SHEEKHA IYO MOWQIFKIISA AXMED MADOOBE "Axmed Madoobe in Waaran loo jaro macquul ma ahan...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 ноя 2024

Комментарии • 57

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 часа назад +2

    Hadalka SHariif SH Axmed waa mid qiimabadan oo muhiim u ah umada somaaliyeed. ❤❤❤.

    • @IB_Adam
      @IB_Adam Час назад

      Sheikh Sharif hadalkiisa maanta waa:”Nin Ragey digniin u tahee doqon ha moogaado “.Xasan Sh.Maxmud maanta haddii aan ladiidin damaciisa waalan,qarankii Somaliyed iyo wadajirkii ummadda Somaliyed khatar ayuu galayaa!

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 2 часа назад +3

    Doorasho qof iyo cod ah ( one man one vote) hada diyaar maha ee waxay diyaar noqonaysa markan aniga Madax wayne noqdo ayuu kusoo koobmay hadalki mucaradka😃😁😃😁😃😁😃

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 2 часа назад +2

    Wa isku mid shiq sharif iyo axmad madobe labaduba xabad beey ku fuulen kursta wana madaxdi shabab

  • @CabdirisaaqShade
    @CabdirisaaqShade 2 часа назад +3

    War cidna ku dooranmayse qaylada iskada dalku dowladu leeyahay buuqna looma baahna axmed sheydaan iyo imaraad miyaa kusoo diray

  • @MaxamedjamacmaxamedGalayr
    @MaxamedjamacmaxamedGalayr 2 часа назад +2

    Shiikha mawaashy

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow Час назад

    Cabdirisaaq maasha allaah
    Waa laga gudbay xiligii waxmatarayaasha siyaasi bilaash xayta ah

  • @فارحبطل
    @فارحبطل 2 часа назад +2

    Allaha sahlo umuuraha

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 2 часа назад +1

    Sug sug Axmed Madoobe maa doorasho galay😁😁😁😃😁

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow 2 часа назад +1

    Dani waydiii

  • @farhiyaabdi5849
    @farhiyaabdi5849 3 часа назад +4

    Soomaalilan maa ka liidanaa shiiqow

    • @QariyareNuurqari
      @QariyareNuurqari Час назад

      Haa sababto ah
      Somalian goboladeda o dhan waa nabad somalia xamar lama dhigi Karo sanduq saa olosoco

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 2 часа назад +4

    Ninkii hada ka hor isagoo Madaxweyne ah bada gatay soow ma ihid yaad siree qashin yahoow biijada leh

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 часа назад +2

    MOORYAAN AYAAD TAAGEERAYSAA ADIGA TUUGII DILLAY ASGARIGA ILLAALINAAYAY MIYAAD TAAGEERAYSAA CEEBAY TACAAL

    • @AbdiEgueh-td5by
      @AbdiEgueh-td5by Час назад

      Shekh Sharif shekh axmed aad iyo aad ayaan kuu sallaamay intaa kadib waxaan Ku leehay adiguna sidaad u arkayso xasan ayax maaha dhalad soomaaliyeed lakiin 2 ayuu ka shabahaa 1 midabka dubka Sare 2 luuqada lakiin siyaasadiisa iyo ficilkiisu waa cadawtinimo iyo nacayb soomaalinimo 'iyo dawladnimo soomaaliyeed

  • @tahliilj
    @tahliilj 2 часа назад +1

    Shariif adigu aaway masuuliyadaadii maxaad utagi wayday kulanka baarlamaanka waad seexatay sidaa daraadeed ninkii yimaada ayaa shaqaynayaan inshaallah

  • @Abdillahi.Hassan-k7j
    @Abdillahi.Hassan-k7j 2 часа назад +1

    Kuwan wa xasidin

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow 2 часа назад +1

    Mudane waxaan ubaahanay codkeena adigu maxaad ku diidantahay
    Uma baahnin aragtidaada waxaan argnaa mustaqbalkeena

  • @Hsn1224
    @Hsn1224 2 часа назад +1

    Thumma walahi maatiraadid shiikh markaas mise farmaajo qalbyaaladaa u oranjirtay oo xasan qaa ina adeerkaa

  • @Tayib-c1v
    @Tayib-c1v 3 часа назад +2

    Shariif ceebi madaxaaga iyo mijahaagabaytaalaah dufkubax lagusooqabay

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 2 часа назад +2

    Mucaaradka waxay shacabka ka iibin la'yihiin siyaasadoda

    • @AliMohajim
      @AliMohajim Час назад

      Siyassadoda waa cadahay oo waa kursiga ii banee😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @AliMohajim
      @AliMohajim Час назад

      Sidii shalay xasan villada ka Soo Bax JL guuul

  • @Asad-h1q
    @Asad-h1q 2 часа назад

    Shariif We know you Mudane!!!!!

