TURKI WAYNEYSAY ISOO QATEN WARLA’N# SHAHAN CAB KORKANA MARSO SXBYAL👌

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 94

  • @mariachannel1976
    @mariachannel1976 8 дней назад +2

    Waxaa kalo afka carabiga lagu magacabaa karkadee waa fiyooraha ay caan ku tahay wadanka Sudan wa dhanan sida raqayga cml ❤

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 7 дней назад +2

    Wafadhisanye noshek he❤❤❤❤

  • @ShugriHasan-cp9wm
    @ShugriHasan-cp9wm 6 дней назад

    Fihiima waanu fadhinasye
    So daa war
    We love you too
    🥰👏👏👏

  • @NimcoyarCismaan-kv1pv
    @NimcoyarCismaan-kv1pv 11 дней назад +9

    Somali iyadoo saas ah bay landheranimo isugu fanaan akhs aduun kana cawaan bahalo ah oo ilayska ilaaliyo weeyaan

  • @queenqueenqueenqueen5733
    @queenqueenqueenqueen5733 11 дней назад +2

    Fahmo welcome back sister ❤

  • @kubayoacademyfordevelopmen1085
    @kubayoacademyfordevelopmen1085 11 дней назад +4

    Kariim ahana wa lo isticmal wana shah wana kariim faido badan barak alah fik ❤❤❤❤❤

    • @xamdicabdulahi3802
      @xamdicabdulahi3802 10 дней назад +1

      Abayo waa geeda somalidu utaqano karkadeey soo mahan mise waa waxkale oo Fllower ka laqalajiyey ah

    • @kubayoacademyfordevelopmen1085
      @kubayoacademyfordevelopmen1085 10 дней назад

      @xamdicabdulahi3802 ha abayo waa kas falawer wu leyahay lakin calenta la qalajiya oo shah ama cabitan laga sameya. Wana cafimad .barak alah fik habibti

  • @UmIbrahim-u7y
    @UmIbrahim-u7y 7 дней назад

    M.a my queen ❤

  • @Suad-qr2jo
    @Suad-qr2jo 11 дней назад

    Masha Allah alhuma bareek good to see you gacalo ❤❤❤❤

  • @hudaismail278
    @hudaismail278 10 дней назад

    Mashallah 😍 fihiima hapo alle haku barakeeyo amiin

  • @deganmahamed8715
    @deganmahamed8715 9 дней назад

    Masha allah allaha ku xafido adiga iyo familyga jizakumulah khayran abayo ❤️ ♥️ 💓 🙏 💖

  • @hfm9834
    @hfm9834 9 дней назад

    Abaayo quruxleey waan ku salaamay sister Ilahay ha ku guuleeyo❤❤❤.

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 9 дней назад

    Maansha allh mahadsanid wll kardade anagu unaqana

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 7 дней назад +1

    Mashaallha fahimo hbo cdey

  • @kkpp8894
    @kkpp8894 5 дней назад

    👍👍👍👍👍👍

  • @Dongyhyeoniiii
    @Dongyhyeoniiii 10 дней назад

    Merci,❤ walaalo qaali hadaan raadsanayaa Allah ha ku xifdiyo from Djibouti janoo

  • @hfm9834
    @hfm9834 9 дней назад +1

    Turkey checking waa so disrespectful Wallahi ciil beey igu dileen. Turkish wa cunsriin.

  • @kubayoacademyfordevelopmen1085
    @kubayoacademyfordevelopmen1085 11 дней назад +2

    Acs Hibiscus waa karkadee waa geed baxa qabow iyo kuleylba wa lagu caba kad rabto .wad mahadsan tahay habibti ❤❤❤

  • @sahrainismaacil3286
    @sahrainismaacil3286 6 дней назад

    Waa run

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 10 дней назад

    Waa runtaa abooyo walaahi waan ciishooda mar marka qaarkood ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumomohamedfarah5305
    @fadumomohamedfarah5305 11 дней назад

