Ilaahy ban cafmad ku weydinayna insha allah ilaahy khaatumada khayr hakugu khatimo aamin uso duceyaya somaliyey wa wiilkeni o xanuusan 😓 Milic kama hadhgalo Kama hoydo dhaxamaha Waqtiguna dhan bu iga dhaafaya Amazing song abdi yare😮❤
shucayb mohamed haaheee waynakaaaaaaaa Dee xagiinaasna waxaa ka dhashay hasan Adan samatar abdiqadir juba waynakaa hadaba Baxsan Iyo qaarkaloo badan from boorama
shucayb mohamed hahahahhaahhaaaaahahaa masaajidka ciyaarta ka daaya dheh lkn faladagan ababa iska dhagaysta hello heele huno hoda just some time we need laugh 😂
الفنان عبدالناصر معلم تعيش شيء رائع , من عبد ناصر معلم تحيه خاصه من زمان لم ارى هذا العزف الجميل، إلي الأمام. انشاء الله نلتقي في هرجيسا. سلامي لطاقم الفرقه والفنان يغني اغنيه جميله راقصة. فواد درويش
WAAH WAAH ! Ka bax Waxaasa Live music la dhahaa Play back bay nagu wareeriyen aroosyada iyo meelahas...waa in siddas aroosyada luuga tumaa ilmaaderayaal 👏👏👏👏
Waxa Fanaan Soo Baxay 20yrs Ugu Dambeeyey CABDI YARE Wax Ka Mida Maan Arag Weli Codkiisa Luxdan Ee Lafta Iyo Dhuuxa Taababaya Marka Laga Yimaado Kalsoonida Uu Ku Heesayo Ee Uu Ugu Raaxaysanaayo Heesaha Uu Qaadayo Waxay Isoo Xasuusiya Hoboladii Waaberi Iyo Dadkii Fanka Hibada U Lahaa. Absolutely He Is Well Talented.👍
MILIC KAMA HADHGALO, KAMA HOYDO DHAXAMAA, WAKHTIGUNA DHAN BUU IGA DHAAFAYA IFKA DHAGAR MA GELINE, WAXAA DHIBAY NAFTEYDII, DHALLINYAROOY DHOOL BAXAY LA MOODII, WADNAHA TII KU DHERERAYD, AAN KALA DHULSUGAYNAA, NALA KALA DHEXGELAYEE, (2) NOLOL KALA DHAQAAQNOO, MAAN DHIMANIN, KUMA NEGI DHULKOO KAMA DHEERI DHAYAL CAASHAQ MAAHEE , DHUGTA TEYDA , DHUGTA TEYDA.(2) *******. ********. ******** ********. ******** ******* ******* ******** MA DHADHAMIYO SOOR, KAMA DHUUNTO BAHALAHA, TALADUNA DHAN BAY IGA DHAAFAYSAA (2) SOW DHAQAN WANAAGII , DHIBTU IIMA SAARAYN DHALLINYAROOW (2) DHOOL BAXAY LA MOODII , WADNAHA TII KU DHERERAYD AAN KALA DHEXGELAYEE NOLOL KALA DHAQAAQNOO, MAAN DHIMANIN, KUMA NEGI DHULKOO KAMA DHEERI(2) DHALAY CAASHAQ MAAHEE , DHIBTU TEYDA , DHUGTA TEYDA.
Aad iyo aad, Erayada abwaankii waynaa ee Adan Tarabi baa leh, waan kugu raacsanahay Astaan hawl wayn bay bulshada u hayaan, waan bogaadinaynaa, music-gaas aan muddo badan waynay bay noo soo celiyeen, alle ha barakeeyo e, mida kale qolada music-ga qaraacaysa waxaa ku jira Abdinasir macalin caydiid.
Inta anka dalin hestan farta taga ❤️
Aniga ayaa Kamida walal Walipa geisha Qaaci Showgaa Ugumacaan
☝️☝️☝️☝️
@@mudanofficial2602 🤘🤘🤘🤘
Sido kale dawanayaa 2020💯❤
Meh
abdi yare waa wiil amazing voice leh
Ishii fanaaniinta playback ayaa ku dhacday ee ilaahay hasoo nabad kiciyo
Niin aad ayaan uu xiiseya , aad ayuu cod macaan yahay from Djibouti 🇩🇯bravo 👏
Salaan Gacaltooyo walashey Haddad Wali Ku Nooshahay dhulkii Hooyo, Qurux aan Dhamaanen baan ku rajayanaa
👏👏👏💯❣
Wwwwwwwwwwww caadi Ma ahan wan kahelay shaqo wacan astaan tv 📺 waxan idleeyahay dhamaantina wan idin wataa runti wan kahelay shaqadiina
Amazing song, walee Hargaysaan fan lagu gaadhin, music shidan yaa salaam
Ninka buuran ee musiga tumaya❤😂si wanagsan buu ula haystaa😉
Waa ciyaal kii hore bulshaawi barasho wacan. Waliba inuu baryo tumida bahalkaa uu dul taagan yahay kaadiduu u Soo cabay.
