DAAWO Puntland Soomaaliya Quus Ayey Ku Socotaa Waxaana Halis ah in Burburkii 1991 Lagu Laabto

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 дек 2024

Комментарии • 33

  • @Madaxey-r2f
    @Madaxey-r2f 19 часов назад +3

    Puntland Xudduudeeda ha ka xirato Mooryaanta Dowladnimadii loo dhiibay Qabiilka u beddeshay ee Qoriga la carareeysa! Jubaland guul. From Gedo

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 21 час назад +1

    JUBALAND GUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤❤

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 21 час назад +1

    WAR MAANTA HA DOONDOONINA SOOMALIA 😢. IDINKAABA LAYDIIN TASHADAY. CALOOL JILAYCA ISKA DAAYA REER PUNTLANDOW.

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 4 часа назад

    Kan in lasooqabto asagana, Puntland waa sharunaas umada Allah haka qabto.

  • @aliyussuf7106
    @aliyussuf7106 4 часа назад

    SOMALIYA waa u dhammaatay!! ..maalintii GURGUURTE ajaanibta & cawaanta wadasocda kernsadeen SOMALIYA waan ka quustay…GURGUURTE Waa khaa’inkii ugu fooshaxumaa oo abid SOMALIYA ajaanib u keensadeen inay ku dumiyaan waana LAHAYSTE u shaqeeya waddamo cadaw ku ah Somali jiritaankeeda asaga beesadaada GURO ayaa lagu qanciyay!! Dufkubax🙈🙈🙈

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 11 часов назад

    Majeerteeen somlilandna ma ogola Somalian mandola dee ethiopie isku dhiiba federalka welcome.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 21 час назад

    SOMALIA HAWIYAA DUMIYEY. MAAHA DAD IS QABTA. KA TAKHASULA OO DULKIINA DIFAACDA. DAWLAD WAA KU DEYSEY😊

  • @dr.awliyobuh5169
    @dr.awliyobuh5169 9 часов назад

    Maamul ka Puntland baa shacab ka reer puntland quus ka taagan tahay

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 17 часов назад

    Xasan sheekh wuxu shidalka kasoo qataa jabuuti ismacil cumar geele wuxu rabaa inuu noqdo ismacilka soomaliya

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 21 час назад

    Dadkiisa baa jecel axmed madoobe nabad baa lagu nolyahay jubaland
    Xasan muxu xamer unugaleh u leeyahay oo uu familkiisa ka liyah dowlada ugu safay
    Been abgaal male jubaland

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 21 час назад

    ARINTA DAGAALKU KUMA KOOBNA XASAN SHEEKH‼️ WAA QORSHE IRIR IRIR SOO DHISEEN MAR HORE. MA RABAAN WAX LAWADA LEEYAHAY. DAAROODOW BEELAHA LA WEERARAYO WAA IDINKA. RUNTAA FIICAN.

  • @shh56726
    @shh56726 11 часов назад

    Moryantan hawiyo dowlada nimo ha la daba ordine, Garowe dowlad Somali ka dhista.

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 17 часов назад

    Xasan sheekh hala qaarjiyo si loo badbaadiyo dhalinyarada abgaal ee uu soo kireeystay xasan.

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 17 часов назад

    Sheekadu somali waxaa qaybsanaya wadamo shisheeye somaliduna iyadaa isu cadow ah

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 21 час назад

    XAMSE NACAS WAA DANAYSTE😂. MAAHA NINKAAD MOODAYSAAN. WUXUUBA ISKU RABAA JUBALAND IN LA SIIYO😂

  • @HakimaJimale
    @HakimaJimale 21 час назад

    BURBURLAND BEENTA JOOJI

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 21 час назад

    WAR KAIRAADKA DHULKA DAAROOD BAA LOO SOCDAA OO TURKI LAGA GADAN RABO. XASAN AYAX TALO XUMO LOOSOO DHIIBAY BUU KU SOCDAA😂. BAAHANE IMAAN LAAWE WEEYE ISKA SOO SAXEEXAY WAX KASTA OO LA AQOON😂

