 лет назад +17

    allah waan ka xumahey adoo abwan ah in aad shirkat hilib wax aadan qaadi karin lagu saaro hadii qarankii somaliya dhisnaan laheyd ma adan baahateen

    • @Gobsaarmedia
      @Gobsaarmedia 6 лет назад

      sahraa abdisalam

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 лет назад +3

      Suleekha D qaran somaliya baad la soo bood, SOW ma ogid qaran USA Karaan inaanu jirin hadana dad kaa caqli iyo cilmi badan ay hilibkaa ka shaqeeyaan shaqo iskula yaaba qaraxa iyo dil qorshaysanina caadi waaye

    • @qaradd4265
      @qaradd4265 6 лет назад

      asal hargeisa walaale dee waxa sidaas u 8ri ee qaranka somalia ula soo boodey waa asaguba sida uu sheegey oo ah in uu ku rafaadey shaqada asagoo waayeel ah wax uusan qaai karinala saarey abwaan jooga somaliya oo qarankeedii taaganyahey miyaa hilib asagoo 70jit ah duudka ku qaadi lahaa dhibaatadaba soo qaraxa qorsheysan mankeenin ma aniga ayaa la yaabin waxa qaxootiga nagavdhigey anagoo dhan fanaaniinteenii oo dhan meelaha qaxooti ku yihiin

    • @dahirofficial6814
      @dahirofficial6814 6 лет назад +1

      Suleekha D shaqo ceeb maaha shaxaad kaa ka xun iyo baryo qof kle
      Hdiii aad yartahy iyo hdiii wayn tahyba dhididkga cun

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 лет назад

      Suleekha D iska hadasho qaranka aad sheegaysaa waa faqashta hadii ay imika faqashtaasi joogi lahayd maba noolaadeen sidii 100,000 oo tolkiiya qaran waa maad qaran noqotaan 30 sanadood waydinkaa halaagane

  • @user-zz9zg2cx8k
    @user-zz9zg2cx8k 5 лет назад +3

    Eyga saanta madaw iyo Zawjadii la qabiyo Sabigaa talinaaya.
    Waraysi xiiso leh
    Gaas waa nin bulshay ah waa sidii weli.

  • @maxamedxasanmiicaadkule8066
    @maxamedxasanmiicaadkule8066 5 лет назад +1

    Abwaan Allah ku barkeeyo

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 5 лет назад +3

    I love my peaple

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 6 лет назад +7

    Ciidagale waa lagu yaqaan suugaanta

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 6 лет назад +4

    Abwaan alle ha ilaaliyo

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 4 года назад +2

    Rag waa kii soo japaaa💪💪💪

  • @ismailismail-dl2mk
    @ismailismail-dl2mk 6 лет назад +5

    Walahi odaygu waa farid

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 2 года назад +1

    Abwaan 😀😀

  • @siyathafow048
    @siyathafow048 3 года назад +1

    Abwaan wa funny 👍👍

  • @IbrahimIbrahim-gq4zn
    @IbrahimIbrahim-gq4zn 6 лет назад +11

    Hayaay kuwii heesha xadi jiray baa ka xadi doonaha abwaanka

  • @foziyacawil4774
    @foziyacawil4774 4 года назад +2

    Kkkkkkkk walahay wan qoslay

  • @midkuudaranmidkudooranalla4734
    @midkuudaranmidkudooranalla4734 5 лет назад +3

    ABWAN CAJIIBA IN BADAN BAAN KU CEL CESHAN DOONA HMMM WAA CAJIIB WLH ABWANKU
    ADEER IGA FURA NA QAADI KARE WAXANE ALLE AYAN RIZQI WAYDISTE 😁😂

  • @qayobdn9888
    @qayobdn9888 5 лет назад +1

    wa ka helay

  • @fadxiaxmed3996
    @fadxiaxmed3996 4 года назад +1

    Hhhhh abwaanka haday xaafadku shaageen ana waanku dhaaran karaa waayo reerka maca odaygoda abwaankooda waa isku mid lacagta weyka dambeeyaan hungigaa lagu xantaa hhhhhh