Cabd Fatah
bulshawi
Waaa ciyaalkii hore waalahaystaa
beautiful song and
ninka Furinle qadka kasaary bulshaawi ahaa
Ilaahy ban cafmad ku weydinayna insha allah ilaahy khaatumada khayr hakugu khatimo aamin uso duceyaya somaliyey wa wiilkeni o xanuusan 😓
Milic kama hadhgalo
Kama hoydo dhaxamaha
Waqtiguna dhan bu iga dhaafaya
Amazing song abdi yare😮❤
amiin allaha caafiyo
Allah Cafimad hasiyooh cabdi Yare
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭allaw cabdiyare caafi wlhy waan jidhidhicooday markaan dhagaystaba yaarabi caafimaad sareeca sii aaamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
wll maxa ku dhacay
Aaamiin yaarapi ilahay ayaan ubaryaynaah 😪😪😪
Muuna Haldhaa xassan z
Allahu ma aamiin
Allaha caafiyo Aamiin
Wlhi ma ihi dadka Heesaha dhagaysta balse ninkan da'da yar Codkiisu waa Haybad gaara, heestaa ugu yaraan 10 jeer baan Habeen qudha kusoo ceshaday. Insha Allah Qaari Quraanka Akhriya ayaan kuugu duceeyey, Alleh ha igga Aqbalo
Habeenkaas waad mirqaaamaysay beentay miya
Reer waqooyigu waa dad fanka hibo u leh
Waxaa ka dhashay maxamed s tubeec sida dhuule mooge iyo fananiin caaan ah iam from mugadisho👈👈
Oo Taa mashaki baa kaaga jira pro
shucayb mohamed haaheee waynakaaaaaaaa Dee xagiinaasna waxaa ka dhashay hasan Adan samatar abdiqadir juba waynakaa hadaba Baxsan Iyo qaarkaloo badan from boorama
@@alhamdulilaahalluakbar595 anaga fartuun balbalarka iyo mursal faladagan ayaa lugta anagu walaqaya 😁😁😁😁
shucayb mohamed hahahahhaahhaaaaahahaa masaajidka ciyaarta ka daaya dheh lkn faladagan ababa iska dhagaysta hello heele huno hoda just some time we need laugh 😂
Somaliga barta sisaxa markasaad fankeeda baranaysaan
Naxwaha somaliga ayaa idinka maqan
Dhool baxay la moodii
Wadnaha tii ku dhererneyd
Waaw axyaa Music, No playback❤
No playback
الفنان عبدالناصر معلم تعيش شيء رائع , من عبد ناصر معلم تحيه خاصه من زمان لم ارى هذا العزف الجميل، إلي الأمام. انشاء الله نلتقي في هرجيسا. سلامي لطاقم الفرقه والفنان يغني اغنيه جميله راقصة. فواد درويش
Yarkaaas musiga tumaya waa ciyaalkii hore❤
Abdi yare ilahay cafimaadkisaa ha u soo celiyo❤
Bulshaawi on the beat❤
Heestan markan dhageysto waan jadhiidhyacooda wallahi cabdi yare hore uso fanaan cod nacaan taageero gaar ah Ku ahay sxp
Haa waa fanaan cod mcn lkn wll wuu xanuunsan yahay imika wuu liita cafimaadkiisa inuu alle cafimaad dag daga siiyo usoo ducee🙏
Muxu hore u socon waabu sii dardarme allow caafi cabdi yare
@@hanuush6787 xagee lagaa hayaa wll
Waah waah indho jaceyl ayuu leeyahay iyo codkuna ka daran♥️♥️♥️
Qofki labaad baan ahay astaan music fanka waad u kacden idinkiyo dhalintaas 🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖
Hassan Mataan
Ninka musiga tumayaa waa professional , heesta isagaa qiimo u yeelay.
