Abdiqadir Juba - heestii Shamis with lyrics Simba Studio

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 янв 2025

Комментарии • 988

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 Год назад +75

    Jecliyaa heestaan Kama daalayo inaan god ka galayo mooyee! Soomaalaay aan ku faano dhaqankeena iyo waxa aan nahay!☝️🇸🇴

    • @bahjoqurux1837
      @bahjoqurux1837 Год назад +4

      Godka marka gasho ma isweydise heesta aad dhagesatay waxaa laga dhahaayo iyo xisaabta kutaalo Yac wlhy aduunyo isracine 😢

    • @JAMHAD10
      @JAMHAD10 Год назад

      @@bahjoqurux1837 haaa waa ogahay ina adeer.

    • @Abdivlog
      @Abdivlog Год назад +2

      @@bahjoqurux1837hesta music ma ahe wax wangsan bey ka hadleysa marka adi aqiro wax laga weydin maayo taada ka adkow suuraha beenta mesha kala tage

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt Год назад +173

    Yadhagaysanya 2024 cafimad iyo nabad kunolada

  • @ousmansiyat3812
    @ousmansiyat3812 Месяц назад +22

    25/12/2024
    Sanafka dhamadkiisa aya ka dhiman 1 usbuc
    Viva Abdikadir Juba Nostalgic back To 2000s 😢😢😢
    Maalmihi Wacnaa Oo Quruxda badnaa

  • @hassanabdullahi7348
    @hassanabdullahi7348 Год назад +41

    Waqtigu waa 3:56 habeenimo Taariikhduna tahay 22-September 2023 waxa jooga kampala uganda.
    jawigu waa jawi dagan waxaa socdo roob tiix tiix eh waxaa I baxeysaa Mid kamida heesihii hirgalay ee Al fanaan Abdikadir juba.♥️

  • @abdirizackhussein4466
    @abdirizackhussein4466 Год назад +57

    Heestan iyo safarku sideey isku macyihiin yaa waduud
    Safar baan usii ahay garowe anigoo burca kasiibaxaya 🎵❤️

    • @zahra-qu2tx
      @zahra-qu2tx Год назад +1

      😂😂😂😂 Adi meel walba iga horey

    • @abdirizackhussein4466
      @abdirizackhussein4466 Год назад

      @@zahra-qu2tx xagaan maxaa kukeenay 😂😂

    • @Soomali4562
      @Soomali4562 6 месяцев назад

      Wlhi safar fiicn oo in badan galay baad gashay habeenkaas

    • @abdifatahabdi6279
      @abdifatahabdi6279 5 месяцев назад

      Marqaankay ku macaan tahay awoowo safarka waxaa ku macaan heesaha Xasan Aadan Samatar.😅

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 Год назад +211

    Dadka comments ka qoro waa cawaan caadi Af ingiriis ayaa la wada qoraa
    Af qalaad aqoon ma ahan
    Dadnimaada waxeey ku jirta in Afkaada hooyo aad qiimeeyso
    Salaamullahi jaalayaal ❤❤❤

    • @bisharohassanali2671
      @bisharohassanali2671 Год назад +4

      Been maad sheegin

    • @abdiselamsultan
      @abdiselamsultan Год назад +7

      XAqiiq sxb Dadkaasi waa jaahiliin wax magarata ah malaha ingiliishka waxay moodayaan Aqoon

    • @AbdiAxmed-cz3ij
      @AbdiAxmed-cz3ij Год назад +2

      Inaa naqaano aatuseenaa waxksta ,xita china

    • @futuredoctor1966
      @futuredoctor1966 Год назад +6

      @@AbdiAxmed-cz3ij
      Chinese iyo ingiriis hees somali soo fiirsaayo malahan ee kiiska ha iska waalin

    • @FahmoXasan-gy8zk
      @FahmoXasan-gy8zk Год назад +3

      Runta weye wll

  • @JowziChannel
    @JowziChannel 10 месяцев назад +18

    Shiikhuba wuxuu ubad.
    Shaqalada quraankiyo.
    Shafici ubarayaa u barayaa.
    In shafeco aakhiro.
    Shido li’i la siiyaa,
    Ereyo Macno balaaran leh weeyaan Abdulqadir umar moalim #juba

