Cali Binu Abiidalib Geesinimadiisi Qeybti 2aad || Captain majid

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 июл 2024
  • Hadii ladhaho farad fuulihii gesiga ilaamka aha layaab maleh hadii la dhahone xeydarah shaki maku jiro asaga waa libaax horey waxa ugu soo sheekeynay qisadii noloshiisa laga soo biloobo markii uu dhashtay ila uu kazoo hijrooday anakoo so kobeyno hadane waxan u gudbeyna geesinimadiisi iyo awoodi cali binu abii daalib dagaaladii iyo lagdamadii uu galay inta bilobin muqal kan 50kun oo like an Gaarsiino CDSI waye amar ma ahan cali binu abii dalib dagaaladi uu nabiga scw qaaday oo dhan wuu ku jiray marka laga reebo dagaalka tabuuk wuxuna ugu haray amarka nabiga gadaal ayana ka ogan doona halka dagaalkii badar cali wuxuu siday calankii muhaajiriinta waqtigaasne da,diisa madhaafsaneyn 20sano bilowgii dagalka waxaa soo baxeyn cutbah iyo sheybah ibnu rabiicah iyo waliid ibnu cutbah waxaana usoo baxeyn dhalinyaro ansaar kamid ah weydiiden mushrikiinta waxeyna dhaheyn yaamuxamad noosoosar dad nooqalmo oo qooomkena ah wuxuu dhahay nabiga scw ubax caliyoow sidoo kale ha ubaxo xamsah iyo cubeydah ibnu xaaris waxey dhaheyn haa waa dad sharafleh xamsah wuxuu ku aaday sheybah ma sugin ilaa uu kadilay caline wuxuu kusoo aaday waliid ibnu cutbah wuuna dilay sidoo kale halka cubeydah iyo cutbah midkood midka kale ayuu dhaawacay xamsah iyo cali ayaa u carareyn labadooda sef aye la dhaceyn weyna ka taqaluseyn kadibna waxey soo qadeyn sxbkooda kazoo udhiman doono dhawacaasalle haka raali noqdee waxey noshegeyn hal saxabi wax kabadan in ayada suurtul xaj ee dhaheyso hadaani qasmaani iqtasamuu iney kusoo dagtay dagalkii dhaxmaray 2badaan koox waxaa lasheega in nabiga uu helay dagaalkii badar seef labo afood leh wuxuuna siiyay cali dagalki uxud waxa la shega hadii quresh eek u arkan dagaalka cali waxey dhihi jiren ka taxadara burburiyaha wuxuu ahay mid dadka ku carara oo haligo burburiyo dagaalki uxud markii falaarleyda ey qilaafen amarka nabiga uuna dhumay nidaamkii ciidamadii muslimiinta dagaalkana uu darsaday oo dhintayne kii calanka siday muscab ibnu cumeyr alle haka raali noqde cali ayaa qaaday gadashiis calanka amar rasuulki alle kayimid darted waxaa u yeeray sacad ibnu abii dalxah wana kii mushrikiinta calanka usiday wuxuuna ku dhahay ma iskeecelin karta wuxuu dhahay ha wey lagdamen labo seyf aye isla wayen cali ayana la helay maradana kabiday asagana wuu dabooshtay mana dilin waxey ku dhaheyn asxaabtiisa maxa ugu dhameyn weysay wuxuu dhahay coowradiisa ayuu iga qarsaday qaraabanimada ugu naxariistay waxaana ogaaday in uu alle dilay wcali wuxuu difaacay nabiga scw ilaa uu dagaalka ka dhamaaday wuxuu dagaalamay dagaalka geesiyaasha wuxuuna kadilay mushrikiinta qalqi badan asagana waxa ku dhacday alle ahaka raali noqde 16 jug dagaalka kadibna nabiga wuxuu udiray inu soo jaajuso quresh wuu baxay asagoo raadkooda raacaya wuxuuna ogaaday in ey kulaabten makah waxa la sheegay in seefta cali eey dhiig wada noqotay weyna qaloocsan tay dagaalka suu udarnay kadibkeed ne waxa imaatay dagaalki xamraail asad inkastoo ey wada daalnayen saxabada badankoodane dhawac aye ahayen caline wuxuu ku jiray kuwii ugu horeyay e aqbalay yeeritan ka nabiga scw nabigane cali ayuu u dhioibay calanka sido kalene waxa lashega in abuu bakar uu udhiibay alle haka wada raali noqde markii lagaaray dagaalkii banii nadir walibo markii muslimiinta ay go doo miyen yahuuda waxey wayen muslimiinta cali haben habeenada kami ah waxey wey diiyen nabiga wuxuuna dhahay asaga wuxuu klujira qeyb kamid ah sha nigiina waqti maka soo wa reegan ila uu ka keenay madaxa caswag wuxuuna kutuuray nabiga hortiisa caswagaasne wuxuu ahat mid kamid ah madaxdii yahuuda wuxuuna ahay waran game geesi ah cali aya arkay asago xooga ciidamo yahuud ah lajiro wuu dilay kuwii kalene wey carareyn nabiga ayuuna ka codsaday in uu siiyo ciidamo si uu ugu dabo tago wuuna u ogolaaday wuxuuna ladiray abuu dujaanah iyo sahal ibnu xuneyf iyo toban kamid ah saxaabada yahuuda ayena kadaba tagen intey dhufeyska galin wey dilen waxeyna ukeeneyn madaxyadooda rasuulki alle waxana lagu shubay ceel halka malinkii qandaq ee caanka aha markii ey awooden fardafuulayaashi quresh in eey soo gooyan dhufeyska waxaana hogaaminayay cumar ibnu wuud iyo cikrimah ibnu abiijahal cumar ibnu wud wuxuu aha mid kamid ah nimankii ugu awooda badnay jaahiliyada wanan laga heybeysan jiray waqtigaan ne wuxuu jiray 8osano wuxuuna imaday asagoo wato dhar bir ah wuxuu dhahay yaa ila dagaalama cali ayaa soo boday wuxuu dhahay anal eh rasuuulkii allow wuusugay nabiga kadibna cumar ibnu wuud aya markale dhahay asagoo ku jesjesayo majiro miya qof igu aado aaway janadii aasheeganeysen oo qofkii nilagadilana uu galaayay miyaa nin iisoosareyn cali ayaa istagay alle haka rali noqde wuxuu dhahay aniga yaa rasuului allah nabigane markale ayuu sugay camar ayaana marsadaxaad dhahay waan daalay san u qey linayay majiro miya qof iiso baxayo waxaana istagay meel uu istago gesiga cali ayana so baxay asagoo go aan saday wuxuuna dhahay yaa rasuulu allah aniga
  • КиноКино

