Dood Part 1, Nimankani Waa Kaaf & Kala Dheeri🤔

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 187

  • @nadifodhalow5781
    @nadifodhalow5781 Год назад +28

    Every woman 👩🏼 is not same . I worked hard take my kids and myself worked 16 hours bought my own car $35,000 dollars ok I don't depend man his money.

  • @nadifodhalow5781
    @nadifodhalow5781 Год назад +9

    If i don't like thing he is doing i will speak out. We have to respect each other in order to continue our relationship.

  • @nadifodhalow5781
    @nadifodhalow5781 Год назад +4

    I remembered when I marry my ex husband his mom told me why did I bring my car with me . I told her her son don't have car and i need my car for work for everything.

  • @nicemhr1935
    @nicemhr1935 Год назад +6

    Faysal waa geesi wiilasha soomalida faysal camal bay ubadanyihiin lakin waxan dulaystayaasha ah ba social media isku so maqiiqa

  • @Ali34388
    @Ali34388 8 месяцев назад

    Sax sax sax hooyo Somaliyed alaah ha guuleyo waalafdhabarta umada Somaliyed ❤️🥀❤️🥀❤️👏💪👍🇸🇴

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад +3

    Waa bahdillaad ta ah reerkooda ayaan ka soo qaaday culayskeedii

  • @awaledahir2587
    @awaledahir2587 Год назад +1

    Fathia Alle Ku Sharfo Aad Ban Ula Socdaa Barnamijkaga Keep Going Wll . Tan Labaad Faysal Waa Saaxibal Caqli Inta Uu sheegayba Waa Xaqiiq. Ramadan Mubarak

  • @FartunHussein1
    @FartunHussein1 Год назад +1

    Treat her like queen first and she will definitely treat you like king

  • @halimafarah6695
    @halimafarah6695 Год назад +1

    Dear Fathia, Mashaallah I am proud of how far you have come. I remember watching your videos 15 years ago, when you had the short film and was very impressed with your intellect and charisma. If you don’t mind can I have your email, I have something to share with you. Wish you more success walaalo!!!

  • @nadifodhalow5781
    @nadifodhalow5781 Год назад +3

    So telling as to say our husband yes treated as like babysitter and cheated as still say yes wow. I am sorry I choose to be single eat popcorn and drink tea with out stress single is better then miserable.

  • @hodanmohamed3204
    @hodanmohamed3204 Год назад +4

    Maasha’Allah Dadku is ku garaad iyo isku garasho ma ahan, Feysal Xawaase waa indheer garad Barakallah.

  • @ilhanismail9631
    @ilhanismail9631 Год назад +2

    Yes yes ma jirte qofka qawl buuleyahay iyo qof nimo gabadha wa ti hadasha

  • @ayanali7911
    @ayanali7911 Год назад +1

    Mansha allaah faysal wacyi galin sii dhaliyarada waxaa tahay wayoo araag .

  • @sadiyomohamed303
    @sadiyomohamed303 Год назад +3

    Allah wlhy Faysal waa ragedi caqligisanba kahelay mash allah

  • @princessaynaartan804
    @princessaynaartan804 Год назад +6

    😂😂😂😂 fathiya ❤wan ku wataa walle aftahnimo laguu daa part 2 noola soo dhere

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO Год назад +1

    Calal Caqal. Xumahaa in la isla wajahay. Cid welibana laga hellaa baa anigu ii macna ii samey nayaa aad iyo aad waa bogaadinayaa barnaamijka kan ❤ mahadsanidiin. idilkiin. Garratankaa xeel iyo xeer ixtaram huwan.