    Maashaa allaah ilaahey haku barakeeyo abaayo

  • @GudoonmaxamedIsmaacil
    @GudoonmaxamedIsmaacil 11 дней назад +1

    Masha Allah ❤

  • @RaxmoMohamed-d9x
    @RaxmoMohamed-d9x 5 дней назад

    Thank you

  • @Umusiham143
    @Umusiham143 10 дней назад +1

    Fariidta haye😂😊

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 11 дней назад +1

    Waa karkadeey
    Waxa lagu gadaa dukaamanka
    Csrabta iyo turkida 😊

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 10 дней назад

    Karkadey neh wala dhahaa shugran xbbti ❤

  • @FarxiyoXaaji-b6w
    @FarxiyoXaaji-b6w 8 дней назад

    Asc abayo thyroid wax u roon nooseo gali

  • @jamasaladhirsi9598
    @jamasaladhirsi9598 10 дней назад

    Fahima Kush kush❤❤❤

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 11 дней назад

    Ma sha Allah ❤️❤️❤️

  • @xamdicabdulahi3802
    @xamdicabdulahi3802 10 дней назад

    Fahiima Kenya wuu dhooban yahay waxala dhahaa karkadeey wlashey fahiima ajar aan dhaman ale hakusiiyo waxna rabaa inaa iga caawiso jiro ladhoho Riflux Deases waxalagi daweeyo hadaataqano adoo mahadsan ama aaad maqashay wanla dhibateesanahay❤

    • @fahimanaturalremedieshealt8709
      @fahimanaturalremedieshealt8709  10 дней назад

      Ha abaayo cuntada basbaska Iyo liinta badan iska yaree Aloe Vera ama dacarta biyo kushiido cab weyka dajineysaa cafimad bidniallah

  • @HamdaaliNour
    @HamdaaliNour 10 дней назад

    Ma shallha wllo ❤❤

  • @barlin1622
    @barlin1622 6 дней назад

    🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤️🌺

  • @nimcoMohamed-e5f
    @nimcoMohamed-e5f 11 дней назад +3

    Wcs qali dumar allha ku xafido

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed3363 11 дней назад +1

    Maashaallaah ❤❤❤❤

    • @adarshire1777
      @adarshire1777 11 дней назад

      Barakallah
      Sister thank you for speaking up about your your experience at Turkey Airport…please continue sharing because then we all will be careful and pay attention ❤❤❤❤❤❤thank you

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 10 дней назад +1

    Saas ootahay weli madhowa oo dawlad marabaan qabiilbaa laweeyn allah hasahlo

    • @fahimanaturalremedieshealt8709
      @fahimanaturalremedieshealt8709  10 дней назад +1

      Was lasixray dadkaan walaleey wadanka larabaa in laqato ilahay ba no maqan

    • @umuxafsa3391
      @umuxafsa3391 10 дней назад

      @fahimanaturalremedieshealt8709 waa sax allah ayaa noo maqan

  • @FadumaAbditayib
    @FadumaAbditayib 8 дней назад

    صل الله علیه و سم ❤❤

  • @SalwaAbdi-g7p
    @SalwaAbdi-g7p 5 дней назад

    Wiilkaadii ka waran ma waynaade jaamacada ma dhameeye

  • @adarshire1777
    @adarshire1777 11 дней назад +1

    Thank you abaayo ❤

  • @wafanaji9255
    @wafanaji9255 11 дней назад +1

    Masha alaah

  • @aslimuse8900
    @aslimuse8900 10 дней назад

    Asc sas aniga way igu dhacday holand sawirkay aya ka shakiyan 1 sac ayay igu dhaganayn wan ku qoslay marka sas dhacda fadumona 2 gabdhod ay dhashay ka dhintan alaah u naxaristo ❤

  • @hawoadam204
    @hawoadam204 День назад

    That is true wlhy

  • @siraadahmed9455
    @siraadahmed9455 7 дней назад

    Fahim Wan ku wayay dumashi G dir

  • @FurtunMuketar
    @FurtunMuketar 11 дней назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugbaadmohmed482
    @ugbaadmohmed482 10 дней назад

    Faraday ba la dhaha somali na wllo wa yaala Somalia

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 11 дней назад +1

    إنت جميلة ❤❤❤❤❤❤

  • @yasminomar1209
    @yasminomar1209 8 дней назад

    Karakadeey

  • @BaldLana690
    @BaldLana690 10 дней назад

    😭😭😭😭😭💔 Somalia 🇸🇴 🩸💔 Qabiil Aya halka nadhigey 😢

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 10 дней назад +2

    Kar kadee aala dhahaa suudaan ta ayaa cabto siibo ramadaanka aad ee u cabaan

  • @AbdirhmanAwale
    @AbdirhmanAwale 11 дней назад +1

    Love you ❤❤❤❤❤❤

  • @suadsalaad1418
    @suadsalaad1418 10 дней назад

    Turkish kiyah maahen Africa xataa waaa saas meel welba kubahdilan yahiin

  • @yasminomar1209
    @yasminomar1209 8 дней назад

    Karagadiiy la dhahaa carabta

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 10 дней назад

    Waa sax xataa African kii ayaa nayasa mid ayaa tiri smlidu mais qabtaan miyaa maxaa wiilashiinii kudhacay liitnaan ayaad caan kunoqoteen xataa xaasad ayaa isku tihiin way iga yaabisay wiil Moro Kan ahna sidoo kale wuxuu dhahay smlidu way is haleeyeen waayo waxna maqarsadaan

