Maxamed Nuur Giriig Heestii | Gama'yey Hurdada Dheer | Hees Qaraami Xul ah With Lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 6

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 3 месяца назад +1

    Heestani waxay ku jirtay riwaayadii caanka ahayd ee HADIMO ee uu Alifay Abwaan Mohamed Ibraahim Warsame Hadraawi Laxankana waxa saaray AHUN Ustaad Bashiir Xaddi. Codkuna Waa Mohamed Nuur Giriig RABBI Naxariistii Janno hawgu wada deeqo dhammaantood Aamiin يا رب

    • @ALOOLQARAAM
      @ALOOLQARAAM 2 месяца назад

      Cabdiqays ayaa leh heesta, Bashiir Xaddina laxanka ma laha.

  • @kifaaxaxmed
    @kifaaxaxmed 7 месяцев назад +1

    Rag wa kii hure hadalna wa into yidhi😢😢

  • @SalmaMohamoud-
    @SalmaMohamoud- Месяц назад +1

    Weli wa dhageysta 29/07/2024 ❤

  • @MukhtaarSiciid-j4b
    @MukhtaarSiciid-j4b 3 месяца назад

    Aaaaxxxx aaaaaaaaaaxxxxxxx maxamed nuur girig ooy gacati labtiiyo kusalaxday gadada

  • @kifaaxaxmed
    @kifaaxaxmed 7 месяцев назад

    Waxan dawanaya 20/24 /2/17 malin sabtiya ila 10jer wan ku ceshtay wayba iso jidatay heesto😢