  • @umusara996
    @umusara996 Год назад +1

    Maanta ayaa runta loo sheegay thanks sister

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 Год назад +1

    Maashaa Allah tabaaraka Allah maanta fatxiyaay wax Wanaagsan oo fiican ayaad soo daysay,markaa Wllo inoo soo badi ✌️💕💕💕

  • @fardowsa9500
    @fardowsa9500 Год назад

    saaxiibada waa kuwa ugu horeeya oo guryaha dumiya inga waxaan kukala taganay fadhi kudirir wasakh iyo baalinimo iyo ur asgoon waxtar kalaba lahayn

  • @calisiciidmuuse959
    @calisiciidmuuse959 Год назад

    Asc wll farxiya alaha ku barakeeyo nin ku anfacana allaha ku siiyo

  • @nicemhr1935
    @nicemhr1935 Год назад +3

    Waxan cuucle wa kii Malyuun Rooble caayijiray miya

  • @khadougahmed5608
    @khadougahmed5608 Год назад +2

    Guys, you have to be patient for women. Poeple have to understand each other and respect with dignity. Dulqad iyo gala danbayne ayu marriage successful guh noqda, so qofwalba waa in masuliyadisa qaada.

  • @hamdimohamed9
    @hamdimohamed9 Год назад +1

    She's not clothes that you bought from the store.

  • @da7988
    @da7988 Год назад

    Go Faycal Masha Allah tabarakallah thanks telling the truth. Somali men never grow up.

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 Год назад

    Faysal xawaashe waa qof caqli badan

  • @sulekaahmed1527
    @sulekaahmed1527 Год назад

    Asc maanta oo kalana madaxaa na furan .inamo bisil oo qiima badan baad soo fidhiisisey Fadxiyo jilbahaad noo aastey waxaad noo kaladhaqaa jisay mashaa allah wll

  • @nicemhr1935
    @nicemhr1935 Год назад +7

    4:33 kaas aqli xuma wuxuba uhaysta naagta inu so iibsatay
    Cantarabaqash yaa dhegaysanaya 😂

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 Год назад +1

      Midaan la yaabay wa taas😢Naagtu guursada dhiban.Qof dhan oo Xaaskii caruurta hooyadoda Jirka iyo qalbiga u dajin lahaydu ba raba ineey adoon wax ka liito ahaato.Horta inta qabta fekerkaas Car mey ku dhahaan Inteysan guursan Abaayo adoon ayad ii ahaneysa🤣Sidey malab u yihiin guurka ka hor ka dibna Bisinka Mas 2 af leh.Yaab.

  • @barwaqobahjacooking3263
    @barwaqobahjacooking3263 Год назад

    Subaxan Allah adieu sowaj salaxa ah matahy huno? Dee ma asxabihiban naqony

  • @zubaida9817
    @zubaida9817 Год назад +2

    Asc habo mcnto nimankaan cuqdada dishay oo nacaybka dumarka ka buuxo haka neefinin waa sidii qof matag haayo oo lasoo cararay kadibna yimid maqaayad la dhooban yahay si'dadka dhan ay u soo fiiriyaan matagiisa natiijana kama heleysid doodooda waa niman ciilan cub ku xir jaanisna ha siin hana u ogolaanin

  • @najma649
    @najma649 Год назад

    iyaduna yes bay leedahay

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 Год назад

    Salaam fatxiya iyo dhamaan caruurta soomaaliyeed badankood waa agoon aabo leh taasina waa nasiib daro ,nin rag ah waa kii og dumar qadarintooda ee mid waliba ee nin ah rag laguma sheegi karo wabilahi tawfiiq

  • @koradabdi4267
    @koradabdi4267 Год назад +1

    Fadxiya walalo I love you marka hore marka Cigna ilaahey ha ku barakeeyo marka xigta willka ku amaanaya bal wakhti sii inuuba mid kheyr qaba noqdo baa laga yaabaye he is cut siduu u hadlayo

  • @bilaahmed2515
    @bilaahmed2515 Год назад +3

    Ala runbada. Faysal xawase ❤

  • @hothanmuhamad5864
    @hothanmuhamad5864 Год назад

    Maasha allah faysal waa waayo arag waa codkar

  • @thesouthsidegirl9463
    @thesouthsidegirl9463 Год назад +6

    Faysal xawaashe ❤❤ Allaha sharfo yaaqee Allah noo badiyo isago kale

  • @abdirahmanosmanali6667
    @abdirahmanosmanali6667 Год назад +1

    Good debate

  • @nadifodhalow5781
    @nadifodhalow5781 Год назад +4

    His still think his single man want to go hisloser friends don't have life. I helped him buy his 18 wheeler help him drive my own car I worked make him someone.