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow Час назад

    Shariif lasoogamay waxaan dhiibanaynaa cidkeena èe bax shabeelada dhexe iyo hiiraan colaada kadocoto dami hawlaa kuutaalee

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 2 часа назад +3

    Cawaankaan Biijada leh ayaa Abgaal ceebeeyey nacalaa ku taalee uff🤓😎😏🤓

  • @IB_Adam
    @IB_Adam Час назад

    Madaxwayne Xasan in uu xoolo jecelyahey oo uu xabaalaha oo qufanaayo waan ogeyn,lkn in uu dalkii burburanyo oo dadkii isku diraayo si uu madaxwayne u ahaado nolishiisa inta ka dhimman,waa mid aan laga fileyn,suurto galna maaha!
    Sh.Sheekh Shariif wuu mahadsanyahey .

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 часа назад +1

    Adigeba ehed in waran lagu jaro sharifow away shaqadaadi wadiga lacag xarana is ka qadanaye doqon 😂Amerika dintis ka gatay haba hadlin adin nin dintis yiri qunyar socod ka ahay tahay aqas

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 3 часа назад +2

    Shiikh shariif wuu taagyeerayaa axmed Madoobe maxaa yeelay waqtigii Itoobia ay shiikh shariif racdeeysaneeysay ayey kooxda axmed Madoobe shariif qariyeen.

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 2 часа назад +1

    Cid wax kaa weydinaysa ma jirto

  • @magaclaay496
    @magaclaay496 3 часа назад +3

    Caana noog Nin kee feeraayeen maxaa oga hadli waysay doqon ab hadoo jiro waa adi

  • @magaclaay496
    @magaclaay496 3 часа назад +3

    Xasan shiiq ayaa kaa dhax qeelinaayo maxaa oga hadli waysay askarigii shaly ay dileen shiriif laso gamay naga fadhiiso

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 3 часа назад +2

    sharif kafariso wadankan waa dhaqaqaya fuustada meel kale u rix doowlad xageda umaso rixi kartid

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 3 часа назад +2

    ,sharir qoof iyo codan daenaye furinta adka furtay shabelada dhexe kaqad

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 часа назад +1

    Comments kayga waxaan ku darsanayaa waa in dalkeena Soomaaliyeed uu dhaqaaqay cidii qaranimada ka qayb qaadanaysa aan loo diideynin laakiin aan laga yeelaynin qofkii isku daya carqaladeenta dowladnimo iyo horu socodka aan u wada jeedno oo aan qarsoomi karin cidii rabto in ay qariso horunarka oo rabto in ay u soo taag naato dhaliil been ah iyo wax aan raad lahayn lagama yeelaayo.Sheekh Shariif wuxuu iska indha tiraayaa waxa cad uu u jeedo in ay dowladaan qabatay oo horumar ah. Madaxdii hore iyo mucaaradka walaalayaal dhalinyarada Soomaaliyeed waa idin wada fahantay in aad rabtaan in aad ka hor istaag taan mustqbalkooda u soo ifay inta aad ilmahiina aad dibada gaysateen ayaad rabtaan ilmaha ku dhex nool dalka gudihiisa in aad maalin kasto aad riyooyin kooda bur burisaan. Marka dhalinyarada Soomaaliyeed waa ay ka gudbeen xiligii been lagu maa weelin jirey wax cad oo la taaban karo ayey ujeedaan. Waxaan way diinayaa war mucaaradka ma waxaad mucaarad ku tihiin ma ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed oo maanta xoogeystay oo awoodii ciidamada dalka Soomaaliyeed uu soo wada noqday haday ahaan lahayd ciidamada xooga dhulka kuwa circa kuwa bada miyaad qarin kartaan yaa mucaaradal wadanka ka xishooda. Marka ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed waxaa la geynayaa meel kasto oo dalkooda ka mid ah waxaa ay ilaalinayaan xuduudyada dalkeena Soomaaliyeed oo dhan meelkasto oo xuduudyada Soomaaliya ku yaalo nin shaqsi ah oo dana gaar ah wato waa laga gudbay waqtigii laga dhagaysan lahaa wixii aan danta dalkaa iyo dadka aan ahanyn lagamana yeelaayo in uu hor istaago danaha dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Marka waa laga gudbay ogaada Axmed Madoobe waa qaa,inu wadan iyo shacabka labada dhibaato ayuu ku haayaa Jubaland waa dhul Soomaaliyeed wuxuuba ka goyey Soomaaliya inteeda kale 14 sano ayuu joogaa hal degmo uu ka saaray cadowga ma aragteen waa maya degmo kasto cadowga ayaa hayso. Marka haddii la keenay ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed oo ay rabaan marka hore in ay bedelaan bisha soo socoto ciidamada Amison ee dalkeena ka baxaayo oo ay rabaan in ay ayaga la wareegaan meel kasto oo ay ka baxaan kadibna ay cadowga ka sifeeyaan maxaa u diidaayo ninka diidaayo asaga iyo cadowga Soomaaliyeed waa isku mid ogaada Soomaaliyey waa cadow la shaqeeye.Dowladaan Soomaaliyeed ee hadda joogto waxaa ay soo celisay haybadii aan lahaan jirnay dhinac kasto oo maanta dhalinyaradii Soomaaliyeed u soo ifay iftiin mustaqbal ay rabaan in dhalinyarada ay helaan shaqo abuur dalkooda Soomaaliyeed uu ka mid noqdo dalalka aduunka ah ee barwaaqo sooranka ah ee aduunka dhoofiyo Batroolka macdanta dalkeena ka buuxdo oo aan ka soo saarano meel kasto oo dalkeena ah ee laga helo. Marka dhalinyarada Soomaaliyeed waa in ay fahmaan waxa jira iyo odayaashii hore oo hor taagan mustaqbalka dhalinyarada soo kortay iyo kuwa soo koraayo Marka marna haka yeelina nin asaga danihiisa wato oo adinka idiin in dowlada ay hor u socoto oo ay dalkiina amaankiisa idiin xoojiso oo ay gacanta ku dhigto amaanka dalka oo dhan iyo xuduudyada dalkeena oo dhan. Guul ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed.

