Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah waa isla fiicanyahay hooyo ma dhalin miyaa gabar lama dhalan miyaa allah kan iyo wixii la mid ah umada ha ka qabto aamiin Allah ha na badbaadiyo aamiin
Illhay ha naga qabto subxanallah dumar/gabadho wax la daaynayo ma jiiro illhay wa ka naxay cabsi cabsi wa adun gadoon walahi 😭😭 Ameen ya rabbi, ninka ayaa nin wanagsan ah way nasib bdn thy walahi Alx
Wallaahi gabdhaha ayaga oo wax walbo og dhibaatada dhaceyso hadhowdi og hadane ma foojigno raga inyar mooye inta kale waa cawaan intaa is jiri kartaan is jira alle hanaga badbaadiyo kuwa xun
Ilahey naguma keno foolxumadas oo kaliya, lkn mararka qaar af gaabidu adi ayey ku dileysaa oo kaliya iney aamusto maba ahayn, turkigu wa wadan sharci leh oo kala dambayn leh, markiiba hadeyba ninkeda u sheegi lahyd ceeb ha noqotee wax badan ayey ka badbadi lahayd...hadii la dabagalo dhaqsa la soo heli lahaa..xanun badna midnaa..🙏
Laaxawlalla wallaa quwata illaa illaah al baabka ha furin adi goo kaligaa ah waakhilo hadey ku qabo sato albaabka waxiranin ado g uukula joogo nin ajinabi kaa ah jil jil eec ha tusin na raga isheeda a yuuka arkay gaba dhaas subaxaanallaah😭😭
Asc abayo macan waligin nin lama soo dhawaysto hadad balan ledahay qof waco ama albabka furo abayo iyadana qalad ayay samaysay maxa yelay maxa shaah kenay ma iiyal aya kufilan illahay hana xafido ❤️
Xamar afar sano joogaa hal mar weligey liido ka tagay, malintasna waxii naga raaci tagay dartiid weli uga cabsadaa xeebtaas, ciyaal ka yabisa ilahey qoorta noo galiyey wan ku dabalineynaa dhahaan, ma rabno san u dhahayney ani iyo gabar kle habayartey ah, badda nagu dhex ridi tageen cabsi...markiiba wa ksoo cararney..dunida dhan wa qaribantahay hadda
@@cadekir111 wasaq ayaa tahay ee afkaga waxa kasii baxaya ufiirso waayo qof darteed inaad gabdho Nadiif ku ceeysid waxas oo kale marka 100/5xumaan ku dhacday aad nagu caaybeysid hooyadana matumataa intaas iiga soo jawaab
raga soomaaliyeed aa xun marka lee dahay aabaha iyo walaalada aa ku jire miyey ku kufsaden oo ay fiidiyow kaa duubeen war naagihiina idinka qooq idinka batay oo siilkiina cid walba hoos dhigaayo maanta ka xaaxaabiya hee Ajnabi jaceelka waa farxad warkaan
Turkida waa baastariin iska ilaaliya hablo walhi aniga xaajigayga waa turki caruurteda waa turki balse walhi nimanka turkida meel aan ka galo ayaan waayr xajigayga markan ushego xafsi dagaal waxay ileeyihiin soomaalida qiimo ma leh ayaa dhahaayaan anoo naag la qabo ah ayee saas ileeyihiin waxa saas noo qiimo tiray waa gabdhaheena marka gabdhayahow ilaahy ceebteena ha asturo aamiin
na ma farax somlibawayse😂 maxa kuso arke turky
na maxa kuag dhigay turkida xumo cunsriyinta nacla asalsoda kutale😒
Bismillaah wlhi waa yaab farxiyoy meel kasto masiba taal Allaha na asturo xasbuna Allaah walaxowla Allaha na amaansado
Subhanallah. Illahay ha naga badbaadiyo anaga iyo gabdhaheenaba.
Ilahey shartooda Ilahey hanaga qabto waxi xuun amiin yaraaabi dhamantena
Waa musiibo aduun dumarka somalida dhibataaheysato ilaahey ha umaciino
Subxaana allaah Subxaana allaah illaahayoow na badbaadi wallaahi waa caloolxumo iyo murugo meel walbo waan ku dayacanahay dal iyo dibadbo xaqiiqatan waxaan waa caro illaahay anaga ayaa kasbanay waa wax aan gacmeheena ku keensanay illaahay nama dulmin walibo wax badan ayuu allaah naga cafiyay dambiyada aan galayno hadii naloo xisaabin lahaa halbo nagama hareen illaahayoow naxariis badane noo dambi dhaaf
Maya Islaan weyn ma tihid Maasha'ALLAAH quruxley ALLAHA KU BARAKEEYO ALLAAHUMMAA AAMIN.
