Dacawalay! Dagaalkii Maanta Bilaw ilaa dhamaad dhimasho dhaawac xasuuqa shacabka yaa sababta laha...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 янв 2025

Комментарии • 78

  • @SaadoHasan-j1s
    @SaadoHasan-j1s 22 дня назад

    ilahay hau naxarisdo inti dhimatay inta dhawaca ilahay hau bogo dhayo gacan kaxaq daran ba dishaye ilahay qabriga hau nuro😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @CanabAwcali
    @CanabAwcali 23 дня назад +1

    😡😡😡dhiigu hainkaco arbo guul guuuuuul❤❤❤

  • @ismaaciilawcali8953
    @ismaaciilawcali8953 22 дня назад +2

    ku dhiiri galiya dadka reer hawd iyo resevre area in ay yurub ka sameystaan urur u dooda xuquuqdooda.

  • @abdulgadirmaacalesh203
    @abdulgadirmaacalesh203 23 дня назад

    👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @SaadoHasan-j1s
    @SaadoHasan-j1s 23 дня назад +1

    dadkeni iyado sonali iskuso bahaysatay ayaynu inaguna isqayqaybinayna aax aax tolay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😡😡😡😡

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 23 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Oscar-l4b
    @Oscar-l4b 23 дня назад +1

    we will take over nag nagta dhashay we are coming

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 23 дня назад

    😭😭😭😭

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km 23 дня назад +2

    dayus bolis wa in la iska celiya ayda aydu dhashay

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 23 дня назад

    Sax ninrageed ninrageed dhalay buufi cayayaanka keep going

  • @SucaybMohamed
    @SucaybMohamed 23 дня назад

    Ani shalaha

  • @Positive-Energy-Vibes
    @Positive-Energy-Vibes 23 дня назад

    😢 odayaashii waa la khiyaameeyay oo waxaa la yidhi tebelyada meesha ka saara si aynu u heshiino

  • @elmimahmoud4326
    @elmimahmoud4326 22 дня назад +1

    Wax walba oo dhibata ah ama ja isaaq ku dhaca waxa ka dambeeya saladiinta lugu shubto ee huwanta la walaqda

  • @Taleex2015
    @Taleex2015 23 дня назад +1

    Waa sax salaadiinta aya qaladka iska leh.

  • @RbleFiicane
    @RbleFiicane 23 дня назад

    GURIGAAGA AKHIRO WAA JAHANAMO ,EHELI NAAR BAAD TAHAY.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 23 дня назад +1

    Aniga waxay ila tahay gubida dacawalay in tahay jawaabtii gubidii ceerigaabo sida daaroodku u arkaan

  • @haydar378
    @haydar378 23 дня назад

    Wa in saanad military u baahna Ayana sid ugu dhaqso badnaa

  • @RbleFiicane
    @RbleFiicane 23 дня назад +1

    WARYAA N.BOLISKU QOLO KASTA WAY LEEDAHAY ANAGAD CARIURTAYADII OO DHAN

  • @KhaalidMaxamed-g7h
    @KhaalidMaxamed-g7h 23 дня назад +1

    Cagdheerta waa la dabsaaraya magaalo la gubaana magalo la gubayleedahy

  • @KhadraDaahir-b9z
    @KhadraDaahir-b9z 23 дня назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Aliya-i7c
    @Aliya-i7c 23 дня назад +1

    cagdheer waa 300 dhimashadoodu dhaawucuna waa 500 xasuuq ba,an baa loo gaystay rasaastuna waa been yaan waxa laguugu shekeen xagan arabka waa dhowr iyo labaatan dhimadhadu dhawaca ilaa 80 ah lakiin way xasuuqeen yeey police kii cuqubaday soomaali ka galeen dacawalay bay ka heleen

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 23 дня назад

    Maxaa.sababay.malaha.