Nin keliye muusiha tumi maayo ee waa koox dhan..
Waaw hees iyo badh cabdi yare allaah ha ku caafiyo heestaa waan wan qiirooday markaa dhageesto iyo xaalka manta ku sugan yahay ax ax
Heestan 100M views ayey u qalantaa runtii baryahaaba Ma arag hees lamid ah 🙌🏾🙌🏾🙌🏾
Haa abwan weynbaaa soosaray heestan aadn tarabi baaa soosaray
Somali ilaa inta mayga kuhadashaadaa 20 M matahay 😂😂😂
Ahmed Adem somali uun maaha waxa heesaha dhageystaa. Inaguba heeso luuqado kale ayaanu dhagaysanaa hhhhh
Adi mazinaya
@@ahmedadem1829 20M intaasne internet mawada heystaan inta heysatana hees mawada dhegeystaan inta dhegeysatane hesaha rappka ayey dhegeystaan qarkood qaarne english ay dhegeystaan
Cabdi yare waa baarka sarre ee fanaaniinta, live music haday noqotana waa number one. ❤
Top song 👍👏👏👌macalinki pianoguna waa iskala goynaya ofaa caleeeek. You all good guys, we need more songs like this Bravo 👏👏👏👏👏
Cabdi yare fanaan cod macaan oo degan Fanaan qaaliya fanaan reer somaliland ah🤗 🌹❣👏
Fanka markey maraa waa loo yara kaadsha halkaas sababta fanka waxow ka dhaxeyaa inta fahmee wllo
Heesta waa si aad u macaaneeyay Ninka batariga Tumayo, Iyo midka Kitaarka basska garaacayo iyo Bulshaawi Fantastic Team
Inaba caadi mahan heestan. Walee Rer
hargeisa waa hoyga suugan ta somali oo dhan
Nolol kala dhaqaaqnoo man dhimanin
Kuma negi dhulkoo kama dheeri
🙈😢 Axsan cod abdiyare 2022 inta dwaneysa
Axsan fanaan heestaan aad ayaan u dhagestaa malintii 10 jeer ayaan ku soo ceshtaa❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Allaha cafimaad ha siiyo wllken fananka Cabdi yare heesta waa hes cajib ah 😢😢😢😢😢😢
Aamin yaarabi 🤲🥺😰
Amiiiin🥺🤲
They are doing well and they advertised very relaxing songs.
I n addition, they remind me the Somali artists.
nio somalida oo dhan cida fanka u haysaa waa somaliland hore u socda
Mashaallah afku kuma goo nolow wll dayax soo baxay doqmihii xidigaha geeska wad ka horeysa cod dahabley live ku hesaya heesta cadawga ha jabo cabdi yare
Please afka ka jeedi xidigaha ma gadhi karo lakiin isaguna waa xidigaha oo kale waxba haka qodin aflagadada jooji.
@@fardusaw9688 hooyada dhilada ka was ani ima jawabi kartid bila adabad aya tahay doqon yahay
@@nimashine8475 anigu ku cayi mayo oo hoyadaa waa hoyad oo kale lakiin malaha adigaa ah cayda aad leedahay islayaab hadanad ciyalasuqad ahayn.
@@fardusaw9688 na ayad i taqaan saqajamad yahay afkaga naga hayso bila tarbiyad nacasa aya tahay
@@fardusaw9688 xidigaha geesku wakhtigoodii way qaateem wakhtigan fansan ayaaa wadanka iska leh
WAAH WAAH ! Ka bax Waxaasa Live music la dhahaa
Play back bay nagu wareeriyen aroosyada iyo meelahas...waa in siddas aroosyada luuga tumaa ilmaaderayaal 👏👏👏👏
Wll ninkan wuu ka tumaa aroosyada xataa isagoon fanaan ahayn ayuu ka tumi jiray
Nolol kala dhaqaanoo maan dhimanin
Caafimaad taama ayaan ku rajaynayaa saxib 😭😍
Walle waa hees iyo badh, waxaan u hambalyeeynayaa qolada music-ga tumeysaa oo dadkii hore isoo xasuusiye, Abdi yare fanaan buuxa.