Ilahayow nabadbaadi subxanalaah subxanalaah ilahayow badbaadi adoomadaada
Wan ku salmy wlshy farxiyo
Illh ha na xafido wlshy cebteda ha asturo😭💯
Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah waa isla fiicanyahay hooyo ma dhalin miyaa gabar lama dhalan miyaa allah kan iyo wixii la mid ah umada ha ka qabto aamiin Allah ha na badbaadiyo aamiin
Subxanallah wallahi wa wax laga xumaado 😭😭
Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah I laahey ha ku barakeyo
Illhay ha naga qabto subxanallah dumar/gabadho wax la daaynayo ma jiiro illhay wa ka naxay cabsi cabsi wa adun gadoon walahi 😭😭 Ameen ya rabbi, ninka ayaa nin wanagsan ah way nasib bdn thy walahi Alx
Subxaanalaah walahay waa runtaa abayo ale ha inoo sahlo
Wallaahi gabdhaha ayaga oo wax walbo og dhibaatada dhaceyso hadhowdi og hadane ma foojigno raga inyar mooye inta kale waa cawaan intaa is jiri kartaan is jira alle hanaga badbaadiyo kuwa xun
Nasab nasab dhahay waaye wiilkaas ku qaatay naagtiisa qadarka m.a aad aan ugu farxay wuxuu sameeyay farxad kuu rajeynaa wallkee mcn 😍
Jasakallahu khyr wll
Subaxnallah Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi aqira xage lada yarabi
Subxanalaah subxanalaah ilahayow adiga ka magan galnay ilahayow hano duleen adoo madaada
Ilahey naguma keno foolxumadas oo kaliya, lkn mararka qaar af gaabidu adi ayey ku dileysaa oo kaliya iney aamusto maba ahayn, turkigu wa wadan sharci leh oo kala dambayn leh, markiiba hadeyba ninkeda u sheegi lahyd ceeb ha noqotee wax badan ayey ka badbadi lahayd...hadii la dabagalo dhaqsa la soo heli lahaa..xanun badna midnaa..🙏
Thanks for saying that. You are right ❤️❤️
asxabtaa iso duceyaa allah in u i caafiyo melo badan ayan kadibatesanahay in allah i kacafiyo
Ilaahay haku caafiyo
Illaahow nabadbadi yarabi Subxana Allaah Allaahu manajenaa
Abayo side wax uu jiran . Fadlan gabdhoo markaa Dareentan iin kufsi dhaaco amaa galmoo adaan Rabin uur fadlan isticmalaa kanini yaal oo 24 hours amaa 48 hours ka hortaag
ما شاء الله تبارك الرحمن
Subxaanalaah gabadhan wax iyada ma sameen ee wax ayaa la siiyey
Masha alaah abaayo /
اللهم امين يارب العالمين
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
😊😊
😊
Biyaha aya lakena allow na astur nag kaliged oo nin soxareysatay subxanallah alle magan
Wax walbo waa qadar lkin mar walbo ilahey aan tala sarano marwalbo guriga ka bexesid adkartada aqriso gabarey
Alle ha na asturo
Subxana Allaah Allaahu Manajenaa
Laaxawlalla wallaa quwata illaa illaah al baabka ha furin adi goo kaligaa ah waakhilo hadey ku qabo sato albaabka waxiranin ado g uukula joogo nin ajinabi kaa ah jil jil eec ha tusin na raga isheeda a yuuka arkay gaba dhaas subaxaanallaah😭😭
Wllhi waa qiso xanuun badan abayo farxiyo
Farxiyo sharafi korkaada ahaatay abyo waad nawacya galisaa mar walaba ❤😘
Masha'Allah Nin fcn waye
Gabdhaha sanadkan jiro waxey iLbaxnimo uyaqaanan in niman loogu tago hotelada ama guryahoda. Gabdaha gurigiina jooga waxey umaleyaan freedom laan
Farxiyo tawakal aad ayan ugu xiisey wankugu xirnaa wayahan mobel la'aan ayan ahaa hada wanku helay masha allaah
Diinta iney ka muqato ayaa muhima because marwo diinleh oo af gaaban nina kuma dhaco belayo haso dhoweysato nin
Turkey dad xun baa joogan xata somalida ma wanagsano ilahay ha naga badbaadiyo
Wcs habo mcn 🌸
Bismilah.alow.na.astur.jimce.wanagsan❤❤❤
Wsc ft ♥ jimco Mubarak masha allha farxiyo horta gabadhan wanka xumahay waxi ku dhacay lkn farxiyo ayana gabar walashed ayey fadexeysay mantana iyada ayey haysata sumaya markey cayneysay maka fikirin in walidkeda markey arkan side noqon lahed sumaya qurux marka ilah hana amansado
SubxanaAllh Ilahay ha xifdiyo maskin lkn ayadaa inee shaax u kariso ayaa ba qalad eheed
Ilaaahow naga qabo turki waa dofaaro
Waxan waa in las ka qabadah oo nimankan dadaki dhalay ee qabasadan gabadhah walikod illa sadan subaxan Allah
Ha walhi allow nabadbadi
Hindi movie 🎥 miyaa noloso fiirsanaa mise caafimad majiro 😭 ma aqaani meelan u dacwodo lee maqloyaa??!
