Maasha Allah Alla haku xafido Abaayo mcn ❤❤ Farxiyo halad xun ayaa kujiraa duco ayaa karaba adiga iyo dadkaaga aad ayaan murugey sanahy in uu alle iga qaado😢😢
Abaayo aqriso ducadan, YA XAYU YAAQAYUM BARAXMATIKA ASTAQIIS ASLIXLI SHA’ ANII KULAH WALA TAKILNI ILA NAFSI TARFATA CAYN . aad iyo aad ayay u fiican tahay ee ku celceli
Waxaas waa wax asi lagu sii fasadinayo ee wuxu awoodo malahan ilahay subxanahu wataca aa dhahay dhagarta shaydhaanka waa mid daciif ah shekadan haidin noqoto mid xariga alle idin sii dhaweeso ee adkaarta io quraan ka aa ku dadashaan haka cabsanina
Farxiyo waxaan kula talin lahaa inay mardambe ay soodaynin dadka mushrikiinta warkooda xumaanta in lafaafiyo waa dambi dad badan oo iimaanka ka maqan yahay baa jira po laga yaabo sameeyaan
Bisinka😢kuso balo ayaad la kusneyd isoo dhaweeya manta subaxa ayaan ayaan sojedaa soomaliyey jimce wanagsan 💜💜💜💜💜💙🩷💗 صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا 💚💚💙💙💙💙💜🤎🤎🩶🩶💚🤎🤎🩶🩶🩶🩶🩶🩶
Acuudubillaah allow dadkaan shartoooda naga haaay bisinka
Sheekooyinkaan waan jeclahay waxaan raba ain aan ogaado dadkaas waxa kudhaca iyo sida ilaahey uciqaabo
Dumarka waxa aynaarta ugu badanyihiin ummad kale dhibkooda ayeey ka shaqeeyaan. Acuudubillah.
Wlley gacaliso narta alha naka.bixiyi teda kale waxan waxa sameynaa sow farax maha ilahow naso hanuuni😢
@Xamdimaxamad-bh1qm hadeeyna dumar utageen maba shaqeeyeen. Qof gurigiisa uguma tagaan dadkaani lkn xaliima ayaa utagta ayadoo dad dhibateyneysaa intii wixii illahey siiyay Ku qancilaheed.
@deqadegan waa sax abyo mcn lakin labada dhinacbo qaladka wo ka jiraa nagtan meysan aden hadeysan qof balayo falkinaa eysan arag e alha naso hanuuniyo
Sheekooyinka abyo farxiyo ma kala dhacaan. Sheekooyinkaan ooo kale markaan dhagesanayo afkaba Kama qaado adkaarta afka ku hayaa waana jeclahaya inaan dhagesto dadkiii dhibka geestay cuqubada kasoo baxaysaaa jeclahay abyo farxiyo sidee ku duubta sheekadan oo kale adooo waliba Habeen sameya shekoyinka😮 ilahaya haku xifdiyo
Xasbunallah😢
wcs abyo manta wa jimce kusaliya rasulka scw❤
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ﷺﷺﷺﷺ
Asxaabey iso ducee murad aa leeyhay reer farxiyo tawakal 40 qof ducado waa aqbalaa
Ale ha kuu sahlo muraadkaaga oo khyr leh
@MurwaadDarod amin wll
@@Bilyandhaan-v7h 40 qofod ducadoda lama aqbale 40ki qof mid ducadiisa la aqbalaya laga helaa😂😂
Aalaha kuusahalo
Innaa lillh wainnaa ileyhi raajicuun illhow saaxiriinta dhamee
Wal ciyaadu billah
Maasha Allah Alla haku xafido Abaayo mcn ❤❤
Farxiyo halad xun ayaa kujiraa duco ayaa karaba adiga iyo dadkaaga aad ayaan murugey sanahy in uu alle iga qaado😢😢
Abyo murugta Allah kaa dulqaado😊
farxad alah kugu badalo
Abaayo aqriso ducadan, YA XAYU YAAQAYUM BARAXMATIKA ASTAQIIS ASLIXLI SHA’ ANII KULAH WALA TAKILNI ILA NAFSI TARFATA CAYN . aad iyo aad ayay u fiican tahay ee ku celceli
Allow nagah qaboh umadah sharkoodah.
Farxiyo abaayadis wlh shekadan wa cabsi cabsi illhey ha naga hayo Subhanallah.