So beautiful ❤❤❤❤ love it music, voice , handsome guy , from 🇩🇯
Waxa Fanaan Soo Baxay 20yrs Ugu Dambeeyey CABDI YARE Wax Ka Mida Maan Arag Weli
Codkiisa Luxdan Ee Lafta Iyo Dhuuxa Taababaya Marka Laga Yimaado Kalsoonida Uu Ku Heesayo Ee Uu Ugu Raaxaysanaayo Heesaha Uu Qaadayo Waxay Isoo Xasuusiya Hoboladii Waaberi Iyo Dadkii Fanka Hibada U Lahaa.
Absolutely He Is Well Talented.👍
Hamsa Moh Absolutely agreed
Cabdi yare 🙏
Hamsa Moh, wax weyn baa fanka kaaga baxay, you are well informed and talented, critics of somali music and singers
Heestan inta diraac official kaso raacday gacanta taaga👌👌
Ereyadii iyo Laxankii Abwaan Aadan Tarabi
Codka Luxdan Cabdi Yare...
#Laascaanood ban ku kulanay 2019
Ooof caleeek !!!
Listening from Burao land of the brave!
Ilaahayow cafimaad tam ah sii Ramadan baa na haysa fanaan kan da da yar
Amiin amiin yaa rabi
Amin
Waxaan baa hees iyo music lagaa dhahaa.
Cabdi yare fanaan cod macaan inu yahay wan ogaa balse waxaa sii qurxiyay teamka music ga u garaacaya cajiib😍😍
Allah haku caafiyo insha allah 😢
Aaamiin aamiin
Walalo maxa ku dacey yarka
Adna Jama walal cafimaadkisu aad bu u lita magaranayo sababta lakin dhakhtar ayu yaala
❤😢milic kama hadh galo kama hoydo dhaxamaha wakhtigunna dhanbuu iga dhaafaya ( Abucafiifa) January/2025/28 (salaasa)
Beautiful song i love it cabdi yare wuu is bedelay he was so gorgeous belwadu dhibkeeday leedahay
qurux oday bck to Esl
@@youngerayr1475 teach me please
fanaanintu iskuma jirtee ,, waa hestii ugu horaysay oon si niyada ugu raaxaysto inasoo jiidatay ,, c.raxmaan yare fanaan dhaba ah cod iyo muqaal iyo jilidba ,, alaah haku caafiyo ,, allahuma aamin
Maansha,alaah tabarakalaah wali maanan arag burburkii ka danbe Fanaan Organic ah sida wiilkan yarka ah ilaahoow caafi habo ilaahay ha ku xafido qolyaha daasadaha garaacdo ishooda allaha kaa duwo.
So.many young stars these days but cabdi yare is also a very bright shinning 🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟 well done
Fanaaniinta danbe live music qofka codka Dhaqaaqa lajaanqaadida music fanaanka keenay wa abdiyare❤💯
Mar mar bay abwaanadu waxay mala awaalayaan ay mararka qaarkood dhab noqotaa Iminka Cabdi yare xaaladiisa waa laga dayrinayaa
ILaahay ha caafiyo🤲
Haa erayo gefa ku jira wll, sida nolol kala dhaqaaqnoo ma dhimsn
Apdi yare fananka fananinta
Inta tagerta like ha ladhafin awoowo
Wakhtiguna Dhanbuu Iga Dhafayaa
🙄❤❤ 🇸🇴Somali Songs ❤❤🙄
Muktar Nadif Yousuf aadba ku salamaya reer Otterndorf
@@guhaad_g Wanu Kaa QDney Bru
Caafimaad degdeg ah Allah kusiiyo qalbiga kaga soo duceynaaa😢
Cida an wali ka caajisin heeestan like 👍 👌 isaaar
Somali iney is dhageysato mooye iskuma gurmato ninkaa bilo hore asoo xanuunsan ayaa igu dambeysey manabad qabaa fanaankeena da,da yar cabdi Yare wlhy somaliyey dadaalkiina waan jeclahey ee mid aan idinka kahelo caawiya walalayaal qofkiina idinka liita
Xadiisbaa ahaa haleysku gargaaro cidii sameysa naxariis rabi wuu unaxariisanin ajar iyo xasanad balse hala badsado wada jirka somalinimo
Wakhtiba jirey heestani i khusaysay oo wakhtiga iyo taladu dhan iga dhaafayeen lkn hada Alxd waxwalba sidaan rabey ayey ii noqdeen