  • @hindaicawimohamed9266
    @hindaicawimohamed9266 23 дня назад

    Tuug badtahay adigo idoora ogadeniya kuma dhaxdagalamiy kartid no wad ka guraysa no hargaysa kilalka shanad

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp 23 дня назад

      Hindaay hargaysa maad iigu iman

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 22 дня назад +1

    Way aar goosanayeen isaaq dhoohane nabad nabad

  • @ibrahimyusuf6408
    @ibrahimyusuf6408 23 дня назад

    Insha allah adigana waa lagu soo qaban

  • @XayaadXayaad-z5e
    @XayaadXayaad-z5e 23 дня назад

    Odayalshaasi waa kuwey somaliland kafadhiyi weyday waxkasta e halkas kadhacay odayadaa ayaa u sababa

  • @mhamadahala
    @mhamadahala 23 дня назад +1

    Waar ciyaaloow cagdheer ma taqaanaan oo biri ma gaydo.

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 23 дня назад +1

    Eedo cuqaasha Somaliland halalaayo waayo waasixran yihiin midakale huwantay lasocdaan dhamaan halaga saaro wadanka sitoosah hauraacaan huwanta iyagaa nahoosasinaya oo cadawga noojebiyey Alle hanaga qabto iyaga iyo waxa lahmaalaba

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 22 дня назад

      Ma sirxanee way la shaqeeyaan cadawga

    • @allfurqaniyachannel6496
      @allfurqaniyachannel6496 22 дня назад

      Allahu Akbar Allahu Amiin Amiin Amiin yarabilCalamiin

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 22 дня назад

      Madax dhaqameedka iyo kooxda duulaanku waa isku koox waa hordhicii masiixu dijaal iyana way halaagsamayaan ummadana way halaagayaan hala kala baxo reer shiikh isxaaqow fahma kooxdan cadowga ah

  • @abdirashidmohamed8890
    @abdirashidmohamed8890 23 дня назад

    Sabato waa 35 askari baad kibir ku disheen.Maxaa is lahaydeen baa dhici lahaa haddad godobtaa gasheen.SL gacan way kulaheed.Maydkii askataad layseen baad laba beri sku sawirayseen oo dreeskii gabdho u xidheen.itaas oo qalad baad samayseen maxx u ooyaysaa.

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 23 дня назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa madax-dhaqameedku waxay ka shaqeeyaan waxaynaan garaneyn.
    2.0. Waxa madax-dhaqameedka waxa wadatey hunguri xumo aad u liidata.
    3.0. Waxan dhahayaa waa shirqool ay ka dambeysey dawladda federalka ethiopia waana badheedh loogu talagalley.
    4.0. Arrintani waa mid badheedh ah oo loogu talagalley.
    4.0. Madaxweyne cirro arrimahaasi uma billowna waana arrin aan cidina qaadan karrin.

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 23 дня назад

    Waxaa soo dhany waa odayash isku shagaya madax dhagamadka ee dilaalinta ahy hadan lagu halay dadka iska qaban waa la inan dhamanay yaa isaagow is kaa shaday

  • @AyaanleCibaad
    @AyaanleCibaad 23 дня назад

    😂😂😂😂😂jaranimadu ma in cidaka lalaya

  • @Ciise-t6b
    @Ciise-t6b 23 дня назад +2

    Maxaa kasoo horeeyey miyaanay ogayn meesha in rag joogo laysma gaadhin Daba cayuun

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 22 дня назад +1

      Gaadmada iyo shaadhka dawlada ee aad maatida ku laysay faan ku noqon mayso

    • @allfurqaniyachannel6496
      @allfurqaniyachannel6496 22 дня назад

      ​@@KoosHassan-w9s...DHubuq dhubuq hore dhabanahays danbeleedahay...kuwaa Dawacadu Cunayso kubiiraysaan bi,idnillaah

