WABIYO ISU OOMAN |RAXMA RUUXI | Xusuusti MAGOOL

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • #Webiyaal #Isu #Ooman #Raxma #Ruuxi.
    FADLAN Hala baqeylin like subscribe hadii aad jecesaha heesaha lasoo cusbooneysiiyay ee musiga macaan ley. Fadlan subscribe & like hala baqeylin trending youtube youtubevideos Somali music #afyalstudio
    Webiyo isku ooman Lyrics
    Jacayl waa wadkaagoo
    Warma kuu afaystoo
    Waabay qadhaadiyoo
    Sunuu kuu walaaqiyoo
    Weel kuugu shubaayaa
    Dadka weli horjoogaa
    Wuxuu dilo u sababoo
    Qiyaamaha la weydiin
    Webiyo isu oomani
    Inay wacatameynoow
    Waayo badan is dooneeyn
    In loo kala waramiyoow
    Wacdi la isu sheegiyo
    Waano lagala quustay
    Goortey is waayeyn
    Isu waalan gaareyn
    Weligiin ma maqasheen
    Wax ku qaadan maysaan
    Wacdaraha aduunkee
    Weydiiya culimadda
    Inay weer xidheenoo
    Biyo weyraxeenoo
    Wadamo isu jidheen
    In la waabin waayoo
    Iyagoo wareer qaba
    Isu soo wareegeyn
    Oo wanaag kalgacalow
    Wey isugu yimaadeeyn
    Weligiin ma maqasheyn
    Wax ku qaadan maysaan
    Wacdaraha aduunkee
    Weydiiya culimadda
    Inuu caashaq wadayoo
    Is waraabiyeeynoo
    Xareedii wadageeyn
    In ay wehel is jeceloow
    Wadnaha isu dhiibtoo
    Wadajidha noqdeeynoo
    Wada qura mareeynoo
    Kala weycan waayeyn
    Weligiin ma maqasheeyn
    Wax ku qaadan maysaan
    Wacdaraha aduunkee
    Weydiiya culimadda
    • WABIYO ISU OOMAN |RAXM...
    ~-~~-~~~-~~-~
    Please watch: "(15) Cod aan caadi aheyn "
    • Video
    ~-~~-~~~-~~-~

Комментарии • 16

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 5 месяцев назад +2

    #Heestan waxa hal abuuray Abwaan
    #XUSEEN AwFaarax Dubad AHUN
    Laxanka waxa Saaray Hassan Sabriye Afrax Hassan GARAYT
    Luuqda waa xaliimo Khaliif Cumar Barre MAGOOL الله يرحمه راحمين
    Heesta Erayadeeda waxa ka mid ah sidan
    #Jacayl waa wadkaagoo
    #Warmo kuu Afaystoo
    #Waabay qadhaadh iyo
    #Sunuu kuu walaaquu
    #Weel kuugu shubayaa
    #Dadka weli hor joogaa
    #Wuxuu dilay Usababoo
    #Qiyaamahaa La waydiin
    #WEBBIYO isu oomani
    #Inay wavatameenoo
    #Waayo badan is doonee
    #In Loo kala waramayoo
    #Wacdi Laysu sheegiyo
    #Waano Lagala quustay
    #Goortay is waayeen
    #Isu waalan gaadheen
    #Weligiin ma maqasheen
    #Wax ku qaadan maysaan
    #Wacdaraha aduunkee
    #Weydiiya CULIMADDA
    Inay weer xidheenoo
    BIYO Wayraxeenooo
    Waddamo Isu Jiidheen
    Ij La waabin waayooo
    Iyagoo wareer qabba
    Isu soo wareegeeeen
    Oo wanaag kalgacaloo
    Way isugu yimaadeen
    Weligiin ma maqashen
    Wax ku qaadan maysaan
    Wacdaraha aduunkeeeee
    WAYDIIYA CULIMADDA
    Innuu caashaq wadayoo
    IS warraabiyeenooooo
    Xarreeddii waddaageen
    In ay wehel is jeceloo
    Wadnaha isu dhiibtayooy
    Wadda jirra noqdeenoo
    Waddo qudha mareenooy
    KALA weecan waayeeeen
    WELIGIIN ma maqasheen
    Wax ku qaadan maysaan
    Wacdaraha aduunkeeeee
    Weyddiiyya CULIMADDA.

  • @dhuuxabdikariim447
    @dhuuxabdikariim447 Месяц назад

    2:00

  • @fadxijano9364
    @fadxijano9364 2 года назад +1

    Magool qof ah

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 года назад +1

    Laxankii xasan gareet Allh cimre sheer ku siiyo ustaad

    • @AFYALSTUDIO
      @AFYALSTUDIO  6 месяцев назад

      MAHADSANID, GAREET WAA XUSEYNAA

  • @cosywaypropertyservices4754
    @cosywaypropertyservices4754 3 года назад

    caleeyk. caadi ma aha

  • @calawibashir7748
    @calawibashir7748 2 года назад

    Calawi bashir

    • @AFYALSTUDIO
      @AFYALSTUDIO  6 месяцев назад

      Yaa waaye calawi bashiir sxbow lol

  • @ismaaciilkhadar7199
    @ismaaciilkhadar7199 3 года назад

    Raxa ruuxi codnool

  • @GBal-bd4de
    @GBal-bd4de 2 года назад +1

    Abwaanka midhaha leh fadlan ku qora lyrics

    • @AFYALSTUDIO
      @AFYALSTUDIO  2 года назад

      Mahadsanid walal. Waa isku dayeynaa

    • @ahmedwarsame6960
      @ahmedwarsame6960 10 месяцев назад +1

      Hussein Ow Farah aa sameeyay

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 3 месяца назад

    viking*❤(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 3 месяца назад

    viking*(Wcb)2 bullring ppe24/25elite(eagle-eyed) vstv.