Wowo
mashaallah
Aniga ayaa booskaga kujira iga Hadley manta heestan dhageysanaya anah ilahay ha ii wanajiyo wakhtiga
Masha Allah
Mazha Allah
Runti fanki madhiman wuu nolyahay aniga waxan fanan u aqano inaad live music ku heesto
Waaaw hoygii fanka iyo fannaaniinta , murtida , heesaha , muusiga cilmiyeesan , hooyadii fanka Somali oo dhan Hargeisa Somaliland ❤❤❤❤❤
Wow what a great song sweet voice 🥰❤️viva abdi yare
Waaaw Inaba caadi maaha salaan sare asxaabta gaar ahaan ustaad bulshaawi
MILIC KAMA HADHGALO, KAMA HOYDO DHAXAMAA, WAKHTIGUNA DHAN BUU IGA DHAAFAYA
IFKA DHAGAR MA GELINE, WAXAA DHIBAY NAFTEYDII, DHALLINYAROOY
DHOOL BAXAY LA MOODII, WADNAHA TII KU DHERERAYD, AAN KALA DHULSUGAYNAA, NALA KALA DHEXGELAYEE, (2)
NOLOL KALA DHAQAAQNOO, MAAN DHIMANIN, KUMA NEGI DHULKOO KAMA DHEERI
DHAYAL CAASHAQ MAAHEE , DHUGTA TEYDA , DHUGTA TEYDA.(2)
*******. ********. ******** ********. ******** ******* ******* ********
MA DHADHAMIYO SOOR, KAMA DHUUNTO BAHALAHA, TALADUNA DHAN BAY IGA DHAAFAYSAA (2)
SOW DHAQAN WANAAGII , DHIBTU IIMA SAARAYN DHALLINYAROOW (2)
DHOOL BAXAY LA MOODII , WADNAHA TII KU DHERERAYD AAN KALA DHEXGELAYEE
NOLOL KALA DHAQAAQNOO, MAAN DHIMANIN, KUMA NEGI DHULKOO KAMA DHEERI(2)
DHALAY CAASHAQ MAAHEE , DHIBTU TEYDA , DHUGTA TEYDA.
Eish qiyaasak heees
Nin wax soo maray ayuunbaa fahmi kara
Horay u soco bro waan ku wataa
Fanan cabdi nasir macalin caydiid rabbi haku naxaristi 😢
Miyuu dhintay
Alayleh way tahay hees nin wayn. Thanks fanaan Cabdi -Yare
2.11.2024
1:30AM
From Cambodia
Caasimada phnom penh
Yaa ila daawanaya
Ax yaa hees❤
Tag'tayoo talaaabsatay new generation🙌🏽
What a amazing song.!😮
Legend Abdi yarre.
Still listining 28/03/2024.
Alle haku caafiyo zxp Cabdi yare adiga io qamar idin wataa fananiinta imika
Dawga sheikh aYaan ku dhagaysanaaYaY Mar aan dumarayaay 2020
Ninkaan waa mucjiso dhankastaba waan ku istaagay wuu kuraaxaystay blh heesta 🥰
Nolol kala dhaqaaqnoo maan dhiman. Ayyyyyy 💖
What a song with a fabulous acting and lovely melody with a lovely voice ❤❤
Barnaamij kaan oo kale Noo qabta plz Astan Waa idin wadanaa fanka Idinkaa rajo soo galiyay Barnaamijkana Noosoo daaya Cabdi yare Caadi ma ahan
Miskiinkan yar wu xanunsanaya alle swt hacafiyo halo duceyo walalyal😢
Wlo Xaladisa Cafimad Way Adagtee Alle Ha Cafiyo
Allahuma amen wllo
@@abdirashidhassan4269 Huno sidee loo hayaa hadaad ogtahay 😔😔
@@AsmaMohamed-bt6yg Wlo Waxab Lama Sheeg Sheego Si Alle Uun U Daaa Xaladisu Way Xuntay
Noolol kala dhaqaaqno
Maan dhimanin.....
Erayadii iyo Laxankii Aadan Tarabi Jaamac
Abwaankii Abwaanada ❤
Deeqsan cabdinasir Aabaheed iyo Adeerkeed 2duba Way Tumayaa Gitaarka 👏😍👏😮😮👏👏👏
Alle cafimad zarecana alle haku ziyo xanuunkana alle danbi dhaaf haka dhigo wll
Wanka naxay really allow cafimad biixa ziii 😥🙁😢
*_FAV SONG👑💥✨_*
Nolol kala dhaqaaqnoo mana dhiman 👌
Waxaan moodayay in Fankii ay u dhammaataye, illayn wali rajo weyn baa jirta . Fannaankani waa Hibo socota waxaana sidoo kale layaab leh muusigga aadka u heer sarreeya. Astaan waa Hormuud. waanan gartay in heeska iyo laxankaba nin weyni leeyahay.