  • @hodahersi8925
    @hodahersi8925 5 месяцев назад

    Funny 🤣😂😂😊

  • @yalibana6172
    @yalibana6172 6 лет назад +4

    QARASH BADAN maheeysa , :)

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 2 месяца назад

    ❤kkkkkkkkkkkkk

  • @abdiwakiildek8915
    @abdiwakiildek8915 4 года назад +1

    Kkkkk adr iga fur illahybaa I irsaaqayee😂😂

  • @bacdirakiimclimber4146
    @bacdirakiimclimber4146 Месяц назад

    Wallee qof kaso shaqeeye hilib aya fahmi karo markad xirxirato siliska iyo mindiyada albabka maka baxdaa ku qawanayso o maka tagtaa

  • @cuddifrom6
    @cuddifrom6 2 года назад +1

    I just met this man masha allah funny guy

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 6 лет назад +2

    Codkiisu waa heer sare laxan iga saara

  • @ahmedjamaal1239
    @ahmedjamaal1239 5 лет назад +2

    Naa markaan kaasareeye sanka kaa mudaye sinaha kaa garaacay hhhhhh

  • @maxamedjamac7948
    @maxamedjamac7948 6 лет назад +2

    Kkkkkk waxa LA ii galiyay midiyo badan

  • @Ahmedcaska571
    @Ahmedcaska571 5 лет назад +1

    Abwanadii ciidagale nolow awoowgay

  • @baahiye2479
    @baahiye2479 3 года назад

    Odaygan qosolkii bu iga dhameeyay

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon 4 года назад

    Odaygan waa shactiro qosolka iga dhamaaday

  • @IbrahimIbrahim-gq4zn
    @IbrahimIbrahim-gq4zn 6 лет назад +4

    Abaawaanka abwaanada

  • @siciidkooshin5472
    @siciidkooshin5472 5 лет назад +1

    Kkkkkkkkkkkkkk udaugaan waa yaabay wuu naxay

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 6 лет назад +2

    Waraysigaan ugu jeclaa weeye.
    Abwaankaan Soomaalia ayaa ubaahneyd
    Nasiibdaro baa SOOMAALIA KU DHACDAY

    • @mukhtarcabdirahman1369
      @mukhtarcabdirahman1369 5 лет назад

      Kaw somalia iyi waxan aduunka laga aqoonbaad la wareygaysa aduunka waa laga dhacaa in aa tahy somali waayo waxa laga aamin sanyhy shabab

  • @abdulugaas408
    @abdulugaas408 5 лет назад +2

    kkkkkk cabdi ma aha odaygaan

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 5 лет назад

    Farmaajo ii geese bay soomaalidu tiraahdaa
    Antigua waxaan dhihi lahaa Abwaan Gaas halay geeyo.

    • @bintunaada365
      @bintunaada365 5 лет назад

      Somali ma dhihine halnin baa dhahay farmaajo iigeeya

    • @fadxiaxmed3996
      @fadxiaxmed3996 4 года назад

      Lacag ma uwadaa odaygu lacagbuu usoo jabaye hhhh

  • @kaaliyekaalie3124
    @kaaliyekaalie3124 6 лет назад +1

    Kkkkk wallee waa inan googar cabdi gaaz

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Год назад

    Cabdisalaam hereri ku lahaa ma adigoo maraykan yimid baad abwaan busaaradeysatay?.

  • @lalamo6370
    @lalamo6370 5 лет назад

    Ragii garxajis xilgaas ayeey shagaynayaan waan ka xuxumahay Adeer. Dhulkii jeraan baa dhacaysa.

  • @fatimaikran1354
    @fatimaikran1354 4 года назад

    Cadowga u nolow shil io sharba ka nabadgal

  • @mubaarigbaabuur7638
    @mubaarigbaabuur7638 6 лет назад +12

    cidagale sugaaanta wuku dhashay

    • @fadxibarre6283
      @fadxibarre6283 6 лет назад

      Yaa kugu yidhi waa ciidagale abti

    • @ahmedaden7062
      @ahmedaden7062 5 лет назад

      Mubaarig Baabuur
      Xikmad ayaa ka buuxa waana waya arag EE Soomaali wuukasiidhamaanayaa ninkaan ookale