  • @gato7763
    @gato7763 9 месяцев назад +11

    I'm Oromoo. I listened to this song before the social media era. And still listening. I have pure nostalgia with it

  • @cqadirfaarax6411
    @cqadirfaarax6411 2 года назад +16

    Hees kaliya lama dhihi karo dhan walba wey ka diyaarsan tahay .
    Erayada .laxanka musiga. Iyo waliba codka hadaan aniga dambabayo wax hees la yiraahdo aan janis u helo inaan dhagesto marka kobaad iyo mar labaadba ayada ayaan dhagestaa guuleyso guyaal badanb fanan sare samiyow Juba ❤️💯💥🙏

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 2 года назад +48

    Shanta goor iLaahay
    Saladuu na sheed marin
    Wuxuu noogu shaaciyey
    Shuruud weeye qaaliya
    Great Legend Abdiqaadir Cumar Moallim Juba

  • @xooshnazir7293
    @xooshnazir7293 3 года назад +86

    Heestan tiro ma lahan intaan dhegeystey . Legend is always legend . JUBBA is one of mai Fv singers . 😍

  • @hamzedeak1939
    @hamzedeak1939 2 года назад +28

    Legend juba wa fanaan aad noogu qaaliya ilahy cimriga ha U barakeeyo waxan dhagaysanaya maalin isniina saacadu tahay 3:08 10 bisha October 👌🇸🇴🧡

  • @waitme3519
    @waitme3519 Год назад +65

    In a graduation party in the USA I was asked to play a song from my culture and I played this song. Everybody was dancing and enjoying themselves and loved the song and beat. This is a great song

  • @cabdinaasirsiciidcabdi4460
    @cabdinaasirsiciidcabdi4460 Год назад +421

    Hadad 2024 dhagaysanyso like isku muji 😮

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 7 месяцев назад +5

    It was the most popular song in East Africa back in 2000s, and still is today. The music, melody and the lyrics are all out of this world. Juba is truly a living legend.

  • @abdikadirabdirahmanaden7552
    @abdikadirabdirahmanaden7552 11 месяцев назад +14

    Date 19/2/2024 At time 4:36 Hadii aad walii dageysani legend ayaa tahaay waqtigan waqtigesa waan kusolaban doona haduu Allah awoda leh idmoo

  • @abdulahiaynab797
    @abdulahiaynab797 11 месяцев назад +15

    Hesstaan 2010kii tartankii heesaha Africa oo lagu qabtay South Africa 🇿🇦 ayay kaalinta 2aad ka gashay 1aad Ethiopia ayaa gashay

    • @Nabaddoon.
      @Nabaddoon. 10 месяцев назад

      Waleeee waaba cajiiib hadaba heestu aniga dhagaysigeeda si qumaati ah caawa iigu horaysa 😅

    • @AbdiSalah87
      @AbdiSalah87 3 месяца назад

      That's right 🐫 🐫 🐪

  • @maxbolabdi6387
    @maxbolabdi6387 Год назад +2

    Shilhuba wuxuu ubad shaafici u baraya in shafeca qaad jiro yaa salaam ereyada qalbiga iftimiya waxay kaso maxatey AUN abwaan Xasan Ciise Cali Kuuriya, musiga shidan wa AUN Jiim Shekh Mumin, codka halasiga C.qadir Cumar Jubba.

