SOMAALIYE ILAHEY DARTIIS U KACA MEEL WALBA OOD JOOKIN😭😭

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 34

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan Год назад +7

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️❤️👈🏻

  • @suleimansra6856
    @suleimansra6856 Год назад +1

    DUCADA U MUHIIMSANE WALALKEEN ALLE HA CAAFIYO

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 10 месяцев назад

    Guul Iyo Gubanimo Somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴💙💙💙🇸🇴💙🇸🇴💙

  • @FardoussaLareine-fs4ty
    @FardoussaLareine-fs4ty Год назад +2

    Abyo waan cawiineyneyna hadan somalii Mohamed nahay InchaAllah ALLAH hadu ralii kanoqdoo ALLAH haa cafiiyo wilkana 🤲🤲🤲🤲

  • @bashkayare1235
    @bashkayare1235 Год назад

    Wan qadnay wa sax alle hku fudeyo howshad muno istar alle cafiyo cafmad tam ah wllked cafimad tam ah

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 Год назад +2

    Allaha Cfiyo wiilka, 🤲, haloo kaco somaliyy

  • @user-dq8pr3lh4g
    @user-dq8pr3lh4g Год назад

    Apaayo wxan lee yahay xirfad jilitaan ah wxan raba dhankas iyo astaan tv inad igu garab istaagto🙏🥺

  • @mohamed.mowlid5804
    @mohamed.mowlid5804 Год назад

    Allaha caafiyo wllhi waa damqaday please aan u kacno walaalayaal

  • @cabdiqanialeelka900
    @cabdiqanialeelka900 Год назад +1

    Ilahey cafimad taam ah hasiiyo

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka114 Год назад +1

    Alaha caafimad waara ha siiyo Aamiin yaa rabi

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 Год назад +2

    Hadaa nahay team Abdullahi akanuu waa garab taaganahay😢❤

  • @FardoussaLareine-fs4ty
    @FardoussaLareine-fs4ty Год назад +1

    Challengenaa muna abyo ino soo galii ameen ameen 🤲🤲🤲

  • @mohamedabuu7804
    @mohamedabuu7804 Год назад +2

    Amini Amini Amini 🤲 ♥ ❤ 💖 😍 ✨

  • @idilcabdiqani6089
    @idilcabdiqani6089 Год назад +1

    ilahay Ha cafiyo waan uudoqaynaya

  • @user-by4xw9kc3d
    @user-by4xw9kc3d Год назад +1

    Zxb baryahan xagaad ka dhacday wllashay❤

  • @alihussein4700
    @alihussein4700 Год назад

    الله يشفيك يارب العالمين

  • @SamatarReermagaal-qb6eb
    @SamatarReermagaal-qb6eb Год назад +1

    Alaha ku fududeeya hawshaas

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 Год назад

    Allaha. Caafiyo 😢

  • @mohaahassan967
    @mohaahassan967 Год назад +1

    Alha kucaafiyo walashey qaaliya

  • @nurfunny6411
    @nurfunny6411 Год назад

    Ilaah Wiilka caafimaad Taam ah ha siiyo Ilaahey meel dhow haka siiyo

  • @user-of9hd8yr7u
    @user-of9hd8yr7u 10 месяцев назад

    Wiilka ma u cafimadey 🥺

  • @ahmedhasan707
    @ahmedhasan707 Год назад

    Allaha cafiyo

  • @maxamudcaliali3566
    @maxamudcaliali3566 Год назад +1

    Muno miski baryahan waalagu waaya abayo macan waan kuxisnay

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Год назад

    Allaha caafio Wll
    Please caawiyo queen muna star
    Adigana aad aya umahdsanthy muna miski 😢😢

  • @ahmedboy7970
    @ahmedboy7970 Год назад

    Allow cafima

  • @rashkakhaan4271
    @rashkakhaan4271 Год назад

    Muno abyo Ina channel ina kaso muqdo araba 😰😰

  • @Moha_design
    @Moha_design Год назад +1

    Allaha caafiyo

  • @mgotze1258
    @mgotze1258 Год назад

    Alle ha gargaaro
    Lkinmxaa teamkii bbbd ugu bxaday boqolba waad gaadhi laadaahye🤣🤣🤣🤣

  • @AhmedMohamed-jn2zb
    @AhmedMohamed-jn2zb Год назад

    Marka hure allaha caafiyo marka xigta hala caawiyo wiilka yar soomaaleyey

  • @user-io2jh8qm2r
    @user-io2jh8qm2r Год назад

    Rabi ha caafiyo

  • @fardawsoxay4474
    @fardawsoxay4474 Год назад

    allha haku caafiyo wll

  • @maxamedkaysekhaliif2389
    @maxamedkaysekhaliif2389 Год назад

    Murugo oo la qoslaayo maxa waaye

  • @yahyawarsame-le3th
    @yahyawarsame-le3th Год назад

    18tawan ma ilmah

  • @zuhaaypabdi6834
    @zuhaaypabdi6834 Год назад

    Adu idirska ulaabo😂😂