ROUTINKA MANTA. NADAFADA MUQUSHA IYO KALA HABEYNTEDA 🥰

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 170

  • @Hooyomacan76yemailc.m
    @Hooyomacan76yemailc.m 8 месяцев назад +8

    Hadaad na daafada u taqAn Jikada iyo suuliga so raac 💯 ifahan gabadhii jikadada iyo suliga hagaagsato qol jiif uma dahayso wlh allaha ku barakeeyo wxaad haysto 😊

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  8 месяцев назад +1

      Aniga kula mido u aqaan qalbi

  • @munamohamed8663
    @munamohamed8663 8 месяцев назад

    Walee marawaxad waa tahay masha Allah gabdh ku dayasho mudan waligey wxn maxadiro ahan like ma sarin manta kaga igu horeya keep gonig sister❤

  • @najmacaiapdi
    @najmacaiapdi Месяц назад

    O xamdiyeey musqusha dharka lagu dhexe dhaqayo waa maxay dumashi quruxeey❤

  • @sumayaahmed5264
    @sumayaahmed5264 8 месяцев назад +6

    Mashallah xamdi aniga hada jiko ku jiraa malawax baan duwaya 8:23 suwax bee ii tahay marka guigigeega malinkasta aan ka shaqeyo baa dhaha nal iyo naag majerten 😂

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  8 месяцев назад +1

      Fariid ❤❤❤❤❤

  • @mohanayaanfamily2265
    @mohanayaanfamily2265 8 месяцев назад

    Shugran qali dumar illah haku barakeyo❤

  • @sakariyaaden7309
    @sakariyaaden7309 8 месяцев назад +1

    Asc wr wb xbt maasha allaah tabaaraka allaah ilaahay ha ku barakeeyo jizaaka laahu khayr gaari labo maaha guulayso 👌👌👌👌👍👍👍👆👆👆❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @adnaanmahamed950
    @adnaanmahamed950 8 месяцев назад

    Abayo qeer alahakusiyo waligaba guuleso nosobadi

  • @user-ys8ct8ky1v
    @user-ys8ct8ky1v 8 месяцев назад +1

    M.a gaaRi wlHi I support u sister naag karti badan oo gurigeeda iyo awladeeda ku filan allaha ku barakeeyo ❤

  • @user-ve3hc9gi1b
    @user-ve3hc9gi1b 8 месяцев назад +1

    Insha allah qofka kaliyo ku daydo mustaqbalka alle haku bara keyo habo familiga

  • @Janaat-f8w
    @Janaat-f8w 8 месяцев назад

    Ala jecliyaa waxan yar😂 hamda love u

  • @HamdaMohamed-tf3cz
    @HamdaMohamed-tf3cz 8 месяцев назад +1

    Mashallah abaayo waad iska amanan tahy wllhy xaga nadafada

  • @Samiyitamouse7
    @Samiyitamouse7 8 месяцев назад

    Mashllah tabarakallah hpti keep going hore loo dhahy amaan afkaga ha kaga horeyso amaan wad ka dhantahy alle ha kuxifdiyo wllshey dhankasa wad naga dhista I miss you hpti aniga billion ka roon kula baxay allah yacisag

  • @AlNb-df9wj
    @AlNb-df9wj 2 месяца назад

    Haa noso sheg hawsha waxa fududeeyo 😮❤

  • @user-yp4rq1iu2m
    @user-yp4rq1iu2m 8 месяцев назад +1

    Marshallh hooyo fariida abaha Fariidka kaso hadal xamda❤

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 8 месяцев назад +3

    Anigu Waan Jeclahay Routing Kada Like Inta Aan Fiirsan Ayaan Saara

  • @user-yf6fr8uz8r
    @user-yf6fr8uz8r 8 месяцев назад +4

    Masha Allaha keep going sister ❤

  • @user-uz1fq1hq3x
    @user-uz1fq1hq3x 8 месяцев назад

    Hadad fariid ahayn kow iyo tobansano laguma qaben o gurigag mada xagsateen garoob qurbaha ka oyda ahan lahayd marwaxoy ku soco ❤