Комментарии • 600

  • @QulasadaFilimada
    @QulasadaFilimada  2 года назад +151

    Qeybta 1aad ee Cali ruclips.net/video/BNmTOvkPZtY/видео.html

    • @hipaqassadaadam6952
      @hipaqassadaadam6952 2 года назад +2

      Abow waxaad noo keentaa qisada saxaabigii baariga ahaa rasuulka scw oo dhahey ducadiisa waa ajiib

    • @mowlidbakat
      @mowlidbakat 2 года назад +2

      captain Allah hakaa abal mariyo saxabi walbo midmid noogu soqado sian ugu raxeysano ananaga waxan kabalan qadeynaa in an marwalbo firsano

    • @hanadmataan4068
      @hanadmataan4068 2 года назад +1

      Hhhh C

    • @baarliincali4723
      @baarliincali4723 2 года назад

      @@hipaqassadaadam6952 l

    • @kingmuayad8252
      @kingmuayad8252 2 года назад

      I AM VERY 🙏 AND VERY EXCITED FOR THIS JOB THAT IS GOING TO BE A GREAT TIME TO GET A JOB

  • @quendafna1494
    @quendafna1494 2 года назад +51

    Allah Unaxaristo atooraha badda aaad ayee ii xaNunJise geeridis🥺🤲uduceey wll

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527
    @macalincabdaleahmedabdikad6527 Год назад +6

    اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @hamdahaji9830
    @hamdahaji9830 2 года назад +23

