DEG-DEG Dowladaha Somalia Iyo Ethiopia oo Berri Wadahadal Uga Furmayo Turkiga Iyo MOU gii Somaliland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 22

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 3 месяца назад +3

    IINSHA ALLAH GUUL SOMALIA ALLAH AYA KA DHIGAYO MIT QEYR BDN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 месяца назад +2

    Nuur iyo Jaamac Welcome 🤗

  • @AmiinMahamud-y7o
    @AmiinMahamud-y7o 3 месяца назад

    Guul Somali

  • @AxmedAadam-lj9jn
    @AxmedAadam-lj9jn 3 месяца назад +1

    M.a ilahay khayr hakasosaaro umadda somaliyedna quluubtooda Isusoo dhawee

  • @user-wv1qm3zx3o
    @user-wv1qm3zx3o 3 месяца назад +1

    Umada Soomaaliyeed way kukal soon yihiin Wasiir Fiqi

  • @kamal171
    @kamal171 3 месяца назад +1

    Wadanka ad jogtan mad kahadashan xaladiisa

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 месяца назад +1

    Waxad muuse la gashin ka baxa itopiya waa wadan weyn sharciga yaqana koox argagxisa wax uma yeedin karto

  • @AtlasAtlas-r6s
    @AtlasAtlas-r6s 3 месяца назад

    Somalido way Ka hordaan naceebka Amaxaro oo qabaan Somalida
    Bal Oromo waxay tira dhulka Somalia anaka iskaly

  • @khaderkahiye4270
    @khaderkahiye4270 3 месяца назад

    Jaamac galad muwaadin dhab ah waa runtii inlagu mormo lughaya iyo saylac waa qalad balse waa in lagu mormaa jigjiga iyo diridhaba

  • @Abdifatah67Hassan
    @Abdifatah67Hassan 3 месяца назад

    Kani waa jahiil cadiiya 🫏

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 3 месяца назад +1

    dowladda Xasan Shiikh badda ssomaaliya gorgorten bey geliyeen waa qalad in Itoobiya lagala hadlo badda Somaaliya.

  • @rocky4066
    @rocky4066 3 месяца назад

    Dal aan dalkaada aheyn dareen ku joog
    Dalkaada dhiso kisimaayo ayaa u baahan Inaad dhisto

  • @AbdiA-k9y
    @AbdiA-k9y 3 месяца назад

    Hadaysan dhalinta Soomaaliyeed iska celineyn oromada wadankeena Soo buux dhaafiyey HA SUGIN IN ITOOBIYA LAGA ADKAADO !
    Oromada 🐒🐒🐒🐒🐒
    Haka baxaan wadanka soomaaliya

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 месяца назад +1

    Fiqi ma sameyn Karo wax Ka duwan Xasan Sheikh,taas yeysan idinka hoos bixin.
    Shirka ayaaba qaldan waayo maxaay Ka wada hadlayaan Soomaaliya iyo Ethiopia?

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 3 месяца назад

    Ethiopia ma ciyaal baa?
    Somalia ma qancin karto baahida Ethiopia oo ah:
    1. Saldhig badeed(bada cas)
    2. Dekad ay adeegsato oo caalamiya oo amni leh, una dhow Addis ababa.
    Somalia wax ay ku gorgortanto ma haysato!
    Taa daraadeed Somalia kuma bilaabi karto hadalka, hanjabaada ah ka bax wada hadal aad shakhsi kale la gashey.
    Is Afgarad ma ah wax laga baxo, ama heshiis buu gaadhaa ama goor kaluu midho kale dhalaà.
    Gebo:
    1. Puntland, Jubaland iyo SW gooni istaag ayeey ka heli Ethiopia.
    2. Hala Ethiopia awood ku diidi karto gooni istaag, Somalia awood uma laha inay ka hor tagto gooni istaag.

    • @amnaali8642
      @amnaali8642 3 месяца назад

      WARYAA DHIMO WAAD DHIMATEENE INA GUMEEDYAHOW IBNAL LUUDIGAA YAA KALA HADLAYA DALKEYGA AMXAAR QURUN AH MASE NAGALA HADLI KARAA AABAHAA KU WASYEE ADINKA IYO XABASHIDABA DAADKAA LEYDINKU DARAYAA INSHA ALLAAH BAD IYO DHUL AMA CIR INTABA MASOO MARI KARAAN KUWAN TABARTA LIITA EE FULAYDA AH ADIGA OO KALE EE RAGA QARANKA AH EE SOOMAALIYEED HUBKII BIIXI GAAL 4 MAALOOD KALA WAREEGAY MAXAAD HAYSAAN AANAN SAQRAD IYO BEEN UUN AHAYN KALAB IBNAL KALAB BAA TAHAYE QOWMA LUUDYAHOW ABAARSO KA YIMIDEE GARACA AH AMXAARBAA HOOYADAA KAA GARACDAYE

    • @AbuukarcabdulqaadirMaxamuud
      @AbuukarcabdulqaadirMaxamuud 3 месяца назад

      Tuugsiga ha joojiso ethopia

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed9762 3 месяца назад

    anaga waa xalaal inaan itobiya bad iyo dhulba siino markay somaliland wadatana waa diin kabax bal adba macnee

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 месяца назад

    Turkiga iyo qadar iyo jibuti waa cadwga itopiya iyo somaliland inay la fadistan may ahyn kooxda argagxisda gur gurti iyo ina geele u shaqeya aan caqlikoda isku mamuli karin

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 месяца назад

      orom orom dhalay heestaadii iskga hees

  • @bigie2264
    @bigie2264 3 месяца назад

    Jaamac maalinba shay munaafaq ma somaliland ban qori dhulkeda ku xorayn waliba xasuuq ka badan kuwa ertrida iyo south sudan ba mida kale ma somaliland ban xornimo ka qaadan gumaystihi ethiopia xuduudka khaliya ee calaamadaysan ciday la leday wa somaliland laakin somalia lama laha sudan wakuwa ku dagalamayq erteria iskaba daa iyo jabuuti marka cidan adoonsatay xukunto u taliso xuduud anay u aqoonsanayn waa vila km muqdisho laakin somaliland warkeedu wa cadyay xuduudkeduna waa ka africa union ku shrine garaysan ama ku qoran eed shegaysen la badalayn Munaafaqnimo adoomaha kale xoreya kuwa kukuyada iyo bantuda axmarti adonsato