Waxaan halkan uga digayaa nimanka tijaarta ah ee lacagta ay wadankan ay ka shaqaysteen doonaya hadana inay si musuq maasuqa lacagtooda inay shacbka ugu adeegsan oo ay masaakiinta doonaya inay codkooda si xalaala u gutaan raba inay qaldaan oo yidhaahdaan lacagtan qaata oo maalinata codka ka seexda waxaasina waa qaran dumisnimo waxaana laga muujiyaa calaamo muuqata oo lafaha biixiya ayaa laga jabiyaa oo allah ayaa la xisaabtamaya hadaanu isagu is lahayn cidi kuma arkayso ee waxaad doonayso samee allah raxmaanka ah ayaanu kaba dhuumanayn oo soo qabanaya markaa waxaan leeyahay ganacsatooy dalkiina iyo qarankiina u tudha oo ka daaya hagardaamada laydiinku soo adeegsanayo!!?
Hambalyo Hambalyo farmajo groupe waddani iyo ssc &ictisam .. Waar guuba hargeisa 😂😂 Hatumana ku da yaa ceerigabo iyo caynaba ,buurco odwayne qalas ku da yaa
Jazakalahu khayr walalo
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ maansha ALLAAH maansha ALLAAH ALLOOW guuuuul SLND ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Somaliland guul kulmiye guul xisbiga mujaahidiinta muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile codka shacabka 7kale insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha Allah geesiya run sheeg jasaakalahum khayr
insha allah muuse biixi haguuleysto
Waalida. Aadshaashad lafadhido prod badeecadaadi iyo gataabadaadiiku cun
Gobonimo noolow walaal
Tuyuub haku tagin togii Herar.
Mqcha alla
𝐰𝐚𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐦𝐮𝐬𝐞 𝐛𝐢𝐱𝐢 𝐜𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐰𝐚 𝐡𝐚𝐥𝐲𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐫𝐚𝐧
Muse wa Haley Marko ABARSO Ku sameye
Maal qalabanada yayna nougou qaasin lacagta aay ummada kaa shaqaystan shacabka daaya ou Amman siyaa tijartouow
Waxaan halkan uga digayaa nimanka tijaarta ah ee lacagta ay wadankan ay ka shaqaysteen doonaya hadana inay si musuq maasuqa lacagtooda inay shacbka ugu adeegsan oo ay masaakiinta doonaya inay codkooda si xalaala u gutaan raba inay qaldaan oo yidhaahdaan lacagtan qaata oo maalinata codka ka seexda waxaasina waa qaran dumisnimo waxaana laga muujiyaa calaamo muuqata oo lafaha biixiya ayaa laga jabiyaa oo allah ayaa la xisaabtamaya hadaanu isagu is lahayn cidi kuma arkayso ee waxaad doonayso samee allah raxmaanka ah ayaanu kaba dhuumanayn oo soo qabanaya markaa waxaan leeyahay ganacsatooy dalkiina iyo qarankiina u tudha oo ka daaya hagardaamada laydiinku soo adeegsanayo!!?
Malqabenkaaa khiyanadaa ku kacaaa ilahaaaay xolihisaaa haka burburiyooo ooo faqrigaaa haku salidooo wa xaraaaan inay daaadka bahidodaa daadka ku hagardameyaaan ilahaaay masibooo iyo calamaaad haka mujiyooo ganacsasda waxa wadaa ilahaaayna dhakartoda iyaga haku celiyaaan ooo anaaay u hirgaaalin waxaaay rabaaan xasbuna Allah wa nicmal waakil ❤❤❤❤❤❤❤❤
𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥💚💚💚💚💛💛💛💛💚💚💚💚💛💛💛💛💚💚💚💚💛💛💛💛
Kaadh keyga aniga leh kash sii san maayo
Abti munaafaqada iska daa muuse muuse biixi iyo ciro waa iskumid
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Inta aad dad la talinayso naftaada u tali waxaad Netherland ka tahay iyo waxaad ahayda Ina Tubey inadeer adigu isu tali
Hambalyo Hambalyo farmajo groupe waddani iyo ssc &ictisam ..
Waar guuba hargeisa 😂😂
Hatumana ku da yaa ceerigabo iyo caynaba ,buurco odwayne qalas ku da yaa