    In shallah Allahuma sali calaa sayidanaa muhamad wala Alihi muxamd kama salayta ala ibraahim Wa alaa alibrahiim 😍💌💟

  • @abdifaaidmohamed7664
    @abdifaaidmohamed7664 2 года назад +58

    Saxaabigii cusmaan binu cafaan Qisidiisa noosoodhig walaaal🙏🤲🤲🤲❤❤❤

  • @nasroali3658
    @nasroali3658 2 года назад +45

    Wllhi qisadaan waan ka murugooday alla ilaahow nabagiine n.n.k.h waxaan rajeynayaa inaan dhammaanteena ku kalano jannada😭😭😇

  • @midnimoflims5719
    @midnimoflims5719 2 года назад +22

    Masha Allah dhaman saxawada nabiga scw alah karali noq do ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    Alaho Akbar

  • @Tyga_som77
    @Tyga_som77 2 года назад +2

    Masha allah

  • @talisocabdi8814
    @talisocabdi8814 2 года назад +38

    Captain majidow allaha kaa rali noqdo adi iyo abdihaliim ali 🥺🔥🔥

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 7 месяцев назад +1

    آللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا ورسولنا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

  • @salmanxajidauud8537
    @salmanxajidauud8537 2 года назад +6

    Ilahey haka qado dhibatada hesato kuwa sadaqada baxsaday inta xanunsan alah ha cafiyo amiin ya rabi

  • @talizopea6839
    @talizopea6839 2 года назад +15

    Horey usocda Abdixalin Ali iyo Captain Majid👏🏼🥰

  • @wll__opi6994
    @wll__opi6994 2 года назад +20

    Waa nagu soo daahisay wllhi🥰

  • @abdulazizali949
    @abdulazizali949 2 года назад +26

    allah sonkaa ajirkisaa hakuwafajiyo captain majidow❤❤❤❤

  • @angry_boy1
    @angry_boy1 2 года назад +10

    Allah hakaa awaal mariyo intaan noo faa idaysay 🙏

  • @abdikadgeming8874
    @abdikadgeming8874 2 года назад +27

    Captan majid waligey ma arkin yuotoper dadkiisa saan ugu farxinaayo mashaa allh sida umada nabi muxamad ugu farxisay alla hakaga farxiyo waa ku taa geeraa vidioga ugu horeeyay ee yutupka aa soo dhigtay 50 views asigoo maraayo ayaa tagee ro ku siiyay

  • @madarvan_dich780
    @madarvan_dich780 2 года назад +15

    Khaalid binu waliid soo samee waLaaL ❤❤

  • @a5m_edits
    @a5m_edits 2 года назад +40

    Captain Majid & Abdihaliim ali hore usocda sxpyal 🔥🖤

  • @cayuuniturkish6517
    @cayuuniturkish6517 2 года назад +10

    Salalahu caleyhi waslam salalahu caleyhi waslam salalahu caleyhi waslam ❤❤❤

  • @abdihasanmuseabdibudhle8637
    @abdihasanmuseabdibudhle8637 2 года назад +9

    Masha allah
    Ameeen ameeen
    Raggeedi halkaa kuwad insha allah

  • @abdulazizali949
    @abdulazizali949 2 года назад +38

    captain,majidoow allah hakuubarakeyo waalalow❤

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 2 года назад +9

    M.a allaha ku xafido captan 🤲🇸🇴☪️🙋‍♂️

  • @Kingdaxmo1
    @Kingdaxmo1 2 года назад +11

    Ilaahy muraad kooda oo aan macsi lahayn ha siiyo wll aamin aamin yaarabi 👏🏻

    • @azma4456
      @azma4456 2 года назад +1

      Amiin ya rabi ya raxman ❤️💯

  • @Safiyoosman691
    @Safiyoosman691 6 месяцев назад +1

    Amiin yaa raabi allow janata far doso allow natural tus ammiin kusali xabib kena mahammad scw❤❤❤alle haka rali noqdo❤❤😂😂😂
    😊

