ArimaHeena VS 99 Enemies | PUBG LITE (8 Kills)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 май 2020
  • #arimaheena #game #pubg
    MySocialMediaAccounts
    / arimaheena
    / arimaheena1
    / arimaheena
    snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heestey:
    322,847 subscribers

Комментарии • 1,4 тыс.

  • @nasiregale
    @nasiregale 4 года назад +1162

    Inta video gan daawa nay sa ee Quraan ka jecel
    Like ta dhac ku sii👑❤

    • @ciisexasan1399
      @ciisexasan1399 4 года назад +4

      Isaar wll subscribe ado raali ah

    • @inakhadar5234
      @inakhadar5234 4 года назад +4

      Naasir cigaalaw✌✌

    • @nasiregale
      @nasiregale 4 года назад +3

      @@inakhadar5234 👑

    • @asafsiciidahmett4153
      @asafsiciidahmett4153 4 года назад +8

      Wllo inaad quraan maahee wax kalood ku qaraabato mawayday🤔🤔🤔🤔

    • @apdirazakalta7090
      @apdirazakalta7090 4 года назад +3

      quranka waa la jecel yahy lkn meshan quran lama dhagey sanenin see wax ka yihin cafimad ma jiraa walal

  • @farhad5541
    @farhad5541 4 года назад +460

    Pubg mobile gamers like isaar hda kamid thy 🙏😁

  • @mankatube2066
    @mankatube2066 4 года назад +26

    Daily pubg game inta rabta like Sara pubg lovers ❤️❤️

  • @maymuunyaasiin2248
    @maymuunyaasiin2248 4 года назад +13

    Arimaheena Markuu Qozlo cida qozozha oo ani cml aH Like zaar keep going pro❤💞💗

  • @ziiofficial5095
    @ziiofficial5095 4 года назад +207

    Arimeheena Inuu Guursado Inta Ila Rabto like saara🤸‍♀️😂🤔 Nin yahow Fadhiga Kakac Ee Dumaashi Noo Keen

    • @hamzaabdihakim9718
      @hamzaabdihakim9718 4 года назад

      Adiga maxa ku fadhisiyay nin naag u doon wa laga ficn yhy shpe😂😂 ma soo kuftay adigu

    • @kingamiin5083
      @kingamiin5083 4 года назад

      walaashaa ku dar hee

  • @sayidcumar9960
    @sayidcumar9960 4 года назад +305

    hadii ad tem pupg tahay like

    • @vannyboyproduction4154
      @vannyboyproduction4154 4 года назад +2

      ruclips.net/video/W5teVCIYagc/видео.html
      Walaal plz izoo booqo alle haku sharfo

    • @Khuzeymi
      @Khuzeymi 4 года назад

      Team call of duty

    • @abdilahicige1063
      @abdilahicige1063 4 года назад +1

      Intii pubG Global ah like

  • @Cajiincune
    @Cajiincune 4 года назад +31

    Channel oo PUBG maa inoo furtid ArimaHeena❤👨🏻‍✈️

  • @yuusufmohamudali3052
    @yuusufmohamudali3052 4 года назад +46

    2:19 var yaala dumaashi waay hala soo dhaweeyo
    Arimahen guurso facaa way guursadeen

  • @young_______millionaire5458
    @young_______millionaire5458 4 года назад +184

    2:19 Inta dumaashi ila aragta ismuujiya😂

    • @fahad5873
      @fahad5873 4 года назад +4

      Igadaa ciyaarta 🤣 malahubaa

    • @maanabdullahiahmed874
      @maanabdullahiahmed874 4 года назад +2

      Zxp anba waan arkay soo qor ayaan islahaa ma iyadiibaa nio lkn way buuran tahaye kkkkkkk kaftan