  • @khadrarashid6709
    @khadrarashid6709 Год назад +1

    Yes yes kulahaa 😂
    Xagay yes ka imanaysaa adigii baa now igu lehe

  • @ilwaad9413
    @ilwaad9413 Год назад +1

    Doqon iyo geesi shekaystay 😂faysal 🤴

  • @saynubsharif4191
    @saynubsharif4191 Год назад

    Maasha alah alaha ku xifdiyo faysal xawaase asagoo kalana alaha badiyo dadku isku garad ma aha

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 Год назад +1

    Yaahuu I mood kani waa xila gube. War aduunyada cunta la aan majiro . Adoonsigana waa la abolished gareeyey qorqodoow.

  • @naciimomagamed9386
    @naciimomagamed9386 Год назад +2

    Wooow inanaka axmed ee clips ku dhamatay yaasaaam waa nin raggeed walee 🎉

  • @deeqoabdulle2755
    @deeqoabdulle2755 Год назад

    Farhiyo waan kusalamay waan ku jacelahay

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Год назад +3

    Gabadhu culeeys bay ahayd kan fikrad khaldan buu aaminsan yahay

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 Год назад

    Rag: Gurigeedaan Ka soo watay😅Dumar: 😅😅 maxaa u soo wadatay😅😅😅
    Rag: Masuuliyadeedaan qaaday😅😅😅
    Dumar: waa Ku qasbantahay 😅😅
    Rag: waa in xaas keeyga I maqashaa😅😅
    Dumar: adiga ma i maqashaa😅😅
    Rag: waxaan rabnaa yes yes yes 😅😅
    Dumar: No no no no no no no no no nowwwwwwwwwwwww2😅😅😅😅😅😅

  • @DJavaALi
    @DJavaALi Год назад

    Waa nasiib daro in sadax is kaabula ah ay kawada shee keesanaa yaan Arimo quus is qabo ayaga nah ay qebrad na u laheen

  • @fadumahussein4864
    @fadumahussein4864 Год назад

    Faysal haduu Naag help jimciyada duleystaha. Ku biixi diinaa

  • @ahmedmohamood8380
    @ahmedmohamood8380 Год назад

    Runtii farxiya waa run sheeg .......dee walaal afkaada malab lagu qabay walaal

  • @arwacadeey4284
    @arwacadeey4284 Год назад +2

    Cabdi khasarayaasha dhaga dhaaf fathia l

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Год назад +10

    Farxiyay Faarax amaantisa wa xiise😂Alla maxa gabar dhaaxa Amaan Nin amaaney oo la yiri wan ku jeclahay Talefoon an kala joogsi leheyn loo so direy Ka dib jacayl moodey Bahal cadowa uu ku noqday.Maxan waayo u so joogey Hadalkan yar ee macaan.🤣

    • @abdikhadar7534
      @abdikhadar7534 Год назад +1

      Dee Naagaha ayaa lagu Soo jiitaa ragu waa caqli badan yihiin wax yaroo amaan ah ayey gabadha dhac ku siinayaan markaaseey moodaa run markaa baa lagu Soo xero galinayaa markaa baa caruur looga dhalayaa 😂😂😂😂😂😂😂😂 amaanta raga waa been maxaa la idinka amaanayaa ma xuural ceyn miyaa tihiin waa Maya just dirac qoorta ka Weyn iyo googorad buuma alfalaax ayad wadatan dharkaas aaba nacay aniga xuux😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 maah maahdii ma iowday ee eheyd: naaguhu been baa lagu Soo xera galiyaa runa waa lagu dhaqaa. Nnkii naag run u sheego weyba ka carareysaa. Marka naaguhu beenta iyo mala awaalka iyo khiyaaliga ayey aad u jecel yihiin oo khiyaaliga ayey ku nool yihiin. Dabaq Ayan ku dhisayaa. Dahab Ayan ku iibnayaa. Baabuur Ayan ku gadayaa. Sopping Ayan ku sameenayaa. Guriga fadhi qurux badan Ayan ku dhigayaa waxaas oo dhan waxba kama jiraan just waa la idinku Soo xera galinayaa waa caqliga raga see ku dhahay sifican sow wax kuguma sheeginoo 😂😂😂😂😂 rag hadii aa nahnay been iyo khiyaali lee idinku xoo Xero galineynaa haduu Alle idmahayo. Yaa wayay ninka dabaalka ah oo Naagaha run u sheegayo tii naag eheed been jeclaa aduun kale oo been ah Ayan u sawireynaa 😂😂😂😂😂😂😂the hell out