  • @HiboMaxamad-w4r
    @HiboMaxamad-w4r Год назад +5

    Wow❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉 inba cadi ma aha heeskan wayo😢salda allh ay ku xusan iyo quranka kariimka qolkii ebe ❤❤❤❤ ❤❤❤❤fanasnkaan inteeh kunolyahy si an abal marin ugudoonsiyo wllhi ad ayn uqiirooday❤❤❤

  • @walaalahanbi3765
    @walaalahanbi3765 2 года назад +18

    Simba studio you are the one and only,, Hadaan nahay walaalaha nbi waan ku taageersanahay,,, keep going walal

  • @yaasiinxiirey7006
    @yaasiinxiirey7006 Год назад +13

    Still 2024❤hada igadambayso lovisar✋

  • @calineyga___pio6575
    @calineyga___pio6575 2 года назад +28

    Mohamed apdirashiid nuur mohamed "gaado" 1june maalin arbaca 2:44 alle qalbiyada haynoo qaboojiyo intii is jecelna alle haysku beego insha allh calaf alle hayskaga dhigo 💚💚❤❤

  • @gbgstar7316
    @gbgstar7316 2 года назад +4

    Ereyaadi M C Singub ilahay haa u naxaristo
    Musicadaana Abaaha musicada Abdisalan jimmy

  • @mustafexasan8581
    @mustafexasan8581 2 года назад +16

    Heestan waxaan dhagasan jiray anoo 208 talefankii abahay walahi waxay igu ledahay xasuus qaliya onan marnaba ilawi Karin Mantana waan dhagaysanayaa ooy tariikhdu tahay ougest 30/8/2022 waxaan usoo booqday heestan midhihida dahabiga ah

  • @Siraaj23
    @Siraaj23 2 года назад +89

    Heestan kenya south africa south sudan uganda tanzania iyo wadamo badan aan maray aad looga jecel yahay clupyada xafladaha doorashooyinka wey shitaan africanta waa heesta sedexaad ee soomaalida ugu caansan specialy global africa waa laga yaqan

    • @apdihakimali3566
      @apdihakimali3566 2 года назад +2

      EXCATLY ANAAB HADEER KUSOO ARKEY TIKTOK KENYA KU DANCE GAREYNAYA😁

    • @aminaabukar6308
      @aminaabukar6308 2 года назад +2

      Haa nio beat cadi ahen aa saran

    • @Apdallehazard
      @Apdallehazard 2 года назад +7

      @@aminaabukar6308 mucjisadi musiga cabdisalaam Jimmy ba ku raxeysanaya musiga 😄❤

    • @abdikarimqelow2607
      @abdikarimqelow2607 2 года назад +1

      Marqati ayaan kaga ahy South africa iyo kenya waa laga jcl yahay

    • @lilsigaart9309
      @lilsigaart9309 Год назад +2

      Wll adiga kalaapka maxaad ka doontey😂😂

  • @Odewaaa11
    @Odewaaa11 День назад

    Just 2025 mar kasto an shaqo ku jiro wa dhagesta 😊

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 Год назад +55

    •The name of the artist is >Abdulkad Jubba {HOBOL}
    •Song name {Shamis} Somali girl name.
    •The poet lyrics of the song :Hassan Kuuriya.
    •Music: Cabdulwaah cantar-naaji, Cumar yare and Sheego
    One of the most popular Somali songs, Somalis are the most lyrical people in the world.
    In this song, the poet and the artist are talking about it while also looking at love, one of them is "Prayer that God has made us, the religion, the Somali teachers{Cullimo}, and the most important thing is to leave the bees as they are united to the sweet honey." do it!! Amazing Amazing
    If you are not Somali, I can understand you now, thanks all peoples. From Moqdisho the beace Capital city🌎🇸🇴☝️

    • @abdirahmanmathay3324
      @abdirahmanmathay3324 Год назад +4

      Did just say Jimmy Sheikh Mumin?
      Man. Be serious.
      It's Abdisalam Jimmy and not Jimmy Sheikh Mumin.

    • @mohameddawlad2216
      @mohameddawlad2216 10 месяцев назад

      Muusikadu waa Cabdisalaan Jimmy

    • @JAMHAD10
      @JAMHAD10 10 месяцев назад

      @@mohameddawlad2216 Anaa Soo hubiyay oo La kulmay ninkii joogay goobtii lagu sameeyay waana Boqol haddii aad taqaano!✊

