CCW OO SI ADAG OGA HADLAY HISHIISKA DFS | ITOOBIYA | RAAS KAANBOONI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 дек 2024

Комментарии • 69

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 7 часов назад

    Çabdishakuur ÄLLAHA ku xafido meeshedii ayaa dhigtey oraahdada❤❤❤❤❤❤somaliya Allaha noo xifdiyo dadkeda iyo dalkedaba 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴AAMIIN AAMIIN YAA RABBI.

  • @DigaleMahamed
    @DigaleMahamed 20 часов назад

    Hon Abdishakur you are Brave true and honest leader MashaAllah keep
    On soon waaad Guleysaan
    IN SHA ALLAH

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq 21 час назад +6

    Wel done Hassan sheikh nooloe dadkaan qabiilka waalay

    • @warsamewali6620
      @warsamewali6620 9 часов назад

      Geedi Geesi dhalay kusoco

    • @warsamewali6620
      @warsamewali6620 9 часов назад

      Dalka halaga bad baadiyo labo wajiilahan munaafaqa

    • @warsamewali6620
      @warsamewali6620 9 часов назад

      Xayawaan bilaa damiira dalka iyo dadka hala bad baadiyo dulligan

  • @Hamdiabdi5575
    @Hamdiabdi5575 12 часов назад

    Wadankeena iyo wadamada islaamka ah na Allaha bad baadiyo Amiin

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 16 часов назад

    Mansha allh niyad toosan ilaahy ha ka dhigo hadalkaaga

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 21 час назад +2

    Mahadsanid walal Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur geesi geesi dhalay ❤❤❤❤.

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 22 часа назад +4

    Aniga waxaan u maleynaa madaxweynaha inuu maskaxiyan u xanuunsan yahay oo la garan la'yahay marka bal taas ka warama

    • @Caliya7
      @Caliya7 20 часов назад +1

      Kuwa dalka ku aaminey ee unacamleynaya ayaa kasiiwaalan ilen nin walan ayey wadan dhan ku aamineene

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 20 часов назад +1

      Marku mucaaradka aha wu fiicna kursiga ba lagu waasha ba u maleyn

  • @farduus_
    @farduus_ 21 час назад +3

    Hada maa waagi ku baryay abdiraxman abdishakuur xasan adiga iyo kuwa kulamida midaa dortay shacabka somaliyed hadi cod la sin lahaa walahi madorten xasan adinka no kenay come back farmajo wadanki waa la boobay

  • @Ubax114
    @Ubax114 20 часов назад

    Ninkaan waxan ku jeclahay xaqiqda uu ka hadlo ❤

  • @MaxamadKhaliif-nh6nr
    @MaxamadKhaliif-nh6nr 20 часов назад

    In shaa alaah hadii ilaahay idmo wareegan adigaa noo dooran ccw

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 21 час назад

    Hasan Sheikh Ciidamada U Tiray Raaskamboni Waxay Ahaayen USC 2024 Waa Ciidamo Beeled Shaarka Dowlada Soo Xiratay

  • @Shakir-y2m
    @Shakir-y2m 21 час назад

    CCW walee run ayaa sheegtey MashaAllah
    Xasuusi madaxweynaha in somalia uu kadhigo first
    Mamul gobaleedyada na uu laheshiiyo intii shisheeye uu qancin lahaa asaga walaalahiisa dhiigooda daadin rabo because of siyaasad

  • @HajiAxmed
    @HajiAxmed 20 часов назад

    Siyaasi, caaqil , aqoonyahayan kulli waa isaga waa doqon shir jaraa,id joogta ah war waxaan hala khaarijiyo daawa kale maleh.

  • @randaruxii9690
    @randaruxii9690 16 часов назад

    Scw

  • @abdidiirye
    @abdidiirye 20 часов назад

    SIYAASI SARE ABDIRAHMAN ABDISHAKUUR ILAA IYO HADA INTII AAN ARKAYAY SIYAASIINTA SOOMAALIDA WAA SIYAASIGA KALIYA EE UGU HADALKA CAD KANA RUN SHEEGA WAX MARKAAS TAAGAN. WAXAAN DHIHILAHAA WAA MARKII SIYAASI ABDIRAHMAN LABARAWEEN LAHAA HOGAAMINTIISA DALKA.