    • @muhiyohummels7457
      @muhiyohummels7457 4 года назад +2

      NIO ZAXIPAYALW OFFSODE WALPA LAMA GALO NIO QOFTA HADUU DONO AAH WALAAZHI EE XIZHOTA NIO

    • @young_______millionaire5458
      @young_______millionaire5458 4 года назад

      @@muhiyohummels7457 Waa laga yabaa sxp lkn inoo qof keena larabaa somaha nio

    • @young_______millionaire5458
      @young_______millionaire5458 4 года назад

      @@maanabdullahiahmed874 Asaa loogu tala galay inoo ku cayilo😂😂

  • @cabdulraxmannaylon9889
    @cabdulraxmannaylon9889 4 года назад +155

    Arimaheena wll part 2 noosoosamee inta iguraacsan please like Saar

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 4 года назад +13

    Arimaheen vaar vaar dumazhideeN 2:19😂😂

  • @haadiarts2074
    @haadiarts2074 4 года назад

    Wow ARIMAHENA ciyartada wey icajabisey wad guleysatey ha walwalin I liked muqalkan Keep going wll

  • @Hooyo1
    @Hooyo1 4 года назад +121

    season 2-13 ayaan dheeli haayaa mana ka caajiso Yaa ila mid ah

  • @shaafiofficall9713
    @shaafiofficall9713 4 года назад +68

    arimehena part 2 soo samee inta igu racsan like saar

  • @mrmohaismail6607
    @mrmohaismail6607 4 года назад

    Masha Allah Arimaheena sxb Good killer Ayaad tahay wllhi ha ha ha ha ha Bro horey usoco waqtigaagana ka faaiideyso

  • @Somali.Adventure
    @Somali.Adventure 4 года назад

    Haaa sxb waxa larabay inaa sii isticmaashid energy ninka inta buu kugu kaday dhigaaga waxba ka dhimanaa hadaa energy iyo bain killer isii itic maali laheyd horaba xabada kumadan dhimateen all in all keep going

  • @dirsheofficial1025
    @dirsheofficial1025 4 года назад +71

    I like pupg aad dheesho love isar

  • @osmanabdiaziizosman8322
    @osmanabdiaziizosman8322 4 года назад +92

    Ciyaal pubg like 🙏🙏

  • @mbamohan7285
    @mbamohan7285 4 года назад +1

    Arimhena wlhhi sxp wxaa thy qof ku daysho mudn keep Going

  • @y.u.u.s.u.f5913
    @y.u.u.s.u.f5913 4 года назад +1

    My bro arimahena qofkaa disho sanduuqiisa baaro hubba aad wadato hub kafcn aad kahelilaheyd waadna guleysan laheyd guushaada waa guusheena

  • @qaadaacali7750
    @qaadaacali7750 4 года назад +37

    Ani wye kan ugu horeeye igu qaata am bro paleyr my level 70 ACE 🖐🏻 bro aremaheena pubg mobile aa ciyaarnaa kuligeena marka kaas ciyaar nio

  • @cabdijibaarjaamac9074
    @cabdijibaarjaamac9074 4 года назад +144

    NEW COMENT ARIMAHRENA LIKE ISAARA WLALAHEYKA👍

    • @ciisexasan1399
      @ciisexasan1399 4 года назад +1

      Isaar wll subscribe ado raali ah

    • @amiirboy4431
      @amiirboy4431 4 года назад +2

      @@ciisexasan1399 wan kusaray adigana isar

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 года назад +2

      @@amiirboy4431
      Waa iga hesata SUBSCRIBE adigana ii saar inshallah

    • @amiirboy4431
      @amiirboy4431 4 года назад

      @@daruurofficialtv wanku saray anigane isar

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 4 года назад +48

    2:19 meesha hadaad wax ka aragteen gacan aa idin taagey 😲😰

    • @Somalivocal
      @Somalivocal 4 года назад

      Telka 😂

    • @Abdulkadiradan
      @Abdulkadiradan 4 года назад +2

      Indha dherida nio wlhe darta muqalka dib ugu labtay wan arkay 😆😆🤚🤟

    • @Neverlie876
      @Neverlie876 4 года назад

      😂😂😂

  • @qoorofficial9330
    @qoorofficial9330 4 года назад +1

    Pert 2 arimahena pels pels wllo nugu celi oo miridhada so badi wllo team arimahen qofki jecel puge leki isar pels wllo