  • @khadranuur8690
    @khadranuur8690 8 месяцев назад +1

    Mashallah wllo hamda waan ku salaamay

  • @user-zw2yu2gw5l
    @user-zw2yu2gw5l 8 месяцев назад

    Bisinka wll laba qof bad noqotaye ma muraayadaa waan ku jecela wLahi waa kaa faa idY❤

  • @mariyabintuadem2267
    @mariyabintuadem2267 8 месяцев назад

    Masha allah abayo waxa tahay qofka kaliya ee Aan kudaydo mustaqbalka keep going 🎉🎉🎉😢❤❤❤❤

  • @mumti5186
    @mumti5186 8 месяцев назад

    haa noo soo sheeg waxa hawsha fududeeyo qli anna gabadh qurbaha u soo socota ayan ahay macnto

  • @iftinInaali
    @iftinInaali 2 месяца назад

    Abayo ammaan afgaaga kaaga mahoreeyso

  • @fadumoabdirahman9743
    @fadumoabdirahman9743 8 месяцев назад

    🥰🥰 abaaayo haMashaallaha Hamad ilahey dardi kujecalahay❤❤🎉🎉 gooleso waaliqa 😢🫶🏻🫶🏻🩸🩸🇸🇴🇸🇴✊🏻✊🏻

  • @deeqadagan2113
    @deeqadagan2113 5 месяцев назад

    M.a abyo thanks 🙏💯.

  • @maryamaxaji3820
    @maryamaxaji3820 8 месяцев назад

    Masha allah abaayo waxad noo tahay dhiirigaliso waana kugu dayana alle haku xafido Haa abaayo nooso gali waxa fududeeyo waxad kalo nooso galisa waxa kabaha carfiyo iyo kan cidiyaha

  • @ilhanmohammed9569
    @ilhanmohammed9569 8 месяцев назад +2

    Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family ❤ Anigaba waxaan jeclaahay organization iyo cleaning ka. It’s very nice when your home is clean and organized life will be so easy for you, let me give you little advice for musqiisha iyo wajii dhaaqa , kushuub biiyo karkaaraayo iyo Baking soda and vinegar. Believe me your bathroom will smell good.

  • @hanefa283
    @hanefa283 8 месяцев назад +1

    XAMDA DHEER ALLAH NOOKAA DHAAFO CAAFIIS GURI MEESSHAAN AH AYAA LAGA QAXAY NADAAM LA AAN LKN CAAWADAAN ISUG BAL SHEYDAANKA AYAAN ISKA RAACDEYNAYAAYE😊

  • @hashimosman3079
    @hashimosman3079 8 месяцев назад +1

    Marawaxadayda caashaqa❤❤ keep going ❤

  • @user-dg5xb4ig7o
    @user-dg5xb4ig7o 8 месяцев назад +2

    Karti badan Masha Allah ❤

  • @ShukriCali74-hd7by
    @ShukriCali74-hd7by 8 месяцев назад +1

    Masha allah tabaraka allah xamda qaali

  • @fadumomohamedabdi4959
    @fadumomohamedabdi4959 8 месяцев назад

    Wlhi maysma caasiye Marawaxooy fariid inaad tahay gurigaagay ka muuqqata ❤❤😂

  • @sagalsalaad421
    @sagalsalaad421 8 месяцев назад

    Routine nosobadi habo mcnee dhirigalinta asaba nogufilan❤❤❤

  • @wardasheekh7982
    @wardasheekh7982 8 месяцев назад

    Masha allah waxa tahay qof ku dayse mudan ❤

  • @maymunali8408
    @maymunali8408 8 месяцев назад +3

    Masha allah❤❤❤❤👨‍👩‍👧‍👦🏠🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @nastehoaliaraale7502
    @nastehoaliaraale7502 8 месяцев назад