Naagta iyada qooqaneyd taas ilaa halahaas sidee ninka ugu sameysay
Subxanallah urur cusub kulaha ururka oodhan balayo dawada haka gasho oo ururka xubintoda taranka miyee dadka ku dhiwayaan cajiib Allow qawo yaarabi
Sax waye abayo Allaha noo toosiyo awlaada lkn gabdhaha aan lashekeysano aana lasxbno si waxbadan aan u ogaano
صلى الله عليه وسلم
Subxanallah Subxanallah allow na xafid adaa wayne bisinka waa wax laga xumado waxa socda
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
Kheyr allha siiyo ninkaas
Asc abayo macan waligin nin lama soo dhawaysto hadad balan ledahay qof waco ama albabka furo abayo iyadana qalad ayay samaysay maxa yelay maxa shaah kenay ma iiyal aya kufilan illahay hana xafido ❤️
Illaahey ayan kamagan galnay 🙄👍🏻
Ilahay hanacafido anaga iyo gabdhah yaryarba😭😭😭
Allaaah ha na bdbaadiyo Allaah ayaa wehel no ah
Anga ragi somaliyed ngma xishon maray maskax ahaan no dilan
Maray toos no dilaan illaahy hanga qabto nimanka xunka ah inta xun
Wli waa runtaa diintedana maba ogala Gabar in ay baxdo murxab laan Marka inaga ayaa meelkasta isdhigayno dumarow rabi Ka cabsada
Xamar afar sano joogaa hal mar weligey liido ka tagay, malintasna waxii naga raaci tagay dartiid weli uga cabsadaa xeebtaas, ciyaal ka yabisa ilahey qoorta noo galiyey wan ku dabalineynaa dhahaan, ma rabno san u dhahayney ani iyo gabar kle habayartey ah, badda nagu dhex ridi tageen cabsi...markiiba wa ksoo cararney..dunida dhan wa qaribantahay hadda
Subxanalah walahi qiso yaableh
Subxanlha walhi sheko xanband lakin wilksa wa nin fcn m.a Allha ku xafido
Subxanallah subxanallah
Asc abayo walahi wa qiyamihi
A S C. Farxiya. Maxay. U. Tagiwaydah. Takhterka subaxnimo Waa. La. Soo. Dhaqi. Lahaa. Ninkii. Turkiga. Ahaa. Waa. Laxirilahaa.
wlhi farxiyo ninka gabadha qabay sama Falkisa wlhi wan la oyey ilahay aduun iyo aqiraba hasamaxo
😭😭😭😭😭😭😢😢😭😭😭😭
Habo mugdisho maad jogtaaa😊💯
ASC habo intee Kala so xariira
Kalab Allah masibo hakugurido bihidnillah Allah humadas dadka kaqabow ninkasina waa weheyl ya Rabi dadka kaqabow
Walaley turkey haan gaas laguma isticmalo
Xbbti farsma yaqaan ayuu ahaa oosameynayay tumaba qaaska aniga ayaa qalday sababta sheekada marhore
Ayey eheed ❤🙏
Allah xaqaaga ha soo saaro
Allah nawada xafido yar iyo weyn
subhanallah subhanallah subhanallah
Dumarka qar aqli male ayago caruro dhaly wliba anogo 10jer kayarba wxkasta garanyne nin ajanabi Ka ah side guri kli ugula noqoty ma baqyso miya saw wxksta madhici kraan hdan guriga cidkle kula jogin mrka bananka loga baxa hawshada dhameso ba ladhaha hdii kle qof ad Ku kolsontaha loyeedha
Subxanallah ☹☹😥
Horta qadarta wey jirtey gabadha ayaa qaldan nin tell ka tagey tell usoo qaba siiso albaabka xirato aheyd ninka inuu adeejinaayo wey aragaa mey iska bixiso tell qaado imood dhahdo qurbaha jooga waligey albaabka nin kama furon xataa hadu alaab iiwado banaanka dhiga marku left karo inu degay arko albaabka furaa waxeyga soo qaataa qof walba albaabka hadi laga furo wareer waaye gaaska in banaanka loo dhigo lacagta banaanka meel usurto ayaa fiicneed fudeedkeed ayey ciqaab ku muteyste