    • @mustafaabiib1916
      @mustafaabiib1916 5 лет назад

      Ninkan waa Ciidagle oo reer libaan ah

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Год назад

    🤣🤣🤣🤣 waa cajiib abwaan cabdi gaas murti baa fadhida

  • @fatimabilanfiican297
    @fatimabilanfiican297 4 года назад +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ragemuhumedinakhalif3512
    @ragemuhumedinakhalif3512 6 лет назад +1

    abwan gaas wa niin culus

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 6 лет назад +1

    waar ninkii ina gaas

  • @ssh1898
    @ssh1898 5 лет назад

    Qoorbo an Somalia ahyn manso marin

  • @cabdifataxahmed4361
    @cabdifataxahmed4361 2 года назад

    odaygan isku maagaalo ayaannu daganahay waa riwaayad caadi ah

  • @hanuuniyehoodaale728
    @hanuuniyehoodaale728 6 лет назад +1

    *_Abwaan kani hadda wuxuu joogaa magaalada hargysa wuxuu doonayaa sidii uu usoo bandhigi lahaa suugaantiisa meel tv ah oo uu ka soodaayo barnaamij kiisa suugaaneed fadlan caawi haddii aad suxufi ama camera man_*

    • @naasirmeecaad1172
      @naasirmeecaad1172 6 лет назад

      Hanuuniye Hoodaale wllo Bc24Tv ayaa qabanayee nala soo xidhiidh.

  • @ducaalexajicali9468
    @ducaalexajicali9468 5 лет назад +2

    EYGII XERA DHIGTA LA ERYI JIRAY BAA HALKAAN DHABTA LAGU WATAA BU YIRI HHHHHH

  • @AbdullahiMElmi
    @AbdullahiMElmi 3 года назад +1

    🤣🤣🤣🤣

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 6 лет назад +4

    Dollar dollar kkkkkkkkkk

  • @mukhtarabdulahi9122
    @mukhtarabdulahi9122 6 лет назад

    qarashbadan ma haysaa

  • @saadaomer7729
    @saadaomer7729 6 лет назад +2

    Hahahahhaha

  • @kaafimohamed1293
    @kaafimohamed1293 6 лет назад +1

    Hhhhhh Tyson

  • @gmdjm6922
    @gmdjm6922 6 лет назад +1

    Odaygan cajiib weeyi...

  • @arafaatahmed5253
    @arafaatahmed5253 5 лет назад

    Xariif abwaan dolar

  • @Steve00133
    @Steve00133 5 лет назад +1

    Kkkkkkkkkk

  • @ilyas8014
    @ilyas8014 2 года назад

    Geesi buuxa iyo wax garad

  • @nurdiinasalsomali9762
    @nurdiinasalsomali9762 6 лет назад +2

    Kkkkkkk 10 midiyood war abwanka way dileen

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 лет назад +1

      nurdiin asal somali waan la dhaqaaqi kari waayay buu yidhi,
      "adeer najmaay ilaahay baan arsaaq waydiistaye iga fura dheh

  • @jebertigared2311
    @jebertigared2311 6 лет назад

    Alow haygu benayn wakhtigu wu isbadalaya

  • @mahdijamal6616
    @mahdijamal6616 6 лет назад +1

    😂😂😂😂

  • @nagmainaxaji4887
    @nagmainaxaji4887 6 лет назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faraxbeautymakeup9478
    @faraxbeautymakeup9478 5 лет назад

    Cabdi gaas oo ila fadhiya ayan dawanayaa

  • @ismaaciilmacaawiye2218
    @ismaaciilmacaawiye2218 6 лет назад +3

    Reer waqooyi walee waq qabiil lacab siiyay odaygan waa abwaan qabiil maleh waxaad lasoo wada boodeysaan cidi galle caqliga masaas baa uga wada siman thn

    • @zamxammohamed7338
      @zamxammohamed7338 6 лет назад

      Ismaaciil Macaawiye qabiilkiisa hadii la sheego ceeb male waa ciidagale waa isaaq ilaahayba hibo u siiyey murtida abwaan soomaaliyeed kulahaa.

