prof cali khaliif galaydh oo kahadlay wadahadalada khaatumo iyo somaliland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 36

  • @hamdijama445
    @hamdijama445 5 лет назад

    Full respect ader Cali khaliif gulayso 🙏🙏🙏🙏

  • @khadarhassan74
    @khadarhassan74 8 лет назад

    nin waalan oo wareersan alle ha ku caafiyo waad xanuunsantee...

  • @yungmana8778
    @yungmana8778 5 лет назад

    Indha Adayga Waa ilahay Wehelkiisa Maqli Jiray Waa Niman Wax Aanay Lahayn Gadaya Waxaa Halkaa Waxa Kahadlaya 50 mg Soomaaliya Kama Joogaan Dhul Rag Leeyahay Baalala Wareegaya Soomaalinad Idinka Good Bay Idiin Tahay ilaa Dhulka Aad Tabtaan In Aad Gadaan Agtiisa Iyo Soohadalqaad Meydaan Awoodin Isaaq Baad Keen Teen Jaamac Siyaad Baa Idinka Caydh Saday Markaasaad Kolba Khaatumo SSC lasoocarartaan Waadana Soo Afjaranyeen

  • @yungmana8778
    @yungmana8778 5 лет назад

    Reerkii Faarax Garaad Oo Raba In Ay Nugaal Iyo Degaan Aanay Lahayn iib Geeyaan Waxaan Aad Ulayaaba Dadkaasi Macaaligoodaa Intaa Leg Ma Macidbaa Ubeen Sheegay Dhul Ragiilaha Oo Majooratiga Ahaa Oo Aan Rabin Sida Aanayrabin Iyagiibaa Isubaqaatay In Aan Meeshaba Dad Lahayn Cali Khaliif Adaa Xushlahoo Wax Aadan Lahayn Baad Kuwaalatay Been Baad Isu Sheegteen Dhulka Aad Maanta Rabto In Aad iibgeynayso Kaad Laheydeen Dareemaye Dan Baanan Kalahay Cidkaaliidata Oo Kaadulisani Majiro Saa Isaaq Baad Ugur Guuuranaysaaan Ootuusi Xumadaada

  • @abdifatahsomalilanderdhaba9323
    @abdifatahsomalilanderdhaba9323 8 лет назад

    wan so dhama wayinyahay
    walahaYaga dhulbahante
    so dhawada ku so dhawada somalilnad iyo dhulkina
    hooYo ciidina hooyO

  • @zubeyrhassan810
    @zubeyrhassan810 8 лет назад

    kkkkkkk

  • @yungmana8778
    @yungmana8778 5 лет назад

    Tolow Kuwaan Masaakiinta Ahi Maalintaa Ma Caruur Bayla Hadlayeen

  • @yungmana8778
    @yungmana8778 5 лет назад

    Tolow Kan Khaalid Ee Uuku Shaqaysanayo Cali Khaliif Soomaaliya Hal Km Km Kama Jooga Tolow Inta Ay Joogaan Isaaq Waaba Inta Aad Hadlaysaan Ee Yeynaan Been Sheegin Dagaalkii Xudun Waa Waxay Ujaan Jaamiyeen Waana Eedeen Iyana Saafar Iyo Suul Baanu Nugaal Dhaqfinay

  • @habonhajiabdi8693
    @habonhajiabdi8693 8 лет назад

    Gallaydh ...war haddee Isaaqa hanoo bajinina....

  • @dahirbashi6982
    @dahirbashi6982 8 лет назад

    cali tuke waa ninkii dhacaye lacagti warshada maarere oo aheyed lacaag ey lee yihiin umada somaliyed ee muslimka ah cali qalife galar waa mujrim raba in uu Gato qabiil kisa dhulbante oo dhan kana Gato qabiil kale oo lamiid ah cali waxuu rabaa in uu gumeeyo qabiil kale dhulbante isaga oo sidii gabar yar careyesan oo uu carodaye
    (majerteen iyo muqdishu) cali qalife galar sheekadisa waxeey ku soo ururtaye waan carodaye waxana uu carodaye xasan sheikh iyo majerteen marka dhulbante waan idiin gadaaya

  • @maryams7387
    @maryams7387 8 лет назад +1

    yaab badaan yaa dhuulkiin heest dhulbahante isag Hungur ween oo malinbo shati gashto oo u waxan hub in midkod na usan dhuul idiink geesan P Wal Sld ee imaan yeesha oo dhiinac u dhaca Reer Hungur ween Duul Baahan Yahu Ya kafi

    • @am.b5688
      @am.b5688 7 лет назад

      Maryam Majeerteen!!!!!!!

  • @libana-a6961
    @libana-a6961 8 лет назад +4

    Odeeygan been badana Ma caruurbu usheekeyneya talow.

  • @gedyhildid193
    @gedyhildid193 8 лет назад +1

    dhulbahante waa dad aanu isku degaan nahay caqli ma aha dadku ha is laayo uun , markaa anigu waan odhan lahaa dhubahate is masladooda ha eegtaan , Anaka oo iidoor ahna yaan dahayaga laga hor imin oo heshiis dhab ahi ha dhaco. dhulbahate wuxuu leeyahay naga baxa. oo adiga ayaa ishaysta adigu iska bax waa dhulbahante dhulbahante haysta.