  • @zuzukhaluud8464
    @zuzukhaluud8464 2 года назад +25

    Captain Maajidow Khalid ibnu walid ayan ka codsanynay Ramadanti wata dhamatay😭💔

  • @wiilwaal8620
    @wiilwaal8620 2 года назад +14

    Afur wanagsan Dhamaantiin ♥️🥰🙏🌹🔥

  • @MaxamedCaliBuuni-fz3gh
    @MaxamedCaliBuuni-fz3gh Год назад +2

    KARAMALAAHU WAJHAHUU FIL-JANAH اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @salaaxudiinmaxamed6215
    @salaaxudiinmaxamed6215 2 года назад +31

    Ramadan mubarak😀😃😃

    • @ruuncabdullahi1008
      @ruuncabdullahi1008 Год назад +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ruuncabdullahi1008
      @ruuncabdullahi1008 Год назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤

    • @ruuncabdullahi1008
      @ruuncabdullahi1008 Год назад +1

      🩷🩷❤️❤️❤️❤️🧡🧡🧡💛💛💛💛💚💚💚🩵🩵💙💙💙💜💜💜🖤🖤🩶🤍🤍🤎🤎💔❤️‍🔥❤️‍🩹❤️‍🩹❣️💕💕💞💓💗💗💖💘💝💝💟💟☮️

    • @ruuncabdullahi1008
      @ruuncabdullahi1008 Год назад

      ❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ruuncabdullahi1008
      @ruuncabdullahi1008 Год назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😢😢😢😢😢😢 I can’t believe I missed

  • @huska___poi
    @huska___poi 2 года назад +4

    صلي الله عليه وسلم

  • @abdiaziizabdalla767
    @abdiaziizabdalla767 2 года назад +7

    Next Cusman bin cafaan insha allah

  • @abdifitahadan3349
    @abdifitahadan3349 2 года назад +7

    Captain majid aaway sxp codkiisa uxiisnay🥰😍

  • @nastexojamal6154
    @nastexojamal6154 Год назад +2

    Masha allh 🥰🥰🥰🖤🖤🤍🤍

  • @abdullfatahmohamed6349
    @abdullfatahmohamed6349 2 года назад +5

    Maansha Allah ❤️❤️❤️

  • @bahjobashir7011
    @bahjobashir7011 3 дня назад

    waxkale hasoogilin illaa qisooyinka nabiga❤❤❤ maahee

  • @MaxamedCaliBuuni-fz3gh
    @MaxamedCaliBuuni-fz3gh Год назад +17

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا عدد خلقك ورضا نفسك وزنة عرشك ومداد كلماتك يارب العالمين وارحمنا برحمتك يا ارحم الراحمين اللهم امين

  • @Sheekha.Idiris11
    @Sheekha.Idiris11 Год назад +1

    msh alh alh akbar alxaamdu lilaahi rabil calamin salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim

  • @shukritahliil1150
    @shukritahliil1150 2 года назад +10

    Assalaamu calayka yaa rasuulullaah 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @fardowsaseyloon453
    @fardowsaseyloon453 Год назад +7

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا محمد وعلي اله وصحبة اجمعين

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 7 месяцев назад +2

    آللهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا ورسولنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedqarxiye7388
    @maxamedqarxiye7388 2 года назад +3

    Yaa rabi intii Muslim ah soonka Ka aqbal yarabi yarabi yarabi

  • @SumayoIbrahim-yz4qd
    @SumayoIbrahim-yz4qd 18 минут назад

    Allah Unaxariisto Cali Binu Abii Dhaalib❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimosman9445
    @ibrahimosman9445 2 года назад +15

    Codsi
    Sxb maajid playlists-ka kusoo dar Taariikhda saxaabada, si aan si sahlan uga helno intii aad kasoo sheekeysay iyo kuwa aad ka sheekeyn doontid.......✋✋✋✋

    • @canabdhagaweyne8506
      @canabdhagaweyne8506 2 года назад +1

      subcribe kaa la wareegeesid mexee tahay channel kaaga ku ekow

    • @ibrahimosman9445
      @ibrahimosman9445 Год назад

      @@canabdhagaweyne8506 subscribe maahan abaayo ee qeybtaan asxaabta ku saabsan ayaan rabay in si sahlan loo helo oo playlistiisa uu kusoo daro