    • @jaamaccabdi9681
      @jaamaccabdi9681 Час назад

      Maxaa howlkaa raacay qoraalkan dheer.oo.xasan tuug ugu hiilinaysid

    • @farahyusuf9335
      @farahyusuf9335 52 минуты назад

      Laxyahay somaliland ma shabaab baa dhulkooda xoog ku haydta mise puntlanf bay shabaab joogta meesha ma hotel cabdicasiis iyo muqdisho baa lagu galay dameerow horta isasoo xoree markaa waxaas la imow

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 3 часа назад +2

    sharif umada kafariso wadankan waa dhaqaqya waxa didan waa ninan isku kalsonen shacabkisa hahor yimado

  • @MohamedCumar-q4d
    @MohamedCumar-q4d 2 часа назад

    1:06

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y Час назад

    Shariif ma xishooda waa qawaarij aan rabin wadanka inuu dega oo horay loo socda

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 3 часа назад +2

    waxad eado waa lugoyo sharif ku bax shabelada dhexe cidada oo sidan malenayo inad kadanbesin idinko siyasiyinta hirshabel wax kaqaba cidada iyo deegankada

  • @at3.m
    @at3.m 2 часа назад +2

    Shariifow cid aan caananuug iyo jeesow eheen maad soo weysay???

  • @salathassan8471
    @salathassan8471 59 минут назад

    Shiiq sharif soo bixiy dabiley xasaan farimiy
    Shiiq sharif ceeb bey kugu tahay in
    Aad dabiley hoysiiso no no no

  • @Noorbudul
    @Noorbudul 51 минуту назад

    Muqadisho hala badbaadiyo guguurte halaga qabto state emergency halaga soo rogo fadhi ma yaalo

  • @GaraadSuubaan
    @GaraadSuubaan Час назад

    Shariif lasoo gamay wuxuu masaxay dhamaan fursadihii lagu aamini lahaa inuu dalkaan dib u hogaamiyo

  • @MohamedCumar-q4d
    @MohamedCumar-q4d 2 часа назад +1

    🎉

  • @Mahadalinur-c1e
    @Mahadalinur-c1e Час назад

    Madaxweyne codkaga kor uqaad
    Wadanku xalad halis ah ay laga cabisi qabaaa adiga ayaa shacbiyad badan heysto lkn codkag nagu biiiri

  • @abdihanimed6658
    @abdihanimed6658 25 минут назад

    Shekha inuu iska amuuso ayaa uficnahayd
    Hadalkii macno maleh

  • @robb3648
    @robb3648 Час назад

    Badda Somalia waad gadey ee iska aamus nio

  • @MohamedCumar-q4d
    @MohamedCumar-q4d 2 часа назад

    0:32