Farxiyo wllhy waan ka cabsadaey saad ugu sheegeystay meened ka cabsaneysaan😂😂😂😂
حسبنا الله ونعم الوكيل 😭
Xasbunallah
Adeer gorila ayu u egyahay an aad ugu qosle inta kale wa yabanaa iyo murug balayada ay qasayaan
Sixirooole naagti u takto asgoo nageesan wax uma sixiro maqli jiray ileee waa run allow iimaanka ha naga qaaadin acuudubillaah
Aaaaamiin yaaa rabi
Ha walhi wan maqli jiray subxanalah
Subax allh
Subxanallah 😢😮
Ilaahay umda ha ka qabte sixiroolayaasha isku adkeeya adkaarta markasta
اللّهُـمَّ صَلِّ عَلـى مُحمَّـد، وَعَلـى آلِ مُحمَّد، كَمـا صَلَّيـتَ عَلـىإبْراهـيمَ وَعَلـى آلِ إبْراهـيم، إِنَّكَ حَمـيدٌ مَجـيد ، اللّهُـمَّ بارِكْ عَلـى مُحمَّـد، وَعَلـى آلِ مُحمَّـد، كَمـا بارِكْتَ عَلـىإبْراهـيمَ وَعَلـى آلِ إبْراهيم، إِنَّكَ حَمـيدٌ مَجـيد❤😊
Subxaanallah
Wcs xabibti malmahaan sheegada sixirka naga badatay bisinke
Subaxallah cabsi wye sheekadan wlhi
Wcs farxiya ❤❤❤❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته hpo farxiyo
Mantaa cabsi cabsi wayo subxanaAllah 😢😢😢
Subxana allh rabiyow naga qabo habo waxas hanogo shege nin pls waa cabsi
mashallah abayo farxiyo Illahay xaa Kuu barakeiyo Amiin yaa Raab😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
Xasbiyallah wanicmal wakiil
HASBUNA'ALLAAH WANICMAL WAKIIL dadkaan waa kuwi naarta lagu hurin lahaa!!!!!!!!! Towbada ALLAHA seejiyo ALLAAHUMMA AAMEEN.
Wal ciyaadu bilaah.
Acuudu billaahi mina shaydaani rajiin ilaahow naga badbaadi shartooda
Subxaanallah waa wareeray sheekadaan markaan dhageysanaayi aduunyo joogoow maxaa aragti kuu laaban ilaahoow naga cafi
Waxaas waa wax asi lagu sii fasadinayo ee wuxu awoodo malahan ilahay subxanahu wataca aa dhahay dhagarta shaydhaanka waa mid daciif ah
shekadan haidin noqoto mid xariga alle idin sii dhaweeso ee adkaarta io quraan ka aa ku dadashaan haka cabsanina
Subax alllh
حسبنا الله ونعم الوكيل
Masha allah ❤❤❤farxiyo
Subxana Allah ❤❤❤❤
Farxiyo sister waa kusax santahy adega waxdan biya kulihid sister jazaaka allh kheer
Farhiyo wakaheley shekadan❤❤❤
Subxanallh allow. Naxfid .wllhi. Shekoyinka saan cml ma jeclii wllhi 😢
Subxaana allah
Xasbiyalaahu wanicmal wakeel
Subxanalaah kacalamagan yaarab ustur na
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah jazakallah qer subxanallah ya Rabi
Waa Malin jimco ah isoducey inu ilahy ruydeda irumeyo walalayal 😢
Alla ku rumeyo abayo
khayr ka Allah SWT haku wafajiyo
Amiin abyo @@Nimcomaxamed-vi6xk
Ilaahey hakuu rumeeyo
@@IfrahHaji-p4t amiin abyo
Subax allh💔😢
haye warka keena rer subax saaka shaqadiba igu dheratee ❤❤❤❤❤salamad alow balo natagin🎉team farxiya hade waan idin salamay ❤❤❤❤❤❤❤❤
Wan kaqaday wll
Wan kaa qaadney abyo
Wcs farxiyoy sakay sheekadii ugu darnet abid aya no kentay bisinka bisinka subxanalah subxanalah subxanalah
Xasbunalallah wanicmal wakiil laxawla walaquwata ilasbilaah
Subxalha farxiyo nagda shegadn
Wsc
Farhiyo mel kala soxariro ishek abey Dan kalayhe habo
Hda ogato iso sheg abyo Ani xita Wan raby Wana waye
Sheekada wardo qeybta u danbeysa ayaa numberkeda ku sheegtay
Subxana allh 😢😢
Acuudu bilaaaahi minashaydaani rajiiim😢😢😢😢
حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا
XasbiyallaH waa nicmaL wakill ilaHow dalliminta hanogu cadhon😢 dartoodna hano cadabin Rabiyow no naxariso ada waYne 😢😢😢😢😢😢😢