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 23 дня назад

    13 kun oo Liyuu police ee Gobolada Af-dheer iyo Shabeele iyo Qoraxeey gurmad ah ayaa caawo kusoo hoyday Dhagax-buur una soo gudbaya aagaga colaadu kasocoto waxaana bilaabaya hub kadhigis guri guri iyo geed geed loo baadhayo. Qiime sare ayaad ku bixin doontaan dilkii waxshinamada ahaa ee Askarta loo geystey

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 23 дня назад

    Asc, war miyaadan iguana waxii ONLF Somaliland iyo punthland iyo Jabuuti kula kaceen, sow Ethiopia ka aysan gadanayn, punthland iyo Somaliland Qori AK47 ayey raga ONLF ku badelanayeen, war waxii 2023 January ilaa August 25 ka dhacay, Isaaq xasuuqa ha adkaysto, 1972 ayaa layn laydinku bilaabaysid, markii caynaanshe la diday, waxaa ku zigtausend 1988 markii diyaaradaha laydinku xasuuqay. Maxaa hadda xamar idinka yaal waa idinka maskabka huguri iyo kursi u raadsanaye , Isaaq Fakara oo caqliga ka shaqeeya..
    Somaliland

  • @ayaansiciid3819
    @ayaansiciid3819 23 дня назад +1

    Tirada dhabta ah ee dhimatay la ma yaqaano

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 23 дня назад

    Ilaa ood laascaanood cagta marisaan nabad mahelaysaan lkn sidii caruurtii ayaa la’idin sasabanaya Grd jamac’gala dagaal ka oo nabad kabaaqaya ayan arkayey ee run mododa ilaa burco ay qabsadaan waxba mafahmaysane nabad daarood haka qaadanina’ee meelkasta kaweerara siiba’dhulbahante aakhiro’udiraa

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 23 дня назад

    Odayal maha ee waa daalimin waa maxay nabada aay daarood ka baryayan marka la soo daayo hala laayo dadkii waxa iska celinayey baay hoosasiyen dhalinyaradu nimanka yaan maqli ee cadawga haska celiyan

  • @Suad-w8b
    @Suad-w8b 23 дня назад

    Isaaq midniimadiinu waa mihiin manta cadoowgiinu uu bataaye

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 23 дня назад

    Isaaqaw walaalkaa hawiye o 9:27 o irir ah oo kuu hiiliyey in badan ayaad shalay ku wiirsatay markuu jabiyey axmed madoobe oo ah nin ogaadeen ah nafsigii wakaa ku helay eena kaa daahin haku wiirsan walaalkaa jabay

    • @MustafaAbdirahman-oo9eu
      @MustafaAbdirahman-oo9eu 23 дня назад

      Jaaniska ugu fiican adaa hada haysta inaad jupaland qabsato ciidankii liyuu polis ee joogay raaskambooni waala soo celiayay

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 23 дня назад

    Way isir dilayan new police ku shaadh qabiil loo soo xidhay oo loo dawooladanayan shacabka masaakinta

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 23 дня назад

      Wa militaryg Ethiopianka dadkii dadka Dhamaayen Amarkaa WAxaa bixiiyeey Burhanu Jula iyo Abiey Ahmet
      Caagjeer waxaaba lama joogon
      Somaliland vs Ethiopia

  • @AbdiMohamed-q2w
    @AbdiMohamed-q2w 23 дня назад

    Haal nin oliyu bolisa ayakaqalisan magada odhan iyowaxa kunool

  • @abdirashidmohamed8890
    @abdirashidmohamed8890 23 дня назад

    Imisaad ku ducaysanayseen colaad Daarood waad heshee wax qabta.Haddad ku talisay Idoor intu is hubeeyo dagaal Daarood ha iclaamiyo waa beentaa Suldaanka uugu wayn amma Cirro kuma dhawaaqi karo ,

  • @mrbaashebaashe1493
    @mrbaashebaashe1493 23 дня назад

    Hadaad war la soo fadhiisatay maxaad u sheegi wayday 300 iyo dheeraad ka iyaga laga dilay ee meel ay kala dhigaan maydkooda la waayay. War buuxa soo sheeg ama iska aamus mise iyaga ayaad views ka raadinaysaa