    Maasha Allah abaayo nosoo gali waxyabaha hosha fusudeyo

  • @hamzahoyoo7702
    @hamzahoyoo7702 8 месяцев назад

    Mancha Allah wall waxa kabaha ku carfiso Iga faidee plz♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mumtazkhalif1095
    @mumtazkhalif1095 8 месяцев назад

    Kkkkk waxan ka bartay iskutasho iskafaalahada ilalsho intas ayaa kabartay abayo msh allh alle hakubarakeyo

  • @keyfmuse7296
    @keyfmuse7296 8 месяцев назад

    Ale qaliye maa anigaa kamira igu haysah waanba isku xishodayeh walale umul baan ahaye sadex ilmood oo sadex sano kayer baa ii jogah qurbah ku nolahayeh waan dalay meshaa fariso gabalka igu dhaca cunto bas baan kariyeh gurigayga ilahay kumaa tusah suu uu yalah lkin hadaa adiga marka ku dawaday wanba kacay oo fadhiga moday falastin iyo israil inayisku laysay baan hagajiyeh waad mahad santahay ms marawaxo

    • @Queen-mv5mt
      @Queen-mv5mt 8 месяцев назад

      Masha allaah abaayo naftaada waqti sii ilmaha kala korso guriga jadwal u yeelo meel walbo waxiisa gali hoosha ha sugi iska qabo wlh adiganeh ma daaleesid gurigaagana qurux ku ahaanaa abaayo ❤

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 8 месяцев назад +1

    Abayo noso badi howsha maxaa fududeeyo 😢 anigo niyadi ka warabo nadafd ina qabto ayan hadana cajis

  • @fardousaabdi1938
    @fardousaabdi1938 8 месяцев назад +1

    Masha Allah

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 8 месяцев назад +1

    Masha allaah ❤❤ karti badan

  • @mariamabdulkadir6314
    @mariamabdulkadir6314 8 месяцев назад

    haa abaya howsha maxaa fududeeyo ka soo haal qeyr Allah ha kuu siiyeeç

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 8 месяцев назад

    Haa xandiyey xabibti

  • @ramla8285
    @ramla8285 8 месяцев назад +1

    Masha Allah ❤ Oslo NORWEY ❤

  • @axlaammaxamed6097
    @axlaammaxamed6097 8 месяцев назад

    Maasha allaah

  • @user-hb8jg8re3p
    @user-hb8jg8re3p Месяц назад

    Mansha allha

  • @muhiimasheikh3915
    @muhiimasheikh3915 8 месяцев назад

    Howsha waxaa fududeeeyo inaaa sheey kasto meel ku ogtahay xbt waxaa heysato wuruxso role modelkeyga waa adi abayo 💋❤️💋

  • @aishaomar4103
    @aishaomar4103 8 месяцев назад

    Hamdiyey walale magaceyga asho waad abused gaaresay iidaa 😂😂 mashallah tabarakallah abayo good job 👏

  • @izraclaahi1824
    @izraclaahi1824 8 месяцев назад

    12:45 haaa

  • @yurubmuxudinaadan2929
    @yurubmuxudinaadan2929 3 месяца назад

    Masha allaha haa

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 8 месяцев назад +1

    Manshaallah ❤❤keep going xabibti

  • @ikraanguuled
    @ikraanguuled 8 месяцев назад

    Wllly suuli dhar lagu dhaqay ma daahir baa waa yaabe waaba najaasee

  • @khadranuur8690
    @khadranuur8690 8 месяцев назад

    Handay waxan maqlay ma fiicna in burushyada cadayga la dhigo musqusha in aad kabadhka ama khanadaha ku ritud aya fiican ba la yidhi cashaan jeermsku u galin marka aad falash garaynaysid

