Daawo Warkii Udanbeeyey Xiisado Meelxun Gadahey Mw Xassan O ka Joogay Lafta Gareen iyo 2 wadan o So

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 19

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 4 часа назад +1

    HOOYADIINA MAAHA SOOMAALI WAA AXMAARKA TEGAY GOBOLKA LIIBAAN OO MUSLIM AH YAQAANA AFSOMALIGA HOOYADII MAAHA SOOMAALI DHIIG SOOMAALIYEEDNA MALAHA, IDINKA SOOMAALIGA KUUSHEEGAY AYAABA RIYOONAYA AMA SOOMAALINIMADIINA WAXKA QALDAN YIHIIN WAXANAN DAAWANAY SHALAY WUXUNA QIRSAN YAHAY AXMAARNIMADIISA,

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 2 часа назад +1

    Turkigu Muxuu U Meermeera MUU Runta U Sheego Itoobiya U Yirado Soomaaliya Badada Waa Kuu Diiday Wuxuu Yahay Xalka Kale Ee La Radinayo

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 3 часа назад +1

    Hakan fidan hadaadan runta u sheegeeynin ethiopia Na daa adeer.

  • @Itratul-mustafa-s
    @Itratul-mustafa-s 2 часа назад

    Mahadsanid

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh Час назад

    Haddii lala kulmayo Ethiopia waa inay noqoto isaraak wasiirnimo Waa Bilaahi Towfiiq.

  • @Siyad_Gamadid_Darwesh
    @Siyad_Gamadid_Darwesh 3 часа назад +1

    Gamadid58

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 4 часа назад +1

    DAGAALKII. 77. WAXAA. CIIDAMADA. SOMAALIYA. JABIYAY. RUUSH IYO. KUUBA. EE ADIS ABABA. AYAY. TAGI LAHAAYEE

    • @mohamedsharif5693
      @mohamedsharif5693 3 часа назад

      Saaxiib cidankii somali dagaalkii 1977 wax ku jabiyay majiraan ayaga ayaa ka soo baxay

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 3 часа назад

    Itoobiya Ma Waxaay Ku Tashan Tahay Mar Kale Ruush Iyo Kuba iyo Carabaha Qaarkod Ayaka Burburay Oo Toda U Yaaban Somaliya Markaan Waxay Tigi Doonta Ardi sababa

  • @HassanIBRAHIM-b8s
    @HassanIBRAHIM-b8s 2 часа назад

    Aqliguu inu wixii layidhahdo sidi loyidhi ufahmo wa oqon daro aby Ahmed Hassan sheikh ayaaaba wareerinayaa haba yaraate wax qorshe aah uu somali Land uhaayo ariimo siyaasaded ayaa kujira mesha wadada uu formajo kuso labaan laaha ayuu kashaqeynaaya aby Ahmed waxaa kiciyeey Hassan, ismacil omar geuleh iyo mdwenaha ereteria.

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed 3 часа назад

    KKKK MARYOOLEY MARAYKAN IYO YUXUUSHTAAD KU HADAAQAYSA BADA NAGA NALAMA LAHO E MIYAYDIN CAWRYI CAWLAHAA KACAY HESHIISKU WA HIRGALAY SHERKO BARALEY ISU SEEXIYA

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 2 часа назад

    Waxaa cajiib ah, in shaarkada la yiraah anaa leh ee aan ka wada hadalno.Caqliga jawaab
    Tiisa waa dagaal mahurto.

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 2 часа назад

    Nin libaaxii africa ahaa laga dhikay african cat miyaa guul ah ? Dad ka Ethiopia ayuu taariikh been ah u sheekayaa

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 часа назад

    Bisinka Hawiye, hadii uusan difaaci laheeyn wadanka Soomaaliya ileen Ethiopia weey qabsan laheeyd. Ilaahoow naga qabo cadowga yaa rabi

  • @HusseinAbdinasir
    @HusseinAbdinasir 4 часа назад

    Maxa Samara gesi

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 3 часа назад

    Hakan fidan waa tuug. Turkiga kaa yeeli meeyno.

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 2 часа назад

    Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.
    Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.
    Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.

  • @jandraravi9816
    @jandraravi9816 3 часа назад

    WAR DOQONOOW SOOMALI MAAHA EE WAA AMXAAR RABO INUU MUCAARAD NOQDO......SOMALI XATAA AWOOWGIIS 10NAAD MAAHA....KKKKK
    LOOOOL

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 4 часа назад

    Mahadsanid