Madaxweyne Xasan Sh oo labo qodob oo kuwajahan xaaladda Sool, oo ay SL ku doodaysay u quus-gooyey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 ноя 2024

Комментарии • 67

  • @mohamudmohamed6875
    @mohamudmohamed6875 Год назад +4

    Gaylan senior investigative journalist wariye sare hore u soco

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад +5

    Hays raacdo somalia shuush ku haboxo insha allah

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Год назад +3

    Gayland media iyo wariye faarax you're GOAT 🐐 GREATEST OF ALL THE TIME 🐐.
    SSC waxey maanta iclaamisey in 18th May loo aqoonsadey nadiifinta gobolada sool sanaag iyo ceyn qafka oo soomaali ah in waa in kaqeybqataa maalinta nadafada GOBALADA SSC.

  • @lulomar7773
    @lulomar7773 Год назад

    Masha Allah ❤

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Год назад +3

    18th may maanta nadaafada gobolada SSC ❤GUUL

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 Год назад +3

    Masha Allah ssc guuuuuul iyo gobanimo insha Allah ❤❤

  • @kaahinmali0fficial358
    @kaahinmali0fficial358 Год назад +2

    Guul iyo gobanimo jamahiirta ssc Qaatumo stete of somalia 🇸🇴 ♥️

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 Год назад

    Mashalaah madaxweyne xasan sheakh waa nabad doon alaah noo daayo

    • @cabdimaxamuud2085
      @cabdimaxamuud2085 Год назад

      Midnimada soomaaliweyn
      nabad ku iman mayso
      Dawladan loo dhiibey malaayiin ayaa xoroyadeedii u naf waayey
      Calankan buluugga ahi dadbuu dhiigoodii casaa iyo kii cadaaba yahay
      Xaqiiqda haddaan la sheegin
      Xukunka hadaan loo sinaan
      Xeegaanta hadaan laga deyn
      Qolyo aan waxba meel tegi karinbaa waa goosanay ku ciciyaarayaye
      Qolyo aan in loo baahdo
      Mooyee baahi joogta cidna u qabin
      Ayaa hadal runtood ah rumaygana ka cad mar dhow aduunka u cadeyn doona

  • @MaloogTv
    @MaloogTv Год назад +1

    Si jilicsan ayuu uga Hadlay Madaxwayne Dhiiqo

  • @nuuradiinaamir9925
    @nuuradiinaamir9925 Год назад

    LAA TA AAMIN XASAN SH WALOW KAANA WELI.
    . . . . .
    Nuurka Nederland
    Senior Political Analyst

  • @siciidfindhe7457
    @siciidfindhe7457 Год назад

    Machallh zhp hore usoco

  • @cabdimaxamuud2085
    @cabdimaxamuud2085 Год назад +4

    Jabhadan SNM ee kibirtey waxaa
    Naaxiyey
    Baarka u fidhay
    Madaxa u sii deysey DFS
    Oo ah fadhiid 32 aano
    Oo ah codawga midnimada
    Oo ah waxba kuma filan

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Год назад +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada scidsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin ❤️🇸🇴❤

  • @iamnabiil
    @iamnabiil Год назад +2

    mahadsanid wariye🇸🇴🫡

  • @abobasement346
    @abobasement346 Год назад

    Xasan dhiqoh iyo Argagixisadah snm I yagah bay u talah waxay kah had layan Alxamdulilah ha dih lagah xoreyay nijaastih lasaanod waxan sugnah god kan intah ku gabanaysah in lagu Asoh I’m so happy mantah in aan in dhahaygu Arkayn wil idorah

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Год назад +1

    SOOL SANAAG CAYN KHAATUMO STATE GUUL

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Год назад +2

    Hadey Xasan hadalkaa run ka tahey waa la arki doonaa, waayo ilaa iyo hada waxba uguba qaban shacabka reer sool iyo sanaag… waxan hadal aheyna lagama hayo

  • @omargasleshop
    @omargasleshop Год назад +2

    Asc

  • @crahmanabdisalan2141
    @crahmanabdisalan2141 Год назад

    Aniga fikirkayga waxaan qabaa inuu aqoonsaday Somaliland waayo waxaa hadalkiisa ku jiray xalka ugu danbeeya waxaa kawada hadli doona 2da dawladiid Somaliland iyo somalia