  • @hakeemmusse5561
    @hakeemmusse5561 7 лет назад

    waar reer Khaatumo shalay Ali khalif wad tageerayseen maantana lugaha idinka dhulbahantow jareereye dhinac uun iskugu lugo duda.maantana Khaatumo gabadh ba ku dhawaqdey mushrax Khaatumo ayan ahay.dhulbahantow Ali uga danbeeya siyasada oo xamar iyi garad shirkooda joojiya

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 8 лет назад

    cali khaliif nama dhabar jebin kartid hadal dhul laguma xoreey waanu kuu hanweyneyn laakiin waad fashilantay ,adeer indhasheel baa 100 jeer kaa fiicnaa ,waxba kuma fiicnid ,isaaq waanu iska celin karnaa laakiin adeer film ajande ah keenay adeer dhamaantayo cabaas dhegjar baanu nahay, cali khaliif keligaa weeyaan kulama socono anigu waaba joojiyey dhaqaalihii aan bil walba bixin jirey sababtoo ah wax umadda u cuntama lamaad iman weligaana snm baad hoos kala socotey, dhiigyacab dhagar qabe siilaanyo oo boqolaal reer khaatumo ah diley ayaad lahayd saaxiibkay siilaanyo dadkaan deriska nahay waxaasaa lagaa maqlay iska soco caloow tuuladaa aad ka hadlayso ayaan kasoo jeedaa inta kugu raacsana waa masaakiin aad been ka dhergisey

    • @husseinmubarak7717
      @husseinmubarak7717 7 лет назад

      AWAYS GEEDOOW LAMADEY Isaaq Iyo Majeerteenba Dhulkiina Xoog Kuma Maamuli karo Lkn Dantiinu Waxay Ku jirtaa Somaliland Ee Horumarka Iyo Nabada Ku Soo Biira

    • @wadefreeman7340
      @wadefreeman7340 7 лет назад +3

      sxb dantaadu somalia ayay ku jirtaa hadaad daarood diidan tahay,hawiye iyo raxanweyn ayaa dantaadu ku jirtaa ee ku soo biira

  • @dahirbashi6982
    @dahirbashi6982 8 лет назад

    waxaan afsomalia xumaa waar ya muslim ah oo naga amuusiya aniga xataa ma ihi dadka degan kasa walaahi hadalkisa suu idhibayo ilaaheey baa og

    • @rickyspanish0808
      @rickyspanish0808 8 лет назад

      +Dahir Bashi. Xaaraami munaafaqnimadii baad meel walba la taagan tahay. Waxa iga walaahiya oo iga bilaahiya in aan xalaal lagu'gu dhalin waxaana caday u ah sida aad meel walba aad munaafaqada aad uula taagan tahay

    • @dahirbashi6982
      @dahirbashi6982 8 лет назад

      cJ cJ
      hoyadadi burkarole lagu wasi jiraye waas yaa ibnu xaraam eey iyo danyer baa iska kaa dhalaye! ee ii dhageyeso aniga#
      koleeyba xaraam baa tahaye idoor ah hal iga hoo duli yahow waligaa haku riyon dhulbante in aad gumeyesto xaran baa ku dhashaye

    • @rickyspanish0808
      @rickyspanish0808 8 лет назад

      inaad maraan tahay iyo ficil naagoodle. xinkaagga iyo hadal'kaagaan
      Ducufka ah ayaan ka dareemayaa.
      Adeer anagu waanu tashanay
      halka wanaagu ka jirana umadaayada waanu u jeedinay
      hawiye iyo majeerteen'na dooni mayno uff baanu nidhi. ee adeer nagala dabahadh naagaynta
      naagyahay naagtu dhashay.

    • @dahirbashi6982
      @dahirbashi6982 8 лет назад

      CJ cJ
      Nin ragga in adan aheyen waan gartaye oo ad tahaye ruux dumar ah maxaa yeelaye nin ragga uff ma dhoho marka aniga na dhaqaan keyega salimka ah baa diidaye in aan naag ladoodo**
      adiga oo idoor ah hadana naag ah waa ceeb in lagula doodo

    • @rickyspanish0808
      @rickyspanish0808 8 лет назад

      Naanaab Naanaab dhalay
      Hooyadaa maan'gaabka ka was

  • @khadarhassan74
    @khadarhassan74 8 лет назад +1

    cali bille kkkkk kkkkk odey wareersan alle ha ku caafiyo. .khäatumo seeg socon weydey

  • @kaaraancabdilqaadirboss5665
    @kaaraancabdilqaadirboss5665 6 лет назад

    Ragwalaal wuxuuku dhaamaa majirto

  • @neyruuzbea6632
    @neyruuzbea6632 7 лет назад

    talada aan siinaa reer khaatumo waxa waaye halka aad waqti ki bixineysaan inaad la wada hadashan bahalada rabo iney idin qebsadan e puland iyo smalilad waxa idin wanag san inad dowlada federalka xoga sartan o ad dhisatan garomadina iyo inta ma mushan kadibna ad halkas wixi idinka go o dowladina qadatan kadib wa ku filnaaneysan dadkina putland maxey idin dhertahay somalilad se maxey idin dhertahay siyasiyin xuma idin heyso wallee srry walaaalayaaal ani garabkiina ahay abtiyaaal

  • @abdirizakmuse1259
    @abdirizakmuse1259 8 лет назад

    beesha dhulbahante maq hogaankiina. kkhatumo state somali mamulbeeled bayyeesheene gadabuursina wuu idinku xigaane

    • @husseinmubarak7717
      @husseinmubarak7717 7 лет назад

      Abdirizak Muse Gadabuursi Ma Isagaa Ku dhaca??? Car Isku daya Hadaan Madaxa La Idinka Gurin