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 9 часов назад

    badbaadi meyso ee dani ayaa waxii ka dhaca soomaaliya ka masuul ah ama ha u tago oo hala hadlo waxa ka dhaxeeya ha xaliyo haduu diiido xalka cid disha ha u diro dani ayaa u heysanaa waxii ku dhaca iyo wax ku soo socda doowlado dalalkoodii holiyey ayuu soo wataa si ay soomazliya u gubaan asagana xukunka ugu hayaan xasana waa jaahil siyaasad aqon kuwa la shaqeyana waa isagoo kale

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 20 часов назад

    ninkaan aduunba lamasocdee maxaad meesha u keenteen malugooyaa mise waxaad waraysataan ayeey waydeen

  • @rocky4066
    @rocky4066 13 часов назад

    Doqonkani yaa meesha ka wada jaahil kasto garavati sooxirta ayaa iska had hadlaaya oo siyaasad laga wareeysanaayaan

  • @bashirgaryare83
    @bashirgaryare83 21 час назад

    Xagjir baad tahay

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 16 часов назад

    Naga miyaad nawaalaysaan 25 sano oo puntland dhisnayd hal reer baa qadeeya tan labaad shalay farmaajo ayaad saas udiidanaydeen casan idinkaa noo keenay qaylada dhaafa dowlada ràaca

  • @88awale
    @88awale 19 часов назад

    Af qashuushle cabdı bıle waxba tarımeysıd

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 21 час назад +1

    PUNTLAND GUUL IYO GOBANIMO. ❤❤❤
    LAAKIIN SOOMALI HA DOONDOONINA EE DANTIINA KA SHAQEEYA❤

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 12 часов назад

      Ninka muxu u calacalayaa hadu dowald noqo karo Ethiopia 🇪🇹 dabada la gashay not somali 💣💣💣👎🏻👎🏻

    • @SarahWarsama-o8u
      @SarahWarsama-o8u 7 минут назад

      HIHI 🤭 AKHAS.
      ITOBIA WAAD KU WAALATEEN HADANA WAA XASAN TUUG WAXA RUUTU KA BARYAYEY IN ABI AXMAD LALA KULANSIYO🤣. XASAN BAAHANE BAA DALKII IYO BADII UU U SAXEEXAY LACAGTEEDI ABI KA BARYAYA. MUSE BIIXI NA WUU U DIIDEY. SOMALIA WUU GATAY TUUGU😅. SHALAY NA KALUUMAYSATADII MUQDISHO BUU CAGAF MARIYEY OO BARAKICIYEY. ALOW CEEB ASTUR. WELIGIIN BA CEEBTIISA QARIYA. LAAKIIN CIDA KU DHIBAN WAA HAWIYIHII REER MUQDISHO😅

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 19 часов назад

    😂 somali baabi isee maxaa idiin hadhey? Ma dadkaad cuneysaan? Mise xabaalahaad iibsaneyaan,😅 jubbaland iyo inta kaleed dooneysaan inaad ku duushaan idinkoo sharcigii federalka burburiyey , xoog iyo laaluushna ku haysta parlamaanka 😅. Lamana qaban karo ,duulimaadna waa la iska kii celin😅.

  • @HakimaJimale
    @HakimaJimale 21 час назад

    Do not change the subjecy

    • @AliAbdi-g3o
      @AliAbdi-g3o 21 час назад

      Who change?xassan tuug abha ah why not

  • @Ahmed-tu5wm
    @Ahmed-tu5wm 22 часа назад

    Puntland baa hadleysa markaa maqasho somalia baa horumar gaartey

    • @abdulkaderjama1494
      @abdulkaderjama1494 17 часов назад

      Horumarka aad sheegeeysid xasan sheekh keligii taliye wuxuu doonayaa in uu puntland u burburiyo hala dilo xasan sheekh Kim Jon unka soomaaliya.

  • @yuusufcabdimaxamed3859
    @yuusufcabdimaxamed3859 7 часов назад

    Uoouyy