  • @Zakariyesultan
    @Zakariyesultan 4 года назад +9

    This is high quality video do some times arimaheena keep going pro never give up ❤
    You will reach what you hoping in the near future 🤙🤙

  • @diebypointer
    @diebypointer 4 года назад +16

    0:10-0:16 wax kma Fahmin.🤣
    Arimaheena keep going My Fan

  • @nashwamire9684
    @nashwamire9684 4 года назад +1

    Arimeheena 1m subscribed iyo kabadan kuu rajeynaa insha allah

  • @Footballerdrip
    @Footballerdrip 4 года назад +103

    2:19 FAARTA Qabatey 😄 DUMAASHIDEEN INTA ILA ARAGTEY LIKE TA SAAR 👍

  • @zii___baazid529
    @zii___baazid529 4 года назад +55

    CIYAAL PUPGE HADAA TAHY LIKE ISAR

  • @shacbanabdi4208
    @shacbanabdi4208 4 года назад +21

    inta ila araktay in uu arimahena laacib yahay like iisaar

  • @zunduzmohamed8328
    @zunduzmohamed8328 4 года назад

    Wooow wllhi adaaba wax dilayey ilaa maanta keep going paro💪💪👊👏👏😍😍😍

  • @maanabdullahiahmed874
    @maanabdullahiahmed874 4 года назад +3

    ARIMAHEENA MAXAAD VLOG CIID AH AAD NOOGU SOO DUUBI WEYDAY HADAAN FAN'S KAAGA NAHAY ZXP
    ARIMAHEENA ONE LOVE YOU MY BRO

  • @abdimalikabdillahigeedi6768
    @abdimalikabdillahigeedi6768 4 года назад +10

    The Legend Arimehena♥️👑

  • @liibandha7926
    @liibandha7926 4 года назад +9

    Inta arky arimahena home screen Ka qofta usaran like Sara😅

  • @mabushkaofficial6089
    @mabushkaofficial6089 4 года назад +1

    Arimhena enmyga marka werare waxa lgarba ina lex lex tid mar walbo jif xta wal samya pro keep goin on

  • @mohazaadiofficial2779
    @mohazaadiofficial2779 4 года назад +3

    Well done arimahena Id GA so bas sxb

  • @pubgbotc4107
    @pubgbotc4107 4 года назад +11

    Qori fiican soo qaado saaxib sida
    1:M416
    2:m249
    3:Groza
    4:akm
    5:scar L
    6:Aug
    7:awm
    8:m24
    9:m762
    10:uzi

  • @najaxahmednajaxahmed3206
    @najaxahmednajaxahmed3206 4 года назад +16

    🤣🤣🤣🤣🤣arimaheena😍😍😍❤❤❤

    • @mucaashak1
      @mucaashak1 4 года назад

      n ajax subscribe isaar wll qli

  • @feysalcumar2804
    @feysalcumar2804 4 года назад +1

    Sidee video gaaga aad usameeysaa asigoo fuul ah soo diyaari my bro keep going

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 4 года назад

    Eid mubaarak arimaheena

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 4 года назад +5

    We need part 2 ❤🙏❤

  • @hijjamoulidi1289
    @hijjamoulidi1289 4 года назад +5

    Keep going bro love you fast comment 😋😋

  • @kingmuuf4419
    @kingmuuf4419 4 года назад +1

    Haddii aa nahnay team arimaheena ii soojawaab pro

  • @dayzeofficial6228
    @dayzeofficial6228 4 года назад

    finally arimaheena wuxu bodbodawa walaga reye ... bt kaliga wad ciyarte waligey maarkin qof kaligi ciyaraya...uko sawa Arimaheen...xax!