  • @asiabashir6338
    @asiabashir6338 8 месяцев назад

    Mansha Allah ❤ Marawaxo shankaroon, I ❤ you

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 8 месяцев назад

    Masha alah habo qurux gari dumar nolow habo mcn ❤❤❤❤❤

  • @hamdqhussein2104
    @hamdqhussein2104 5 месяцев назад

    Haa abaayo

  • @user-yv1ps5ci4u
    @user-yv1ps5ci4u 8 месяцев назад

    Masha aalla xabibti lakin waxan kugu daarsanyab Asalan caaga caadyaga lagu riidayo cafmad ahan uma ficanah wayo cadyega bakteryada ba ku huurisa wa ina hawo iyo kuulel arakaan siba cadyaal kaaleh inaad la dheegto maba wacana

  • @user-co1er2qm3i
    @user-co1er2qm3i 8 месяцев назад

    Hamdiyay slaaam sare wllo dhiirigaliso

  • @khalo4095
    @khalo4095 8 месяцев назад

    masha alah ilahay barakeyo abayo macn❤

  • @Samsam-h5x
    @Samsam-h5x 8 месяцев назад

    Xamda qurxleey dumshi qurxeey❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ki8mn4xp1j
    @user-ki8mn4xp1j 8 месяцев назад

    shukran mcnto ilahay hakanodayo

  • @ummid732
    @ummid732 8 месяцев назад

    MashAllah please more Routine videos👍👍

  • @user-hw6hn5fz6v
    @user-hw6hn5fz6v 8 месяцев назад

    Mashallah tabaraka allah fariid bad thy abyo❤haa mowducas kso hadal inshallah.
    Wxa ku weydina abyo salada yar mxa kugu jira wan fahmi wayay?wxa cadcadka mxa wye e ku dhex jira salada.

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  8 месяцев назад +1

      Abyo waa warqada mushqusha

    • @miskiomar9481
      @miskiomar9481 8 месяцев назад

      ​@@yuuuuga1warqada seea yeela abyo ado raliya

  • @muniiizhahchannel2014
    @muniiizhahchannel2014 8 месяцев назад

    Haaa abaaayo noosoo diyaari wa noo muhiiime

  • @khadranuur8690
    @khadranuur8690 8 месяцев назад

    Hamday wllo maxad isugu bixiyay marwaxao gaari dumar baan kuu bixiyay oo ku dayadho leh ruutiinkaga nadafadaan jacelahay

  • @muhiimasheikh3915
    @muhiimasheikh3915 8 месяцев назад +1

    Xamdaay aniga maba is ogeeen inaan ahay organizeerad hada ogaaade yaraanteyda ilaaa hada sheey kasto guriga yaaal ani laiweeydiinjire waxkasta meeel beey iileeyihin box hadi aanheeysanxitee kartoon uyeeelaaa 😀😀😀😊

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  8 месяцев назад +2

      Fariid sas ahaay markan yaraay abyo aniga xataa oga ayaa eedo i taqanay

    • @muhiimasheikh3915
      @muhiimasheikh3915 8 месяцев назад

      M a ❤❤❤ Allh kusharfo abyo ❤

  • @abdiqanigarweyne1399
    @abdiqanigarweyne1399 8 месяцев назад +1

    Asc abayo hamdi waan ku salamey abayo waligey waan ku dawanjirey ila adigo hasto 19 subscar ila hada waligey kama dhiban fikirkeg waxa isurgashey inaan manta kadhibto abayo waxan ku shegaya in sogatey 2006 jiif ama bed on manta oo lajogo 2023 ayaan badale on soibsadey bed onka faidestey sale jirey

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  8 месяцев назад +2

      Wcwrsb fariid Thy abyo guleyso ❤❤❤

  • @nadamuuse4439
    @nadamuuse4439 8 месяцев назад

    Mashallah xamaday muqsishada ka helayba anigu😂

  • @Objectshow_creator
    @Objectshow_creator 8 месяцев назад

    Waan qoslay ani anoo maqan la I way diiyaa Larkin manta xal usamaynaa where is toilet paper?thanks sis