  • @kingmohaa5256
    @kingmohaa5256 21 час назад

    Xasan sheekh waa gulestay cidanki qaranka waa bur buriyay

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 8 часов назад

    Cabdiraxman cabdi shakuur waxaa ka dhax hadlesa Puntland weeynu garanay ujedadiisa waxuu ku sifoway mucaaradnimo jeeda ah sida Puntland oo kale oo aan wax macnaha ah soo kordhineen oo kaliyah halaagaa sheego oo qurah.

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 13 часов назад

    Masha Allah wadaninimada mantoo kalaa la ogaadaa illahay ha ku xafido next president of Somalia 🇸🇴 mr ccw insha Allah from 🇸🇱❤️✊

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 21 час назад

    Hadal qiimabadan sidii looga bartay Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 16 часов назад

    CALAACAL LOOMA BAAHNA CCW WAAD GARANEYSAA XILLIGII FARMAAJO WAXAAD KU HADLI JIRTAY IYO DHAQANKAAGII QABYAALADEYSNAA EE AMA SIDII SHALAY YEEL OO BANAANBAXYO SAMEE IYO CIIDAN AMA ISKA AAMUS.WAA LAGU YAQAAN CAAY MAAHA AMAANA MAAHA.

  • @Maxamedcali1
    @Maxamedcali1 21 час назад

    Way iniindhamaatay kenya 🇰🇪 ayaad iska dhiibteen😂 caacc😅 xoolo

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 22 часа назад +1

    Tolow yuu la hadlayaa ileen somali ma lahna shacab sababtoo ah qolob meel ayaa lagu xareystay cajaladii qabiilkan waa loo shiday...markii nalqabsado ayaa wada sheekeysan doonaa....itobiy markii horeyn dhulka way joogtay hadna badii ayaa loogu daray...rabi talo ku filin

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 19 часов назад

    Maya walahi ma istahisho waa cebti adunka

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 15 часов назад

    Siyaasadda lagu saaqiday maxaay sheegaysa ama soo kordhinaysa in layska hadlo

  • @caliyusufkulane3309
    @caliyusufkulane3309 21 час назад

    Aderkeey baa igu dhahay wadankaan Ethiopia ayaa qabsan donto 20 sano kahor 😢

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 22 часа назад

    Abdirahman munaafaq maaha ..wuxuu aamisan yhy ayuu ku dhahaya waxnah ku qarimaayo lkn wakhtiga ka hiiliyey. 2 wa nin wax bartay 3 guuleyso ...by from growe puntland

  • @Sarta100
    @Sarta100 19 часов назад

    Kan heshiis masha waa hadiyad itoobiya loo boobay dhul iyo bad Baarlamaan waa in xasan xilja ka qaadaan.

  • @ibrahimhassan6912
    @ibrahimhassan6912 17 часов назад

    CCW DINBIGA MW XASSAN UU GEYSTEY QAYB BAAD KA TAHAY ADAA KEENEY MW XASSAN

  • @AyanMuhamadIbrahimAyanIbrahim
    @AyanMuhamadIbrahimAyanIbrahim 8 часов назад

    GABLAN TALO ADUUNEY INTA AY GABABSIDAY MAXAY GEESI LAYLIDAY Markasta o ay rajo yelo umada sonaliyed mid uunba kala tura😢

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m 22 часа назад

    ITOOBIYA ANKARA WAXAY KA NOQATAY AFGARADKI INEY KA NOQONIN WAA XASAN SHEEKH CADAADISKA KA HAAYSTA GUDAHA SOMAALIYA

  • @abukarmahamud
    @abukarmahamud 22 часа назад

    Xasan Sheekh maxuu kubadashe inuu bada dhiibo mise waala taage

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 18 часов назад

    Shakuur uraayow xabada noo bilaaw.. Vilada ku rid, sidii ceydiid iyo Cato..
    Waali Xasan Shiikh ayaa ku heyso...

