Walaal nolasha ardayga, kan jaamacada dhigto iyo adiga ama ruuxa ku jiro luuqad barashada / dugsiga dhexe ama xirfada . Dhaqaalaha maxee ku kala duwanyahay ardayda 1 200 mala siina ceerta asaga oo aan deen laku xujeenenin? Mahadsanid
@@sabnaaqurux3081 Cafwan abaayo su al m ayaan rabaa inaa ku wwydiiya Waxaan rabaa inaa wadankaas imaado lkn aan ka so gala wadan kale sida taliyaaniga mala aqbalaa mid kale intuu sharci kahilaya ma shaqaysan karaa imisaad is leedahay sharciga way ku hilaan dadkaas u kale bal dadka i weydiii hadaad aqooon????
Mardhow inaan Dalxiis ku imaado Rajay'nayaa Lkn Belguim Aniga Ahaan Holland Ayaa igala Fiican Maadaamoo Belguim Dhaqaale Sidaas Ah uuna Lahayn Luuqad Ahaana Lagaga Hadlo %95 Holland English Markaa Holland Better than Belguim From Holland ✌️
M allh my dear sister thanks ❤
Maansha alaah waa gabadh qurax badan
M.a allh sister ❤ waa ku wadanaa Queen 👸 💖
Mansha allaah fariid yar❤❤❤❤❤
I school shiib kawrn
Jaadadhauu maattii siifaa tiyyaa maattii nufaa tiyii
A Baayo Waxbaro.
Walal dugsiga dhexe ilaa meeqa sano ayaan ku dhameyn karaa, shahaadada dugsiga dhexe jaamacad malagu tagi karaa ,
Jaamacada luuqada english ka wax malaguugu baraa mise waa dutch oo kaliya
Thnkz wlhzy ❤❤
Holland ceertada iyo nolosheda kwrn abayo
Thanks walashy qali waaxan kuwaydin raabay sideen ku imaan kara macnaha jamacaad 18 jiir ayan ahaay so waxan u bahna jamacadaha belgium siday dadka ku qabilaan
Anigu xitaa luqada france waan aqana walashay
ileen xalka balgium waxa lagaga hadla 3 luqadod france , jermany ,iyo nederlandais maha
@@ahmedmouktar2154 waa looga hadkaa qeebta Frances ka looga hadlo waa tagi kartaa
Walaleyi dalxis ku mimankartid miya
Xogaa noogu caawineysaa tahrib ayan ku imaan rabnaaye hadii kale ciwanka dhulkaa keeneynaa 😎
Abaaaayo
A Baayo waxbaro
❤
Wllo dac wad hadii lagu wabnaayo inte soconysaa
Insha Allah bisha 3aad ayaan rejeynaya inaan imaado wll,thank you
Isku Maraa imaanaynaa Insha alah Sxb mcn
Ma tagtay walal mise Wali waye
Abay wax raba ina kaweytiyo basborka meeqo sano aya leysku siya Biljumka ila so hata abay WhatsApp maleytahey wax raba wax batan ka wareysto
Waasax
Wll waxaad ii zheegta ado raali ah hadaan imaado anigo oo udhexeeya 14/15 waxbarashada heerka layga bilaabayo iizheeg wll
Luqada laga bilaabaa 1 -2 sano
@@queenluulaalkn wll sidee lagu imanaya marka hore adigo an so tahriibin
Wll sidee lagu tagaya adigu tahrriibin
abyo fiiri meqa kugu qadanee inaa imaato hdda la joogo😂
Wll belgium sharciyada kwrn markad 16 jirtid
Walaal nolasha ardayga, kan jaamacada dhigto iyo adiga ama ruuxa ku jiro luuqad barashada / dugsiga dhexe ama xirfada . Dhaqaalaha maxee ku kala duwanyahay ardayda 1 200 mala siina ceerta asaga oo aan deen laku xujeenenin? Mahadsanid
adi fasalke fadhida middelbareka iyo richtingke barata?
Wat doe je hier ?😅😅😅
Marka dhiga laiga qado meeqo buu viisuhu maqnana
Visaha meqo dollar waye❤
🔥
Caydha biljmk
Belgium 🇧🇪 walashey degan waa mel fican from Sweden 🇸🇪
Wll sweden nolosheyda kwrn
Wll hadda ayan iman rabaaye waa sidee xaga sharciga
Visaha meqa waaye abaayo plse plse waa ii muhiim
11 kun ilaa 15 kun qofba sidaa ku heshisan
Jamacad malagu soogalikaraa
soobadi fiidiyoowgaan camal😢😂
school kawaran waakubaryaa😢😢
Visaha meqo dollar waye
Belgium Shimaa imaadey Meeqo Sano Joogtaa Luqadeenaa loogaa hadlaa
Naayaa walaal imisay dacwadu qaadata
Abaayo dacwada qofka lasoo wadaayo haduu ilmahaaga yahay 1 sano maka badno
@@sabnaaqurux3081 wll sharciguna intu qadanaya
Sharciga ma ogi wlhi lkn aniga dacwaa ku imaaday 1 sano kama badno lkn sida kle weey fududahay sharciga xitaa sharciga iyo dacwada kuli 3 sano maka badno sidaa kuu ogahay lkn xiliga saxda ee uu sharciga qaato ma sheegi karo
@@sabnaaqurux3081 ani hooyadey ayaa hooyo meeqa sano ayey ku qaadanee daceada wll
@@sabnaaqurux3081
Cafwan abaayo su al m ayaan rabaa inaa ku wwydiiya
Waxaan rabaa inaa wadankaas imaado lkn aan ka so gala wadan kale sida taliyaaniga mala aqbalaa mid kale intuu sharci kahilaya ma shaqaysan karaa imisaad is leedahay sharciga way ku hilaan dadkaas u kale bal dadka i weydiii hadaad aqooon????
1200 lugu sinayo kiradi maku jirta mise wa biil bes ilmaha cala cunug bishi meqa lugugu sinaya 1200 miya mise 600 cunugi
Abyo 1200 cayta ah waxa qata dadka singleka ah lkn mrka hooyo thy wxa qadanaysa 1500 ilmhadana qofki 150 ama 200 dollar cala qof
Abaa adi see ku timid
Lacagta laga imaaneyaa meega
Mardhow inaan Dalxiis ku imaado Rajay'nayaa Lkn Belguim Aniga Ahaan Holland Ayaa igala Fiican Maadaamoo Belguim Dhaqaale Sidaas Ah uuna Lahayn Luuqad Ahaana Lagaga Hadlo %95 Holland English Markaa Holland Better than Belguim From Holland ✌️
Wll sidee Netherland lagu tagaa
Wll please i caawi inan imado ubahanahy wadanaka fadlan iso jawaab
@@BarbaraBaandi-sg3mrsxb ma tagtay
naaa wad edab daran tahay wlhii if don't know change ur tittle waxba iskuma hysit
Xeendaabkeeda uga bax jaahilyahow hadesan ku anfucin xogta goy
War kuwii ku dhalay aqlaaq kuma soo barin miyaaa 🥺 yaa kugu qasbaya inaaa video'geeda daawatid?
Kuwa qolka kuxiran nolosha kadhacay aa tahay, alle kuma soo hanuuniyo.
Quen lulu abayo Instagram kaga maxa kugu qoran