#Dawo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 23

  • @nadiraabdi687
    @nadiraabdi687 День назад +1

    Subxaanallaah illaahayoow u naxariiso jannayul firdows illaahey ha ugu bishaareeyo ehelkeedana samir iyo iimaan haka siiyo kan dad qalatada ah ummadda allah haka qabto

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 18 часов назад

    Inaalilaahi wainaa ilaahey Rajicuun wllkeyga saa hadalka okal dhikto waa hadal cada mashalaah so badi

  • @AyaanyuusufMuuse-wt8eg
    @AyaanyuusufMuuse-wt8eg День назад +1

    Subxanalah gabadhu calol adkeynaa sey ogu tagtey dad qalkan mise Wu sixradey allow u😢 danbi dhaf yarabii

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 День назад

    Amiin yaa rabi

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 День назад +1

    Dumarku ha iska jiraan in ay raga guryahooda ugu tagaan .
    Waayo waxan oo kale ayaa dhici kara .markaa dumarku ha is jiraann dumarku

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann День назад

    Bismillah waa dadkhaal cadiyah

  • @AminaGAli
    @AminaGAli День назад

    Waxeey u soo gaday saabuun taydha wuuxuuna u isticmaalay inuu ku dhaqo dhiigeedii iyo subageediii meeshu ku qashay subxaanallah hadaad nooshahay waxaan la sugeeyn baa la arkikaraa

  • @kunlow2570
    @kunlow2570 День назад

    Waa runtaa Weriye kabtiisa. Ayey kareysay kafankeeda ayuu u tolayay,asagoo dambiile ah ayey dooratay iney wehel yeesho

  • @HalimoInaaMaxamoud
    @HalimoInaaMaxamoud День назад

    Subxaana laaah

  • @malakaaay
    @malakaaay День назад

    laakiiin Gabadhu way ogeyd in la raadinayoo uu dad laaayey 😢 maxay ugu soo adeegtey???

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c День назад

    Waris iyo gabdhaheedii Taxi bey isugu yimaadeen Deeqa miyuu qabay maxaa ninkaan qolkiisa geliyey

  • @Malaak-xb2th
    @Malaak-xb2th День назад

    حسبي الله ونعمل وكيل فيه

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 День назад

    Subxaanalaah

  • @HamdiYaasiin
    @HamdiYaasiin День назад

    Subxaana allah

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye День назад

    subxanalaah

  • @maryamkhalif8064
    @maryamkhalif8064 День назад

    Ilahay amarki qofkan wa masibo masiibo allaha kuride muxu ahay aydadu side uladagand miyu qabay?

  • @KaltunMuseAli
    @KaltunMuseAli День назад

    Waararay somaliyey kaca oo Iska qabta melkastodjogton nin xumi qabiilmalaha meelkasta oo somalijogto ha udhabagalo dadka dilaga ah way meelkasta wayka dhacan caruur lawayo ama dad waa way oo lawayo waxa ku hosduhan dad dadka u eg oo dad qal ah Allah naga qabto yarabi

  • @nadiraabdi687
    @nadiraabdi687 День назад

    Nin aan qabin bal maxaa u geeyey

  • @abdullahimohamed5177
    @abdullahimohamed5177 День назад

    subxaalah

  • @Umi-v7c
    @Umi-v7c День назад

    Waowged in ninkan gabdaaha laye 😡😡

  • @ZeinabHashi-m9z
    @ZeinabHashi-m9z День назад

    Ninkaas waa waraabe wuu. Kadaranyahay balaayo kugu dhacday

  • @FutoXar
    @FutoXar День назад

    Caagada albaabka hortaala waa talaajad uu kuguray kalyaheedii iyo xubnihii uu iibin laha, gabadha xubnaheedu gaday kenyan police waxbay qarinayaan

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 День назад

    Armuugataakiliyahadadkadhaqaatiirlashaqeeyaa