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Год назад

    MUUSO JUUDAAN IYO FAYSAL DHURWAA NABADA HA QAATAAN DAGAALKA HA JOOJIYAAN

  • @idirisgaydhahmedcadare-oz4ec
    @idirisgaydhahmedcadare-oz4ec Год назад

    Warar tafaqyatiran

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 Год назад

    War

  • @liilbaliil5001
    @liilbaliil5001 Год назад +2

    Walaahi aad ayaan soomaali laan uuga soo horjeeday laakiin qudbada xasan oo ay kamuuqatay xumaanta uu uula badheedhay laanta waa in midnimo looga hortago laaskana loo arxamo dantooda loo saacido sida in laanta lagu soo dhaweeyo ama loi dhiibo xilla

  • @mustafecabdi913
    @mustafecabdi913 Год назад

    Somaliya ma dawlad ayaa ka jirta,
    Waxa ninkani akhriyeyaa xagay taalaa,
    Waae Somaliland cidina maanta isma hoetaagi karto.

  • @abdishakourmohamed785
    @abdishakourmohamed785 Год назад

    Xabeeb baa ku haysaa ama hargab gaylnow

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Год назад +1

    SOMALILAND WAA MAAMUL GOBALEED DAL MA AHA

  • @xalimiabdi1296
    @xalimiabdi1296 Год назад +3

    Wariye lagu kalsoonyahay

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 Год назад

    Waxaruhuna qoor qabad biyo kuma qudhqudhiyaan.
    "Qofna rabitaankiissa lama qasbi karo"

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 Год назад +1

    First person

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Год назад

    CBB 😂😂😂 fahad yaasin ka waran su'aalahii uu soo qortay eed waraysiga nooga dhigtay

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 Год назад +1

    Waxaad Mooda Dadka Suaalaha Weydiinayay Hasan Sheikh Ma Ahayn Dad Taqasus Ku Ah Suaalaha Waxay Ahaayen Dad U Shaqeeya Dowlada & Dad Dhibaateysan

  • @jamacjamac8716
    @jamacjamac8716 Год назад

    Sheekadii gooni goosadka Libaax baa cunay Laascaanood bay ku soo af go'day

  • @abdikaremabdilahi9367
    @abdikaremabdilahi9367 Год назад +1

    Adi wariye ma tihid qabyald aya ku qady

  • @atiquephone2657
    @atiquephone2657 Год назад

    Sidaan si kafiican in aan gaarna aan iskaashano kaasaran dhalinyaro iyo hooyooyin iyo garmadaw iyo gar gaduud

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Год назад

    IsaaQ miyaaa run yaqaaan waa lees ogyahay ☹️

  • @sharmakemukhtar7769
    @sharmakemukhtar7769 Год назад

    Hhhhhhhh wale waad riyoonaysan

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 Год назад

    Geylanow madaxweynuhu isku haleyn maleh xassan qowlkiisa iyo ficilkiisu waa iskhilaafsan yihiin lamana hubo wuxuu leeyehay in ay sax tahay

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 Год назад +1

    Hassan sheekh wxa uu sheegay in ay laba dowladood ahaan aya u wada hadli doonaan somalia iyo somaliland waxuuna yidhi waa sababta ergeyga loogu magacaabay .
    Cidii aan wax soo daawan wxaas ku akhri yaa dhulbahante dulaysan .😅😅😅😅😅

  • @nuuraaye114-pi8kj
    @nuuraaye114-pi8kj Год назад

    Geylan waa taa yareysay doorkii mucaaradka Somaliland ee dagaalka SSC
    laakiin dib ayuu ka soo muuqday... Suldaan cadde gude warkiisu wuu caddaa!!!

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Год назад

    Kuduntey muuse dameer

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Год назад +1

    Gaylan ina Amisom odayaal miyaa ka taliya qaranka Somaliland. Been ayaad ka sheegtay hadalka madaxweyne Hassan . Adigo ay bilaa meher kugu dhaleen askarta ajunebi ee ka talisa amni Xamar

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Год назад

    Somaliland waa mamul fashilmey dhan

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari Год назад

    Caacle

  • @AadanCabdi-cq5wt
    @AadanCabdi-cq5wt Год назад

    Adeer waxaase waa hadal nin yidhi

  • @axkaamsulub2436
    @axkaamsulub2436 Год назад

    Iska hadle kalay soo af jar adigu

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Год назад

    Oog ka waran. Ciidankii la geynayay?
    Madaxweynuhu madaxweynu madaxwenugu, anagaa kaaga dhaw Madaxweynaha oo taageersan, Xaasid nimadii oo qof ah ayaad noqotay.