  • @ahmedqorane8418
    @ahmedqorane8418 20 дней назад

    Adna waxaan shamiseyy shekaysigeeni
    Wah waah habeen xasusuo leh ayyuu aahyy

  • @Shekeye-nq2md
    @Shekeye-nq2md Год назад +3

    Abdiqadir juba leggend weyn hesta ugu jaceyl lahay wye cishqigoo ahah shamaliya 🥰 Malin sabdi 25/11/23 malin xasus mudan 🎹🥰

    • @Shekeye-u2c
      @Shekeye-u2c 2 месяца назад +1

      So laabasho wacan galab islin 18.11.2024 mawa ka xiiso hestan 🫶🤳

  • @sadammoha3780
    @sadammoha3780 День назад

    Sharaf galinta aadmiga
    Baryo shaba shabenytii
    Rabi wuxuu u sheegtaa
    Inuu qeyr shafiyo,

  • @ahmednoor1459
    @ahmednoor1459 3 года назад +12

    Legend Mareexan ah faarax Ugaas ah xirsi Faarax ah qeylo xirsi ah 👍🏼🇨🇦

    • @hannabeauty2540
      @hannabeauty2540 3 года назад +3

      Marexaanoow adinku wax kasta managu heestaan 😂 ninki waa nin mrsde cde ah 🐎🐎🐅🐅🐅

    • @rayda3357
      @rayda3357 2 года назад +3

      Waa murusade sabdi abakar codweeyne ceeb waaye dadka maleeska sheegto

    • @ismailomar7156
      @ismailomar7156 2 года назад +1

      Jubba waa murusade abakar mahamoud codweyn ka si ah marka allah ku sahlo dad aad sheegato ummadda aan shaqo idinku laheyn shaqo haka dhiganina jubba kannada ayuu jooga wllhi hadi uu ka maqlo afku ka garaca xoolo aan xishoon aya thy 2022 miya dad la sheegta

    • @dulmidiiddhagaweeyne7537
      @dulmidiiddhagaweeyne7537 6 месяцев назад +1

      Ma abtigeey baad mareexaan ku sheegtay kkkk car afartiisa magac oo sax ah sheeg , war nimanyahow daarood akhlaaq daranaa oo kalsooni xumaa waryaa ruux adoon aqoon haka hadlin

    • @ahmednoor1459
      @ahmednoor1459 6 месяцев назад

      @@dulmidiiddhagaweeyne7537 wll ragan wa la yaqan wey dhex dagan muransade waqti badan bey kujireen mag, gargaar waxwaliba ayey la bixiyan ragan reer awasuge aya sfcn loogu yaqan asalkooduna wa rag faarax Ugaas rer Xirsi Faarx ah marka adu htaa cid kushegeso maleh sababto ma iska saaran cidey kujiran lkn wey ogsonyihin dib uwareyso waalidka hadayba cida kushegeso yihiin

  • @AliyaFaaraxyaziin
    @AliyaFaaraxyaziin 2 дня назад

    Waxa heestan badanaa aanku xasuusta ciyartoyda waawayn siba Ronaldinho❤❤❤

    • @AliyaFaaraxyaziin
      @AliyaFaaraxyaziin 2 дня назад

      heestan waxaan ku arkey da.yar ree somaliland ah maxamed sayid faarax Ronaldo oo lagu soo dul duubay gabiley ❤❤❤

  • @ciilaawkulmiye3281
    @ciilaawkulmiye3281 2 года назад +7

    Markii igu horeYse heestan an dhageYsto saqiiir pan ahaa jubba 🙏

  • @hamdaibraahin1245
    @hamdaibraahin1245 11 дней назад

    Heestan wlhi xasuus igu leedahay anigoo yar 2010 aya waxa dhageysan jiray Adeerkay 🥺

  • @Abdihakin797
    @Abdihakin797 8 месяцев назад +13

    Inta dhageysaneysa heestan 2024 farta taaga oo like ino sara ❤❤❤ favi somali song

  • @bulbulwaberi446
    @bulbulwaberi446 2 года назад +10

    I lost the cassate here i found it again you made My day better every time i hear this song but me good mood

  • @abdazupdatebwoy
    @abdazupdatebwoy 2 года назад +8

    My all time singer juba stya blessed brother listening always thz damn sing frm latin America one love my Africa people rilly miss motherland #🇸🇴🇰🇪🌍