  • @muhiitokml9190
    @muhiitokml9190 2 года назад +3

    Ilahay hakuhanuniyo janatu fardusa acla 🤲🤲🤲🤲💕💕💕💕

  • @djmaahir2473
    @djmaahir2473 2 года назад +1

    Captan majidow pin📌

  • @hanadmaxamed6063
    @hanadmaxamed6063 Год назад

    Ramadan mubaarak kusalixabiikeena scw scw scw scw scw scw

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 6 месяцев назад +2

    آللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا ورسولنا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم تسليما كثيراً ❤❤❤❤❤

  • @khadija-yc7rz
    @khadija-yc7rz Год назад

    Jazakalahu qeyr walal❤ anaga iyo asxabti nabigena scw sharftalahayen ileh hanalakulmiyo janatul firdosa inshallah ❤❤❤

  • @cumarkhaliif4295
    @cumarkhaliif4295 2 года назад +4

    allha ku xafidoh wlkei🤲🤲

  • @salmoyarisey
    @salmoyarisey Год назад +2

    cabdi xaliimow codkaaga quruxda badan Allah hakuu barakeeyo😚😙😚😙😚😙😚😍😋😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @SahalAbdoulkader
    @SahalAbdoulkader 4 месяца назад +2

    رضي الله عنه❤❤

  • @sharma_ka_sharma
    @sharma_ka_sharma 2 года назад +2

    Qeebta koobaad aaway

  • @inamohamet2052
    @inamohamet2052 2 года назад +6

    Mashallah ❤ ❤ illahey ha idin la garab galo 🤲🤲

  • @huska___poi
    @huska___poi 2 года назад +4

    رضي الله عنهم أجمعين

  • @amyfaycal5170
    @amyfaycal5170 2 года назад

    Kheirga sidaa inogu soo badhiiye allaha ku barageeyo allaha ka walaa ralii noqteey

  • @nazrazead
    @nazrazead 2 года назад +2

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 2 года назад +2

    لا حــــــــــــول ولا قـــــــــو ت الا با للـــــــــــــه.❤

  • @nourudiinmahamed5774
    @nourudiinmahamed5774 2 года назад +1

    Mansah AlaaH 🥰🥰🥰 walhi waan ku farxaY

  • @saciidocali1535
    @saciidocali1535 2 года назад +1

    Ilahay hana cafio all

  • @CmaalikClaahi-of9zd
    @CmaalikClaahi-of9zd Год назад

    mnshaa allah tabaaraka llah illahay hakaa jasaa isiyo

  • @ayaanmaxamed6400
    @ayaanmaxamed6400 2 года назад +4

    mashalah walkey qaali 🥰🌺🌹

  • @hassanadan2026
    @hassanadan2026 Месяц назад +1

    Amiin ya allah

  • @raqiyaabdiqadir8261
    @raqiyaabdiqadir8261 2 года назад +15

    Manshalaah ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰

  • @cabdishakuursiciid2722
    @cabdishakuursiciid2722 2 года назад +2

    عبد الرحمن بن عوف next maalin walba waan kaa codsadaa

  • @mahammedamiin7372
    @mahammedamiin7372 2 года назад +1

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @user-ct3yc8om6d
    @user-ct3yc8om6d 4 месяца назад +2

    aamiinaamiin❤❤❤❤

  • @updirahmanhajar1103
    @updirahmanhajar1103 2 года назад +6

    Keep goin proh from Mogadishu somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdirisaaqcali2433
    @cabdirisaaqcali2433 Год назад

    Allaah unaxariisto cali bin abii daalib

  • @Wafaa3-tx2wt
    @Wafaa3-tx2wt Год назад +2

    Radiyalallahu canhu😊

  • @cadaana8787
    @cadaana8787 2 года назад +7

    Legend alweys legend majidinho

  • @samriyemohamed-2030
    @samriyemohamed-2030 Год назад +1

    RABBI CID KASTO KA QAYB QAADATAY HA U RUMEEYO HADAFKOODA WAXKASTA OO AY KA CABANAYAANA HA KA KOR QAADO ❤❤🤲🤲❤❤❤

  • @ercela3672
    @ercela3672 2 года назад +2

    Allah ha ku bareyko codka waa la qiiyroda🥰🥺

  • @saeedsalah8791
    @saeedsalah8791 2 года назад

    Captain alle haka abaal mariyo ee buugii uu cali qorey ma helaysaa

  • @user-tg7yn9ti7q
    @user-tg7yn9ti7q 4 месяца назад +1

    Al hakuu naxariisto❤❤❤❤

  • @cabdicade6546
    @cabdicade6546 2 года назад +1

    Masha allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mohaamiin8097
    @mohaamiin8097 2 года назад +1