    • @nimcocali4005
      @nimcocali4005 Год назад +1

      @@abdikhadar7534 beenn cadaab aaakhiraa sugayaa

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 Год назад

      @@abdikhadar7534 Mooryanimad ku faaneysa, Acudubilaah Aaqira war ku yaal.Aduunyo na facaa wad ka hartey oo waxad tahay mid la gumeysto aduunki ka harey Calashaan wa dambiga gabdhaha ad ka galeysiin.Mida kale Nasiib wanaag Gabdhaha sidii hore maahan Beenta dhinacodey ka barteen😁😁😁😁Adinka waalan dono sidey mid walba idinkaga carareyso.Yaa raashin idiin karinayo hurdayaal ad tihiine Naag la' aanted wad ureysiine.Ha isku waalanina Cidlo darteed😁Ilaa intad nooleyden Hooya idin cawisey Walashiin idiin cawisey Hadana Xaaskii marka ha waalanina

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 Год назад

      ​@@abdikhadar7534 Naftaada ka hadal walal shakhsi ba tahay, Nimanka ragga uma baahno inay been dadka ku siraan waayo Ragganimadiisa ayaa banaankaas taalaa oo naag kasta so jiidanaysa. Only Abdi khasaaro ayaa been ku sasabta gabdhaha yar yar teenage ka ah ayagana markay ogaadan waa ka tagaan gadaalna maso fiiriyaan.

    • @marwo2285
      @marwo2285 Год назад

      ​@@abdikhadar7534 😂😂😂😂 kir masiibay

  • @mohammedajay26
    @mohammedajay26 Год назад

    Maansha allaah faysal xawaase

  • @fadumohassan2164
    @fadumohassan2164 Год назад

    Waxa ay Gabdhaha Qurba ha single mother u yiheen waa. Nimankee oo masuuliyadee ka tagay, waayo waxaan ku soo kornay meel shaqaale kuu shaqeeyo eedo joogto Adeer iyo qaraabo leh.
    But here all you have is your husband and they don’t want help all they say is you acting like white white woman nooo if your wife needs your help it doesn’t mean she is changed.
    Respect!

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 Год назад +1

    Nimca jookar inta Faysal Hawaase heshay ee haddana Ilkacase qeys guursatay!!

  • @najma649
    @najma649 Год назад

    gurugooda cuno kama ay waa yin waana gurigay kadhala tay adeer

  • @nadifodhalow5781
    @nadifodhalow5781 Год назад +2

    It's funny are we in Africa you listen what he says yes 😂

  • @nasriyazaden3173
    @nasriyazaden3173 Год назад

    Farxiyo qaali habo walaashay dhashayeey waa kujeclahay

  • @sulekam1806
    @sulekam1806 Год назад +1

    Asc walaalo faxiya waxaad ka hadashey good point dumar ka soomaaliyeed they work hard caruur tooda inay horumar gaarsiiyaan mar ka in ta aaminsan inay gabdhaha ay iyagu soogateen buufi walaalo.