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 лет назад

      Ismaaciil Macaawiye maxaa ceebee ku jira? Waa ciida gale ilaahay baa ka dhigay waa laysku garanayaa qabiilkiisa la sheegay maaha qabiilkalaa la yasayaa. Lacaayayaa dagaal baa lagu baaqayaa maaha. isaaq haduu qabiil cabsanyahay waakaa nabada ah ee qabiilkaa Marka wanaag loo adeegsado waad aragtaa idinku waydinkaa is qarxinaya ee 28 sanadood silcaysaan maxaa amisom idiin kala fadhiyaa hadaydaan qabiilooyin isku haysan munaafaqada kala bax meesha

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 лет назад

      Ismaaciil Macaawiye adiga caqliga qudhmay fuud lagaaga shub ciidagale ilaahay baa ka dhigay dadkiidaa shaaganaya oo ku faanaya maxaad ka hinaastay hadaanad abwaan iyo faanaan toona lahayn ion Allah ku siin miyaad cawriyi quudhiwaa ha daawan hadaanad Rabin inaad ogaayoo qoladiisa anagaa isku garanayaa oo isu sheegayna ka bax meesha

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 6 лет назад

      Qabiil hadaad maqasho qabyaalad
      Haku khaldin! Is daji

    • @iimaanbile4382
      @iimaanbile4382 3 года назад

      Ramaso ninku meel walba waa degikaraa! Xaaskiisaa ah,
      Isagu waa dhulbahante
      Allaah ha u naxariisto

  • @engcosoble174
    @engcosoble174 Год назад

    Heesata danbe ayow been ka sheegay hadii maraykan musq laga aqoon wadan kale lagama yaqaano

  • @kasmaalhareer9470
    @kasmaalhareer9470 5 лет назад +1

    ninkan hereri waxaa ka waraysi ka fiican maxamed ducaale

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 5 лет назад

      Walal hereri waa weriye weyn oo usluubkiisa iyo soo diyaarintiisa iyo codkiisaba aad dareemaysid inuu raggii hore yahay BBC codadkii lagu raaxaysan jirey xilligeedii buu ka mid ahaa

  • @cismanaxmed
    @cismanaxmed 6 лет назад +10

    please English ku turjun amanta America waa muhiim cabdisalaanow

    • @guledmedia2424
      @guledmedia2424 6 лет назад

      ali sugule r cuffed

    • @ruqiyonuur8441
      @ruqiyonuur8441 6 лет назад

      ali sugule b.omhsamed

    • @khalilshurkigaas6078
      @khalilshurkigaas6078 6 лет назад

      ali sugule bro dadka hadlayaa maaha Engris ee waa somali dhagayso engrska hadad rabto 😒

    • @yousufilka_case4701
      @yousufilka_case4701 6 лет назад

      +Naxariis iyo Nuglaan Abti English waxa lagu turjumayaa si uu xooga abwaanku amaanta ugu helo wax fahan miyaad magalo Ku dhalan

    • @midkuudaranmidkudooranalla4734
      @midkuudaranmidkudooranalla4734 5 лет назад

      11 million muslim bay dileen markaasad leedahay muhiim caqli makugu jiraa muxu ku idhi imika arintan markd maqashay 😱?

  • @alicagjar1441
    @alicagjar1441 4 года назад

    🤔🤔🤔😂🤔🤔😂😂🤔🤔🤔

  • @mussashire6516
    @mussashire6516 6 лет назад +2

    sahra shido me qaranka afweyne iyo abdullahi yusuf sow tan xamar laga eryay qaxotina la baday afweyne aya qaxoti ku aha nigeria lugti jeni dhafta wey jabta

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 5 лет назад

      Maxaa ka danbeeyey aa haysaa m siyaad barre waa ninka adduunka kugu xidhay adigoon cidi ku aqoon, kuwan aad sheegi doontid ee wax u taqaanid waa wada ciyaalkiisii laakiin wax la karti iyo waddaniyad iyo dawladnimo toonna ka bartay kuma jiro wiil yaroo xabashiya baa soo amra kuwan aad cabdullahi yusuf iyo siyaad barre uga dhigaysid inay dhaamaan

  • @xasanmuusecige3375
    @xasanmuusecige3375 2 года назад

    00

  • @mawlidsidiq9376
    @mawlidsidiq9376 6 лет назад +1

    kkkkkkk