Aaamin
Farxiyo waxaan kula talin lahaa inay mardambe ay soodaynin dadka mushrikiinta warkooda xumaanta in lafaafiyo waa dambi dad badan oo iimaanka ka maqan yahay baa jira po laga yaabo sameeyaan
@@MariamMohammed-p1khorta dhageeyso ilaa dhamaadka farxiyo mafududa koleey waxkale ayaa kujira bal aan aragno meesheey kudhamaato
@falxadomohamudosman3810 diyaar waaye lkn dadka noocaas ah Allah u sharig yely
@@MariamMohammed-p1k waa run wll wax aad uxun ayey sameyen
Wawareeey isoohanbalyeyaa❤
Hambalyo hambalyo
Noo sheeg heeeee
@@najmaaxmed2736 qafka ukuhureyah anoqday
Wcs abyo farxiyo
XasbunaAllah wanimcal wakiil ilen narta bilash lomaumin
Asc Bisinka iyo yasinka raabiyow na astur 🤲
Xasbiyalaah wanicmal wakiil way dhacdaa fadxiyaay
Sixiir ana bishii 9 laad sariir laa sarnaa lkn alxmdulilaah ilahey aya ii cafiye adkartaa iy suratul baqraa kaa adag wax walbo 🥹🤲
Yaku sixray abaa
@NasraUpdirizak daad le xbbti oo cadow aah
@ ilahay hakaa qabto abyo anagana gees hanaga mariyo 😭🤲🏻yaarabi
@@NasraUpdirizak amiin abayo ilahey Haa naga Qabto shartodaa
Wcs abaayo 😢😢😢😢😢😢😢🤲🤲
Subxaanallaah
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo subxanallah
حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل
Acadubilaah
Subxan Allah acudubilahi mina shaydani rajiim iLAHOW naga qabo o umadana ka qabo waxasiyo wax la mid ah
Nagaha waxay naarta ugu badan yihiin waa waxaan iyo wax lamida acudubilaah minashaydhani rajiim
Adkaarta yala ilawin ilhy aya ina xifdinayo ❤
sino io saaaxir nimo. aaa Subxanallah alow xaqa nafahamsiiii😢
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك 🤲😢
Cabsi cabsi wlhi😢😢😢😢😢😢😅😅😅😅😂😂😂
Subaxanallh
Farxiyo waa kii aad gabadha uraacdy ninkii ad noga shekeyney sy
Gabadhee walaaal
@@najmaaxmed2736Alla waa umaleeyey ninkii geedka duuliyey😅 yaa rabbi naga qabo kuwa saxiriinta ah
Wcl sister farxiyo ❤
Bisinka😢kuso balo ayaad la kusneyd isoo dhaweeya manta subaxa ayaan ayaan sojedaa soomaliyey jimce wanagsan 💜💜💜💜💜💙🩷💗 صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا 💚💚💙💙💙💙💜🤎🤎🩶🩶💚🤎🤎🩶🩶🩶🩶🩶🩶
Juma mubarak walal
Xasbiyallah 😮
Xasbunallaah wanicmal wakiil😮😮
Xasbunallahu wanicmal wakiil 😢
Borarka haaa aminina
Xasbuna Allah wanicmal wakiil illahayow sixir Ayaan kamagan galney yarabi waxii nadebateyo Allah naga qabto
Subxanallah shekadan inta dhage sanayi Waxa igula yabka badna wilki guriga lagu dhaxdugay dadkis nah ogey 😢 bismillah
حسبي الله ونعم الوكيل 😮
Acuudu bilahi
Subxaanalaah subxaanalaah ilahay ayaa ka makan kalnay
Farxiya.shekadan. Halmar.in ad.nadhafiso.ayay
Ehed.❤❤❤❤❤❤
Bisinka allow wxn o kle naga hey subxanllah😢
Xasbiyallahu wanicmal wakil 😟
Acudubillaah Maanta waba cabsade
Wal ciyaadu billaah
Allah naga badbaadiyo.dadka mushrikiin sharkooda😢
Xasbunalaah
Subxanlh 😢😢😢😢
Subxannallah illahay Ayan ka magaan galay
Subxanallah cabsi cabsi hada cid kasta waa ka shaki oo caadi ah 😢
Zupxanalah 😢
Subaxanal
Innaaa lillahi waa innaaa ileyhi raajicuun 😢
Magac Kow markaan arkay ayaaba dhahay mesha wax qeer leh ka ma soo socdaan wlh😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂 wal ciyadu bilaah acudu bilaah mina sheydhani rajim subaxanallah laxowlaa Wala qubta ilaa bilh
😂😂😂
xasbunlah maga ceeda iyo sharkeeda way is leyihiin