DEG-DEG:HODAN STAR O NINKEEDI HORE SO HADLAY ARIMO BADANA KASHIFAY MAXKAMADA DAAH..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025

Комментарии • 44

  • @sahrash.7544
    @sahrash.7544 22 часа назад +3

    Hodan waa qof wabaagsan dhasheeda laga gartaa siday u qalbi wanaagsan yihiin mashaallaah.

  • @sahrash.7544
    @sahrash.7544 22 часа назад

    Hodan iyo Caruurteeda Allaah ha xafido waa ubad baari ah,
    Waa gabdha aan ka gabaneyn Aabayaashood laakiin Aabayaasha ayaa wax ka qaldan yihiin.

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 День назад +1

    Adeer Gabarta waad dhashey laakiin maad korsan
    Dadkeedii Dhaleybaana korsadey
    Xaqna in aad aragto waad u leedahey
    Caruurta ama Abb baa koriya amaba Abti ❤

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 День назад +2

    Hodan ma 20 caruura ayay dhashay ??Maan shaa Allah

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 23 часа назад

    He is not easy this man 👨

  • @RumaanG
    @RumaanG День назад +3

    Ninkani gabadh raadis ma ahane waa lacagdoon, biilkii beyvnaga goosatay buu kueeyahay gabar dhahool ah oo uusan korsan yahuu

  • @FaaisaMahuraan
    @FaaisaMahuraan День назад +1

    Maxkamadu Qof Suuqa lugeynaya Waysoo Qabanaysaa Ee Halays ilaaliyo ❤

  • @xaryanxarago3587
    @xaryanxarago3587 День назад +2

    Yaahuu hodan baa baryahan atenadi laga tul taagtay

  • @FadumaAdan-d8i
    @FadumaAdan-d8i 22 часа назад

    hodan she’s not easy

  • @bosteyamohamedmoalim296
    @bosteyamohamedmoalim296 День назад +1

    Daahir. Calasow reer barawe waxay dhahaa. Wale khabarii

  • @FadumaAdan-d8i
    @FadumaAdan-d8i 20 часов назад +2

    odaga biilkaa uga daran gabadha

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 День назад

    Adeer gabadha sasabo ❤❤❤❤

  • @RumaanG
    @RumaanG День назад +2

    Laxag is not easy

  • @sahrash.7544
    @sahrash.7544 22 часа назад +1

    Aabe Aabe haddii ay ku celcelisay maad Aabe dhahdid Adeerow gabadha kal gacal tus oo u jilcanoow .

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 9 часов назад

    Khaawo inaakhaariimaasuul taahaay ogtaahasy.

  • @abdikarimjama6265
    @abdikarimjama6265 22 часа назад

    Please gabadha magaceeda isticmaala.

  • @Rodaabdi123
    @Rodaabdi123 День назад

    Ala cawa waa qoslay😂😂😂maxkamada waa wataa cadi mahan

  • @Novemberrain096
    @Novemberrain096 День назад +4

    😂😂😂 waa been eey soo alifeen dahir iyo soy soy for views

  • @hassanbilaal7257
    @hassanbilaal7257 День назад +1

    Odeygu jacayl inantiisa uu jecelyahay uma socdee ee waa biil raaadis uun ..

  • @FadumaAdan-d8i
    @FadumaAdan-d8i 20 часов назад

    max kamadaan dhagoole xitaa ma keenteen

  • @AaminaMohammed-i1s
    @AaminaMohammed-i1s 9 часов назад

    Marka hore waala daycayaa marka danbena qasab baan aabekugu ahy weeye

  • @xaryanxarago3587
    @xaryanxarago3587 День назад +1

    Walee raga somaliyed markan carruurta ku dhimano oon korino beey isaso sharixi

  • @xaryanxarago3587
    @xaryanxarago3587 День назад

    Dahirow anigana dacwo baan qaba

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 День назад

    Mareykan iyo Canada waa kala namber duwan yihiin

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 День назад

    Daahirow Dadkii Maxakanadii waaba loo soo direy
    Bal Islaankan aan Ilmihiisiiba ka war heyn dey

  • @khaliifhusseinmohamud9776
    @khaliifhusseinmohamud9776 15 часов назад

    wax badan wa la la yaabahayaa ee tartiib u kala gur

  • @FaaisaMahuraan
    @FaaisaMahuraan День назад

    Odaygu waa laayaan Khatar Ah 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Caishayoolif
    @Caishayoolif Час назад

    Mxa dadka cebahooda iyo maradooda Ina ugu hada sho ujeceshahay dahir alasow mmada wa hooyo somaliyed sharaf leh kadhamaw nin wen o xishonen batahy ish 😂

  • @FaaisaMahuraan
    @FaaisaMahuraan День назад

    Maxkamadu Kiis Dhaqoole Ayay Qaadaysaa Caawa Walee Waa Maxkamad Caalamiya 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @GamalElmi
    @GamalElmi День назад

    Wa sheko kleh

  • @abdikarimjama6265
    @abdikarimjama6265 22 часа назад

    Dhagool magac maaha

  • @FadumoAden-i7f
    @FadumoAden-i7f День назад

    Asc

  • @FadumoAden-i7f
    @FadumoAden-i7f День назад

    Aac

  • @idirisadankazin4077
    @idirisadankazin4077 День назад

    Waacajiib

  • @smile2567
    @smile2567 16 часов назад

    Habro marexan walan ba malmahan na hiista shalay wa hodan manta wa mid walashiid ah bila sumcad bay noqdin

  • @smile2567
    @smile2567 16 часов назад

    Hodan musiibo malinkasta caruur abohood ku diray ba soobaxaya😳

  • @AbdiGani-of1wd
    @AbdiGani-of1wd День назад

    😂😂😂

  • @xaryanxarago3587
    @xaryanxarago3587 День назад

    Kkkkkkkkkkkkkkk

  • @gabobeabsiye9344
    @gabobeabsiye9344 День назад

    Social services ka Canada dacwad ha loo gudbiyo in laga xayiray aabbeheed oo nool dhakhso ayaa wax looks qabanayaa iyadoo loo adeegsanaao disability rights

    • @SafiyoFarah-j4u
      @SafiyoFarah-j4u День назад +1

      Xaguu ku ogaa markaad leedahay dowlada canada ha loo sheego ilaa 1990 kii hadana waa biil raadis

  • @FadumoAden-i7f
    @FadumoAden-i7f День назад

    Asc