  • @Thommack
    @Thommack 4 года назад +3

    2:19 inta aragtay MOOBEELKA ARIMAHEENA 😅😅😅😅😅✌✌✌

  • @kahadragaal6243
    @kahadragaal6243 4 года назад +8

    NEW COMENT ARIMAHRENA LIKE ISAARA WLALAHEYKA 👍

  • @cumarcabduqadiriiman4929
    @cumarcabduqadiriiman4929 4 года назад +1

    Waxkale wan Kaahare pro keep going

  • @yahyeansari8398
    @yahyeansari8398 4 года назад

    Amazing fighter legend ayaa tahy arimaheena dhax dhax dhax sacablee kawadaaa

  • @mahadabdi9194
    @mahadabdi9194 4 года назад +8

    Wow arimaheena keep going pro
    Masha Allah

  • @commentkudhinte5785
    @commentkudhinte5785 4 года назад +13

    inta sugeesay inuu arimeheena PUBG ciyaaro like saar

    • @mrtechnology7044
      @mrtechnology7044 4 года назад

      ISKA SAX MAGACA GAME KA WAA PUBG

    • @commentkudhinte5785
      @commentkudhinte5785 4 года назад

      mr technology lakin adiga wax kaamagalin 🤪🤪🤪😅😅😆😄😃

  • @zultanzulaimani9430
    @zultanzulaimani9430 4 года назад +1

    Keep gion pro arimaheena nin adag

  • @mohamedabdirisak3699
    @mohamedabdirisak3699 4 года назад +1

    Wow Arimaheena keep going Zhp 💯💯💯💯👏👏👏👏

  • @diiriyecadxman
    @diiriyecadxman 4 года назад +5

    Wan dhayaba ARIMAHENA AMA AFAARAHENA 🤣

  • @mohamettfarhan3155
    @mohamettfarhan3155 4 года назад +26

    Arimaheena far faar 2:19
    🙄🙄

    • @cabdleahmedcali504
      @cabdleahmedcali504 4 года назад +3

      Muno la dhahaa zxbtiisa waaye
      Isku xafad aa nahay

    • @wardiofficiall
      @wardiofficiall 4 года назад +1

      @@cabdleahmedcali504 wllhi sax waaye arimaheena farka qabtay

  • @gadiyeofficial6964
    @gadiyeofficial6964 4 года назад

    m.a arimaheena libaax baatahay sxb good bro

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 4 года назад

    Wlhi u are the best bro arimaHeena Really keep going ❤🙌🙏

  • @muzcapkastamoffcial7319
    @muzcapkastamoffcial7319 4 года назад +6

    Arimaheena keep giong pro nolow lipaah 🇸🇴🇸🇴❤like

  • @cabdibaasidcawil3676
    @cabdibaasidcawil3676 4 года назад +18

    Iam first like iisaar alle haku sharfee ♥️

    • @abdiaziizosmaan3428
      @abdiaziizosmaan3428 4 года назад +2

      Hadii like lagu saaro xaa ka fa idysa like lee malin kasta ku haysaa 😂😂😂😱

    • @cabdibaasidcawil3676
      @cabdibaasidcawil3676 4 года назад

      Wxba bro adu bakhylsanidaa 😆😆😆😆

    • @ciisexasan1399
      @ciisexasan1399 4 года назад

      @@cabdibaasidcawil3676 isaar subscribe ado raali ah

    • @footballtoday2154
      @footballtoday2154 4 года назад

      Asc arimaheena sxb maxaa ku dhacay yuu tubkaagii kale hagio studio oo editinkii noo soogalin jirtay bro

