Mxad wadan ku tahay passport malihid burco iyo hargysa iyo berbera Miya wadan lagu noqda😂😂 Somaliland is a part of somalia brother diid ama yeel 😅😅@@abdirashidhassan5027
Ilaahay ayaa kashifaya beenaalayaasha iyo ciilqabayaasha. Markii hore waxa ayaa dadka beenta ugu sheegayeen in Isaaq la dagaalamayo, maantana magaalooyinka Isaaq ayeey weerayaan. Umadda Somaaliyeed way arkaysaa sida ay beentiinu u soo baxayso. Ilaahay dadka ha idinka qabto daalimiinyahow.
@koorakayse4975 Wll lama joogo 1900 kii, maanta waxa ku hortaagan laba, ama in ay Somalidu ay wax isku afgarataan, ama qowmiyadaha addunka ayaanu ka baxaynaa, ma shaqeen doonto reer walba ayaa is maamulaya. Jeclow ama necbow. Ka fikir mustaqbalka.
@@thegent2716 wll Imad fahmin cerigabo imika dawlada somalia kama taliso awod ay Halka kuso gadhana maleh Marka in qabil walba iski isku mamulo siday kula tahay?
Ceerigaabo waa magaalada ugu hubka badan somaliland waa in dadka la fahansiiya qimaha nabada waxna la bara ceel afwayn ilaa ceerigaabo dadka somaliland ugu jaahil san daga walahy runta fiican
Meeshan waa lagu kala baxaa Isaaqow 😊4 diishen 4 loo diila insha allaah
Reer ceerigabo waxa degan dad gobah 😢😢
Ceerigaabo waa somaliland waa in la ilaaliya nabada
Somaliland waa gobol
@@abassadan2541 ma ada kadhigay gobal wa dawlad jirta somaliland
Mxad wadan ku tahay passport malihid burco iyo hargysa iyo berbera Miya wadan lagu noqda😂😂 Somaliland is a part of somalia brother diid ama yeel 😅😅@@abdirashidhassan5027
@@abdirashidhassan5027 Maya waa qabiil jiro
@@abdirashidhassan5027orodoo Soo xaar maakhir state waa gooni istaag sidha ssc
Adinkii salada ayaa socda SNM iyaduna shacabkii magaalada ayay rasaas ku furayaan.
Muse biixi cabdi waa lo xiisi doona 😂😂😂😂
Muuse aya ka danbeeya way so dhamaatay😂😂😂..
Ilaahay ayaa kashifaya beenaalayaasha iyo ciilqabayaasha. Markii hore waxa ayaa dadka beenta ugu sheegayeen in Isaaq la dagaalamayo, maantana magaalooyinka Isaaq ayeey weerayaan. Umadda Somaaliyeed way arkaysaa sida ay beentiinu u soo baxayso. Ilaahay dadka ha idinka qabto daalimiinyahow.
Cerigabo wllo Dan ba kadaga danteyduna ma muli maysid
@@Saprina-uw1ii Adigu dadka dega magaalada ma wax dheeraad ah ayaad dheertahay? sheeko yahuud ayaad wadaa miyaa? Ceerigaabo waa magaalo Somaliyeed, haddi aanay Somaalinimadu iyo Islaamku ku deeqin dee dhulka Ilaahay waa balaadhanyahay.
@@thegent2716 Wll somalidu wa qabilo rerwalba inu isagu is mamulo maxa ku jaban?
@koorakayse4975 Wll lama joogo 1900 kii, maanta waxa ku hortaagan laba, ama in ay Somalidu ay wax isku afgarataan, ama qowmiyadaha addunka ayaanu ka baxaynaa, ma shaqeen doonto reer walba ayaa is maamulaya. Jeclow ama necbow. Ka fikir mustaqbalka.
@@thegent2716 wll Imad fahmin cerigabo imika dawlada somalia kama taliso awod ay Halka kuso gadhana maleh
Marka in qabil walba iski isku mamulo siday kula tahay?
Deer cererigaabo waxaa jira qaar nabadooda ka xun yaanay soopna dhawqaysan Somaliland diidka jecel in ay ceerigaabo sida laaascaanood nnoqoto
Ciiro iyo waa ku heshiis
Waxay umadani iyadu is cunaysan war ilaah halaga cabsado
Waar inagu kala wada
Futoxajis ha difaacaan
Ceerigaabo waa magaalada ugu hubka badan somaliland waa in dadka la fahansiiya qimaha nabada waxna la bara ceel afwayn ilaa ceerigaabo dadka somaliland ugu jaahil san daga walahy runta fiican
Muuse buixi kama danbynyso somaliland
Cadaw ayaa dalkii qabsady ee talow yaa difaacaya
BALAYO IYO BEEN SHAG SUBHAANALLAH
Muuse sawkii soo cararay maaha kanaaba ka dhaama xataa deegan ahaan isaga uga dhaw oo fahmaaya
Dalku waa wada muuse, geesi weli wuu jjoogaa.
😂😂😂😂 taasi waxbay cadaynaysaye malaha somaliland muuse aya hayey ayad ina ledahay
Muse wuso baxsaday cidankisi aya lahysta😅😅😅
Barashada naas lanuuga le
Garxajis way kibreen lakiin way eedi doonaan
Maxaa dhacay walal meesha
Wale muuse libaax libaax dhalay ayuu ahaa ciro waxba difaaci maayan wlhi marka reer sheekh isaxaaq waxan leyahay dalka aynu wada difaacno
Muuse ma dagaalamo cirona ma dagaalamo ee Ciidan qaran ayay amar siiyasnun muusena waynu aragnay imika ciro waynu Eegi
Muuse wali isagaa taliya xukunkii ma wareejin e hadaad jeceshahay arji u so qoro 😂😂😂😂
@@ahashi7828 taladiisu maxay taraysaa 7 sano wuxuu ku qaban waayay miyuu ku qabanayaa 7 cisho oo ku meel gaadh uu yahay
@@ahashi7828waxba ma taliyo laf madhan buu haystaa amarna ma Bixin karo inan yarbaad tahee an ku sheege
500?
Naagta maxay tiri yaa uf