    Cumaam binu cafaan iyonkhalid binu waleed ayaan rabnaa abdi halim iyo maajidoo hadda awoodaan kheyr allaha idin siiyee

  • @abukaryare1300
    @abukaryare1300 2 года назад +1

    Scw scw scw ❤️ scw scw ❤️❤️ scw scw scw ❤️❤️ scw scw scw ❤️❤️❤️❤️ scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️ scw scw scw scw scw ❤️❤️ scw scw scw scw ❤️

  • @abdihafiidyare6638
    @abdihafiidyare6638 Год назад +5

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @sadiiqmuqtaar8569
    @sadiiqmuqtaar8569 Год назад

    صلى الله عليه وسلم

  • @samriyemohamed-2030
    @samriyemohamed-2030 Год назад

    صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @khadija-yc7rz
    @khadija-yc7rz Год назад

    I lahayow❤nalakulmi rasulkena scw iyo asxabtisa❤ inshallah ❤❤

  • @mustafemohamed2811
    @mustafemohamed2811 Год назад +2

    Scw scw scw scw

  • @SaharoArgasan
    @SaharoArgasan 25 дней назад +1

    Maasha Allah ❤❤❤

  • @maxamedalimaxamuud2787
    @maxamedalimaxamuud2787 2 года назад +1

    Macalin qaalid binu waliid noogu shekey

  • @xamseccasiis9035
    @xamseccasiis9035 2 года назад +3

    cali binu abiidaaliB🥰

  • @caynishariif2794
    @caynishariif2794 2 года назад +1

    m.a wll khaalid binu waliid pls

  • @kingboy9353
    @kingboy9353 2 года назад

    Zxp shaqo fican ba haysa ilahy haku barakeeyo 🥰

  • @canabdhagaweyne8506
    @canabdhagaweyne8506 2 года назад +2

    mashallah alah haku barakeyyo wll qaali ah guul mar walba

  • @hasanaxmed538
    @hasanaxmed538 Год назад +1

    Amin

  • @samriyemohamed-2030
    @samriyemohamed-2030 Год назад

    INSHALLAH RABBI HA INAGU KULMIYO JANADA INAGA IYO NEBI MOHAMED SALLALLAHU CALAYHI WASALLAM ❤❤❤❤❤

  • @samiahmed2
    @samiahmed2 4 месяца назад +1

    Janadee aaden dadkaas❤

  • @faaraxfeeytin6032
    @faaraxfeeytin6032 2 года назад +1

    M.allaah illaahay haku xifdiyo wll ku soco💘💘

  • @rachdimahamed7501
    @rachdimahamed7501 2 года назад

    Masha allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲

  • @iqraziad7294
    @iqraziad7294 Год назад

    Allah ha ka xafido wll abdi haliim ali

  • @malyunmalka1902
    @malyunmalka1902 6 месяцев назад

    Ameen ya rabi❤

  • @ayaanmaxamedducaale2036
    @ayaanmaxamedducaale2036 Год назад +1

    Marsha alaah

  • @user-xp2je8tf5p
    @user-xp2je8tf5p 4 месяца назад +1

    Scw scw scw scw ❤❤

  • @xaliimoxasan3376
    @xaliimoxasan3376 Год назад +1

    Aamin waa 😍

  • @cayuuniturkish6517
    @cayuuniturkish6517 2 года назад

    Amiin amiin amiin yaa rabi

  • @muslimahmalia9723
    @muslimahmalia9723 Год назад +1

    😭😭😭Cali bino abiidaalib

  • @deghed6935
    @deghed6935 Год назад

    Masha allaah illaahay haidin barakeeyo