  • @abdiwaliofficiall3011
    @abdiwaliofficiall3011 4 года назад

    Woow arimaheena plz and plz inoo so badi muuqalada game kan aad ku dheeleysod

  • @___Joseph__
    @___Joseph__ 4 года назад

    Keep going proh waad guulaysan kan xigo

  • @caliyarez5156
    @caliyarez5156 4 года назад +3

    Pubg mobile id gaag isoo dir waan rajeynaa inaas isoo diridoontid 🙏🙏🇸🇴🙏✋💪mahadsanid

  • @mehmettgurei3452
    @mehmettgurei3452 4 года назад +3

    2:19 DumoShiden InTa ila argty Is MuujiyaH

  • @ibraahimmaxamed8465
    @ibraahimmaxamed8465 4 года назад

    Arimaheena horey usoco wll alle haku amaansado

  • @fankaboy2358
    @fankaboy2358 4 года назад +1

    inaajiifati ee e heed laakiin waadheeshe 👌👏👏👏👏👏gipgoin pro kasooqaad adoobadi sey

  • @abdifataahmohamedali8477
    @abdifataahmohamedali8477 4 года назад +5

    The first view arimaheena dhac kusii like hadaad taageerto

  • @Muhiddin2019
    @Muhiddin2019 4 года назад +5

    Arimaheena inta alle dartiis igula taageerto like ii saara❤🖒🖒

  • @hodanhappy2319
    @hodanhappy2319 4 года назад

    M.a arimahena wlhi waa ciyartay sxb adoo kligaa ah

  • @abdihakimbirre7459
    @abdihakimbirre7459 4 года назад

    Arimaheena You are good at gaming also! fantastic pro! You did it!!!

  • @Xacaate
    @Xacaate 4 года назад +6

    plz waligayga 100 lik mahelin iska saara noh .hah.😍🤣

  • @timshow2240
    @timshow2240 4 года назад +3

    İnta aragatay qofta arimeheena profilka mobilka usaaran like isaara 😂

  • @hakiimziyaaj5997
    @hakiimziyaaj5997 4 года назад

    Arimaheen walHi ninka aa aadunka ugu jec lahy tahy Dhanka yuotobrka ku aamin sanHy wxn kazugaa JAWAAB PRO LGNDH😂😁😁

  • @mohamedcabdi7035
    @mohamedcabdi7035 Год назад +1

    Jii jii legendr waan ku wataa

  • @hamzefantaztic7405
    @hamzefantaztic7405 4 года назад +3

    2:18 Arimaheena Qofta shaashada mobile ka kuu saaran naga daba geee😂😂😂

  • @kuningelleofficial6677
    @kuningelleofficial6677 4 года назад +4

    ArimaHena Dumashi Wallper ka le masarane Gorme na baree 😂😂 only joking😂😂

  • @mrtechnology7044
    @mrtechnology7044 4 года назад

    Keep going Arimaheena

  • @madaaale463
    @madaaale463 4 года назад

    Arimaheena sxb waxba ka faaiday game kan asigoo mobil ah heesta lkn markasta waa ley dili jiray ileen feer ku dagaalmi jiray iyo gaariga iska wadi jiray, mnta is hubeeyna thanks arimahena😁🦅

  • @samiirkhalid329
    @samiirkhalid329 4 года назад +1

    Marka golka cml aad ku jirty ee uu kuugu soo Turayey banbada taas hails pro lkn hal galad wx mataraayo 8kill sxb waad kasee keepgowing

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 года назад +1

    Xisaabta aakhiro eebe hakuu fududeeyo sxb

  • @abdulmalikhassan7250
    @abdulmalikhassan7250 4 года назад

    sxp arimaheena waa kahel nay muuqaallada noocaa oo kale keep up it one love 💖

  • @mohamarre8624
    @mohamarre8624 4 года назад

    Waad saxantahay wllo Laakiin waligaa markaad meel sare fuusho beerka dhigo si aan madaxa lagaga toogan ama laguu arkin Gentleman player baad tahay hore usoco Wllo qaali ❤️🎉👍🤝👏