  • @DonaldJPutin5
    @DonaldJPutin5 Год назад +42

    I love this legendary song
    I didn't understand the language very well but i feel good when i hear it ❤ love somali music actually qaarami songs from 🇪🇹🇸🇴

  • @ITIFAACMEDIA
    @ITIFAACMEDIA 2 месяца назад +14

    Hadaad dhagaysanayso 2025 like dhac kusii 👍

    • @Mohamedali23n
      @Mohamedali23n Месяц назад

      Lama gaadhin abti sad wax u wada 23/12/2024 cawa weyan😅

  • @somaliaelites2042
    @somaliaelites2042 3 года назад +16

    Xusuus koow heesaha soomalida midaan ugu jeclaa

  • @xaso
    @xaso 2 года назад +7

    I like this point 💯❤ "shiikhuba wuxu ubad
    shaqalada qurankiyo
    shaafici u baraya
    in shaafeeca aakhi
    shido li,la siiya"

  • @ahmed.1487
    @ahmed.1487 3 года назад +142

    So true. .all kenyan universities play this song to represent somalis in their cultural nights celebrations!!

    • @yussufbaaqijaceyl
      @yussufbaaqijaceyl 3 года назад +5

      i wanted to have a song for my Somali in my college sina time wlai💔
      waanjeclahay qaaraami❤️

    • @phaheartali4981
      @phaheartali4981 3 года назад +6

      Here am i listening.memories never fades😢

    • @sacadmuse3690
      @sacadmuse3690 2 года назад

      @@phaheartali4981 hhbbbgcgcgc

    • @sacadmuse3690
      @sacadmuse3690 2 года назад

      @@phaheartali4981 olcfdx

    • @Shujaac_gaming
      @Shujaac_gaming 2 года назад +3

      Sxb hadaa ayuu challenge qarxe

  • @NimcuushMahmud
    @NimcuushMahmud 7 месяцев назад +44

    2024/6/23😂❤

  • @aaminaibraahim8875
    @aaminaibraahim8875 2 года назад

    Heestan goormay soo baxday wayo anigoo yar ayaa dhgaysan jiray albankeeda oo calajad ah oo rikoodh laga shido mansha allah ilahaw cimriga ii siyaadi

  • @XafsoMaxamud-v8i
    @XafsoMaxamud-v8i 10 месяцев назад +6

    Inta 2024 ila dhagesatay ramadan mubrk

    • @Sucaad-o7p
      @Sucaad-o7p 9 месяцев назад

      Me😂😂😂

  • @MohamedMohamud-g9v
    @MohamedMohamud-g9v Месяц назад

    Fazukazo di Toronto mortabela ❤❤from italy

  • @idilabdimohamed7070
    @idilabdimohamed7070 3 года назад +152

    This songg will never get old .
    still listening in 2022 😍

    • @wdwscommittee1915
      @wdwscommittee1915 3 года назад +7

      me too Idil I am listening with you 2022 never gets old forever lives Allah macaana heesta 🥰🥰🥰🌺🌺❤️❤️❤️❤️14/1/22 London UK 🇬🇧 listening on the top of highest building C London ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰

    • @shibienyoung4756
      @shibienyoung4756 3 года назад +3

      28/01/2022 Friday 🥰 idil abdi Mohamed Mogadishu kaso salamee hestana wa kula jeclhay 😍🇸🇴💯

    • @mohamedawil535
      @mohamedawil535 3 года назад +3

      I'am listening febraury fifty in 2022 ,
      In my office .