  • @Umusiham143
    @Umusiham143 10 дней назад +1

    Waa karkadeey

  • @XirsiMahdi-vf2sd
    @XirsiMahdi-vf2sd 10 дней назад +1

    Passport ka somalia wa lagugu bahdilaya adi maba sidatide alle cisigena hayso celiyo

  • @muminamumin17
    @muminamumin17 10 дней назад

    Asc waxaaladhahaa kakaraddey

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 11 дней назад +1

    Wadan iyo Somali abaayo ma rabno waa ka daalnay😂😂

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 7 дней назад

    Kkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 10 дней назад +1

    Wax badan baan kaa faaiidey Ajar allaha kaa siiyo

  • @SmilingBanjo-zz2pd
    @SmilingBanjo-zz2pd 10 дней назад

    Turkidu faro baas bay nagu hayaan wax noo hadlayana male waa cunsuriyiin

  • @MaryanAli
    @MaryanAli 10 дней назад +1

    Kara kadey aya la dhahaa

  • @fartunnur2656
    @fartunnur2656 9 дней назад

    Shugran fahiima

  • @Cadeey12234
    @Cadeey12234 10 дней назад

    Karkaday waaye waala yaqaanaa

  • @joe696
    @joe696 10 дней назад +2

    Somali ayaga mel walba lawaregaya musuqmasuq iyo tugnimo

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 6 дней назад

    Fahiimay waa abaalkeen inkastoo aanan wax denbi ah ka gelin dhulkeenii hadana waxma garatada la degtay wadynkii waxay na badeen in laku ciqaabo waa wax la filaayey

  • @NaaficMaanka
    @NaaficMaanka 6 дней назад

    Habo qof uur leh macabi karaa

  • @hawoadam204
    @hawoadam204 День назад

    Somali eyadaa is dulaysey isqiimo direy isbaabi'isay kowna ma joogto

  • @sucaad104
    @sucaad104 6 дней назад

    Madhaqee intaadan koobka kishubin fahiimo

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 11 дней назад

    Somali abaayo kuma shaqaysano ee warka keen😂😂😂

  • @hawahaji6087
    @hawahaji6087 10 дней назад

    Fiihimoy waxan uu maleeynaya waa karakadeey

  • @RaxmoMohamed-d9x
    @RaxmoMohamed-d9x 5 дней назад

    Lkn qof gaas qabo macabi kara

  • @ahmedshire6434
    @ahmedshire6434 4 дня назад

    KARKADAY

  • @MaryanAden-xd3zv
    @MaryanAden-xd3zv 11 дней назад

    🥰🥰🥰🥰🥰🫶🫶🫡🫡

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 10 дней назад

    Abaayo cidiyaha sidee ugu dukanee salaada mse malagugu lahaan

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 11 дней назад

    Karkadeey baa la yidhaahdaaa

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 11 дней назад

    Soomaali. Iyaga. Haa. Usadhiigaatay. Calacaal Ma. Joogi. Haalaka. Soomaali. Baa. Haalak. Isadhiiga

  • @XirsiMahdi-vf2sd
    @XirsiMahdi-vf2sd 10 дней назад

    Karakadey weye msgacisu

  • @dekaosman7483
    @dekaosman7483 11 дней назад

    Karakadey ala dhaha dukamada carabta wa laga hela cabitana wa laga dhigan kara

  • @SubuurMohamed
    @SubuurMohamed 10 дней назад

    Ubaxa qalalan am karkadee asli milis ayaa laga helaa

  • @suaadmursal6673
    @suaadmursal6673 11 дней назад

    Af soomaali waa karakadey

  • @SalwaAbdi-g7p
    @SalwaAbdi-g7p 5 дней назад

    Kkkkkkk

  • @أمةالله-ث5و
    @أمةالله-ث5و 8 дней назад

    😂😂❤🎉🎉🎊🎉🪭