  • @muhubojama1231
    @muhubojama1231 Год назад

    Farxiya cabsiye abaayo waan ku jeclahay waxaad tahay qof aad daacad u ah duleyste yuusan ku xiijin kani ragu isku mid ma ahan mid wanaagsana wuu lee yahay ilaah subxaanu watacaala haku xifdiyo

  • @ubaxosman2676
    @ubaxosman2676 Год назад +1

    Abaheed ma intu gacanta kusoo qabtay ayu ku yidhi way i cusleysee igaa kaxayso NO wad is jeclateen abeheed wad waydisatey

    • @xasiibaomar1871
      @xasiibaomar1871 Год назад

      Waa run kulaha culays ma qof ayaa beerkiisu culaysiya

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 Год назад +2

    Farxiya fasal iso qabo please ❤wa nin fican😅

    • @hodan8785
      @hodan8785 Год назад

      😂😂 qabso qabso

  • @fadumahussein4864
    @fadumahussein4864 Год назад

    Waa runtiiiiiis

  • @bilaahmed2515
    @bilaahmed2515 Год назад +5

    😂😂😂😂😂kani waa ka dumarka nolasha ku cidhidhiya guriga haka bixin yidha war baga tag

    • @yasmin8196
      @yasmin8196 Год назад

      Wan naxay walahi, ha iso Marin dhe😭

  • @amalabdi1961
    @amalabdi1961 Год назад

    Habaryar waxan aad ka shee kanayso ma qoom Soo socda aad ka hadlaysa

  • @fatimamuuse3741
    @fatimamuuse3741 Год назад

    Ala fatxiya qosolsana
    Naag nool mshâ alh

  • @yasmeinabdi1042
    @yasmeinabdi1042 Год назад +1

    Muxuu ahaa cabdi khasaarahan caqligii 60kii hayaa gabdhaha ma adoomo la iibsado ayuu u haystaa maan-gaabku

  • @khadrashegow4252
    @khadrashegow4252 Год назад

    Ilaa did he said gabadhan culeys bey reerkeeda ku heysey?

  • @nimofuadadam2151
    @nimofuadadam2151 Год назад +1

    Ninka Ragga ah ee yaqaana masuuliyada Saaran ee aad ka hadlayso waxba Kama xumaadaan. Waxaa laga hadlayaa ka dayaca reer ka ee marka ay kala tagaan gabadha ciyaalkana waraaqda siiya.

  • @yasmin8196
    @yasmin8196 Год назад +1

    Fadxiyay, ninka ku qabso o inaga hubi afkisa iyo aragisa iyo ficilkisu inay is leyihiin.🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад +1

    Ilmaha iyadoo gelinaysa haddana ma ummadda ha arkin baa

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 Год назад

    Waa fani ❤🎉❤

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp Год назад

    Faysaal waniin aqlaaq lee fananiintaa caytantaa maaha

  • @xafsamaxamed9648
    @xafsamaxamed9648 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @najma649
    @najma649 Год назад

    gabadha ilaah baa karaa meeyey

  • @najma649
    @najma649 Год назад

    hadaad adugu yes tiraahdo

  • @ashamohamed9299
    @ashamohamed9299 Год назад

    Mr cawashe well said 😂👍👏👏

  • @xafsamaxamed9648
    @xafsamaxamed9648 Год назад

    farxiya kan qanci

  • @Username11249
    @Username11249 Год назад +3

    Fathiya,doo daada cay iyo af lagaado ka buuxda miyaanad doodi karin adiga oon caytamin bal dib isu dhagayso.dumarka soomaalidu sidaasay u badan yihiin maxaad u malay naysaa gabadh dood xajin kari wayday oo disrespect u hadlaysa hadaad guri isugu timaadaan jawaabta way muu qataa