  • @MaloogTv
    @MaloogTv Год назад

    Zhbyaal Followda igu hiiliya Somaliyey Mahadsanidiin❤

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 Год назад

    Adeer waad Riyoonaysaa, Xoolo Xoolo keenay Xasan Sh Maxamuud waxan u naqaan nin Emirates Lagu soo Kufsaday oo aan Han lahayn Una Adeega dabadhilifka uu u Horeeyo Emirates Ciidankii Dalka loo dhisayna kadoorbiday kuwo Qabiil oo Emirates Gacanta ku haynayo Meel Madhan Somaliland kumabiirayso NGO Yada Muqdisho ka jiraa Dawlad maaha.

  • @abdikaniabdilahi394
    @abdikaniabdilahi394 Год назад +1

    Waar horta maxaa huuhaa laysugu sheegaa kulahaa somalia midnimo kahadashay intii uumadax waynaha u ahaa xasan shiikh umawadataliyo macdala waata Somaliland ee banaan cad taagan waaryaan hadalo macaan iyo warar lasamaystay bulshada lagagagraadin dhaqale.....

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 Год назад

      Maxaa huuhaa ah Runtii baa idin hortimi 30 sanadood oo been ah way dhamaatay Harti baa soo afjaray Dhulbahante wuu tegay intaan Garxejis iyo Samaroon cidla idinkaga tegin Xaqiiqda wajaha oo calanka somaliweyn taagta

    • @abdikaniabdilahi394
      @abdikaniabdilahi394 Год назад

      @@abdirisakdirie3124 Calan noocee ah Hhhhhhhh Wali Ma Aragtay Mayd Naxashsaaran Oo Uurabo Maydka Inuu Xabaasha Lagalo Mid Noolo Aan Wali Asagudhiman May Taasi Maydhicin Waa Tanookale Uun ........

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 Год назад

      @@abdikaniabdilahi394
      Ok waxaan sugaynaa Markaad Noqotaan Laxdii Reer Burco ee Muraaladilaac u dhimatay, laxdaasi cidi ma wadan Meel xoolo laga waraabinayo ayay timi kacab bay is Tiri, waa laga celiyay hadana waa laga celiyay cadhidii baa dhiig Ku furmay oo u dhimatay

    • @abdikaniabdilahi394
      @abdikaniabdilahi394 Год назад

      @@abdirisakdirie3124 Arinkan Laascaanood Waa Sidii Kii Gobalkii Tigrayga Xalna Waa Lagagaadhayaa Dagaalkana Wuu Iskadhamaanayaa Dhawaan Insha Allaah ........

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 Год назад +1

    Faarax abdiqaadir qabyaaladii
    Kuqaaday kuma dhigto

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 Год назад +2

      Hee qofku haduu fekerka SNM Mucaarado waa qabiilayste soow Maaha

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 Год назад

      Anigu ninkaan qabiilkiisa maaqaan wall laakiin dad koodhan wax buu kasheegaa adigu amuu QABIIL kuqaadey oo ku soo dhigi la yahay tankale caqligu hashaqeeyo wadanka aan ilaashano

    • @nasraali871
      @nasraali871 Год назад

      Wariyihaan xaqiiqda ka hadliyaa Maxaa Qabiil kaaniy qofkii runta sheega ma qabyaaliitaa ka kac Aan ku dhahiy

    • @nasraali871
      @nasraali871 Год назад

      galant media hore u soco

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 Год назад

    CBB😂😂😂😂😂😂

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 Год назад

      Kelmadaa CBB waan Ku wareeraye waa maxay tahay micnaheedu

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 Год назад +1

    Wariyaa matihiide magaca kale sheego
    Qabyaleedii oo Qof tahayya adiigu

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 Год назад

      Asaga waan aragnaye adigu maxaad usoo booqaneysaa hadii aadan jecleyn caqligu hashaqeeyo wadankaaan ka weyn hal qabiil

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 Год назад

      @@alahayowarligeygukiiisraac4225
      Maxaad dagaalka uu galieywaden
      Fuleyaba tahay inade haadshoobaa May