  • @hibomahamoud5963
    @hibomahamoud5963 8 месяцев назад

    Mansh allaah you deserve to have like ❤❤❤❤❤

  • @Sacdiyomaxamedjimcaale
    @Sacdiyomaxamedjimcaale 8 месяцев назад

    Has Abayo noso same🎉❤

  • @HaaniFarah-hw8mi
    @HaaniFarah-hw8mi 8 месяцев назад

    Xmadi quex love you manto ❤❤❤❤❤

  • @najma649
    @najma649 8 месяцев назад

    noo soo badi

  • @nataashaaarjun6628
    @nataashaaarjun6628 8 месяцев назад

    Abaayo

  • @HDH861
    @HDH861 8 месяцев назад

    Waa kugu deysadaa dhiiri galiso❤

  • @SahroAxmed-il9wr
    @SahroAxmed-il9wr 8 месяцев назад

    Wll qali aha guulay so

  • @siidmaxamed2079
    @siidmaxamed2079 8 месяцев назад

    Mashalaah horusaco

  • @queenelmi-c7k
    @queenelmi-c7k 8 месяцев назад

    Mashallah sis keep going ❤❤❤

  • @aishacuud1840
    @aishacuud1840 8 месяцев назад

    Haa xandaay inoosok diyaari

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 8 месяцев назад

    Mansh allah abayo Haa wan kula sogaray ❤❤😊

  • @HamdaMohamed-tf3cz
    @HamdaMohamed-tf3cz 8 месяцев назад

    Abaayo ani ilma aad u yar yar ayaan hasta hadana wiilal ah 5 ugu weeyn maraka waxan arka wax kasta on hagajiyo iney daqiiqad xumanayan nafta waxan ku qanciya caruurtu haa ku korto maxaa igula talin lahayd😂😂

  • @yasminhussen268
    @yasminhussen268 8 месяцев назад

    Asc abaayo xaage kala so xariira ina ku hadal raba?

  • @najma649
    @najma649 8 месяцев назад

    masha allah

  • @SulekhaXaaji-jn3gl
    @SulekhaXaaji-jn3gl 8 месяцев назад

    Haa

  • @fadumomohmmed7204
    @fadumomohmmed7204 8 месяцев назад +1

    Haaaaa

  • @faadumocabdulaahi3279
    @faadumocabdulaahi3279 8 месяцев назад

    Amaan kuuma dhino

  • @ZuwanozimanZuwanoziman
    @ZuwanozimanZuwanoziman 3 месяца назад

  • @happyali5541
    @happyali5541 8 месяцев назад

    Xamdi pls fadhiga qolalka noso gali

  • @mumti5186
    @mumti5186 8 месяцев назад

    fariid oo gabadha

  • @hooyosoomaali3231
    @hooyosoomaali3231 8 месяцев назад

    Asc abaayo gloves gasho cagmaha ilaalso

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 8 месяцев назад

    Marawaxoy howsha maxa fududeeyo nososheeg bal

  • @fardowsoxuseen-y2d
    @fardowsoxuseen-y2d 8 месяцев назад

    Masha allh abayo❤❤

  • @Madiinaxasan-vk5ov
    @Madiinaxasan-vk5ov 8 месяцев назад

    Ala routine Kaga sidee ugu hysto Lee xamda Ina adeer

  • @user-hb8jg8re3p
    @user-hb8jg8re3p Месяц назад

    Haaa

  • @Liki972
    @Liki972 8 месяцев назад

    Mash Allah ❤

  • @abdiqanigarweyne1399
    @abdiqanigarweyne1399 8 месяцев назад

    Abayo hamdi magacega waa malyun

  • @fadumojama2521
    @fadumojama2521 8 месяцев назад

    Xabiibti waa kusalaanay

  • @nuuriyaahmed5290
    @nuuriyaahmed5290 8 месяцев назад

    M.sh ilahay amarki isku kari wayay

  • @maryamadaahir1727
    @maryamadaahir1727 8 месяцев назад

    haaa

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