  • @kinsialin8009
    @kinsialin8009 Год назад

    Yaa salaam labada nin Kala fadilan farxiya

  • @saynab2031
    @saynab2031 Год назад

    Alla faysal xawase runbadana

  • @sucadmw9109
    @sucadmw9109 Год назад +1

    Gurigooda ma dhib may ku qabtay maxay tahay gurigoodi ban ka so waday ma lacag baa qof goysa war fikirka qaldan raga soomaaliyeed ka buuxo baad ka hadlaysaa faysal xawaase waa qof qaaliya haduu hadalkiisa iyo dhaqankiisa is lahaadaan ragow caadi iska dhiga oo hablihiina qiimeeya oo kor uqaada sharaftooda iyo qiima hooda gabdhuhu mar kay guursadan culas iyo cuqdad baad ku noqotaan badankiin ragow naag walbaa nin qiimabadan bayrabtaa bro qofkaa qiimaysaa ku qiimeeya inaa wax awarto hadaa jeceshahayna ka samayso wax walba waa laga kasbadaa sowjada saalixada ah

  • @princessaynaartan804
    @princessaynaartan804 Год назад +2

    Tiktok miyaa lagu qabtay doodan haboy aan la socde

  • @fauziahashi8469
    @fauziahashi8469 Год назад

    Dumarko iyo raggo isko mid ma wada ah oo waa bashar, sababhuna waa saas oo wa kala duwantahay

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme Год назад +2

    Naagahani waxay fiirsadeen too much sitcoms. Sheekooyin khiyaali ah ayey run moodeen.

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 Год назад

    Hoogay ma qof ayaa walidkii culays ku ah bal eeg waxa uu ku hadlaayo uf

  • @norajabril7955
    @norajabril7955 Год назад

    Waaaaw

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 Год назад +1

    Ilayn faysal Waaba legend

  • @suadhussein1669
    @suadhussein1669 Год назад

    Aniga waxaan aamin sanahay noloshu in eey tahay wax labada qofood ka dhexeeysa qof walbana in lagu ixtiraamo qeeyb tiisa laguna sharfoe dumarkana iyagu wa in eey kore isku soo qaadaan inta ragu qabto weey qaban karaan in eey nine uun wax ka sugtor ma fiicna wa in eey wax battaan shaqeeystaana

  • @fauziahashi8469
    @fauziahashi8469 Год назад +1

    Hadaad wax u siisay inay ku jeclaato oo ku daba socoto waad qaldantahay. Masool baanad aheyne adoonsi baad rabta iyaduna xaq bay uleedahay adiga iyo hantidaadaba uskaga tagto

  • @ahmedmohamood8380
    @ahmedmohamood8380 Год назад

    Farxiyaay faysal jawaabtaa waa u fudeed ma ku dhaqmaadee

  • @zamzamyoussef2194
    @zamzamyoussef2194 Год назад

    Faysal waa nin wngsan oo wax fahansan lkn inankaa kale training buu ubahanyahay yaa kuyidhi inantu guriga hoyadeed culays baykuhaysaa 🤔

  • @achaaigal3722
    @achaaigal3722 Год назад

    He’s changed

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 Год назад +2

    Cantar baqash haduu meerinayaa 😆. Faysal waa legend . Mahadsanid ina abti

  • @ahmadcabdihalas986
    @ahmadcabdihalas986 Год назад

    Gabadhu iyadaa gurigeeda masuul ka ah waa hadal halkii uugu danbaysay oo meel loo dhaafo jirin✋

  • @monayasin7995
    @monayasin7995 Год назад

    Walee faysal waa runtii nin rageed

  • @fauziahashi8469
    @fauziahashi8469 Год назад

    Caqligaagaso waa sababta keentay in guurba laga faano.

  • @ayousef4668
    @ayousef4668 Год назад

    Faysal an inan siiyo

  • @n5tv351
    @n5tv351 Год назад +1

    ههههههههههه منشاة الة 💯✅👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @najma649
    @najma649 Год назад

    gabadha waa boqorad

  • @cabdicadow1472
    @cabdicadow1472 Год назад

    Ninkaasi muxuu kahadlayaa

  • @wm9669
    @wm9669 Год назад +1

    Itaqillah. You call yourself a filmmaker and a motivational speaker but all you do is talk about how men are bad and how people are bad.
    It’s is Ramadan
    How awful is it that it has become even shameless during Ramadan.
    Hodan naleyeh was the only somali woman on social media uplifted and brought positivity out of humanity.