Aad iyo aad, Erayada abwaankii waynaa ee Adan Tarabi baa leh, waan kugu raacsanahay Astaan hawl wayn bay bulshada u hayaan, waan bogaadinaynaa, music-gaas aan muddo badan waynay bay noo soo celiyeen, alle ha barakeeyo e, mida kale qolada music-ga qaraacaysa waxaa ku jira Abdinasir macalin caydiid.
Haddaa 2020 dhamaadkiisa daawaneyso ama bilawga 2021 Aan Ku arko,🐱
FANAAN LIVE CABDI BAAN HAYAA WLLEE WAA INAN♥️✋👈
Wonderful 😌💞😚😌 young singer with such a pleasing voice is Cabdi Yare an excellent dancer very enjoyable
Heestaan kama dhargo malaha 2000 oo jeer baan daawaday🥰
Waxaan usoo taagnaa, originalkii oo fannaankii hortayda ka qaaday, cajjiib very long time ago, still I liked it,
Beautiful all about the song wthtr the lyrics, music, musicians dress and the stage. I liked
Heestaan Waxan kasoo daawaday Diraac Official, Mohan Wiil Mudug. Ayaa i jeclaysiiyay annoon waligay maqal waan soo raadiyay waan helay, marwalbana waan dhagaystaa dareen beena ayayna igu leedahay.
Cabdi Yare. Fanaan u dhigma kuwii lixdameeyadii erayo laxan iyo cod. Waa fanaan liveka ku heesi kara.
hestan kamadalo sxb inta ilamida sxb ragu isma cilene farta tagaa dhalintaro cadi yare ale haku xafido aamin cafimad banku rajeynaya codka 100 ereyada 100 waa Yaa igu racsan sxb 🎉
Cabdiga musica wa shiday meesha 👏👏👏💯
astaan tv fanka somaliyed adinka so nolaysiyay jiilalka soo socdana way idin mahadin donan ..keep.going astan tv
Allaha ku caafiyo jira Dana danbi dhaaf allaha kaaga dhigo amiin yaa rabiii
Ciyaal playback sheekadiinii cabdi yRe ayaa Soo afmeeray ❤️❤️❤️👏👏❤️👏
Allah cafiyo wiilkan yarka codkisa iyo dadisa isma lahaa cafimada ku rajenena wll
Shrfy❤❤❤❤
Ax ax Ilaahoow caafi rabiyoow soomaliyey usoo duceeya fanaanka😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Cabdiraxman muuse dhamac abdi yare wllo maxaa ku dhacay
@@maxamedhubbi6860 nio qaarbaa lahaa dhiig yaraan oo dhiigbaa laga waayay
Infection ka calosha haya wll xaladiisuna aadbay uxuntay
Halkeen kasoocaawinaa
Wll haloo kaco fanaanka yaanu darxumo u dhimane
Allah caafiyo cabdi yare😭🤲🏻
they got relax at that time
Waa fanaan cod mcn, keep going bro🤙👏👏👏
From Jabuuti fanaanka fanaaninta Cabdi Yare Ilahow cafimad buuxa sii ya Rabi wilka organka tumaya big respect bro macalinka axmad wali furunle khasarahas waba ma yaqano
Abdi yare allah ha ku cafiyo abowe👏👏👏🥀👏🥀👏🥀👏
Maanu ladnaanen
Fanaanba fanka hibo uleh hadaad maqasho waa ninkan
Cabdi yare 💥💯
Verry nice song. And I like piano man
👍👌
Kooxdaan gacantooda way fadhidaa wlhi m.a👍👍👍
Qamar suugaani ayaa u kabtana
Qamar suugaani ayaa u kabtana
I like 😍😍😍😍😍😍😍 it nice song.
Inta heestan ku baraty dayax show oo amiin loo saro
Like dhacdhac kaka siide
Goat Abdi Yare - anothet level
Yaa salaam,
Kalsoonida codka, la jaanqaadka Musiga tooska ah waa wax aad ugu yar faniinta waayadaana daambe, waxaase kasii daran kooxda Musikada sida halaasiga ah isula haysta, BULSHAAWI waa xidig soo baxay. ASTAAN TV mahadsanidiin
Mahadsanid walaal.