Wlhi yaab waye hadana kaninla aan qurbo la Jogi Karin isdarogeeslee maa nololmalmedkeyga isku dhafinayo wanjogi jirnay malintan dhaqtarnu bhnan Adi jirnaye nolol dhlnted eh malintada ku jog xanunwayenwlhi wdnkena iskaga so noqdan San fiyabi mehe😊😊😊
Asc abaayo muniira waa is badashay waa run lkin cayil weenaa kuma fuulo ee ha is caateen cayilka ku qurux badan tahay Malaysia Marka joogtay aad ayaa u qurux badneed from Kenya
Waa Bariny Alhamdulillah Abaay Moniira ❤🎉😂 Haaa Haaa Kuleeyll Aa Jiro👓👓👓👓 Shalay Aan Roneeyn ❤Anne Kuleylka Ma Ka Helli ❤ Alhamdulillah 3laa kuli hal 🤲🤲🤲🤲🤲👓👓👓👓💦
أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ🤲بسم الله الرحمن الرحيم🤲 اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ🤲❤️❤️❤️🤲
Abaayo muniiro wax timaha qurxiya noosogali 🤝
Wakugu racsnhy
Sidokale
Abaayo gabasaarkan somaali malagaagakeenay qurux walaahi masha Allah
Masha allha
Ma sha Allah mahadsanid walal ❤️❤️❤️🎉
Abayo muniro kaninka busarada qadayo iyo romatiisanka safiican iitus sawirkisa ama magaciisa nosoqor abayo qer allahakusiiye
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤رَضِيتُ باللَّهِ رَبًّا، وَبِالْإِسْلَامِ دِيناً، وَبِمُحَمَّدٍ صَلَى اللَّهُ عَلِيهِ وَسَلَّمَ نَبِيَّاً❤🤲
Muniiro qurux masha allah 🎉🎉❤❤❤😊😊😊😊😊😊🎉🎉❤😊😊
❤❤❤masha Allah Abaayo muniiro hori.usoco soomali malaga helaa
Masha Allah horey usoco abaayo ❤❤❤
12:04 dawadaan aan rabay abaayo. Waan ku waayay tiktok. Insoo dir magaciisa please. Shukran
Mashallaah Tabarakallaah barakalaah fii Alaah idiin xafido dhamaanteen Allahumma amiin Yaa Rabi xabiibtay kiniinyaash magacayood sidaas uma arko plse plse no sooqora dhinac commenka inshalaah kheyr aniga raali iga ahoow xabiibtay
Asc abay muniro waxan ahay tagerahaga from usa. Ashwandada. 3month kabadan ha isticmalin abayo berkee dhawacdaa
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
Mnshalh caato isku dhacees ah bad noqoty ❤
Masha Allah tabarakalah abayo ❤❤❤❤❤
Masha allah waa dhuubatay qurux keep going abaayo
Gabdho qofkii raba inu is cateeyo haa arootii qurecii qadadi cashada jimcsiga socodka wathsapka ma samaysna sii haan isku dhirii gaalino 🥰
Gg
Walhi sidan Qurx ku tahy inta un dayso ❤
Manshaallah 😍
Wlhi yaab waye hadana kaninla aan qurbo la Jogi Karin isdarogeeslee maa nololmalmedkeyga isku dhafinayo wanjogi jirnay malintan dhaqtarnu bhnan Adi jirnaye nolol dhlnted eh malintada ku jog xanunwayenwlhi wdnkena iskaga so noqdan San fiyabi mehe😊😊😊
Marsha Allaah
Maasha allaah
Mashaa Allaah waa laga daremoya ❤
masha allah abayo muniiro sihore matihid wa catowday anagane caato nadilay cunto ne managayaro lkn managa muqdo
masha allah abyo ❤❤❤❤
Masha Allah xbbt guuleyso gacalo❤❤❤
Mash Allah abayo macaan ❤❤🎉🎉
Abayo kaniinki busarada iyo kii romatisamka nososawir qaali
M.a abaayo muniiro waad catoday❤🫡