  • @AxmedSheekhabdirahmaan
    @AxmedSheekhabdirahmaan 23 дня назад

    Wall waad qaldantay waxaad ku qaldantay ereyga ciidankii s laand ayaa dagaalka dacawalay kujira oo diraysguu isga siibay waad ina cebaysay

  • @CaliXasan-rm6ni
    @CaliXasan-rm6ni 23 дня назад

    war isla xishoo anigu horay baan kugu sheegay idinka ha la idin xisaabiyo

  • @mhamadahala
    @mhamadahala 23 дня назад

    Biri ma gaydo malle

  • @Oscar-l4b
    @Oscar-l4b 23 дня назад

    aba cigar wa qalin dambe Ogden ba dishay wad sexane cala cal rago

  • @hindaicawimohamed9266
    @hindaicawimohamed9266 23 дня назад

    Xaqdarada ayad lajabaysan idoorow fidnada jojiya

  • @AbdiMohamoud-nv5eo
    @AbdiMohamoud-nv5eo 23 дня назад

    Waxa laascaanood iyo dacawaley. Odayaal jaahiliina caado qaatayaal bilaa damiir yaan dib dambe loo dhegeysan

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 23 дня назад

    isaaqow hurdaa anu ka toosno isaaqa ethiopia weliba ciidamdiiina samaysta waydiista dowlada dhexe una shega inad tahin ethiopian dhulkiina iyo dadkiina aan la idinku mamauuli karin hadii kale weligiin sidas u calcala war yaa idinka badan meesha ethiopia wa guri isaaqdireed malin ba mdba la weeraya war tashada oo wadanka amina oo samysta ciidmao ciidamo madaniya sameeya kaibna walaidin qaramanaya hj arab h a garxajis ayub kli wad degtane maxa idinka khaladan cisie samroon akishe dhaman wad degtan meesha gaoabladiina u halgama oo tashada oociidmao qorta idin difaava

  • @AyaanleCibaad
    @AyaanleCibaad 23 дня назад

    Kow ma joto waa ino hargasa

  • @iwadaloethiopia7924
    @iwadaloethiopia7924 23 дня назад +1

    Argagaxisad tihiin waa darguini kkk

  • @jamawarfa6267
    @jamawarfa6267 22 дня назад +1

    Waryaa isaaqu may waasheen horta maxay cunee horta qof idinka harimaayo

    • @allfurqaniyachannel6496
      @allfurqaniyachannel6496 22 дня назад

      Subxanallaah Subxanallaah Subxanallaah Xasbiyallaah Wa Nicma Wakiil...WaCalaykum

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 22 дня назад

    Waa argaagiixiiso de waanaa laa dhaamaayn adaan suune ayaa meeshaa soo gaalay😅😅😅

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 22 дня назад

    DDS Kolkes Reer Xasuuqaan Kadib Bey Nabadeeyaan hada isaaq waa la xanuujiyey weeyna isdhiibiyaan laga adkaa isaaq war isaaqu jilic sanaa kolba hadii dhulbahante xasuuqayo hadana ogaadeen uu dowladnimo kudilayo kolkii horena Mariixaan iyana shaati dowladeed ku dilay wax iskama dhicin karaan meeyla midoobaan ama mideeyaan beelaha direed ama Hawiye kol hadii eey ka cararayaan dadkii dad ugu xigay sida dirta kale iyo hawiye sidaa buu daarood u leynayaa kol uu soowato Ethiopia ama Soomaalida kale.

  • @iwadaloethiopia7924
    @iwadaloethiopia7924 23 дня назад +1

    Wad waalantihiin lascanood baa shacab hub dhigis idinkuu samayay ee Ma nyuu booliskad uu babac dhigi kartiin kkkk