    • @iidlecumar1999
      @iidlecumar1999 2 года назад +2

      Jubba what a sweet voice lm listening to these song still, from kismaayo 🙏

    • @lisarobinson2376
      @lisarobinson2376 2 года назад +1

      I just discovered this song the other day and I never stopped playing it yet I love it

  • @Youth144
    @Youth144 6 месяцев назад +2

    2004 aya dhageysan jiray 😢😢Anigo 9 years jira aduunyo 😎😎😎 good times memorise juba

  • @Mariadentist
    @Mariadentist 10 месяцев назад +40

    2024 from tiktok like

  • @ikransomali116
    @ikransomali116 18 дней назад

    Heestan dhagaysan jirey 2017 manta hdna waxn dhagysanyaa 2024 😂😂

  • @Mohamed.9159
    @Mohamed.9159 Год назад +5

    Intaa Heestan Showga Ronaldinho ku dawatey baan salaamaya

    • @Cawiif-e8u
      @Cawiif-e8u 16 дней назад

      Nio muqaalkaas qof meel ku sheega bal inaan arko baan comontiga u soo galay

  • @Caska123-kc2si
    @Caska123-kc2si Месяц назад

    Heestan ayaa ah heesaha loogu jecel yahay soomamlida the best beautiful person you ❤️

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 2 года назад +10

    Juba is my neighbour in Toronto

  • @BashirYassin
    @BashirYassin 3 месяца назад

    Hestaan waxa cajiibka ka dhigayaa maaha codka macaan ee Jubbo oo kaliya lkn musiga layaabkaleh ee Jiim sh.muumin weeye

  • @mohameddjamaabdillahi
    @mohameddjamaabdillahi 3 года назад +31

    Cabdikadir jubaa one of the greatest somali legends 🔥💪
    Heestan yaa sameeyey midhaheeda ??

  • @hailegoome7817
    @hailegoome7817 2 года назад +1

    Baaburt xamuulka jabuti iyo ethiopia darawalada xabashida ayaan arki jiray iyadoo ay dhagaysan jubba hesihiisa sida Balanbaalis, waa heeso uu ku marqaami karo xattaa qofka aan waxba fahmaynin😮

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 3 года назад +10

    Waa heesta kaliya aan waligay ka dhegaystay jubbba

  • @hashimismail127
    @hashimismail127 26 дней назад +2

    Who is still listening to this master piece on 2025 ❤❤

  • @HurreJunior
    @HurreJunior 2 года назад +151

    Two days to 2023, the song is still relevant and well-liked.

  • @mohametabdisaahid5171
    @mohametabdisaahid5171 2 года назад

    Abduqadir Jubba iyo riwaaydii axmed cali cigaal ee 1993 Toronto Canada muusigan macaan waxa tumaya ustaad Cabdisalaam Jammy ♥️.

  • @cawilmaraweyne7537
    @cawilmaraweyne7537 2 года назад +14

    Heestaan Xasuus taariiqi ah igu leedahy wlh..2007 aya dhagesan jiray runtii..

    • @ladanxaaji6671
      @ladanxaaji6671 2 года назад

      Anaa kula mida xasuus wallhi waqtigasa dhageysan jiray

    • @Kadare1998
      @Kadare1998 2 года назад

      Anigo dugsi diid ah baan telfon wllkey xamar ka imaaday ow leyahay ka dhageesan jiray goobtuna Ceelbuur magalo 47 km uu jirto deri la dhaho

    • @cabdifitaaxwadani8875
      @cabdifitaaxwadani8875 2 года назад

      @@Kadare1998 mayarid xiligas dugsi diid aheyd dhiblow

  • @MohamedAlihasan-nz6mm
    @MohamedAlihasan-nz6mm 8 месяцев назад

    Anigo raadinaayo jubbaha la cunaayo cudurka le yahay aa hestaan ii so baxday waana jecladay wllhi😊😊 best song

  • @mariamismael2437
    @mariamismael2437 3 года назад +15

    Woow cod macan fanankena juba❤❤😘😘

  • @miicadsiciidcabdulahi4143
    @miicadsiciidcabdulahi4143 Год назад

    C/qaadir jubba haddaanu heestan qaadin fanka #Goblan buu ka ahaan lahaa kkk

  • @sadamsalebaniidle5774
    @sadamsalebaniidle5774 2 года назад +5

    Heestan waxa jecla saaxiibkay mohamed aden from kampala

  • @qalihodan1227
    @qalihodan1227 2 года назад +2

    HEestan zaaid uu jeclaa hadaan ninkaan magacisaa tiktok kaaso heelay alaa wuuxu lagend saana🥰💗