  • @Sirrhamzaa
    @Sirrhamzaa 4 года назад +1

    WaLaaL Omer mohamett HagiO aleH haku shrgO waLaaL♥️🥰♥️♥️

  • @ZakkkOfficial
    @ZakkkOfficial 4 года назад

    ARIMAHEENA KEEP GOING PRO LKN QORYAHA AAD KU DAGAALAMAYSEY BILA POWER *UMP5* HLKAAD KGA CIYAARAYSEY INAAD UZI KU CIYAARTO AHAYD IYO M416 LKN PRO WLLHI LAACIB TAHAY WXOOGA SPEED GACANTAADU U BAAHAN TAHAY ZIDA KLE CAADI TAHAY PRO KEEP GOING FRO HARGEISA SOMALILAND LEGEND 🙏👑

  • @abdii9086
    @abdii9086 4 года назад

    Waaw arrimahena noso badi muqaladan waxaan rabaah in aan bartoh gemkan sxb noso badi sxb allaha ku xafido walalkey

  • @munaaxmed324
    @munaaxmed324 3 года назад

    Keep going arimahena

  • @Rufaifx
    @Rufaifx 4 года назад +1

    Hhhhh arimaherna waxaan kaasugnaaba waa #pubgmobile

  • @muctasimhassan1960
    @muctasimhassan1960 3 года назад +1

    Arimeheena hacker waaye 🤣😎💟💟💯
    Wankutageera wllka ween

  • @abdikaniibrahim8555
    @abdikaniibrahim8555 4 года назад +1

    Zxp arimaheena wakugu dhiiragalinaa🔥youtube kada inaad kuso kordhiso fikradan❤️🙏

  • @hiboxuseen973
    @hiboxuseen973 4 года назад

    Insha Allah waad guuleey saneey saa🌹🌹💝💝🙏🙏

  • @issehassanabdi9132
    @issehassanabdi9132 4 года назад

    keep going Bro Arimaheena🙏🏻

  • @mohamedabdirisak3699
    @mohamedabdirisak3699 4 года назад +1

    Never Give up Arimaheena Zhp 💯💯💯

  • @gureycarab9594
    @gureycarab9594 4 года назад

    Keep going legend aya thy

  • @abdirahmanmuuse1101
    @abdirahmanmuuse1101 4 года назад

    Arimaheena pro Markaad qofka Dileyso lama istaago Khaladkii Aad sameysay ayaa intaa ahaa laakin sidaada kale Profisional ayaa tahay keep going

  • @apdihakimmuze8553
    @apdihakimmuze8553 4 года назад +1

    Keep going ku leeYaHaY pro_____EHlu pupg TaHaY

  • @ahmeddahir2100
    @ahmeddahir2100 4 года назад +1

    Arimahena sxb faraha fududeey siay ciyaartaada unoqoto mid xamaasad leh

  • @carabcarabyoung3609
    @carabcarabyoung3609 4 года назад

    Arimahena
    Pro
    Gemka
    Sificn
    Ytqanaa
    Keep
    Going🤘✌

  • @chelseafootball3582
    @chelseafootball3582 4 года назад

    Pro keep GoinG qorYaHa kaLa baro bis waxa kale makuu dhimano 👌

  • @FAHADJIKOTA751
    @FAHADJIKOTA751 4 года назад

    Masha allah hor usocod wacan

  • @silverkingdom4657
    @silverkingdom4657 3 года назад

    Legend arimahena

  • @kingmuuf4419
    @kingmuuf4419 4 года назад +1

    ARIMAHEENA ANIGA WAXAA DEELAA BUBG MOBLILE PRO

  • @abdinasiryasen746
    @abdinasiryasen746 4 года назад

    Arimaheena farahad ka faLantahe3 yaa pro
    Wax ka qabad ma lihid 👏👏👏