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 17 часов назад

    Sxbyaal somaliya way galbatay sidaa awgeed intay goori goor tahay waa inay lawyers caalamiya qabsadaan hadii kale way ku daysay xataa sharciyan nooc kastuu yahay iyo caalamiyan toona haba yaraatee Wax difaacayaa ma jiraan oo dalkani reer Somaliland buu ku sharci garaysnaa xataa xuduudaha,, reer Somalilandna xaqiiqatan way guureen dibna loo Heli maayee please tashada oo ka kaca fadhiga insh tcaalaa,,,

  • @Caliya7
    @Caliya7 20 часов назад

    Kuwa dalka ku aaminey ee unacamleynaya ayaa kasiiwaalan ilen nin walan ayey wadan dhan ku aamineene

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m 22 часа назад

    XASAN SHEEKH MARKAAD DIIDO DADKA DALKA KULALEH MARKAAD DIIDO WADA TASHIGA SOMAALIYEED WAXA DOOR BIDEESAA AJINABI INAAD NAF KA RAADISO

  • @randaruxii9690
    @randaruxii9690 16 часов назад

    Doni meyno wax heshis ah

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 20 часов назад

    Dalka waxa xukuma nin xanuusanya oo mental ah qatar buu ku jira dalku saxeex badan oo wadan walbo lasiinayo dantu leeyayhy wasiir walbona uu saxeexayo shilin isago radinya

  • @hashiali689
    @hashiali689 18 часов назад

    Labada gole waa calooshood ushaqaysta yaal ah dalkana muraad kama laha dalka waxa lagu xukumaya luuqada suluuga farta taaga waa ansax 😂😂😂😂 Adkaatay oo fogatay

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 21 час назад

    Waa siday tahay

  • @abukarmahamud
    @abukarmahamud 22 часа назад

    Xasan Sheekh markuu arke darood inee diidan yihiin ayuu bada siiye xabashi odayga waa wareerey😂

  • @Hamdiabdi5575
    @Hamdiabdi5575 12 часов назад

    Asc si fiican buu u hadlay Allaha sahlo dadkeena iyo diinteena iyo dal keenaba Allaha xifdiyo Amiin

  • @FarxiyaXaaji-yw2mu
    @FarxiyaXaaji-yw2mu 20 часов назад

    Calanyohow babanaya ciilbbaan qabaayoo cafimaad ma aan helo cawayskii yimaadaba caydh baan kuseexdaa io. Ciil anooqaba casiis waxan baryaayaa inaan cafimaad helo

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 20 часов назад

    Nin dheeroo baahan waaye kan

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 21 час назад

    Ccwarsame buugti u werejinayay ma u gadmen dalkan dowlad ba ka talide

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 22 часа назад +1

    Xaq dara dii madax weyne farmaajo ad u gu heshii seen. Ayaa idin ku soo noqotey

  • @Sarta100
    @Sarta100 19 часов назад

    Dhiiqo dalja waa ceebeeyay dal iyo dibed.

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 20 часов назад

    Daarood iyo Hawiye maa is aaminaayo? Duf ku baca.

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 19 часов назад

    Khalad weyn ayu turkigu sameyey

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 22 часа назад

    War xishood Ma xoishoodow

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 19 часов назад

    Ninkanaba madaxweyne ku ficna

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 11 часов назад

    Kan dheeri waa fahma guuray caqligiina waa ka guuray waxaanu aqoon u lahaayna wuu ka hadlayaa laakiin xadan sheikh waa aquunyahan dhab. Ah wuxuu qabanayona garanaya heeshkana xasan sheikh waa ka guuleystay oromkii Ethiopia sharcigii caalamiga ahaana wuu ku so celiyey wax la dheho naval base xabashiyi dalka ku yeelatona meesha waa ka saray qaabka caalamku dalka bada leh iyo dalka aan bad lahaayne aay u macaamilna Ethiopia waa loola dhaqmayaa

  • @HodanMuuse-o2m
    @HodanMuuse-o2m 20 часов назад

    Run ayaad,kuhadashey

  • @AbdulSayidsuleiman
    @AbdulSayidsuleiman 19 часов назад

    From Borame Geesi Geesi dhaley
    Nolow Abdishakuur insha you will be next president of Somalia 🇸🇴Allah will remove Hasan iyo
    kuwa dulmiga ku tageeray lambada Aqal hogamiyashooda

  • @gawaanahmed5623
    @gawaanahmed5623 4 часа назад

    beenaale iimaan laawe afmishaar