  • @IlwaadAbdurashiid4631
    @IlwaadAbdurashiid4631 3 года назад +14

    Waa Heesta kali aan ka jacelahay jubba 🥰🔥🔥

  • @SamirweyeNoloshu
    @SamirweyeNoloshu Месяц назад

    Hello wiil Canada joogo oo reer somalilnd ah oo H.Yoonisa😂😂 oo aan soo guursaN ilaa 30 sano jira ana waxaan jiraa 24 sanO😂😂😂

  • @salahahmed9791
    @salahahmed9791 3 года назад +48

    If you are listening 2021 you are legend 😏

    • @uptullahijamal5493
      @uptullahijamal5493 3 года назад

      Am still watching 2021

    • @FM34573
      @FM34573 3 года назад

      Yes weliba Habeyn damba ugu dambeyso sanadko dhan 2021 Now is 30 December weliba ah habeyn jimca sogaleyso saacaduna tahay 19:40 fiidnimo somalia Cajiib

    • @somalicitizen6807
      @somalicitizen6807 2 года назад

      2022

    • @nashaadnuura5421
      @nashaadnuura5421 2 года назад +1

      still watching 2022♥️

    • @abdiaziz1447
      @abdiaziz1447 2 года назад

      @@nashaadnuura5421 2022🩸🥺

  • @jaamacbashiir8913
    @jaamacbashiir8913 Год назад

    Shiikhuba wuxuu ubad shaqalada quraankiyo shaafici ubarayaa inshafeeca aakhiro shido li,I lasiiyaa the best somali song

  • @muxsinyusuf3147
    @muxsinyusuf3147 3 года назад +10

    Fananka caanka ah cabdi qaadir juba🎤🎺🎻🎧🎧🎤🎤📯📢

  • @HuseenSigaardiid2024
    @HuseenSigaardiid2024 Месяц назад +1

    Saacadu waa 4:01 Galabnimo 11/ December/2024 waxaan jogaa magaalada JIGJIGA Waxaan ku jiraa qolkayga waxaa iibaxaysa heestan
    CAJIIB WALHI 🔥

    • @KOwtharrr
      @KOwtharrr Месяц назад

      still 23 Dec 2024 🔥❤

  • @apdirizakark
    @apdirizakark 8 месяцев назад +103

    Who listen to 2024😂😂😂

  • @qt5781
    @qt5781 Год назад +1

    Hees macan wallah im proud of being Somali majartan gang 😭😩

  • @decocade1659
    @decocade1659 2 года назад +22

    One of my favourite song of all time listening 24 November 2023🥰

  • @CabdirsaaqmaxxamedAxmedfaarah
    @CabdirsaaqmaxxamedAxmedfaarah 5 месяцев назад

    Waxa malinka anigo marqansan waxan dharbaxay sxp key m shabelka❤

  • @khadirabdi1708
    @khadirabdi1708 2 года назад +4

    Malin jimce ah ayaan dhagayzanayna Heesta aniga iyo NolozhaydiiH 💋🫀🫀2023 1 20 ardo jibriil zhaLe❤️

  • @kowsaromarali1292
    @kowsaromarali1292 2 года назад +2

    Hani cumar cali
    8:00 Malin qamisa
    15 September 2022
    Hestan dhageysi geda kma dalo
    What music 🎶 inaba caadi maha
    Fananka juba❤💯

  • @mohamedAhmed-ss9wx
    @mohamedAhmed-ss9wx 3 года назад +25

    It will never get old this song

  • @ibramoha9335
    @ibramoha9335 10 месяцев назад +1

    Ana waxaan shamiseey sheekaysi geeni.
    2024 waxbaan xasuustay caawa wakhti tagay waayihiisa watay xasuus iyo jacayl qaadhay igadheh hhhhhh

  • @Maxamuud_Filibiin
    @Maxamuud_Filibiin 2 года назад +31

    One of the favourite Somali songs

    • @RayanCwaaxid
      @RayanCwaaxid Год назад

      Adiga afsomali so qora ku dhanta

  • @Mohamud_A._Xamaraawi
    @Mohamud_A._Xamaraawi 3 месяца назад

    Xilli fog bay ahayd heestani. Xasuus hore baan galay.

