Aniga oo yar oo miyi jooga ayaan xasuustaa oo dhegaysan jiray islaamaha sitaad ka geed ka u waabta oo qaadaya qasiidadan. Alle maxay xasuus i gelisaaa. Caawa ka hor waxaan u haystay in islaamahaasi ay allifeen qasiidooyin kaas.
Allaha u naxariisto abwaan hassan elmi wuxu ahaa abwaan ruwaayado badan alifey sida 3baa isku faantay iyo jacaylkaagu qaahira ma quud bu ku leeyahay iyo qaar kalo badan.
اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على محمد وآل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Waan xasuusta anigu ba waagan yara wakhtiga ramadanka aya la soo sidayn jiray inta u badan xiliga cawyska. Yarantii sambusuhuna wuu macaana oo wuu shilisana. Alla wax walba wixiiisi wuu ka tagay maanta 😅😅😅😅
Abwaan xasan cilmi diiriye guulow alow ku gee janadii fardowsa😢😢
Aamin
Allah ha u naxaristo abwanka ala djibouti afturka aya la si dayn jiray waga yara 🇩🇯🇩🇯👏👏
Illaahay hau naxariisto awoowgay xasan cilmi diiriye😍😍
Amiin huno
Aamiin Huuno Allaha u Naxariisto
Ilaahay ha unaxariisto abwaan xasan cilmi qalbiga ayay ku dhacaysaa qasiidadani Ilaahay khaatimada khayr noogu khatin
Aamin
Anagoo gardaran gocashada naftana garabtaagan na gargaar Allow galaddaadu waa midaan gudhinee... AMIIN
Amiin ya Rabb, Allah u naxaristo abwaan. Hassan Elmi
Aamin
Aaaamin alllahhh hawnaxriisto isagaaa adooomihiiiisa danbiga kadhaaafa una naxariisteeee
Aniga oo yar oo miyi jooga ayaan xasuustaa oo dhegaysan jiray islaamaha sitaad ka geed ka u waabta oo qaadaya qasiidadan. Alle maxay xasuus i gelisaaa. Caawa ka hor waxaan u haystay in islaamahaasi ay allifeen qasiidooyin kaas.
Wlhy anba
Ereye qiimo le Eebbe ha u naxariisto Abwaan Xasan Cilmi
Aamin
Amiin
Gubashada naftani kuu golongoshee gama diidday
Bal usoo gurmoo haku gacashatee
Saar guudka
illahowunaxaariiso xasan cilmi diiriye
Gulow Adun wa Gedii lagu gure gulow Allow Akhiro Nage Guryo Raxo🙆 2020 Allow norume Ada Amrakagu Adun iyo Akhijro kashaqeyaye
Aamin aaamin aamin
Asc Illahayow haw unaxaristo Amiin please qofki kara qoral Nabi Amaankan jzkl jzkl jzkl
Salalaahu calayhi wasalam 💚
Allaha u naxariisto abwaan hassan elmi wuxu ahaa abwaan ruwaayado badan alifey sida 3baa isku faantay iyo jacaylkaagu qaahira ma quud bu ku leeyahay iyo qaar kalo badan.
aamin
Lama koobikaro suugaantiisa. GODKA LAGU JANEE
Ilaahay haunaxariisto Abwaan Hassan Cilmi iyo umada kale islaamka ahba
Aamin
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Naxaristi janno allah ha siiyo amin
Aamiin
Midho cajiib ah ayay leedahay ilahay unaxariisto Abwaan Xasan Cilmi
Aamin
Masha alah axsan abwaan alah ha u nariistò xasan cilmi diireye
Aamin
Waa mid ka mid ah qasaa'idka macnaha wayn leh
Alaha u naxariisto abwaan hassan elmi xasuus qaali ah
Aamin
2020 ilahy hownaxariisto
Aamiin
Asc thank you dal mar
Degaankuu buu kunoolaan jiray xasan cilmi
Walaal adiga muddan, waa reer Jabuuti AHUN Aamin
Waa qasiido miro iyo muusig macaan leh, runtana toos u abbartey. Jecliyaa markey sacabka isla helaan. Moyaale boy.
Mashallh cawyka dalmar allh yacizk wll wa eryo qiimo bdan runtii adina allh jnda hku geeyo akhii
Walaal waa runta. Mahadsanid
Alloow u naxariiso Abwaan Xassan Cilmi, waan ku garaadaystey anigoo yar ayan aad jeclaa qasiidadan
aamin
Aniguba sidoo kale qasaa'idkii iigu horeyay een abid maqlo. Waxaan filaayaa inaan 7 jir meelaha aan ahaa. Hadana 40 kii ayaan kuu sii siqaynaa..
اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على محمد وآل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Waa qasiido aad u qiimo u badan.
Qa
Yaaaaaaaaaa salaam
Rabi haw naxariisto aamin
Aamin
Allh unaxaristo
Aamin
Qasiido Macaan Alle ha u naxariisto
Aamin
Allah ha u naxaristo xassan elmi
Aamin
Allah yarhmo
Aamiin
Waan xasuusta anigu ba waagan yara wakhtiga ramadanka aya la soo sidayn jiray inta u badan xiliga cawyska. Yarantii sambusuhuna wuu macaana oo wuu shilisana. Alla wax walba wixiiisi wuu ka tagay maanta 😅😅😅😅
AUN Xasan cilmi
Aamin
Scw scwscw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Axya nabii aman
Qasiido macaan
Nice pic
Yaa saalam
All u naxariso
Ilahow uu naxariso
Aamin
ilaheey hau naxriisto
Aamin
Qasa'iskan ha lay sheego wakhti uu Soo baxay plz
Ala maxy xasuus igali say
Alla maxaan raadiyay oo you tube ka baadhay caway dar ilaahay iigusoo baxday saaxib aad iyo aad ayaad umahadsan tahay
Walaal adiga muddan
Alow Naga yeel
Aamin
Waxa uu kasoojeedaa gobolka awdal
mam nuuc misico
Scwscw scw scwscw scw scwscw