Subxanaka 😭 ilaaheey gabadhaha somaliyed mel walbo ey jogan ha xafido oo ha ilaliyo waa masakin hablahena somaliyed cadawgodana waa faarax somali 😔😔😔
Hada cadawgada aabaha iyo walaalada miya ileen waa soomaaliyee mida kale ajnabiga intoo idin waso fiidiyowga idinka duubo adinko liina qabin iyo adinko ilmo leh ma ceeb aa idin dhiman wax baqtiya tihiin dumarkiina la qabo oo caruurta leh xita waa tumatan sida qoftan hada laga sheekeenaayo oo kale
@@cadekir111 war afka hana suran duluf yohow urka bdn aniga alxmd marwo sharaf leh ban ahay idinka wxba idin dhama ajanibta akhlaaq xumo iyo faqiir tinimo bad isku darsaten iyo xasid nimo hana brn majo baasto
@@cadekir111 wasaq ayaa tahay ee afkaga waxa kasii baxaya ufiirso waayo qof darteed inaad gabdho Nadiif ku ceeysid waxas oo kale marka 100/5xumaan ku dhacday aad nagu caaybeysid hooyadana matumataa intaas iiga soo jawaab
Farxiyoy xppti ceb ilah haaa asturo
Subah xaanallh
Lkn nin sxb magalo wuxurawo ha ahadee tedakale shalay gawar walasheed ah ayey caynaysay mantana ayada ayeyhaysata dhibka jira waa tan shaley gawar somaliyed ayey caynaysay lkn maficno in aysaan udhaqanto ma ehen ayadana allaha u bogo dhayo walashay fahmo
Wsc
Subxana lah ilaahey Ushaw dhexda haha qabto walaasheey
Wcs abayo alaha cebeya raga xunxun
HBO farxiyo xly wan oyeey qisadii qebta dambe xanuun waaye
Aamiin aamiin
Bishi aya ladhiba lacag ta gaska
Sidee ayada nin wax suubis kuugu yimid oo kuu dhaha shaah iyo biyo isii oo guriga kuugu farisanaa adigoo waliba muxrum kuu joogin gawadhaas ayada aya is yeeshay
Allah baacalimul qayeb
Baa inoosheegay inuu murxim
Inoo sheegay rageenu waa
Inadayaceen ragamuslim miinta
Aqaladooda nin ajanebiya magalo
Wadan Waleba nin soomaali
Baanaag tiisa udhoofia
Dayuusiin igadhe
Rageena waa nadayaceen kulaha maxaa beenta u sheegee ma naagahan waa ween ee meel walba taagaan wadan walba tagaaya joogana diidaya oo ajnabi jaceelka ah ka xaaxaabiya hee
Ninka gabdha turikadq Saas u galay lugaha iyo gacamaha In laga gooyo mudan yahay Ninka wa la yaqan dad. Badan uu galafsaana
Wlhi nin sas uficn maba jiro umaleyna illahow hana ceben aduunka ceba ugu xun
Allah ha inoo gargaaro insha allah wlhi meel kasta wax xun baa lashega
😭😭😭😭😭😭
masha allah thank you 🙏
Gas lama keno gaska sida korontada aya laxera
Waa runtaaa abaayo
Sorry 😞 wlhi wankaxumahy
SubxnAllha allow Adan ka Magan galnay musimda eya rag Ku hayaan gabdhaha somliyed ceebta aduun weyba badtay Allha asturo gabdhaha somaliyeed anage wax ale noguma daro aduunkii waba gabgbo islamnimdii awey imaankii awey yaa Rabi no gargar waa yaab yaa la aminaa waxan isdhihi jiray rag somlida ayaa xun ilen Nin wadankoo rabo haka so jeedo waa xun yihiin kii ilhey tosiyo moynee inta kle WA xun yihiin hada ragii turkiga ayey mareysaa 😭🤲🤲
raga soomaaliyeed aa xun marka lee dahay aabaha iyo walaalada aa ku jire miyey ku kufsaden oo ay fiidiyow kaa duubeen war naagihiina idinka qooq idinka batay oo siilkiina cid walba hoos dhigaayo maanta ka xaaxaabiya hee Ajnabi jaceelka waa farxad warkaan
Subxanallah
Nin wangsan qaaba 🥹🥹🥹🥹❤️mahlhaa