  • @fs6617
    @fs6617 2 года назад +3

    I'm from tiktok kenya

  • @maxamedcabdicasiis4840
    @maxamedcabdicasiis4840 Год назад +2

    Ciyal 2024 isoraca w.wse😁😂😂😂

  • @rushdaa1840
    @rushdaa1840 3 года назад +26

    Wallahi I never get tired of listening to this song

  • @yuusufhasan7378
    @yuusufhasan7378 Месяц назад

    2025 Idinka soo salamaya iyo kampala.👋 somalia allaha nabad ha kadhigo.

  • @mokanoofficial1985
    @mokanoofficial1985 11 месяцев назад +4

    This song will never get old still listening 2024❤😂

  • @zaamimohamet1570
    @zaamimohamet1570 6 месяцев назад +2

    2024 7 2
    Haben jimce ah oo roobban qabow ah safar baan kujiraa wxn kujeedaa caasimaddii hargeisa kana tagey burcadaydi
    Jawi boqoreed❤
    Xusuustaa quruxda badan ii hay shamisey.

    • @ZamiirCade-s2l
      @ZamiirCade-s2l 5 месяцев назад

      Isla manta jawiga o roban o macan ban saylac ka baxay kuna sii jeda borama ayay I daran thy waa wax kle fldh ban iyago kaliya ku dhameyay 😂

  • @dhussein7284
    @dhussein7284 Год назад +12

    Ethiopia Huteeladda xabashida ee khamriga lagu cabo baa laga shidi jiray markii iigu danbaysay 2018 Music Waa luuqad caalamiya international Language!

  • @AkhiiAyooze
    @AkhiiAyooze 5 месяцев назад +1

    Tan hees way dhaftay😂😂 hadad 2024 dhageysanyso waa ku salamay👋🙏

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 3 года назад +9

    Ana waxaan shamisey
    Wada sheekaysigeeniyo
    Shirka qaali uga dhigay

  • @Najaadbashii
    @Najaadbashii Год назад +2

    Waxan dawanayaa 2023 3:16 aroor😂❤

  • @marwomarwo2982
    @marwomarwo2982 2 года назад +3

    Heestan illaa yaraantaudii waan maqli jiray waxaase xusid mudan inaan markii u horreysay iyadoo dhammaystiran dhagaysto 5/9/2022

  • @MascuudYaasiin-ug7ek
    @MascuudYaasiin-ug7ek 4 месяца назад

    Heestan iska jecelahy😘 2024 ya ila daawanaya 👀👀👀💖🫶💯

  • @awaleexpress
    @awaleexpress Год назад +18

    This song will never get old
    still listening 2023 slm love this song 🎵 ❤️

  • @abdallahassan8888
    @abdallahassan8888 Год назад +1

    Once In Namanga, kenya's border with Tanzania, i heard Juba's hit from one of the nearby studio - i come close to see any fellow country men to chat with , believe me non of those enjoying the song was Somali😊.

  • @muusemohamed-cf5tb
    @muusemohamed-cf5tb 8 месяцев назад +3

    yaa dhegaysana 2024 isku muuji like

  • @MaahirWepi
    @MaahirWepi 22 дня назад +2

    7/1/2025 ❤ from kenya free stress aryaa like ku dhufo 😂❤

  • @abdirisaaqsiciid879
    @abdirisaaqsiciid879 3 года назад +9

    Walaani kuu sarin waayo adba xaasid baadtay in heesta lala dego waa diiday

    • @daahiraxmed7177
      @daahiraxmed7177 10 дней назад

      Wa la dagi kartaa waliba coppy right waka furi kartaa fasma jirto

  • @AliyaFaaraxyaziin
    @AliyaFaaraxyaziin 2 дня назад

    da.yar ree somaliland maxamed Ronaldo ina sayid faarax isaaq Guotka somalida❤❤❤❤