Muniira indhahaga waxay u egyahiin qof hurdada ku yartahay madow iyo barar marka wax samaysa qajaar saaro biya badana cab hurdadana iska sax damankana jimicsi uleyahay same hoos ay kaaga daganoyaan
Abaayo muniro waa kusalamay waxaakuwedinaa coffee ga iyo linta macabi karaa waxaan nujiyaa baby 7 bil jiro isojwb wax makadhibee
Masha allaah
Coffe iyo liinta 2 sano ayaan cabaya wan laqabsaday subixi ayaan caba wana ku shaqeeya
Isbadal maka heshan like miisaanka ma ridayaa qaali
Shukran my coach ❤❤❤
asc abyo kininka ronatiisimada ama jilbo xanunka u fecan sawirkiisa ma itustid
Wan ka qadnay abayo muniiro 😂❤
Kaniinka kan busaharada qaadaya raba hollons barts ma hela safican itusto hada markale noso galin kartid abayo
Saxbta my rajo iisoo boqda walalayal alle darti chenalkiga
Waku boqday qurxy
Waad mahdsan tahaye
Waa kuu Saaray Macaanto
Waa kuu saaray abyo ❤🎉
m.a abyo horey usoco❤❤
Abayo intee laga helaa magnesium hydro laaan aaiheyso
Asc abaayo muniira waa is badashay waa run lkin cayil weenaa kuma fuulo ee ha is caateen cayilka ku qurux badan tahay Malaysia Marka joogtay aad ayaa u qurux badneed from Kenya
Asc abayo Munira
love you ❤
Wadhobatay❤
Magacayada soo qor walal
Abaayo is badel ayaan kaa arkey xabibti mida kale kafey kasta ma isticmaali karaa blz iga soojawaab
Abayo muniro wil yar oo an dhalay saxarada iga dhagtay dhor malin ma saxaronayo wali amir maku aragtay 1iyo iyo 7 bil ayuu jiraa
Dad waxa jira xanuna qabo ma qadankaran ilaa inee dhaqtar lakashadan Mahe midkle hda orodo bes wuuba kadagaya hilibka
aloo ba aye muniiro waka darte bukan miya thy waxanokaniina kuma jiro lkn ani cayilka igula qurxantehebe
Wsw xabiibti ❤❤❤❤❤❤
Abayo calosha makajaraysa hoyo ahay lagujexey ilmo hada calol yeshay
Muniiro ana holodn joge kaniinada qaar kahelay safiican no tus
Muniro abayo sawirada noso dhig kaniniyada
Asc muneero hilmam hadal kuma jiree 300km aa
300km aaa abaay muniiro Xamar ila Beydhabo ba 250km ah 😂😂
Hilmaam hadal kuma jiro xbbti keep going ❤❤ we love you 😍 ❤ ♥
Waa Bariny Alhamdulillah Abaay Moniira ❤🎉😂 Haaa Haaa Kuleeyll Aa Jiro👓👓👓👓 Shalay Aan Roneeyn ❤Anne Kuleylka Ma Ka Helli ❤ Alhamdulillah 3laa kuli hal 🤲🤲🤲🤲🤲👓👓👓👓💦
❤أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ❤🤲
Anagiina caata foolxumo naga dhigtay adina ma caatobayaa qurux karaadinosa 😢
Waxyaabahaan xmr malaga helaa
Ani ma ciyilni team caato aa kujiraa lkn wax caloosha socodsiinaayo aa ubaahnaa
Kosto karso abayo
@@ZahuurHassan-p2r waa ku daale abaa
Muniira kaniiniyasha biyo badan ku cab please yeyna kugu dhagine
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abyo musharida Somalia malaga helaa
Ich
Uurka qofka Leh wax miyuu kadhibaa
Abaayo muniiro aaway dudkii malaysiyo😂😂😂
Wllhi wd dhubaty abyo
300km is not possible Muniro
or you mean 3km
M.a abayo 😂😂
Vataminada sawirada nososaar lama arkee
300km aa abaayo muniiro see ahaan 😂😂😂😂😂😂
😂
Ghf
Marsha Allaah
😂
Marsha Allaah